es
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Ir al canal en Telegram
4 065
Suscriptores
-324 horas
-347 días
-12230 días
Archivo de publicaciones
قال الإمام مالك: ولا يبيع شاته من المشركين إذا علم أنهم إنما يشترونها ليذبحوها لأعيادهم، ولا يكري دابته منهم إذا علم أنهم إنما استكروها ليركبوها إلى أعيادهم. *المدونة

Calanka oo loo istaago maxaa ka dhasho ? Si fiican sheekha u dhagaysta

Repost from N/a
Baadariyaal kaniisad joogo maahan ee waa wadaadadi soomaalida qeyb ka mid ah oo calanka kenya iyo hees ilaahayga gaalada lagu baryayo u istaagaya oo weyneynaya una khushuucaya Waxaa la yaab leh caamadi qeyb ka mida waa fadhiyaan halka culimadi wada istaageen

Adiga oo muslim ah in aad u tahniyadayso ciid wiilkii ilaah loogu dabaal dagaayo soo nasiib daro ma aha.

Qoraalkaas 👆saas ayaan idinku keenay aqriya

Midab yeelo. Haddii ay cadaysteen mulxidiintu mulxidnimadooda , calmaaniyiintuna calmaaniyadooda , gaalkalkaalkuna gaalkalkaalnimadiisa, maxaa adiga ku diiday in aad fagaare ka muujiso islaamnimadaada ?! ma waxa aad ka baqaysaa in lagu yidhaahdo “ argagixiso “ ama “ xagjir” ? oo maxaad ka fili lahayd oo kale cadowgaaga iyo cadowga Alle? Oo ma waxa aad doonaysaa in ay ubax kugu salaamaan ? Oo miyaad illowsantahay in uu ilaahay ku sheegay quraankiisa,rasuulkuna ( SCW) axaadiistiisa in aad adigu laabaha gaalada argagax ku tahay ? Oo miyaanad rumaysnayn qur’aanka sheegaya in aanay gaaladu raalli kaa noqonayn jeer aad jidkooda raacdo mooyaane ? yaa ? Oo maba ogid miyaa in “ la dagaallanka argagixisada “ loola jeedo “ la dagaallanka islaamka ? Walaalkayga muslimka ahow Mabaadidaada muuji oo ku faan ,oo diid waxa Alllaah kuu diiday , soocnow oo midab yeelo . Hargeysa 22/12/2020 . Xigasho

sticker.webp0.10 KB

Soomaalida qurbahaa oo aad loogu baqaayo meesha ay ku dambayn doonaan caruurtooda sadaxaad. Sh.mustafa

Qofka ay gubeyso kitaabka ilaahay aynu isku xukunno islaamkuu heystaa!!!!! Geeda qumbo

Repost from Salah Muse Hassan
Nabiga ﷺ " Qofkii hal mar igu saliya Allaah ayaa toban mar ku salin."

Coldoon ilaah Ayaa kasoo bixiyay xabsigii dulmiga ahaa ee uu ku xirnaa. اللهم ثبته ووفقه
Coldoon ilaah Ayaa kasoo bixiyay xabsigii dulmiga ahaa ee uu ku xirnaa. اللهم ثبته ووفقه

ثلاثة الأصول وأدلتها .pdf2.40 MB

Waa kaaraha loo yaqaano M132 Armored Flamethrower oo lagu naaneeso "Zippo" Waxaa soo saaray ciidamada Maraykanka horaantii lixdamaadkii qarnigii hore, waxaanay soo saareen ilaa 350 baabuurta gaashaaman, waxaana markii ugu horeysay loo adeegsaday dagaalkii Vietnam. Waa Hub afuufaya oo gaadhsiinaya masaafo fog Dab. Nin wax gubay waxna xasuuqay umad barakiciyay kadib yiri iiguyeedha "Ilbax Naxariista lagasoo gaadhay Xuquuqdana Iinsaankana wax kayaqaana" •||https://t.me/TariikhdaIslamka

Abuurka iyo talada rabbi ayaa leh dimuqraadiyo iyo dad dimuqraadiyo ka diin dhigtay ma laha.
Abuurka iyo talada rabbi ayaa leh dimuqraadiyo iyo dad dimuqraadiyo ka diin dhigtay ma laha.

Iyada waa soomaali waxaana la murugsan tahay gaalo faransiis ah guul daro ku dhacday waa yaab ma faransiiska ayaa walaal u noqday mise ma taqaano faransiis waxa uu yahay habaar qabaha dhalin-yaradeena marka diinta ay baran waayeen cilmi gumaysina ay barteen gaalku wuxuu u noqday walal dhibta gaartay ay laxawsadaan. ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب

Cabdul cilmi: ninka dilka lagu xukumay ma aha ninka dilka wiilkeena aah u haysanay. Dowlada madax majo dhamaaan waa wada musuqmaasuq mooryaanta, nuucaan oo kale inta ay hogaanka noo haayaan, inta dulmanaha uu yahay kan dilan dulmi falahana uu yahay uu yahay Kan dilay lagama yaabo dalka inuu dago dadkuna walaaloowaan. Soomaaliyey waxa kaliya ee nadeeqo ee aan ku dagi karnaa waa sharciga rabbi iyo kii rasuulka asagaan leheen dulmi iyo gar-darro isagaa lagu doogsadaa isagaa laguu diirsadaa diidnay dhaha nidaamka dimuqraadiga ahee dalka ragaadiyay u dhaqdhaqaaqa sida sharciga rabbi u talin lahaa.

Gaal shaydaanka caabudo hadaad taageerto ama aad guul uu gaaray ku faraxdid soo nasiib daro ma aha. Dajaal ayey soo dhawaynay
Gaal shaydaanka caabudo hadaad taageerto ama aad guul uu gaaray ku faraxdid soo nasiib daro ma aha. Dajaal ayey soo dhawaynayaan.

~Awlaadiina waxaad bartaan in faransiiska oo la naco ay tahay caqiido. ~Faransiisku wuxuu idiin arkaa cadaw inaad u tihiin, N
~Awlaadiina waxaad bartaan in faransiiska oo la naco ay tahay caqiido. ~Faransiisku wuxuu idiin arkaa cadaw inaad u tihiin, Naf ahaan teeduna sida oo kale cadawbay idin aragtaa , Hadaad 1000 sano kadib waydiisaan hadafkeedu waa mid oo waa tirtirida doonitaankiina iyo diintiina. ~Ruuxii noolaada ha noolaado isagoo cadaw u ah faransiiska, Ruuxii dhintana ha uqaato cadawadeeda xaga qabriga. -Sheekh dayib alcaqabi -Sheekh bashiir al ibraahiimi -Sheekh alcarabi tubsii ilaahay ha u naxaristo dhamaan Abdi Eid Almahdi

السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ꙬHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: Su'aalo diini ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Bakhiil
Bakhiil