uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
4 056
Obunachilar
-724 soatlar
-377 kunlar
-12330 kunlar
Postlar arxiv
Waqtigaaga ka faa'ideyso . |I{โ€ข------ยป ๏ทฝ ยซ------โ€ข}I| Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. โ•”โ•โ•โ•โ–โ€ขเณ‹ยฐ - ยฐเณ‹โ€ขโ–โ•โ•โ•โ•— ๏ผŠโœฟโ€ - โ€โœฟ๏ผŠ ๐Ÿ“ฌ Dhiirigeliye ๐Ÿ“ฌ ku baro afcarabiga qoralo ๐Ÿ“ฌ Buug soomaali PDF ah ๐Ÿ“ฌ culimada su'aashaada weydii ๐Ÿ“ฌ xikmado xul ah. ๐Ÿ“ฌAxaadiista nebiga oo afsomali ah ๐Ÿ“ฌ Love stories ๐Ÿ“ฌ su'aalo guud(diini iyo maadi) ๐Ÿ“ฌ Xikmado badan ๐Ÿ“ฌ Buug somali maqal ah ๐Ÿ“ฌ Dhambaal ๐Ÿ“ฌ Dareenka dunida ๐Ÿ“ฌ Buugwalba ood u baahato ๐Ÿ“ฌ Xikmad iyo dhiirigelin ๐Ÿ“ฌ weheliso ๐Ÿ“ฌ Taariikhda ๐Ÿ“ฌ Dareenka dunida ๐Ÿ“ฌ Gaarsiinta diinta ๐Ÿ“ฌ Halxiraale ๐Ÿ“ฌ Noqo mufakir ๐Ÿ“ฌ Science iyo qur'aanka ๐Ÿ“ฌ Buuug dhagaysi ah ๐Ÿ“ฌ Su'aalo iyo jawaabo ๐Ÿ“ฌ siirada nebiga SCW ๐Ÿ“ฌOraahyo ๐Ÿ“ฌOraahyo sawiro ah ๐Ÿ“ฌsheekoyin qosol iyo xikmad ah ๐Ÿ“ฌ Dhagayso quraanka ๐Ÿ“ฌ Rain of knowledge ๐Ÿ“ฌ Siyaasadda dunida ๐Ÿ“ฌ Sahanka nolosha ๐Ÿ“ฌKalasoco wararka ๐Ÿ“ฌcilmi iyo aqoon ๐Ÿ“ฌBaro luuqada English'ka ๐Ÿ“ฌ Iftiinshe ๐Ÿ“ฌ Dunida dahsoon ๐Ÿ“ฌQoraal qaadasho mudan ๐Ÿ“ฌ Qaado iftiinka ๐Ÿ“ฌila qosol ๐Ÿ“ฌoraahside ๐Ÿ“ฌbaraaruji awoodahaaga ๐Ÿ“ฌ niyadeena ๐Ÿ“ฌ korodhso online academy ๐Ÿ“ฌ Su'aalo diini ah ๐Ÿ“ฌ Altaqwa ๐Ÿ“ฌfaafinta khayrka ๐Ÿ“ฌ kheyr wade ๐Ÿ“ฌ arrimaha islaamka ๐Ÿ“ฌ Aqoonkaal media ๏ผŠโœฟโ€ - โ€โœฟ๏ผŠ โ•šโ•โ•โ•โ–โ€ขเณ‹ยฐ - ยฐเณ‹โ€ขโ–โ•โ•โ•โ• โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis โ™ช โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ โžฆ SPONSORED BY โญ†@xikmadbadan โญ† @Oraahyo ___ โญ† Halkan waxaad ka helaysaa BuugSomali Pdf ah iyo kuwo Dhagaysi ah. โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ ๐Ÿ„บ๐Ÿ„พ๐Ÿ„พ๐Ÿ…‡๐Ÿ„ณ๐Ÿ„ฐ ๐Ÿ…บ๏ธŽ๐Ÿ†„๏ธŽ๐Ÿ…ป๏ธŽ๐Ÿ…ผ๏ธŽ๐Ÿ…ธ๏ธŽ๐Ÿ†‚๏ธŽ

Salafku malaha mad'hab gooni u ah Gaalaysiinta iyo Gaalnimada Sh Xassaan_

5maalmod Ayuu Noolaa Biyo La'aan,Hawo la'aan iyo Cunno la'aan Waxa Latusay jiritaanka Awood Kukooban Hal Meel,Hadana dhinaca Kale Awood kastooy Kubixiyeen ugu Dambeyn Markey Soo Saareen Asagoo Nool Hadana Waa Badbaadin Kari Waayeen! Sheekh cabdi raxmaan garaad

photo content

Mab-da' labaad waa ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ah ee dhabta ah ee baraxa-tiran ee ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข ๐๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ค๐š ๐š๐ฆ๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐๐š๐๐ค๐š ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐š ๐ค๐ฎ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข๐๐š๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ช๐ฆ๐š๐š๐ง.. ๐๐š๐๐ค๐š๐ง๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฒ๐ž๐ž๐ซ๐š๐š๐ง.. ** ** ๐™ˆ๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™™๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™™๐™ช๐™ฃ๐™ž๐™™๐™– ๐™ ๐™ช ๐™ฃ๐™ค๐™ค๐™ก ๐™ข๐™–๐™–๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™š๐™š ๐™ˆ๐™ช๐™จ๐™ก๐™ž๐™ข ๐™ ๐™– ๐™จ๐™๐™š๐™š๐™œ๐™ฉ๐™– ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™š๐™ฎ ๐™ ๐™–๐™ก๐™– ๐™ฎ๐™ž๐™๐™ž๐™ž๐™ฃ 3-๐™จ๐™–๐™™๐™š๐™ญ ๐™ฆ๐™š๐™ฎ๐™—๐™ค๐™ค๐™™.. โ‘  - Dad dadaalaya oo ku dhaqmay ilaa hadana ku raad-jooga sidey mab-da' ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ku baran lahaayeen oo Noloshooda dhan ugu dhaqmi lahaayeen.. โ‘ก-Dad dadaalaya oo ku dhaqmay ilaa hadana ku raad-jooga sidey mab-da ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ iyo mab-da' ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ isku waafajin lahaayeen oo Noloshooda dhan ugu dhaqmi lahaayeen.. โ‘ข-Dad dadaalaya oo ku dhaqmay ilaa hadana ku raad-jooga sidey mab-da' ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ku baran lahaayeen oo Noloshooda dhan ugu dhaqmi lahaayeen.. ๊œฑแด€แด…แด€xแด…แด€แด€ ษดแดœแดœแด„ แดกแด‡แด‡สสแด‡ แด…แด€แด…แด‹แด‡แด‡ษดแด€ ๊œฑแดแดแดแด€แด€สŸษชสแด‡แด‡แด….. แด‡แด‡ ษช๊œฑแด‹แด€ ๊œฐษชษชส€ษช ษดแดœแดœแด„แด€ แด€แด€ แด›แด€สœแด€ส ษชษดแด›แด€ แด€แด€แด…แด€ษด แด…สœษชแดแด€ษด แด‹แด€สœแดส€..!!! ๐•Ž๐•’๐•’ ๐•š๐•˜๐•’ ๐•ฅ๐•’๐•๐•  โขโฃ ๐—™๐—š: ๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ ๐’Ž๐’‚ ๐’‚๐’‰๐’‚ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฒ(๐—ฐ๐˜€๐˜„).. ๐—น๐—ธ๐—ป ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ"๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ฎ" ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ธ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ ๐˜‚'๐—ฒ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฒ.

Soomaaliyey #Ustaad_Xasan waa idanla gartamayaa ee ka gar baxa maqaalkaan aqriya horta. ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—พ๐—ผ๐—ณ๐—ธ๐˜‚ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—พ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—”๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ธ๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜†.. ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ๐—ป๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ๐˜…๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ผ๐—ผ๐—ป ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ผ.. isaga oo is bar-bardhig ku sameenaya ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐™‰ iyo ๐™Ž๐˜ผ๐™‰๐˜ผ๐™ˆ maxee iskaga mid yihiin maxeysa ku kala duwan-yihiin.? โ—- ๐™Ž๐˜ผ๐™‰๐˜ผ๐™ˆ ku waa shey aan naf laheyn โ—- ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐™‰na ku waa shey aan naf leheyn โ—- ๐™Ž๐˜ผ๐™‰๐˜ผ๐™ˆ ku waa shey suuqa lagu gado โ—- ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐™‰na waa shey suuqa lagu gado โ—- ๐™Ž๐˜ผ๐™‰๐˜ผ๐™ˆ ka waxuu utaagan-yahay waxii la jeclaa oo laweyneenaayey. โ—- ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐™‰na waxuu utaagan-yahay dhulkii la jeclaa oo laweyneenaayey. Qodobkaan sadaxaad hadaa isdul taagno.. Dadka ๐˜ผ๐™Ž๐™‰๐˜ผ๐˜ผ๐™ˆ๐™๐˜ผ weyneeya oo suuqa kasoo gata, qof waliba oo kamid ah wuu ogyahay in sheygaan uu soo gatey, uusan waxba dhib iyo dheef ah uusan uheynin.. lkn waxuu aaminsan-yahay sheyga waxa uu utaagan-yahay iney yihiin wax ๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก oo ka mudan in uu jeclaado,, in uu nafta u huro iyo WXLM. Sidaa si lamid ah.... Dadka ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐™‰ka weyneeya oo suuqa kasoo gata, qof waliba oo kamid ah wuu ogyahay in sheygaan ama calankaan uu soo gatey, uusan waxba dhib iyo dheef ah uusan uheynin.. lkn waxuu aaminsan-yahay ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐™‰ ka waxa uu utaagan-yahay iney yihiin wax ๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก oo ka mudan in uu jeclaado,, in uu nafta u huro iyo WXLM. ยคยคยค ยคยคยค ยคยคยค Intaa marka aan soo fahamnay oo ay noo cadaadeen wax waliba.. Waxaa inaga su,aal ah oo qof waliba oo somaali ah in uu isweydiiyo larabaa,, yaa nasiiyay ๐——๐—›๐—จ๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—ก cabiran ee xuduudaha leh..? Ma, ๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต ayaa nasiiyay ๐——๐—›๐—จ๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—ก oo sidaa noogu cabiray? Mise ๐—š๐—”๐—”๐—Ÿ๐—ข ayaa nasiisay ๐——๐—›๐—จ๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—ก oo sidaa noogu cabiray? Qof ugu jawaabta macquulsan, ee soomaaliyeed waxuu dhihi lahaa: ๐——๐—›๐—จ๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—ก waxaa na dhaxalsiiyay oo nagu abuuray ๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต hadaa nahay qowmiyada somaalida, lkn waxaa noo cabiray ๐—š๐—”๐—”๐—Ÿ๐—ข. ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ต... lkn su,aasha isweydiinta mudan ayaa ah.. ๐——๐—›๐—จ๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—ก ma waxaa soo dagnay markii naloo cabiray kadib? ๐™…๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™—๐™ฉ๐™ช ๐™ฌ๐™–๐™– ใ€Š๐™ˆ๐™–๐™ฎ๐™–ใ€‹ ๐——๐—›๐—จ๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—ก ma waxuu ahaa mid cabiran kahor imaanshihii ๐—š๐—จ๐— ๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—›๐—” qeebiyay? ๐™…๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™—๐™ฉ๐™ช ๐™ฌ๐™–๐™– ใ€Š๐™ˆ๐™–๐™ฎ๐™–ใ€‹ ๐—š๐—จ๐— ๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—›๐—” soo ma aheyn midka noo cabiray oo ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐™‰na noo sameeyay ama usameysta na,yiri .. oo maalin laweyneeyo usameeyay ama usameysta na,yiri.. ๐™…๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™—๐™ฉ๐™ช ๐™ฌ๐™–๐™– ใ€Š๐™ƒ๐™–๐™–๐™–๐™–๐™–๐™– ใ€‹ ๐—š๐—”๐—”๐—Ÿka sooma,aha midka sameeyay qaabka loo weyneenayo ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐™‰ ka.. ama isaga sooma,aha midka aan uga dayyaney qaabka ๐˜พ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐™‰ ka loo weyneeyo? ๐™…๐™–๐™ฌ๐™–๐™–๐™—๐™ฉ๐™ช ๐™ฌ๐™–๐™– ใ€Š๐™ƒ๐™–๐™–๐™–๐™–๐™–๐™– ใ€‹ โ—โ—โ— โ—โ—โ— โ—โ—โ— ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ dhaho: Allaah kaliya aamin..oo Allah dartii wax ujeclow..oo Alle dartii wax u'nac..oo diinta Alle difaac oo diintaa darteed u dagaal gal hadiiba aad awoodo in aad dagaal gasho.. ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ผ: Soomaali-nimo aamin.. oo soomaalinimo darteed wax ujeclow.. oo soomaali-nimo darteed wax u'nac.. oo gayyiga soomaaliyeed difaac oo wadaniyad darteed udagaal gal hadiiba aad awoodo in aad dagaal gasho.. Makala garaneysaa labada ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป ee laguugu yeerayo magacyadooda..? Labadaa ๐— ๐—ฎ๐—ฏ-๐—ฑ๐—ฎ' ee laguugu yeerayo.. ama Labadaa ๐—™๐—ถ๐—ธ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ ee laguugu yeerayo.. ama Labadaa ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป ee laguugu yeerayo.. ama Labadaa ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป ee laguugu yeerayo.. ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด.. Waa wax qof waliba oo caamo ah caqli se' leh uu fahmi karo in ay kala duwan yihiin.. ** ** Mab-da' koowaad waa ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ee dhabta ah ee baraxa-tiran ee ๐๐š๐›๐ข๐ ๐š ๐ฌ๐œ๐ฐ ๐ฎ๐ฎ ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐Ÿ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐ฌ๐ข๐๐š๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ช๐ฆ๐จ ๐๐š๐๐ค๐š๐ง๐š ๐ฌ๐ข๐๐š๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฒ๐ž๐ž๐ซ๐จ..

Kooxda shaqalaha ayaa muddo afar maalmood ah ku guuleysan laโ€™a in ay badbaadiyaan ubadkii ceelka hoose ku dhacay, waxaana weli socda gurmadka, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in kooxdan ay heer gabogabo ah mareyso Alle ha guuleeyo una soo celi ilmaha hooyadood iyaga oo nabad qaba!! Waxa dhacay ayaa tilmaamaya oo xaqiijinaya in musuq-maasuqa maaliyadeed iyo mid maamulba uu ka gudbay dabcigiisii!! Muumin Geedi

Qofka Nabigeeda Wax Xun Ka Sheega Ama Ku Sheega Waxa Uu Naga Mudan Yahay Waa Un Gaalaysiin Iyo In Aan Dhiigiisa Daadino Kaasna Waa Xukunkii ilaah Qofna Ka Yeelimayno Wuu Towbad Keenay Towbadiisa Aakhiro Hala Tago Isaga Iyo Ilaah Ha Ku Xisaabtamaano Inaga Ma Daynayno Foolxumay Nagu Tahay Inuu Na Hor Joogo Qof Nabigeena Caayay.

Xukunka Qofka Af-lagaadeeyo Suubanaha Scw Iyo Xukunka Qofka Aan Gaalaysiinin Ee Ka Shakiyo Gaalnimadiisa. ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏู ุจู†ู ุณุญู†ูˆู†
Xukunka Qofka Af-lagaadeeyo Suubanaha Scw Iyo Xukunka Qofka Aan Gaalaysiinin Ee Ka Shakiyo Gaalnimadiisa. ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏู ุจู†ู ุณุญู†ูˆู† (ุงู„ู…ุงู„ูƒูŠ). ุช:265ู‡ู€: (ุฃุฌู…ุน ุงู„ุนูู„ูŽู…ุงุกู ุฃูŽู†ู‘ูŽ ุดุงุชู…ูŽ ุงู„ู†ุจูŠู‘ู ุตู„ู‘ูŽู‰ ุงู„ู„ู‡ู ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู‘ูŽู… ุงู„ู…ุชู†ู‚ู‘ูุตูŽ ู„ู‡: ูƒุงููุฑูŒุŒ ูˆุงู„ูˆุนูŠุฏู ุฌุงุฑู ุนู„ูŠู‡ ุจุนุฐุงุจู ุงู„ู„ู‡ู ู„ู‡ุŒ ูˆุญููƒู…ูู‡ ุนู†ุฏ ุงู„ุฃู…ู‘ูŽุฉ: ุงู„ู‚ูŽุชู„ูุŒ ูˆู…ู† ุดูƒู‘ูŽ ููŠ ูƒููู’ุฑูู‡ ูˆุนุฐุงุจูู‡ ูƒูŽููŽุฑ)  . Maxamed bin Saxnuunna (Al-Maaliki). T: 265 Hijriyada Wuxuu yidhi: ( Culimadu waxay isku wada raaceen inuu gaal yahay kii nacdalay ee sharafka nabiga (scw) wax u dhimay goodigii ahaa in uu Allaah cadaabaayana wuu ku dul dareerayaa, (waala ciqaabayaa) xukunka umada uu ka leeyahayna waa: #dil, #qofka ka #shakiyo #gaalnimadiisa iyo in la #cadaabaayo wuu #gaaloobayaa.

Labo Qodob Oo Dadka Badankood Ay ku Dhacsanyihiin Qofka Goormee Muslim La Dhahaa ? Qofka Goormee Gaal Ladhahaa ? Sh/Xassaan xusayn https://youtu.be/zBJvLI2jsiU #Subscribe ๐Ÿ‘†

sticker.webp0.14 KB

Markii ay Ciidamadii ingiriiska qabsadeen Magaalada Cadan ee dalka Yemen, Waxay waayeen dad u turjuma fariimaha ay rabaan inay gaarsiiyaan bulshadii ku nooleyd Magaalada. Sababtoo ah dadkii ku noola magaalada ayaa aad uga soo horjeestay inay la shaqeeyaan gumeystaha Ingiriisku wuxuu doonaayey inuu magaalada ku faafiyo dhambaallo ay ku qoran yihiin erayo ay ku soo jiidan karaan reer cadan. baadi-goob dheer kadib waxay heleen nin turjumaan ah oo lagu magacaabi jirey CUMAR BAAHABRI kaasoo aad u yaqaanney Af-ingiriisiga. Cumar wuxuu ahaa Ganacsade caleenta shaaha ku iibiya suuqa Cadan, Fariintii ay diyaarsadeen ayuu ugu turjumay af-carabi waxayna bilaabeen inay waraaqihii ku qaybiyaan magaalada iyo tuulooyinka u dhow. Muddo kadib waxaa magaalada yimi jeneral sare oo katirsan ciidankii ingiriiska oo aad af-carabiga u yaqaanney Waxaa si lama filaan ah gacantiisa ku soo gashay mid kamid ah waraaqihii magaalada lagu faafiyey. Kadib ayuu weydiiyey Sarkaalkii ka mas'uulka ah qeybinta waraaqaha " Ma taqaanaa waxa ku qoran waraaqahan aad magaalada ku qeybiseen?". Wuxuu ku jawaabay " Waa fariimo aan ku soo jiidaneyno dadka deggan cadan " Jeneralkii ayaa yiri" Waraaqahan aad qeybiseen waxaa ku qoran "CALEENTA SHAAHA UGU TAYADA FIICAN KA IIBSADA CUMAR BAAHABRI"!! Turjumay : Mustaf awil

[Fiqiga tarbiyada] Baarinimada waalidka ee ubadkiisa ayaa kahoreysa baarinimada ubadka ee waalidka ! Ilaahay swt wuu su'aalayaa waalidka maalinka qiyaame dhanka ubadkiisa ayuuna ka su'aalayaa kahor inta uusan su'aalin ubadka dhanka waalidkooda ! Sida waalidka uu ubadkiisa xaq ugu leeyahay ayuuna ubadka xag ugu leeyaha waalidkisa alle swt wuxuu yiri (waxaan u dardaaranay insaanka in ay waalidka u ixsaan falaan) wuxuu kaloo yiri alle swt (ka ilaaliya nafafkiina iyo ehelkiina naar taasoo xaabo loga dhigayo dad iyo dhagxaan) Dardaaranka allah uu ladardaarmay waalidka dhanka ubadkooda ayaa kahoreeya dardaaranka alle uu ladardaarmay ubadka ee dhanka waalidiintooda Qofkii kagaabiya wax barida oowlaadiisa waxa anfacayana aan barin kagana taga cidlo iyo dayac wuxuu sameeyay wax aad uxun ! Oowlaada badidooda ineey fasahaadaan waxaa u sabab ah (waalidka) iyo dayacooda iyo ineey katagaan wax baridooda dhanka (waajibaadka diiniga iyo sunantiisa) iyagoo yar yar ayey dayaceen naftoodana ma aysan anficin mana anficin waalidkooda markii ay weynaadeen ! Sida qeeb kamid ah ay ugu canaanteen oowlaadooda caasinimo ! Wuxuuna yiri ! [Aaboow markaan yaraa sida aad igu caasisay ayaa weyninka kugu caasiyay!] [Waad i dayacday anoo muluq ah waan ku dayacay adoo waayeel ah !] Ibnu (alqayim) rx #ููŠ_ูู‚ู‡_ุงู„ุชุฑุจูŠุฉ. #ุจุฑ ุงู„ุฃุจ ู„ุงุจู†ู‡ ุฃุณุจู‚ ู…ู† ุจุฑ ุงู„ุงุจู† ู„ุฃุจูŠู‡ ุฅู† ุงู„ู„ู‡ ุณุจุญุงู†ู‡ ูŠุณุฃู„ ุงู„ูˆุงู„ุฏ ุนู† ูˆู„ุฏู‡ ูŠูˆู… ุงู„ู‚ูŠุงู…ุฉุŒ ู‚ุจู„ ุฃู† ูŠุณุฃู„ ุงู„ูˆู„ุฏ ุนู† ูˆุงู„ุฏู‡ุŒ ูุฅู†ู‡ ูƒู…ุง ุฃู† ู„ู„ุฃุจ ุนู„ู‰ ุงุจู†ู‡ ุญู‚ุงู‹ุŒ ูู„ู„ุฅุจู† ุนู„ู‰ ุฃุจูŠู‡ ุญู‚ุŒ ููƒู…ุง ู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰: (ูˆูˆุตูŠู†ุง ุงู„ุฅู†ุณุงู† ุจูˆุงู„ุฏูŠู‡ ุญุณู†ุงู‹)ุŒ ู‚ุงู„ ุฃูŠุถุงู‹: (ู‚ูˆุง ุฃู†ูุณูƒู… ูˆุฃู‡ู„ูŠูƒู… ู†ุงุฑุงู‹ ูˆู‚ูˆุฏู‡ุง ุงู„ู†ุงุณ ูˆุงู„ุญุฌุงุฑุฉ) ุŒ ููˆุตูŠุฉ ุงู„ู„ู‡ ู„ู„ุขุจุงุก ุจุฃูˆู„ุงุฏู‡ู… ุณุงุจู‚ุฉ ุนู„ู‰ ูˆุตูŠุฉ ุงู„ุฃูˆู„ุงุฏ ุจุขุจุงุฆู‡ู…ุŒ ูู…ู† ุฃู‡ู…ู„ ุชุนู„ูŠู… ูˆู„ุฏู‡ ู…ุง ูŠู†ูุนู‡ ูˆุชุฑูƒู‡ ุณุฏู‰ ูู‚ุฏ ุฃุณุงุก ุบุงูŠุฉ ุงู„ุฅุณุงุกุฉุŒ ูˆุฃูƒุซุฑ ุงู„ุฃูˆู„ุงุฏ ุฅู†ู…ุง ุฌุงุก ูุณุงุฏู‡ู… ู…ู† ู‚ุจู„ ุงู„ุขุจุงุกุŒ ูˆุฅู‡ู…ุงู„ู‡ู… ู„ู‡ู…ุŒ ูˆุชุฑูƒ ุชุนู„ูŠู…ู‡ู… ูุฑุงุฆุถ ุงู„ุฏูŠู† ูˆุณู†ู†ู‡ุŒ ูุฃุถุงุนูˆู‡ู… ุตุบุงุฑุงู‹ ูู„ู… ูŠู†ุชูุนูˆุง ุจุฃู†ูุณู‡ู…ุŒ ูˆู„ู… ูŠู†ูุนูˆุง ุขุจุงุกู‡ู… ูƒุจุงุฑุงู‹ุŒ ูƒู…ุง ุนุงุชุจ ุจุนุถู‡ู… ูˆู„ุฏู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุนู‚ูˆู‚ุŒ ูู‚ุงู„: ูŠุง ุฃุจุชู ุฅู†ูƒ ุนู‚ู‚ุชู†ูŠ ุตุบูŠุฑุงู‹ุŒ ูุนู‚ู‚ุชูƒ ูƒุจูŠุฑุงู‹ุŒ ูˆุฃุถุนุชู†ูŠ ูˆู„ูŠุฏุงู‹ ูุฃุถุนุชูƒ ุดูŠุฎุงู‹. ุงุจู† ุงู„ู‚ูŠู…

Haddii aadan lahayn hadaf waxaad ku noolaan doontaa hadafyada dadka kale. ---------------------- ยป ยซ๏ทฝยป ยซ -------------------- Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. โ•”โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•— |I{โ€ข------ยป - ยซ------โ€ข}I| ๐Ÿ„บ๐Ÿ„พ๐Ÿ„พ๐Ÿ…‡๐Ÿ„ณ๐Ÿ„ฐ ๐Ÿ…บ๏ธŽ๐Ÿ†„๏ธŽ๐Ÿ…ป๏ธŽ๐Ÿ…ผ๏ธŽ๐Ÿ…ธ๏ธŽ๐Ÿ†‚๏ธŽ ๐Ÿ–‡Dareenka dunida ๐Ÿ–‡ku baro afcarabiga qoralo ๐Ÿ–‡Buug soomaali PDF ah ๐Ÿ–‡culimada su'aashaada weydii ๐Ÿ–‡xikmado xul ah. ๐Ÿ–‡Axaadiista nebiga oo afsomali ah ๐Ÿ–‡Love stories ๐Ÿ–‡su'aalo guud(diini iyo maadi) ๐Ÿ–‡Xikmado badan ๐Ÿ–‡Buug somali maqal ah ๐Ÿ–‡Dhambaal ๐Ÿ–‡Dhiirigeliye ๐Ÿ–‡Buugwalba ood u baahato ๐Ÿ–‡Xikmad iyo dhiirigelin ๐Ÿ–‡weheliso ๐Ÿ–‡Taariikhda ๐Ÿ–‡ Dareenka dunida ๐Ÿ–‡ Gaarsiinta diinta ๐Ÿ–‡ Halxiraale ๐Ÿ–‡Noqo mufakir ๐Ÿ–‡ Science iyo qur'aanka ๐Ÿ–‡Buuug dhagaysi ah ๐Ÿ–‡ Su'aalo iyo jawaabo ๐Ÿ–‡siirada nebiga SCW ๐Ÿ–‡ Rajada nolosha ๐Ÿ–‡ Oraahyo ๐Ÿ–‡Oraahyo sawiro ah ๐Ÿ–‡sheekoyin qosol iyo xikmad ah ๐Ÿ–‡ Dhagayso quraanka ๐Ÿ–‡ Rain of knowledge ๐Ÿ–‡ Siyaasadda dunida ๐Ÿ–‡ Sahanka nolosha ๐Ÿ–‡Kalasoco wararka ๐Ÿ–‡cilmi iyo aqoon ๐Ÿ–‡Baro luuqada English'ka ๐Ÿ–‡ Iftiinshe ๐Ÿ–‡ Dunida dahsoon ๐Ÿ–‡Qoraal qaadasho mudan ๐Ÿ–‡ Qaado iftiinka ๐Ÿ–‡ila qosol ๐Ÿ–‡oraahside ๐Ÿ–‡baraaruji awoodahaaga ๐Ÿ–‡ niyadeena ๐Ÿ–‡korodhso online academy ๐Ÿ–‡Su'aalo diini ah ๐Ÿ–‡Altaqwa ๐Ÿ–‡faafinta khayrka ๐Ÿ–‡kheyr wade ๐Ÿ–‡ arrimaha islaamka ๐Ÿ–‡ Aqoonkaal media |I{โ€ข------ยป - ยซ------โ€ข}I| โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• Special: https://t.me/dhambaal ๅ›žๅ›žๅ›žๅ›žๅ›ž - ๅ›žๅ›žๅ›žๅ›žๅ›ž Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis โ™ช ๅ›žๅ›žๅ›žๅ›žๅ›ž - ๅ›žๅ›žๅ›žๅ›žๅ›ž Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan โ–€โ–„โ–€โ–„โ–€โ–„ - โ–„โ–€โ–„โ–€โ–„โ–€ โžฆ SPONSORED BY โญ†@xikmadbadan โญ†@oraahyo โญ† @kaydbooks โ–€โ–„โ–€โ–„โ–€โ–„ - โ–„โ–€โ–„โ–€โ–„โ–€ ๐Ÿ„บ๐Ÿ„พ๐Ÿ„พ๐Ÿ…‡๐Ÿ„ณ๐Ÿ„ฐ ๐Ÿ…บ๏ธŽ๐Ÿ†„๏ธŽ๐Ÿ…ป๏ธŽ๐Ÿ…ผ๏ธŽ๐Ÿ…ธ๏ธŽ๐Ÿ†‚๏ธŽ

ุนู† ุดุฏุงุฏ ุจู† ุฃูˆุณ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ:  ๐ŸŒน๐ŸŒปุงู„ู„ู‡ู… ุฃู†ุช ุฑุจูŠ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุฃู†ุชุŒ ุฎู„ู‚ุชู†ูŠ ูˆุฃู†ุง ุนุจุฏูƒุŒ ูˆุฃู†ุง ุนู„ู‰ ุนู‡ุฏูƒ ูˆูˆุนุฏูƒ ู…ุง ุงุณุชุทุนุชุŒ ุฃุนูˆุฐ ุจูƒ ู…ู† ุดุฑ ู…ุง ุตู†ุนุชุŒ ุฃุจูˆุก ู„ูƒ ุจู†ุนู…ุชูƒ ุนู„ูŠุŒ ูˆุฃุจูˆุก ุจุฐู†ุจูŠ ูุงุบูุฑ ู„ูŠ ูุฅู†ู‡ ู„ุง ูŠุบูุฑ ุงู„ุฐู†ูˆุจ ุฅู„ุง ุฃู†ุชุŒ๐ŸŒผ๐ŸŒน ๐ŸŒน๐ŸŒปIlaahow adiga waxaa tahay rabigayga ilaah ma jiro adiga ma ahane, waad i abuurtay anigane waxaan ahay adoonkaaga, aniga waxaan ku taaganahay balankaada iyo yaboohaaga inta aan karo, waxaan kaa magan galayaa sharka waxa aan sameeyay, waxaan kuu qirayaa nimcadaada dushayda ahaatay, waxaana qirayaa dambigayga (rabiyow) ii dhaaf maxaa yeelay dambiyada ma dhaafo adi ma ahane,๐ŸŒผ๐ŸŒน ู…ู† ู‚ุงู„ู‡ุง ุญูŠู† ูŠู…ุณูŠ ูู…ุงุช ู…ู† ู„ูŠู„ุชู‡ ุฏุฎู„ ุงู„ุฌู†ุฉุŒ ูˆู…ู† ู‚ุงู„ู‡ุง ุญูŠู† ูŠุตุจุญ ูู…ุงุช ู…ู† ูŠูˆู…ู‡ ุฏุฎู„ ุงู„ุฌู†ุฉ. ุตุญูŠุญ ุฑูˆุงู‡ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ Qofka ducadaas๐Ÿ‘† ku ducaysto goorta uu waa bariisto ee maalintaas dhintaa waxa uu galayaa janada, qofka ducadaas ku ducaysta goorta uu galabaysto ee habeenkaas dhintaa waxa uu galayaa janada. Sidaa waxaa yiri nabiga scw

Ikhlaaska (daacadnimada) iyo mutaabacada (raacida Nabiga scw) waa madaxa diinta oo dhan Qofka Xaqiijiyaa Xaqiiq Wuu Guulaysanayaa Aduun Iyo Aakhiraba La'aantood Liibaan Ma jirto qof waboo ku dadaal.

MAAH MAAHYO LABALAY AH 1.LABA SOCODKAY KU WACAN YIHIIN: b.Culimo diineed iyo t.Caad daruureed. 2.LABA FADHIGAY KU WACAN YIHIIN: b.Dabka iyo t.Dumarka. 3.LABA AAMUSKAY KU FIICAN YIHIIN: b.Inan iyo t.Abeeso. 4.LABA GEERIDAY KU WACAN YIHIIN: b.Baqay:waa neefka labka ah ee xoolaha ku jira ama waa neefka aan tarmin ee la dhufaano. t.Bakhayl:waa qofka aan dadka waxba siinin isagoo wax walba haysta, dadkuna wey neceb yihiin. 5.LABA NOLOSHAY KU WACAN YIHIIN: b.Saqiga: waa qofka deeqsiga ah. t.Saca madiga ah: waa saca caanaha badan, "madi" marka xoolaha laga hadlayo waxa loo isticmalaa neefka caanaha badan. #XIGASHO

ุนู† ุดุฏุงุฏ ุจู† ุฃูˆุณ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ:  ๐ŸŒน๐ŸŒปุงู„ู„ู‡ู… ุฃู†ุช ุฑุจูŠ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุฃู†ุชุŒ ุฎู„ู‚ุชู†ูŠ ูˆุฃู†ุง ุนุจุฏูƒุŒ ูˆุฃู†ุง ุนู„ู‰ ุนู‡ุฏูƒ ูˆูˆุนุฏูƒ ู…ุง ุงุณุชุทุนุชุŒ ุฃุนูˆุฐ ุจูƒ ู…ู† ุดุฑ ู…ุง ุตู†ุนุชุŒ ุฃุจูˆุก ู„ูƒ ุจู†ุนู…ุชูƒ ุนู„ูŠุŒ ูˆุฃุจูˆุก ุจุฐู†ุจูŠ ูุงุบูุฑ ู„ูŠ ูุฅู†ู‡ ู„ุง ูŠุบูุฑ ุงู„ุฐู†ูˆุจ ุฅู„ุง ุฃู†ุชุŒ๐ŸŒผ๐ŸŒน ู…ู† ู‚ุงู„ู‡ุง ุญูŠู† ูŠู…ุณูŠ ูู…ุงุช ู…ู† ู„ูŠู„ุชู‡ ุฏุฎู„ ุงู„ุฌู†ุฉุŒ ูˆู…ู† ู‚ุงู„ู‡ุง ุญูŠู† ูŠุตุจุญ ูู…ุงุช ู…ู† ูŠูˆู…ู‡ ุฏุฎู„ ุงู„ุฌู†ุฉ. ุตุญูŠุญ ุฑูˆุงู‡ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ Qofka ducadaas๐Ÿ‘† ku ducaysto goorta uu waa bariisto ee maalintaas dhintaa waxa uu galayaa janada, qofka ducadaas ku ducaysta goorta uu galabaysto ee habeenkaas dhintaa waxa uu galayaa janada. Sidaa waxaa yiri nabiga scw

Mar walba ay daciifto cadeenta sunada iyo towxiidka, waxaa umada ku xoogaysto oo ku faafo shirkiga iyo bidcada sixirka iyo kahaanada, Mar walba ay daciifto wacdiga dadka iyo jeclaysiinta daacada (amarka Alle oo loo hogaansamo) waxaa umada ku xoogaysto kuna faafo fisqiga fasaadka fuxshiga iyo macsiyada. Sheekh Cabdi Raxmaan Garaad