ru
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Открыть в Telegram
4 056
Подписчики
-724 часа
-377 дней
-12330 день
Архив постов
Waqtigaaga ka faa'ideyso . |I{•------» ﷽ «------•}I| Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗ *✿❀ - ❀✿* 📬 Dhiirigeliye 📬 ku baro afcarabiga qoralo 📬 Buug soomaali PDF ah 📬 culimada su'aashaada weydii 📬 xikmado xul ah. 📬Axaadiista nebiga oo afsomali ah 📬 Love stories 📬 su'aalo guud(diini iyo maadi) 📬 Xikmado badan 📬 Buug somali maqal ah 📬 Dhambaal 📬 Dareenka dunida 📬 Buugwalba ood u baahato 📬 Xikmad iyo dhiirigelin 📬 weheliso 📬 Taariikhda 📬 Dareenka dunida 📬 Gaarsiinta diinta 📬 Halxiraale 📬 Noqo mufakir 📬 Science iyo qur'aanka 📬 Buuug dhagaysi ah 📬 Su'aalo iyo jawaabo 📬 siirada nebiga SCW 📬Oraahyo 📬Oraahyo sawiro ah 📬sheekoyin qosol iyo xikmad ah 📬 Dhagayso quraanka 📬 Rain of knowledge 📬 Siyaasadda dunida 📬 Sahanka nolosha 📬Kalasoco wararka 📬cilmi iyo aqoon 📬Baro luuqada English'ka 📬 Iftiinshe 📬 Dunida dahsoon 📬Qoraal qaadasho mudan 📬 Qaado iftiinka 📬ila qosol 📬oraahside 📬baraaruji awoodahaaga 📬 niyadeena 📬 korodhso online academy 📬 Su'aalo diini ah 📬 Altaqwa 📬faafinta khayrka 📬 kheyr wade 📬 arrimaha islaamka 📬 Aqoonkaal media *✿❀ - ❀✿* ╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY@xikmadbadan@Oraahyo ___ ⭆ Halkan waxaad ka helaysaa BuugSomali Pdf ah iyo kuwo Dhagaysi ah. ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Salafku malaha mad'hab gooni u ah Gaalaysiinta iyo Gaalnimada Sh Xassaan_

5maalmod Ayuu Noolaa Biyo La'aan,Hawo la'aan iyo Cunno la'aan Waxa Latusay jiritaanka Awood Kukooban Hal Meel,Hadana dhinaca Kale Awood kastooy Kubixiyeen ugu Dambeyn Markey Soo Saareen Asagoo Nool Hadana Waa Badbaadin Kari Waayeen! Sheekh cabdi raxmaan garaad

photo content

Mab-da' labaad waa 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗰𝗮𝗹𝗺𝗮𝗮𝗻𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 ah ee dhabta ah ee baraxa-tiran ee 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢 𝐝𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐚𝐦𝐫𝐞𝐞𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐝𝐚𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐦𝐚𝐚𝐧.. 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐲𝐞𝐞𝐫𝐚𝐚𝐧.. ** ** 𝙈𝙖𝙧𝙠𝙖 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖 𝙙𝙪𝙣𝙞𝙙𝙖 𝙠𝙪 𝙣𝙤𝙤𝙡 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖 𝙚𝙚 𝙈𝙪𝙨𝙡𝙞𝙢 𝙠𝙖 𝙨𝙝𝙚𝙚𝙜𝙩𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙚𝙮 𝙠𝙖𝙡𝙖 𝙮𝙞𝙝𝙞𝙞𝙣 3-𝙨𝙖𝙙𝙚𝙭 𝙦𝙚𝙮𝙗𝙤𝙤𝙙.. ① - Dad dadaalaya oo ku dhaqmay ilaa hadana ku raad-jooga sidey mab-da' 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 ku baran lahaayeen oo Noloshooda dhan ugu dhaqmi lahaayeen.. ②-Dad dadaalaya oo ku dhaqmay ilaa hadana ku raad-jooga sidey mab-da 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 iyo mab-da' 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗰𝗮𝗹𝗺𝗮𝗮𝗻𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 isku waafajin lahaayeen oo Noloshooda dhan ugu dhaqmi lahaayeen.. ③-Dad dadaalaya oo ku dhaqmay ilaa hadana ku raad-jooga sidey mab-da' 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗰𝗮𝗹𝗺𝗮𝗮𝗻𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 ku baran lahaayeen oo Noloshooda dhan ugu dhaqmi lahaayeen.. ꜱᴀᴅᴀxᴅᴀᴀ ɴᴜᴜᴄ ᴡᴇᴇʏʏᴇ ᴅᴀᴅᴋᴇᴇɴᴀ ꜱᴏᴏᴍᴀᴀʟɪʏᴇᴇᴅ.. ᴇᴇ ɪꜱᴋᴀ ꜰɪɪʀɪ ɴᴜᴜᴄᴀ ᴀᴀ ᴛᴀʜᴀʏ ɪɴᴛᴀ ᴀᴀᴅᴀɴ ᴅʜɪᴍᴀɴ ᴋᴀʜᴏʀ..!!! 𝕎𝕒𝕒 𝕚𝕘𝕒 𝕥𝕒𝕝𝕠 ❢❣ 𝗙𝗚: 𝗦𝗮𝘄𝗶𝗿𝗸𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗼𝗼𝘀𝗲 𝒎𝒂 𝒂𝒉𝒂 𝗡𝗮𝗯𝗶 𝗰𝗶𝗶𝘀𝗲(𝗰𝘀𝘄).. 𝗹𝗸𝗻 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗮"𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮" 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘀𝗮𝘄𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗻𝘂𝘂𝗰𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗸𝘂𝗺𝗮𝘁𝗮𝗹𝗮 𝗶𝗻 𝘂𝘂 𝘀𝗶𝗱𝗮𝗮 𝘂'𝗲𝗸𝗮𝗮 𝗡𝗮𝗯𝗶 𝗰𝗶𝗶𝘀𝗲.

Soomaaliyey #Ustaad_Xasan waa idanla gartamayaa ee ka gar baxa maqaalkaan aqriya horta. 𝗛𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗾𝗼𝗳𝗸𝘂 𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝗳𝗮𝗸𝗮𝗿𝗼 𝗰𝗮𝗾𝗹𝗶𝗴𝗮 𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗸𝘂 𝗺𝗮𝗻𝗲𝗲𝘀𝘁𝗮𝘆.. 𝗸𝗮𝗱𝗶𝗯𝗻𝗮 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝗲𝗲𝘅𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗹𝗮𝗵𝗲𝘆𝗻 𝗮𝗺𝗮 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗼𝗼𝗻 𝗯𝗲𝗲𝗻 𝘂𝗴𝘂 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗲𝗲𝗻 𝘂𝘂 𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘀𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿𝗱𝗵𝗶𝗴𝗼.. isaga oo is bar-bardhig ku sameenaya 𝘾𝘼𝙇𝘼𝙉 iyo 𝙎𝘼𝙉𝘼𝙈 maxee iskaga mid yihiin maxeysa ku kala duwan-yihiin.? ●- 𝙎𝘼𝙉𝘼𝙈 ku waa shey aan naf laheyn ●- 𝘾𝘼𝙇𝘼𝙉na ku waa shey aan naf leheyn ●- 𝙎𝘼𝙉𝘼𝙈 ku waa shey suuqa lagu gado ●- 𝘾𝘼𝙇𝘼𝙉na waa shey suuqa lagu gado ●- 𝙎𝘼𝙉𝘼𝙈 ka waxuu utaagan-yahay waxii la jeclaa oo laweyneenaayey. ●- 𝘾𝘼𝙇𝘼𝙉na waxuu utaagan-yahay dhulkii la jeclaa oo laweyneenaayey. Qodobkaan sadaxaad hadaa isdul taagno.. Dadka 𝘼𝙎𝙉𝘼𝘼𝙈𝙏𝘼 weyneeya oo suuqa kasoo gata, qof waliba oo kamid ah wuu ogyahay in sheygaan uu soo gatey, uusan waxba dhib iyo dheef ah uusan uheynin.. lkn waxuu aaminsan-yahay sheyga waxa uu utaagan-yahay iney yihiin wax 𝗪𝗘𝗬𝗡 oo ka mudan in uu jeclaado,, in uu nafta u huro iyo WXLM. Sidaa si lamid ah.... Dadka 𝘾𝘼𝙇𝘼𝙉ka weyneeya oo suuqa kasoo gata, qof waliba oo kamid ah wuu ogyahay in sheygaan ama calankaan uu soo gatey, uusan waxba dhib iyo dheef ah uusan uheynin.. lkn waxuu aaminsan-yahay 𝘾𝘼𝙇𝘼𝙉 ka waxa uu utaagan-yahay iney yihiin wax 𝗪𝗘𝗬𝗡 oo ka mudan in uu jeclaado,, in uu nafta u huro iyo WXLM. ¤¤¤ ¤¤¤ ¤¤¤ Intaa marka aan soo fahamnay oo ay noo cadaadeen wax waliba.. Waxaa inaga su,aal ah oo qof waliba oo somaali ah in uu isweydiiyo larabaa,, yaa nasiiyay 𝗗𝗛𝗨𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 cabiran ee xuduudaha leh..? Ma, 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 ayaa nasiiyay 𝗗𝗛𝗨𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 oo sidaa noogu cabiray? Mise 𝗚𝗔𝗔𝗟𝗢 ayaa nasiisay 𝗗𝗛𝗨𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 oo sidaa noogu cabiray? Qof ugu jawaabta macquulsan, ee soomaaliyeed waxuu dhihi lahaa: 𝗗𝗛𝗨𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 waxaa na dhaxalsiiyay oo nagu abuuray 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 hadaa nahay qowmiyada somaalida, lkn waxaa noo cabiray 𝗚𝗔𝗔𝗟𝗢. 𝗪𝗮𝗮 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯 𝘀𝗮𝘅 𝗮𝗵... lkn su,aasha isweydiinta mudan ayaa ah.. 𝗗𝗛𝗨𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 ma waxaa soo dagnay markii naloo cabiray kadib? 𝙅𝙖𝙬𝙖𝙖𝙗𝙩𝙪 𝙬𝙖𝙖 《𝙈𝙖𝙮𝙖》 𝗗𝗛𝗨𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 ma waxuu ahaa mid cabiran kahor imaanshihii 𝗚𝗨𝗠𝗘𝗬𝗦𝗧𝗔𝗛𝗔 qeebiyay? 𝙅𝙖𝙬𝙖𝙖𝙗𝙩𝙪 𝙬𝙖𝙖 《𝙈𝙖𝙮𝙖》 𝗚𝗨𝗠𝗘𝗬𝗦𝗧𝗔𝗛𝗔 soo ma aheyn midka noo cabiray oo 𝘾𝘼𝙇𝘼𝙉na noo sameeyay ama usameysta na,yiri .. oo maalin laweyneeyo usameeyay ama usameysta na,yiri.. 𝙅𝙖𝙬𝙖𝙖𝙗𝙩𝙪 𝙬𝙖𝙖 《𝙃𝙖𝙖𝙖𝙖𝙖𝙖 》 𝗚𝗔𝗔𝗟ka sooma,aha midka sameeyay qaabka loo weyneenayo 𝘾𝘼𝙇𝘼𝙉 ka.. ama isaga sooma,aha midka aan uga dayyaney qaabka 𝘾𝘼𝙇𝘼𝙉 ka loo weyneeyo? 𝙅𝙖𝙬𝙖𝙖𝙗𝙩𝙪 𝙬𝙖𝙖 《𝙃𝙖𝙖𝙖𝙖𝙖𝙖 》 ●●● ●●● ●●● 𝗤𝗼𝗳 𝗵𝗮𝗱𝘂𝘂 𝗸𝘂 dhaho: Allaah kaliya aamin..oo Allah dartii wax ujeclow..oo Alle dartii wax u'nac..oo diinta Alle difaac oo diintaa darteed u dagaal gal hadiiba aad awoodo in aad dagaal gasho.. 𝗤𝗼𝗳 𝗸𝗮𝗹𝗲𝗻𝗮 𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗼: Soomaali-nimo aamin.. oo soomaalinimo darteed wax ujeclow.. oo soomaali-nimo darteed wax u'nac.. oo gayyiga soomaaliyeed difaac oo wadaniyad darteed udagaal gal hadiiba aad awoodo in aad dagaal gasho.. Makala garaneysaa labada 𝗗𝗶𝗶𝗻 ee laguugu yeerayo magacyadooda..? Labadaa 𝗠𝗮𝗯-𝗱𝗮' ee laguugu yeerayo.. ama Labadaa 𝗙𝗶𝗸𝗿𝗮𝗱 ee laguugu yeerayo.. ama Labadaa 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻 ee laguugu yeerayo.. ama Labadaa 𝗗𝗶𝗶𝗻 ee laguugu yeerayo.. 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘆𝗲𝗲𝗿 𝗮𝗺𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰𝗮𝗮 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗸𝘂 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴.. Waa wax qof waliba oo caamo ah caqli se' leh uu fahmi karo in ay kala duwan yihiin.. ** ** Mab-da' koowaad waa 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 ee dhabta ah ee baraxa-tiran ee 𝐍𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐜𝐰 𝐮𝐮 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐟𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐬𝐢𝐝𝐚𝐚 𝐮𝐮 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐦𝐨 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐲𝐞𝐞𝐫𝐨..

Kooxda shaqalaha ayaa muddo afar maalmood ah ku guuleysan la’a in ay badbaadiyaan ubadkii ceelka hoose ku dhacay, waxaana weli socda gurmadka, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in kooxdan ay heer gabogabo ah mareyso Alle ha guuleeyo una soo celi ilmaha hooyadood iyaga oo nabad qaba!! Waxa dhacay ayaa tilmaamaya oo xaqiijinaya in musuq-maasuqa maaliyadeed iyo mid maamulba uu ka gudbay dabcigiisii!! Muumin Geedi

Qofka Nabigeeda Wax Xun Ka Sheega Ama Ku Sheega Waxa Uu Naga Mudan Yahay Waa Un Gaalaysiin Iyo In Aan Dhiigiisa Daadino Kaasna Waa Xukunkii ilaah Qofna Ka Yeelimayno Wuu Towbad Keenay Towbadiisa Aakhiro Hala Tago Isaga Iyo Ilaah Ha Ku Xisaabtamaano Inaga Ma Daynayno Foolxumay Nagu Tahay Inuu Na Hor Joogo Qof Nabigeena Caayay.

Xukunka Qofka Af-lagaadeeyo Suubanaha Scw Iyo Xukunka Qofka Aan Gaalaysiinin Ee Ka Shakiyo Gaalnimadiisa. مُحَمَّدُ بنُ سحنون
Xukunka Qofka Af-lagaadeeyo Suubanaha Scw Iyo Xukunka Qofka Aan Gaalaysiinin Ee Ka Shakiyo Gaalnimadiisa. مُحَمَّدُ بنُ سحنون (المالكي). ت:265هـ: (أجمع العُلَماءُ أَنَّ شاتمَ النبيِّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّم المتنقِّصَ له: كافِرٌ، والوعيدُ جارٍ عليه بعذابِ اللهِ له، وحُكمُه عند الأمَّة: القَتلُ، ومن شكَّ في كُفْرِه وعذابِه كَفَر)  . Maxamed bin Saxnuunna (Al-Maaliki). T: 265 Hijriyada Wuxuu yidhi: ( Culimadu waxay isku wada raaceen inuu gaal yahay kii nacdalay ee sharafka nabiga (scw) wax u dhimay goodigii ahaa in uu Allaah cadaabaayana wuu ku dul dareerayaa, (waala ciqaabayaa) xukunka umada uu ka leeyahayna waa: #dil, #qofka ka #shakiyo #gaalnimadiisa iyo in la #cadaabaayo wuu #gaaloobayaa.

Labo Qodob Oo Dadka Badankood Ay ku Dhacsanyihiin Qofka Goormee Muslim La Dhahaa ? Qofka Goormee Gaal Ladhahaa ? Sh/Xassaan xusayn https://youtu.be/zBJvLI2jsiU #Subscribe 👆

sticker.webp0.14 KB

Markii ay Ciidamadii ingiriiska qabsadeen Magaalada Cadan ee dalka Yemen, Waxay waayeen dad u turjuma fariimaha ay rabaan inay gaarsiiyaan bulshadii ku nooleyd Magaalada. Sababtoo ah dadkii ku noola magaalada ayaa aad uga soo horjeestay inay la shaqeeyaan gumeystaha Ingiriisku wuxuu doonaayey inuu magaalada ku faafiyo dhambaallo ay ku qoran yihiin erayo ay ku soo jiidan karaan reer cadan. baadi-goob dheer kadib waxay heleen nin turjumaan ah oo lagu magacaabi jirey CUMAR BAAHABRI kaasoo aad u yaqaanney Af-ingiriisiga. Cumar wuxuu ahaa Ganacsade caleenta shaaha ku iibiya suuqa Cadan, Fariintii ay diyaarsadeen ayuu ugu turjumay af-carabi waxayna bilaabeen inay waraaqihii ku qaybiyaan magaalada iyo tuulooyinka u dhow. Muddo kadib waxaa magaalada yimi jeneral sare oo katirsan ciidankii ingiriiska oo aad af-carabiga u yaqaanney Waxaa si lama filaan ah gacantiisa ku soo gashay mid kamid ah waraaqihii magaalada lagu faafiyey. Kadib ayuu weydiiyey Sarkaalkii ka mas'uulka ah qeybinta waraaqaha " Ma taqaanaa waxa ku qoran waraaqahan aad magaalada ku qeybiseen?". Wuxuu ku jawaabay " Waa fariimo aan ku soo jiidaneyno dadka deggan cadan " Jeneralkii ayaa yiri" Waraaqahan aad qeybiseen waxaa ku qoran "CALEENTA SHAAHA UGU TAYADA FIICAN KA IIBSADA CUMAR BAAHABRI"!! Turjumay : Mustaf awil

[Fiqiga tarbiyada] Baarinimada waalidka ee ubadkiisa ayaa kahoreysa baarinimada ubadka ee waalidka ! Ilaahay swt wuu su'aalayaa waalidka maalinka qiyaame dhanka ubadkiisa ayuuna ka su'aalayaa kahor inta uusan su'aalin ubadka dhanka waalidkooda ! Sida waalidka uu ubadkiisa xaq ugu leeyahay ayuuna ubadka xag ugu leeyaha waalidkisa alle swt wuxuu yiri (waxaan u dardaaranay insaanka in ay waalidka u ixsaan falaan) wuxuu kaloo yiri alle swt (ka ilaaliya nafafkiina iyo ehelkiina naar taasoo xaabo loga dhigayo dad iyo dhagxaan) Dardaaranka allah uu ladardaarmay waalidka dhanka ubadkooda ayaa kahoreeya dardaaranka alle uu ladardaarmay ubadka ee dhanka waalidiintooda Qofkii kagaabiya wax barida oowlaadiisa waxa anfacayana aan barin kagana taga cidlo iyo dayac wuxuu sameeyay wax aad uxun ! Oowlaada badidooda ineey fasahaadaan waxaa u sabab ah (waalidka) iyo dayacooda iyo ineey katagaan wax baridooda dhanka (waajibaadka diiniga iyo sunantiisa) iyagoo yar yar ayey dayaceen naftoodana ma aysan anficin mana anficin waalidkooda markii ay weynaadeen ! Sida qeeb kamid ah ay ugu canaanteen oowlaadooda caasinimo ! Wuxuuna yiri ! [Aaboow markaan yaraa sida aad igu caasisay ayaa weyninka kugu caasiyay!] [Waad i dayacday anoo muluq ah waan ku dayacay adoo waayeel ah !] Ibnu (alqayim) rx #في_فقه_التربية. #بر الأب لابنه أسبق من بر الابن لأبيه إن الله سبحانه يسأل الوالد عن ولده يوم القيامة، قبل أن يسأل الولد عن والده، فإنه كما أن للأب على ابنه حقاً، فللإبن على أبيه حق، فكما قال الله تعالى: (ووصينا الإنسان بوالديه حسناً)، قال أيضاً: (قوا أنفسكم وأهليكم ناراً وقودها الناس والحجارة) ، فوصية الله للآباء بأولادهم سابقة على وصية الأولاد بآبائهم، فمن أهمل تعليم ولده ما ينفعه وتركه سدى فقد أساء غاية الإساءة، وأكثر الأولاد إنما جاء فسادهم من قبل الآباء، وإهمالهم لهم، وترك تعليمهم فرائض الدين وسننه، فأضاعوهم صغاراً فلم ينتفعوا بأنفسهم، ولم ينفعوا آباءهم كباراً، كما عاتب بعضهم ولده على العقوق، فقال: يا أبتِ إنك عققتني صغيراً، فعققتك كبيراً، وأضعتني وليداً فأضعتك شيخاً. ابن القيم

Haddii aadan lahayn hadaf waxaad ku noolaan doontaa hadafyada dadka kale. ---------------------- » «﷽» « -------------------- Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔═══════ - ════════╗ |I{•------» - «------•}I| 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎ 🖇Dareenka dunida 🖇ku baro afcarabiga qoralo 🖇Buug soomaali PDF ah 🖇culimada su'aashaada weydii 🖇xikmado xul ah. 🖇Axaadiista nebiga oo afsomali ah 🖇Love stories 🖇su'aalo guud(diini iyo maadi) 🖇Xikmado badan 🖇Buug somali maqal ah 🖇Dhambaal 🖇Dhiirigeliye 🖇Buugwalba ood u baahato 🖇Xikmad iyo dhiirigelin 🖇weheliso 🖇Taariikhda 🖇 Dareenka dunida 🖇 Gaarsiinta diinta 🖇 Halxiraale 🖇Noqo mufakir 🖇 Science iyo qur'aanka 🖇Buuug dhagaysi ah 🖇 Su'aalo iyo jawaabo 🖇siirada nebiga SCW 🖇 Rajada nolosha 🖇 Oraahyo 🖇Oraahyo sawiro ah 🖇sheekoyin qosol iyo xikmad ah 🖇 Dhagayso quraanka 🖇 Rain of knowledge 🖇 Siyaasadda dunida 🖇 Sahanka nolosha 🖇Kalasoco wararka 🖇cilmi iyo aqoon 🖇Baro luuqada English'ka 🖇 Iftiinshe 🖇 Dunida dahsoon 🖇Qoraal qaadasho mudan 🖇 Qaado iftiinka 🖇ila qosol 🖇oraahside 🖇baraaruji awoodahaaga 🖇 niyadeena 🖇korodhso online academy 🖇Su'aalo diini ah 🖇Altaqwa 🖇faafinta khayrka 🖇kheyr wade 🖇 arrimaha islaamka 🖇 Aqoonkaal media |I{•------» - «------•}I| ╚═══════ - ════════╝ Special: https://t.me/dhambaal 回回回回回 - 回回回回回 Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ 回回回回回 - 回回回回回 Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ ➦ SPONSORED BY@xikmadbadan@oraahyo@kaydbooks ▀▄▀▄▀▄ - ▄▀▄▀▄▀ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

عن شداد بن أوس رضي الله عنه قال رسول الله ﷺ:  🌹🌻اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت،🌼🌹 🌹🌻Ilaahow adiga waxaa tahay rabigayga ilaah ma jiro adiga ma ahane, waad i abuurtay anigane waxaan ahay adoonkaaga, aniga waxaan ku taaganahay balankaada iyo yaboohaaga inta aan karo, waxaan kaa magan galayaa sharka waxa aan sameeyay, waxaan kuu qirayaa nimcadaada dushayda ahaatay, waxaana qirayaa dambigayga (rabiyow) ii dhaaf maxaa yeelay dambiyada ma dhaafo adi ma ahane,🌼🌹 من قالها حين يمسي فمات من ليلته دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح فمات من يومه دخل الجنة. صحيح رواه البخاري Qofka ducadaas👆 ku ducaysto goorta uu waa bariisto ee maalintaas dhintaa waxa uu galayaa janada, qofka ducadaas ku ducaysta goorta uu galabaysto ee habeenkaas dhintaa waxa uu galayaa janada. Sidaa waxaa yiri nabiga scw

Ikhlaaska (daacadnimada) iyo mutaabacada (raacida Nabiga scw) waa madaxa diinta oo dhan Qofka Xaqiijiyaa Xaqiiq Wuu Guulaysanayaa Aduun Iyo Aakhiraba La'aantood Liibaan Ma jirto qof waboo ku dadaal.

MAAH MAAHYO LABALAY AH 1.LABA SOCODKAY KU WACAN YIHIIN: b.Culimo diineed iyo t.Caad daruureed. 2.LABA FADHIGAY KU WACAN YIHIIN: b.Dabka iyo t.Dumarka. 3.LABA AAMUSKAY KU FIICAN YIHIIN: b.Inan iyo t.Abeeso. 4.LABA GEERIDAY KU WACAN YIHIIN: b.Baqay:waa neefka labka ah ee xoolaha ku jira ama waa neefka aan tarmin ee la dhufaano. t.Bakhayl:waa qofka aan dadka waxba siinin isagoo wax walba haysta, dadkuna wey neceb yihiin. 5.LABA NOLOSHAY KU WACAN YIHIIN: b.Saqiga: waa qofka deeqsiga ah. t.Saca madiga ah: waa saca caanaha badan, "madi" marka xoolaha laga hadlayo waxa loo isticmalaa neefka caanaha badan. #XIGASHO

عن شداد بن أوس رضي الله عنه قال رسول الله ﷺ:  🌹🌻اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت،🌼🌹 من قالها حين يمسي فمات من ليلته دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح فمات من يومه دخل الجنة. صحيح رواه البخاري Qofka ducadaas👆 ku ducaysto goorta uu waa bariisto ee maalintaas dhintaa waxa uu galayaa janada, qofka ducadaas ku ducaysta goorta uu galabaysto ee habeenkaas dhintaa waxa uu galayaa janada. Sidaa waxaa yiri nabiga scw

Mar walba ay daciifto cadeenta sunada iyo towxiidka, waxaa umada ku xoogaysto oo ku faafo shirkiga iyo bidcada sixirka iyo kahaanada, Mar walba ay daciifto wacdiga dadka iyo jeclaysiinta daacada (amarka Alle oo loo hogaansamo) waxaa umada ku xoogaysto kuna faafo fisqiga fasaadka fuxshiga iyo macsiyada. Sheekh Cabdi Raxmaan Garaad