uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
3 817
Obunachilar
-324 soatlar
-227 kun
-7830 kun
Postlar arxiv
Soo lama dhihi karo xuutiyiinta yaman waxaa u gacan galiyay mareekan🇺🇸 iyo iiraan si sucuudiga🇸🇦 iyo imaaraadka loogu cabsi galiyo ka dibna saaxib dhaw ay ka dhigtaan mareekan iyo yahuud.

Sadax aayadood oo tilmaamaayo cidna in aan gaalnimo loogu cudur daaraynin Sh Xassaan https://youtu.be/KgmuinVbN9I #Like. #Share. #Join

Ciil baa I haayayee maanta caafimaaday

Dhalinyaraa Tihiin Muruqiin iyo xoggiina yuusan idin sirin, Ilaahey haloo laabto o hala towbad keeno.. Nin walba intuu yaryah
Dhalinyaraa Tihiin Muruqiin iyo xoggiina yuusan idin sirin, Ilaahey haloo laabto o hala towbad keeno.. Nin walba intuu yaryahay Jaaniska haka faaiideysto hada oo aad xoog badan tihiin ilaahey markaad xasuusataan, Markaad dabacdaan ilaahey waa idin naxariisan, waa idin fara godayaa, Axad wax la abaalsado oo wax la deynsado Allaa ugu wanaagsan Subxaana-watacaala... Sheiy khunaa Abu salmaan Xafida hu laah

photo content

السلام عليكم akhristaha sharfanoow ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ✅MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA ꙬHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: Su'aalo diini ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Faadima bintu muxammad binu cabdi-wahhaab "Waxay ahayd gabar caalimad ah oo gurigeeda ku dhigto culuumta sharciga iyo siirada nabiga Scw, yaraanteeda waxay u jihaysatay dalbida cilmiga sharciga ah ilaa ay gabarnimo ku waynaatay mana guursanin. Waxayna ahayd mid ku tilmaaman qurux iyo dhoorsanaan dhamaanteed..." Culamaa'u najd [(5/364)] Madaarista diiniga gabdhaha kasoo boxo waa gabdha dhoorsoon oo guri joog ah xishood iyo sariigasho badan sida gabadha faadima oo kale. lkn gabdhaha kasoo boxo madaarista maadiga waa kuwa xishoodka ku yaryahay suuqa iyo siyaasadbo kaaga horeeyo wadada hadaad isaga hor imaadaan-na adiga raga ah ayaa xishoonaayo hadii kale horaadaha ayey kugu qaadaysaa😁😁

Saliga Nabiga Scw iyo difaaciisa culumada wahaabiyadaa kaga fiican suufiyada. Sh Xassaan xusayn #Like. #Share. #join

Jacalkii abuu bakar sidiiq uu nabiga scw jeclaa. Sh Xassaan xusayn

Magacyada ilaah oo afsoomaali ah

Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamedﷺ : - Caddaalad-yahannada ka midka ah dadka caanka ee casriga markii ay daalacdeen taariikh-nololeedka (siirada) Rasuulkii ilaahey Muxammadﷺ, waxay keliya aqoonsadeen wanaaggiisa, gobnimadiisa iyo sayidnimadiisa, tanina waa qayb ka mid ah hadalladii ay qaar ka mid ahi yiraahdeen: 1- Michael Hart wuxuu ku leeyahay buuggiisa "The Hundred Immortals". ("Waarayaasha waa boqol") Bogiisa 13, wuxuu leeyahay: "Waxaan doortay Muxammad, ﷺ, bilowga liistadan ... Maxaa yeelay Muxammad, ﷺ, waa qofka keliya ee taariikhda ku guulaystay gabi ahaanba heer diin iyo adduunba, wuxuuna dadka oogu yeeray Islaamka oo u faafiyay islaamka inuu yahay mid ka mid ah diimaha ugu waaweyn, wuxuuna noqday hoggaamiye. Siyaasad ahaan, militari ahaan iyo diin ahaanba, Kadib 13 sano oo uu dhintay, saameynta Muxammad, ﷺ, wali wey xoogan tahay waana la cusboonaysiiyay". Wuxuu ku yidhi, bogga 18aad: "Maaddaama Rasuulku ﷺ, uu ahaa awood weyn oo aan la dhayalsan karin, sidoo kale waxaa la oran karaa isagu waa hoggaamiyaha siyaasadeed ee ugu weyn taariikhda." Xigasho طريق الإسلام Turjumaaye Macalin Saalax Macalin Arimo islaam

Maxaa u xajka u aaday ayey ku xirtay dowlada shiinaha 8 sano, xabsiga isaga oo ku jiro ayuu ku geeriyooday sheekh #cumar xusa
Maxaa u xajka u aaday ayey ku xirtay dowlada shiinaha 8 sano, xabsiga isaga oo ku jiro ayuu ku geeriyooday sheekh #cumar xusayn. Dowlada shiinaha iyada oo intaas cadaawad ah muslimiinta u qabto ayey siyaasiyiinta maamulka haayo waxay dhahaan #walaalaheen, waraabo ha cuno iyaga.

xukunka qofka muslimka sheegto ee muslimiinta gaalo usoo raaco. #Like. #Share. #Follow

Erayada #xag_jir #argagixiso. Nabiga Scw ayey ku dhaheen "wuu waalan yahay" waa gabyaa shaacir" waa sixiroole" waa beenlow" maxay maaganaayeen intaas eray marka ay Nabiga Scw ku suntaayeen isaga oo waxba ka galabsanin kaliya wuxuu kala Hadley "ilaaha idin abuuray caabudo waxa ka sokeeyana ka taga" ? Iska ogow waxay diidanaayeen xaqiiqda cad ee Nabiga Scw uu la yimid, marka ay waayeen wax daliil run ah ay Nabiga Scw kala hortagaan waxay u leexdeen been cad in ay u bareeraan si Nabiga Scw xaqiiqda uu sheegaayo looga hor tago. #Maanta erayada aad maqlayso ee ah #argagixiso #khawaarij #wahaabiyo #mujas-simo #xagjir iyo erayo badan oo loo adeegsado xaqiiq sidayaasha maanta jiro waa dacaayad kuwii hore la mid ah ama ka agdhaw oo lagu diidan yahay xaqqa gabaadna looga si dhiigooda loogu banaysto xabsiyadana loogu guro.

Ganacsigiisa dha wuxuu ka koobnaa wax ka badnayn 300 kun shilin soomaali waxaana loo dilay shan kun shilin soomaali waa yaab
Ganacsigiisa dha wuxuu ka koobnaa wax ka badnayn 300 kun shilin soomaali waxaana loo dilay shan kun shilin soomaali waa yaab ma wuxuu mudnaa in lacag lagu taageero si uu ganacsigiisa u kobciyo mise wuxuu mudnaa shan kun shilin soomaali nafta qaaliga in loo dhaafiyo

Qof ayaa qoray qoraalkaan. Hadiii bajaajle tahay AMA Dukaanle tahay Ama Somalia Joogto Ha is Adkeeynin hdii Kale for nothing Ayaad u dhimaneysaa Askariga Qoriga sito Ee Somalia jooga Qoriga waxuu U Heeystaaa inuu jaaad ku Helo marka Hadii lacag u diido waxaa u maqan Nafsadwada

Shareecadeena islaamka waxay na fartay marka la furo dumarka gurigooda in aan laga bixinin iyagana aynan bixin, { لَا تُخۡرِجُوهُنَّ مِنۢ بُیُوتِهِنَّ وَلَا یَخۡرُجۡنَ إِلَّاۤ أَن یَأۡتِینَ بِفَـٰحِشَةࣲ مُّبَیِّنَةࣲۚ وَتِلۡكَ حُدُودُ ٱللَّهِۚ وَمَن یَتَعَدَّ حُدُودَ ٱللَّهِ فَقَدۡ ظَلَمَ نَفۡسَهُۥۚ لَا تَدۡرِی لَعَلَّ ٱللَّهَ یُحۡدِثُ بَعۡدَ ذَ ٰ⁠لِكَ أَمۡرࣰا } [سُورَةُ الطَّلَاقِ: ١]