Salah Muse Hassan
الذهاب إلى القناة على Telegram
4 064
المشتركون
-624 ساعات
-347 أيام
-12430 أيام
أرشيف المشاركات
4 063
𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗪𝗨𝗫𝗨𝗨 𝗟𝗘𝗘𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬: "𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗛𝗔𝗗𝗨𝗨 𝗗𝗛𝗜𝗛𝗜 𝗟𝗔𝗛𝗔𝗔 𝗫𝗜𝗧𝗔𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗟𝗔𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔𝗬𝗗𝗔 𝗛𝗔 𝗨 𝗗𝗔𝗕𝗔𝗔𝗟 𝗗𝗔𝗚𝗜𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗨 𝗗𝗔𝗕𝗔𝗔𝗟 𝗗𝗔𝗚𝗜 𝗟𝗔𝗛𝗔𝗬𝗡 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗟𝗞𝗔𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗛𝗜𝗟𝗔𝗔𝗙𝗜 𝗟𝗔𝗛𝗔𝗬𝗡.
𝗪𝗔𝗔 𝗜𝗡𝗗𝗛𝗔 𝗔𝗗𝗘𝗘𝗚 𝗠𝗘𝗘𝗦𝗛𝗔 𝗨 𝗗𝗔𝗠𝗕𝗔𝗬𝗦𝗔𝗬 𝗪𝗔𝗔 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗔𝗡𝗔𝗔𝗡 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗦𝗖𝗪 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗔𝗡𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗛𝗢𝗥𝗔𝗔𝗡𝗕𝗢 𝗦𝗨𝗨𝗙𝗜𝗬𝗢 𝗡𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 𝗠𝗔 𝗥𝗔𝗔𝗖𝗦𝗔𝗡𝗘𝗘𝗡 𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗤𝗔𝗥𝗔𝗔𝗕𝗧𝗢 𝗠𝗔'𝗔𝗛𝗔𝗡𝗘 𝗟𝗞𝗡 𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗪𝗨𝗨 𝗜𝗡𝗗𝗛𝗔 𝗖𝗔𝗗 𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗪𝗔𝗥𝗞𝗜𝗜𝗦𝗔.
𝗛𝗔𝗗𝗔𝗟𝗔𝗗𝗜𝗜𝗦𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔 𝗞𝗔 𝗠𝗜𝗗 𝗔𝗛 "𝗔𝗡𝗔𝗚𝗔 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗟𝗞𝗘𝗘𝗡𝗔 𝗪𝗔𝗔 𝗤𝗔𝗟𝗕𝗜𝗬𝗔𝗗𝗘𝗘𝗡𝗔".
𝗪𝗨𝗫𝗨𝗨 𝗦𝗜 𝗖𝗔𝗗 𝗞𝗨𝗨𝗚𝗨 𝗖𝗔𝗗𝗘𝗘𝗬𝗔𝗬 𝗪𝗔𝗗𝗔𝗔𝗗𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗡 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗟𝗞𝗜𝗜𝗦𝗔 𝗔𝗛𝗔𝗬𝗡 𝗞𝗜𝗧𝗔𝗔𝗕 𝗤𝗨𝗥'𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗦𝗢𝗡𝗡𝗢 𝗡𝗔𝗕𝗜 𝗦𝗖𝗪 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔 𝗠𝗘𝗘𝗦𝗛𝗔𝗔𝗦 𝗞𝗔 𝗙𝗔𝗛𝗔𝗡𝗧𝗔𝗬 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗𝗞𝗔 𝗤𝗔𝗟𝗕𝗜𝗚𝗢𝗢𝗗𝗔 𝗜𝗡 𝗔𝗬 𝗞𝗔 𝗦𝗛𝗔𝗥𝗖𝗜𝗬𝗘𝗘𝗬𝗘𝗘𝗡 𝗘𝗘 𝗨𝗨𝗦𝗔𝗡 𝗔𝗛𝗔𝗬𝗡 𝗗𝗔𝗟𝗜𝗜𝗟 𝗤𝗨𝗥'𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗦𝗨𝗡𝗡𝗢 𝗠𝗜𝗗𝗡𝗔.
4 063
"𝗠𝗔 𝗚𝗔𝗥𝗔𝗡𝗔𝗬𝗦𝗔𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗜𝗦𝗟𝗔𝗔𝗠𝗜𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗨𝗦𝗟𝗜𝗠𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗜𝗚𝗔 𝗖𝗔𝗝𝗔𝗕𝗜𝗬𝗔𝗬".
𝗥𝗔𝗔𝗦𝗛𝗜𝗬𝗔𝗔𝗡 𝗟𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗖𝗦𝗔𝗡 𝗗𝗨𝗠𝗔𝗥𝗞𝗔 𝗠𝗨𝗦𝗟𝗜𝗠𝗔𝗔𝗧𝗞𝗔 𝗔𝗦𝗧𝗨𝗥𝗞𝗢𝗢𝗗𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗤𝗨𝗥𝗨𝗫𝗗𝗔 𝗫𝗜𝗝𝗔𝗔𝗕𝗞𝗔.
4 063
Beri hore waxa jiray diin iyo dacawo😂
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: GEERAAR jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
Dhulka ilaahey sheegay ayaa xidig xidigaha meera ka mid ah waa caqliyada kuwa caqligooda iyo maankooda gaalada u dhiibtay ama loo dhiibay si ay u wax u baraan, dhulka waa dhul ee kowkab iyo xidig midna ma aha.
4 063
Gaalada marka ay ka hadlayaan dhulka in uu kubad yahay waxa ay na tusiyaan oo dhan waxa ay u badan yihiin muuqaalo cumpuyuutar lagu sameeyay wax gacan lagu farsameeyayna daliil ma noqdaan maxaa yeelay qofka sameeynaayay xitaa aragtidiisa ayuu ku sameeyay
Xaqiiqda waxay tahy in dhulka fidsan yahay aayadaha qur'aankana sida ayey ku soo arooreen,
وإلى الأرض كيف سطحت
والأرض بعد ذالك دحاها
والأرض فرشناها فنعم الماهدون
Aayadaas oo dhan waa daliil cad dhulka in uu yahy mid firaashan oo kubad ahayn.
Maxaa dhacaayo hadii la dhaho dhulka waa kubad
Waxaa dhacaayo in la beeniyo aayadaha qur'aanka oo tilmaamay dhulka in uu fidsan yahay qofka aayad beeniyana waa wax lawada garanaayo in uusan muslim sii ahaanaynin.
waxaa dhacaayo dhulka in uu yhay ukun yar oo caloosha samada ku jirto.
Waxaa dhacaayo wax kor la yiraah ma jiro in la dhaho ama wax hoos la dhaho ma jiro in la dhaho waxaana ka dhalanaayo warkaas in la dhaho ilaah kor ayuu jiraa hoosna wuu jiraa wax suur gal ahna ma aha ilaah waanaga sareeyaa.
4 063
Madaxda muslimiinta u taliso waxay hubsadeen in aan nahay kuwii rasuulka tilmaamay ee aduunyada jeclaa geeridana necbaa saas awgeed waxay si bareer ah oogu dhiiranaayaan wax aynan suura gal ahayn in dhul muslim leeyahay lagu sameeyo tusaale #imaaraadka xili hindidu ay muslimiinta hidida ah ay cadaadis saarayso dilayaan dhacayaan ayuu ka furay wadanka muslimiinta imaaraadka macbadyo sanamka lo'da lagu caabudo.
4 063
Bidcada Mowlidka ee sanad walba Suufidu udabaal degto asalka halkee laga keenay waxaa sharraxaya Sh.Nuur Macalin C/raxmaan Raximahullaah
4 063
𝗧𝗔𝗔𝗥𝗜𝗜𝗞𝗛𝗗𝗔 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗𝗞𝗔 𝗠𝗘𝗘𝗦𝗛𝗔 𝗨𝗨 𝗞𝗔𝗦𝗢𝗢 𝗕𝗜𝗟𝗢𝗪𝗗𝗔𝗬
𝗦𝗛 𝗫𝗔𝗦𝗦𝗔𝗔𝗡
𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢 𝗧𝗔𝗔𝗥𝗜𝗜𝗤𝗗𝗔 𝗦𝗜'𝗔𝗔𝗗 𝗨 𝗢𝗚𝗔𝗔𝗧𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗨𝗦𝗟𝗜𝗠𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗤𝗔𝗡 𝗨 𝗔𝗛𝗔𝗔𝗡 𝗝𝗜𝗥𝗔𝗬 𝗜𝗬𝗢 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕.
4 063
Anas binu maalik r.c wuxuu dhahay:
Ma arkin maalin ka xun oo ka mugdi badan maalinta nabiga swc dhintay.
4 063
Abuu xaamid al-ghazaali wuxuu yiri:
Ma haboona in loo maleeyo in gaalaysiinta iyo diidmadeeda ay haboon tahay meel walbo si go'an in loogu garan karo, isakaba daayee gaalaysiinta waa xukun sharci ah waxuu u laabanayaa banaynta xoolaha daadinta dhiiga iyo ku xukmid lagu xukumo naarta in uu ku waaraayo, meesha laga qaadanaayo waa meesha laga qaato axkaamta kale ee sharciga ah, mar waxaa lagu gartaa si dhab ah, marna waxaa lagu gartaa malo xoogan marna waa lagu laba-labeeyaa, mar kasta oo ay laba-labeen dhacdaa ka istaagid gaalaysiinta ayaa haboonaan badan, u dagdagida gaalyasiinta waxaa un ay ku badan tahay caadooyinka kuwa jahliga uu ku badan yahay,,) mar kale wuxuu dhahay, waxaa banaan arinkaas (gaalaysiinta) in lagu fatwoodo mar si go'an marna si mala iyo ijtihaad ah>. Abuu xaamid waxaa kasoo guuriyay sheekhul-islaam (ibnu taymiya) wuuna u qiray.
4 063
Repost from Salah Muse Hassan
Culumada waxay iskugu maan dhaafeen taariiqda dhalashada rasuulka scw dhoor qowl:
Qowlka hore: waa in nabiga scw uu dhashay maalinta labaad ee rabiicul awal.l; qowlkaan waxaa dhahay ibnu cadil-barr al-waaqidi ayaa ka wariyay abii macshar nujayx binu cabdi-raxmaan.
Qowlka labaad: waa in nabiga dhashay maalinta sadaxaad ee bisha rabiicul-awal; waxaa qaab jiraysiin ah ku soo guuriyay ibnu jamaaca al-kataani.
Qowlka sadaxaad: waa in uu dhashay maalinta sideedaad ee rabiicul-awal; al-xumaydi ayaa ka sheegay ibnu xazm
Qowlka afaraad: waa in uu dhashay sagaalaad; kan waa waxa uu kusoo helay maxamuud baashaa oo falaki ah daraasad falaki ah ibnu cuthaymiin wuu rajaxay mubaar-kafuurina wuu doortay wadaad kitaabka raxaaqul-maktuum qoray.
Qowlka shanaad: waa in uu dhashay maalinta tobonaad ee rabiicul-awal waxaa kitaabkisa kusoo guuriyay ibnu dixya
Qowlka lixaad: waa in uu dhashay maalinta labo iyo tobonaad waxaa qoray ibnu isxaaq ibnu abii shaybana kitaabkiisa musanifka ayuu ku xadiith jaabir iyo ibnu cabaas laga wariyay oo tilmaamaayay in nabiga la dhalay 12ka bisha rabiicul-awal, waana kan jamhuurta aktooda caanka ka ah
Waxaa kale oo la sheegaa in uu dhashay iyada 8 maalin ka dhiman tahay rabiicul-awal.
Waxaa kale oo sheegay in uu dhashay 18 rabiicul-awal.
Maalinka uu nabiga dhashay khilaafkaas ayaa ku jiro.
4 063
Culumada waxay iskugu maan dhaafeen taariiqda dhalashada rasuulka scw dhoor qowl:
Qowlka hore: waa in nabiga scw uu dhashay maalinta labaad ee rabiicul awal.l; qowlkaan waxaa dhahay ibnu cadil-barr al-waaqidi ayaa ka wariyay abii macshar nujayx binu cabdi-raxmaan.
Qowlka labaad: waa in nabiga dhashay maalinta sadaxaad ee bisha rabiicul-awal; waxaa qaab jiraysiin ah ku soo guuriyay ibnu jamaaca al-kataani.
Qowlka sadaxaad: waa in uu dhashay maalinta sideedaad ee rabiicul-awal; al-xumaydi ayaa ka sheegay ibnu xazm
Qowlka afaraad: waa in uu dhashay sagaalaad; kan waa waxa uu kusoo helay maxamuud baashaa oo falaki ah daraasad falaki ah ibnu cuthaymiin wuu rajaxay mubaar-kafuurina wuu doortay wadaad kitaabka raxaaqul-maktuum qoray.
Qowlka shanaad: waa in uu dhashay maalinta tobonaad ee rabiicul-awal waxaa kitaabkisa kusoo guuriyay ibnu dixya
Qowlka lixaad: waa in uu dhashay maalinta labo iyo tobonaad waxaa qoray ibnu isxaaq ibnu abii shaybana kitaabkiisa musanifka ayuu ku xadiith jaabir iyo ibnu cabaas laga wariyay oo tilmaamaayay in nabiga la dhalay 12ka bisha rabiicul-awal, waana kan jamhuurta aktooda caanka ka ah
Waxaa kale oo la sheegaa in uu dhashay iyada 8 maalin ka dhiman tahay rabiicul-awal.
Waxaa kale oo sheegay in uu dhashay 18 rabiicul-awal.
Maalinka uu nabiga dhashay khilaafkaas ayaa ku jiro.
4 063
Repost from Salah Muse Hassan
Nabigeena muxamad scw alle ayaa doortay sharafkiisa iyo sheegitaankiisana kor u qaaday, maalin ma jirto ilaa malaayiin ayaa nabiga ku saliso, maxaa yeelay nabiga waa isku xiraha dadka iyo rabigooda, waa kan sababtiisa aaan Allah ku garanay, waa kan sababtiisa aan hanuunka ku helnay uu towxiidka nagu soo gaaray.
Badiya saliga nabiga scw, hal mar qofka ku saliyo nabiga scw, toban jeer ayuu rabi u naxariistaa, hal mar aad ku saliso nabiga ayaa intaas oo naxariis rabi ku helaysaa, maalinta jimcaha ah ooguma sii jirto aad u badiyo saliga nabiga.
Iska ilaaliya mooryaan diimeedyada mas'alo gaabyada suufiyada, diinka ilaah noo soo dajiyay nabigana lagu soo dajiyay laguma sheegin wax la dhaho xuska mowliidka nabiga dabaal daga dhalashada nabiga scw,
mowliidka inuu bidca yahay waxaa kugu filan inuusan nabiga scw iyo saxaabada nabiga oogu jeclayd iyo culamada afarta ah ee mad,habtooda hada loo badan yahay aysan samaynin una dabaal dagin mowliidka, dadkii hore waxaan diin u ahaan jirin hadaad hada ka diin dhigitaan idinkaa baadiyoobaayo.
4 063
#Ordogaan
Inta madax-wayne aan arkay ma arak madax-wayne saan nabiga scw ooga sheekeeyo saas ay tahay ordogaan waa gaal muslim aan ahayn maxaa yeelay kitaabka rabbi dad kuma xukumo waana calmaani dimuqraadiyo aminsan dilkiisana ku xukumo dimuqraadiyada, iyada oo saas ah hadana wuxuu dhaamaa madax badan oo isagoo kala ah.
4 063
𝗖𝗮𝗮𝗹𝗶𝗺𝗸𝗮 𝗶𝗯𝗻𝘂 𝗯𝗮𝗮𝘇 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗶𝗵𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗰𝘂𝗹𝘂𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗲𝗵𝗲𝗲𝗻:
"𝗘𝗿𝗮𝘆𝗴𝗮 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝗻𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗼:
مدد يا سيدنا الحسين،
𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿 𝘀𝗮𝘆𝗶𝗱𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘅𝘂𝘀𝗮𝘆𝗻𝗼𝗼,
مدد يا سيدة زينب ،
𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿 𝘀𝗮𝘆𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝘇𝗮𝘆𝗻𝗮𝗯𝗲𝗲,
مدد يا بدوي يا شيخ العرب،
𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗯𝗮𝗱𝘄𝗶𝘆𝗼𝘄 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗮 𝗰𝗮𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼𝗼𝘄
مدد يا رسول الله ،
𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗿𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗸𝗶𝗶 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗼𝘄
مدد يا أولياء الله
𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮 𝗮𝘄𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗲𝗲𝘆...
𝗘𝗮𝗿𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀 𝘄𝗮𝗮 𝗲𝗿𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗶 (𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗷𝗶𝗻) 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝘄𝗲𝗲𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗮𝘆𝗲𝘆 𝗸𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮𝗮 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗼 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗹𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘂𝗻𝗯𝗮𝘆 𝘂 𝗮𝗵𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆".
𝑯𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒚𝒊𝒏 𝒄𝒊𝒅 𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉 𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏 𝒉𝒂 𝒖 𝒈𝒂𝒄𝒎𝒂 𝒉𝒐𝒐𝒓𝒔𝒂𝒏𝒊𝒏 𝒄𝒊𝒅 𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉 𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏 𝒌𝒖 𝒌𝒂𝒍𝒔𝒐𝒐𝒏𝒂𝒂𝒘 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒙 𝒘𝒂𝒙 𝒘𝒂𝒚𝒅𝒊𝒊𝒔𝒐 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒊 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒂 𝒕𝒖𝒖𝒈 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒂 𝒖 𝒈𝒂𝒄𝒎𝒐 𝒉𝒐𝒐𝒓𝒔𝒐 𝒂𝒅𝒐𝒐 𝒊𝒔𝒍𝒆𝒉 𝒘𝒂𝒙 𝒎𝒂 𝒉𝒂𝒍𝒂𝒚𝒏𝒊𝒏 𝒅𝒊𝒊𝒏𝒌𝒂𝒂𝒅𝒂 𝒉𝒂 𝒌𝒖 𝒌𝒉𝒂𝒎𝒂𝒂𝒓𝒊𝒏 𝒐𝒐 𝒉𝒂 𝒘𝒂𝒂𝒚𝒊𝒏.
4 063
Maxaa ku dooratay islaamka ?👆
Diinka islaamka qiimihiisa waxaa la waydiiyaa dadka dhawaaan soo islaamay.
Ninka carabiga yaqaano ama ingiriis wadaadkaas ka war doon
4 063
Colka oo dhan kalgacaylkooda waa la rajeeyaa illaa qofka diinka kugula colooba ma'ahane.
Al-imaamu shaafici.
https://t.me/Asalraac
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
