uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
3 814
Obunachilar
-324 soatlar
-207 kun
-7730 kun
Postlar arxiv
Marka raga loo furay albaab walba oo fasaad ahaa dumarka-na iyaga oo qaawan banaan yahay marayaan inta aan aragnay wax ka waaweyn oo soo socdo fisha.

sticker.webp0.04 KB

بعد كشف الفضيحة الجنسية الفظيعة لأحد الفتيات ونشر فيديوا لها وهي عريانة مورس معها الوطء والجماع من قبل ديوس لئيم بدأت تملئ الصراخ والعويل والبكاء في سوشيل ميديا مبررة لنفسها حيث تلقي تهتم الغذر والخيانة على الرجل الذي قام بتسجيل الفيديو بعدما اشربها ماء فيها مواد مسكرة جعلتها تفقد وعيها وحسها بعد شرب الماء حسب ما جاء في حديثها بعد انتشار الفيديو في سوشيل ميديا على نطاق واسع وشاع الخبر وسط المجتمع كالنار في الهشيم !! Aqlaaq xumada iyo anshaxii oo laga tagay iyo in la iska soo duubo videos iyadoo la niikinayo misana la dhageysanayo heeso nuuc waliba leh waliba lala shaahayo rag ajanabi ka ah dumarka ! Cowradu ay muuqato luqunta naasaha xabadka iyo meel kaloo xasaasi ah !! Waxaad maqleysaa heblaayo baa fadeexo dhexda kaga jirta waayo iyadoo galmo sameeyneysa ayaa lagu arkaya baraha bulshada waxaa durbo bilaabanaya oohin iyo baroor ayadoo la isku dayayo in gabadhaas loo ceeb qariyo halka markii horre la daawanayey iyadoo intaasoo xumaan ku dhex jirta ceebaheedna ay waagaa qarsanaayeen !! Gabdhahaa wada qaawan ee jidadka muqdisho kulaafyoonaya aaway ehelkooda aaway kuwa u diirnaxaya marka ay fadeexadu banaanka timaado !! Maxaa loo eeganayaa iyagoo qaawan in ay nahor socdaan dharkii asturka tuuraan aaway dhaqankii aaway diintii aaway xishoodkii !! الأيام القادمة حبلى !!! نسال الله العافية والسلامة ! Xigasho

#Abwaan_hadraawi ma ahayn abwaanada kale afkiisa inta dhagar gaalo ku kashifay ma yareen. ILAAHEY ha u naxariisto.

Dhamaanteen waxaan wada saaran nahay wadada geerida ILAAH ha u naxariisto #Abwaan_hadraawi. https://t.me/Asalraac

sticker.webp0.03 KB

Xasanul-Basri Ayaa U Qoray Cumar Cabdi Caziiz; Intaas Ka Dib: Aduunyadu waa daar geedi ee ma aha daar nagaansho aadam-na waxaa un loo soo dajiyay aduunyada iyada oo u ah cuquubo , ee ka digtoonow aduunyada amiirka mu'miniintow, maxaa yeelay sahayda aduunka laga qaato waa ka tagideeda hodantinimada laga qaatana waa faqiirtinimadeeda , aduunyadu mar walbo waxay leedahay mid dilan, way duleysaa qofkii sharfiya , weyna saboolisaa uruuriya, ku ahow aduunyada sida kan dhaawaciisa daaweynaayo oo kale, kulaylka dhaawaca ayuu maciin bidayaa wax yar, baqdin uu ka qabo wax in badan dhibi doona, wuxuuna ku sabrayaa dhibka daawada, baqdin uu ka qabo balaayo ku daba dheeraan doonto.

Haka quusanina naxariista illaahay."🥰 ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ: ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ma_ogtahay Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinkaHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: Yasir mukhtar Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada nolosha 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Dilka #salmaan_rushdi ma ahayn illaa khiyaano mareekanka wato iiraan-na looga dhigaayo dowlad ma tasho muslimiinta.

⬅️قال تعالى:"{أَفَغَیۡرَ ٱللَّهِ أَبۡتَغِی حَكَمࣰا وَهُوَ ٱلَّذِیۤ أَنزَلَ إِلَیۡكُمُ ٱلۡكِتَابَ مُفَصَّلࣰاۚ}" ➡️Macnaha:"Ma-Diinka Alle Waxan Aheyn Baa udoona Xaakim isagoo idiin Soo Dajiyay Kitaab Cad oo Kala dhigdhigan." ⬅️قال تعالى:"{ أَلَیۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَاكِمِینَ}" ➡️Macnaha:"Alle Soo Maahan Midka Ugu Xukun Wanaagsan." 👉Marka 7aad:Diidmada Ama Dareen Kakeenidda Sareynta Shareecada islaamka Waa Diin Xumo iyo iimaan Darro. ⬅️قال تعالى:"{وَیَقُولُونَ ءَامَنَّا بِٱللَّهِ وَبِٱلرَّسُولِ وَأَطَعۡنَا ثُمَّ یَتَوَلَّىٰ فَرِیقࣱ مِّنۡهُم مِّنۢ بَعۡدِ ذَالِكَۚ وَمَاۤ أُو۟لَئِكَ بِٱلۡمُؤۡمِنِینَ}" ➡️Macnaha:"Waxey Oranayaan Alle iyo Rasuulkisa Waan Rumeynay Waana Ajiibnay Hadana Weey Jeesan intaa Kadib, Kuwaa Mu'miniin Maahan." ⬅️قال تعالى:"{فَلَا وَرَبِّكَ لَا یُؤۡمِنُونَ حَتَّىٰ یُحَكِّمُوكَ فِیمَا شَجَرَ بَیۡنَهُمۡ ثُمَّ لَا یَجِدُوا۟ فِیۤ أَنفُسِهِمۡ حَرَجࣰا مِّمَّا قَضَیۡتَ وَیُسَلِّمُوا۟ تَسۡلِیمࣰا.}" ➡️Macnaha:"iiman Dhameystiran Lagama Helin Dadka inta Ay Kaaga Xukun Dhiganayaan Wixi image dhexmaray waliba aanay Dhibsan Go'aanka aad Kukala Saarto una hogaansamayan hogaansan" ||Cabdiraxman Garaad Cali.

{𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚} ⬅️بسم الله الرّحمٰن الرّحيم 👉Marka 1aad:Shareecada Alle Waa Mid dhameystiran waliba faahfaahsan Kana Timid Rabbi Kuxeel dheer Arrin Walba. ⬅️قال تعالى:{الۤرۚ كِتَابٌ أُحۡكِمَتۡ ءَایَاتُهُۥ ثُمَّ فُصِّلَتۡ مِن لَّدُنۡ حَكِیمٍ خَبِیرٍ} ➡️Macnaha:Kitaabka Qur'aanka Waa Mid Lasugay Aayadihiisa Lana Cadeeyay Kana Yimid Eebbe Falsan oo Xog Ogaal ah xagii. ⬅️قال تعالى:"{مَّا فَرَّطۡنَا فِی ٱلۡكِتَابِ مِن شَیۡءࣲۚ}" ➡️Macnaha:"Kaga-Meynan Tagin Kitaabka dhexdii Waxba oo Arrin Walba Waan Ku dhameystirnay." 👉Marka 2aad: -Awooda Maamulka- Alle Ayaa Leh, Waana Xuquuq Ugaar ah Asaga, Cidii Sheegata Awooda Sharci Dajintana Waxey Sheegatay Awood Eysan Laheyn: ⬅️قال تعالى:{مَا تَعۡبُدُونَ مِن دُونِهِۦۤ إِلَّاۤ أَسۡمَاۤءࣰ سَمَّیۡتُمُوهَاۤ أَنتُمۡ وَءَابَاۤؤُكُم مَّاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ بِهَا مِن سُلۡطَـٰنٍۚ إِنِ ٱلۡحُكۡمُ إِلَّا لِلَّهِ أَمَرَ أَلَّا تَعۡبُدُوۤا۟ إِلَّاۤ إِیَّاهُۚ ذَالِكَ ٱلدِّینُ ٱلۡقَیِّمُ وَلَكِنَّ أَكۡثَرَ ٱلنَّاسِ لَا یَعۡلَمُونَ} ➡️Macnaha:Maamulka iyo Talada Alle Unbaa Leh oo waa Xaqq Ugaar ah Asaga Lalana Wadaagin. ⬅️قال تعالى:"أَلَا لَهُ ٱلۡخَلۡقُ وَٱلۡأَمۡرُۗ تَبَارَكَ ٱللَّهُ رَبُّ ٱلۡعَالَمِینَ" ➡️Macnaha:Uunka Alle Ayaa leh oo Abuurtay Asaga Keliya Unbaana Leh Hagidooda iyo Maamuliddooda. 👉Marka 3aad:Ogolaanshaha Sharciga Alle inuu Hirgalo Talada Allena Sarreyso Waxey Kamid Tahay iimaanka iyo Toosnaanta Towxiidka: ⬅️قال تعالى:"{وَهُوَ ٱللَّهُ لَاۤ إِلَهَ إِلَّا هُوَۖ لَهُ ٱلۡحَمۡدُ فِی ٱلۡأُولَىٰ وَٱلۡاخِرَةِۖ وَلَهُ ٱلۡحُكۡمُ وَإِلَیۡهِ تُرۡجَعُونَ.}ا"لقصص ➡️Macnaha Alle Xaq Lagu Caabudo oo Alle Kasoo Haray Majiro Asageyna U-ahaatay Mahad Tan Hore iyo Tan Dambaba Asagaana Xukunka Leh Xagiisaana Loo Laaban." ⬅️قال تعالى:"{وَلَا تَدۡعُ مَعَ ٱللَّهِ إِلَهًا ءَاخَرَۘ لَاۤ إِلَهَ إِلَّا هُوَۚ كُلُّ شَیۡءٍ هَالِكٌ إِلَّا وَجۡهَهُۥۚ لَهُ ٱلۡحُكۡمُ وَإِلَیۡهِ تُرۡجَعُونَ}" ➡️Macnaha:Habaryina Alle Maciisa Ilaah Kale,Ilaah Xaqq Lagu Caabudo oo Alle Kasoo Haray Majire, Wax Kasta Weey Baabi'i Asaga Uun Mooye, Xukunka Asagu U-ahaaday Xagiisaana Loo Laaban. 👉Marka 4aad:Shareecada islaamka in La-isku Maamulo wax Kasokeeyana La-aqbalin Waa Waajib Alle Faray Nabiyada iyo Guud Ahaan Umadda. Wuxuna Yiri:- ⬅️{إِنَّاۤ أَنزَلۡنَاۤ إِلَیۡكَ ٱلۡكِتَابَ بِٱلۡحَقِّ لِتَحۡكُمَ بَیۡنَ ٱلنَّاسِ بِمَاۤ أَرَاْكَ ٱللَّهُۚ وَلَا تَكُن لِّلۡخَاۤئِنِینَ خَصِیمࣰا} ➡️Macnaha:innagaa Xagaaga Usoo Dajinnay Kitaabka Si-dhab ah Si-aad Ugu Kala Xukunto Dadka Dhexdooda Wuxu Alle Kutusiyay." ⬅️قال تعالى:"{وَأَنِ ٱحۡكُم بَیۡنَهُم بِمَاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ وَلَا تَتَّبِعۡ أَهۡوَاۤءَهُمۡ وَٱحۡذَرۡهُمۡ أَن یَفۡتِنُوكَ عَنۢ بَعۡضِ مَاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ إِلَیۡكَۖ}" ➡️Macnaha:"Kukala Xukun Dhexdooda Wuxu Alle Weyne Soo Dajiyay oo Haraacin Hawadooda,iskana ilaali ineey kaa Fitneeyaan Wax kamida Waxa Lagugu Soo Dajiyay" 👉Marka 5aad:Kama Furna Gorgortan iyo Kala Doorashada Sharciga Alle iyo Shuruucda Kale Ee Kasoo haray : ⬅️قال تعالى:"{وَمَا كَانَ لِمُؤۡمِنࣲ وَلَا مُؤۡمِنَةٍ إِذَا قَضَى ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥۤ أَمۡرًا أَن یَكُونَ لَهُمُ ٱلۡخِیَرَةُ مِنۡ أَمۡرِهِمۡۗ}" ➡️Macnaha: Mu'minka Khiyaar iyo Gorgortan Ugama Furna Go'aamada Alle iyo Rasuulkiisa Xagooda Kayimaada Aan Ka aheyn ineey Raacaan oo-Kaliya. 👉Marka 6aad:Heshiis Ama Qaanun Kasokeeya Sharciga islaamka Mala Dajin Karo:Waayo Baahidas waaba Nalaga Kaafiyay Mana Laga Door bidi Karo Shareecada Wax Kasta oo kasoo haray. ⬅️قال تعالى:"{أَوَلَمۡ یَكۡفِهِمۡ أَنَّاۤ أَنزَلۡنَا عَلَیۡكَ ٱلۡكِتَابَ یُتۡلَىٰ عَلَیۡهِمۡۚ إِنَّ فِی ذَالِكَ لَرَحۡمَةࣰ وَذِكۡرَىٰ لِقَوۡمࣲ یُؤۡمِنُونَ} ➡️Macnaha:"Miyaaney Kufilneyn Dadka inaan Kugu Soo Dajinay Kitaab oo Lagu Dul Aqrinayo Waliba, Arrinkaas oo u-ah Raxmad Iyo Waano Kuwa Alle Rumeysan" ⬅️قال تعالى:"{أَفَحُكۡمَ ٱلۡجَاهِلِیَّةِ یَبۡغُونَۚ وَمَنۡ أَحۡسَنُ مِنَ ٱللَّهِ حُكۡمࣰا لِّقَوۡمࣲ یُوقِنُونَ}" ➡️Macnaha:"Maxukunka Jaahiliyaddey Doonayan Oo Yaa Alle Kaxukun Wanaagsan Hadeey Wax Yaqiinsanyihin?".

Haka quusanina naxariista illaahay."🥰 ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ: ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ma_ogtahay Ꙭ: Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinkaHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: Yasir mukhtar Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada nolosha 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

✍Channel Cusub Doodaha Culimada Ka Faa'idaysta.👇 https://t.me/somsalaf

Haka quusanina naxariista illaahay."🥰 ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ku baro afcarabiga qoralo Ꙭ: hoyga sheekoyinka Ꙭ:hoyg xikmadaha ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: culimada su'aashaada weydii Ꙭ: xikmado xul ah. Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: ma_ogtahay_xaqiiqdaan Ꙭ: su'aalo guud(diini iyo maadi) Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahato Xikmad iyo dhiirigelin ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: Xikmada wade Ꙭ: faafinta diinta islaamkaHoyga_Akhriska ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: Science iyo qur'aanka Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: Su'aalo iyo jawaabo Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi iyo aqoon ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: Baahiyaha kheyrka Ꙭ: Sheekooyin jacayl Ꙭ: Qaado iftiinka ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: baraaruji awoodahaaga Ꙭ: niyadeena ☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: korodhso online academy Ꙭ: Rajada nolosha 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎ @kaydbooks ☞︎︎︎@xikmadbadan ☞︎︎︎@HoygaShekoyinka ☞︎︎︎ qur'aanka iyo sayniska ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Sheekha islaamka ibnu taymiya wuxuu yiri: "Islaamka wuxuu ku dhisan yahay labo asal: "In aanan caabudin ALLAAH ma'ahane, Iyo in aan ku caabudno waxa uu sharciyeeyay, ku caabudimayno bidcooyinka" waxa anaga samaysanay. [ منهاج السنة (1\481) ]

Islaam: waa ALLAAH oo towxiid la is kugu dhiibo iyo hogaansan ALLAAH loogu hogaansamo waryeelida, iyo ka fogaanshaha shirkiga iyo ehelkiisa. Muslim: waa qofka ALLAAH towxiid isugu dhiibo ALLAAH war yeelida oogu hogaansamo kana fogaado shirkiga iyo ehelkiisa.

دار الإفتاء المصرية Waxay fatwootay "maytada in la baryi karo sharci diidayna uusan jirin. Waxaan is waydiiyay sharcigee ayey
دار الإفتاء المصرية Waxay fatwootay "maytada in la baryi karo sharci diidayna uusan jirin. Waxaan is waydiiyay sharcigee ayey sheegayaan ? Ma sharciga islaamka muslimiinta ? mise kii mushrikiinta gaalada ahaa? Waxaan sharciga islaamka iyo muslimiinta ku ogaanay in qof aan ALLAAH ahayn la baryi karin qofkuu rabo ha ahaado malag iyo nabi awliyo saalixiin ilaah cid ma reebin aayadaha axaadiista arinkaas cadeeyayna aad ayey u fara badan yihiin, waxaa ka mid ah qowlka Alle ee ahaa: (وأن المساجد لله فلا تدعوا مع الله أحدا)

دار الإفتاء المصرية Been iyo baadil ayey caamadii u fatwoodeen waxayna dafireen axaadiista NABIGA scw ee ahayd "Qubuurta masa
دار الإفتاء المصرية Been iyo baadil ayey caamadii u fatwoodeen waxayna dafireen axaadiista NABIGA scw ee ahayd "Qubuurta masaajid ha ka dhiganina waan idinka reebayaa arinkaas". Waxayna ku tilmaameen xadiithka NABIGA "hadal baadil ah aan la eegeynin xitaa". Waxaa ku radiyay D: Badar Bina Cali Al-Cutaybi.👆sawirka.

🌻👉👉Aayad Iyo Tafsiirkeeda👈👈🍀 Tafsiirka qowlka Alle: {وَلَهُۥ مَا فِی ٱلسَّمَـٰوَ ٰ⁠تِ وَٱلۡأَرۡضِ وَلَهُ ٱلدِّینُ وَاصِبًاۚ أَفَغَیۡرَ ٱللَّهِ تَتَّقُونَ} ALLAAH wuxuu leeyahay: ALLAAH waxaa u sugnaaday boqortooyada waxa ku jiro cirarka iyo dhulka, cid wax kula wadaagto ma laha arinkaas, ALLAAH asaga weeyaan kan abuuray, waana asaga kan arzaaqaayo, gacantiisa ayeyna ahaatay noloshooda iyo geeridooda. {وَلَهُ ٱلدِّینُ وَاصِبًاۚ} ALLAAH wuxuu leeyahay: Alle asaga ayey u sugnaatay war yeelida iyo baraxtirnaanta iyada oo joogta ahoo suganoo waajib ah. {أَفَغَیۡرَ ٱللَّهِ تَتَّقُونَ} ALLAAH wuxuu leeyahay: ma cid aan ALLAAH ahayn ayaad ka baqaysaan dadow, ood iska jiraysaan in ay idinka xoogaan nimcada ILAAH ee korkiina ahaatay u barax tiridiina cibaadada RABBIGIINA iyo u gaar yeelida war maqlida aad ALLAAH war maqashaan, mana lihidiin mid wax idin tara, oo Alle kasoo haray. Suurada: An-naxli. Aayada: 52] Tafsiirka: ibnu jariir ad-dabari.