4 063
订阅者
-224 小时
-337 天
-12230 天
帖子存档
4 063
Haka quusanina naxariista illaahay."🥰
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ku baro afcarabiga qoralo
Ꙭ: hoyga sheekoyinka
Ꙭ:hoyg xikmadaha
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: culimada su'aashaada weydii
Ꙭ: xikmado xul ah.
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: ma_ogtahay_xaqiiqdaan
Ꙭ: su'aalo guud(diini iyo maadi)
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: Xikmada wade
Ꙭ: faafinta diinta islaamka
ꙬHoyga_Akhriska
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: Science iyo qur'aanka
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: Su'aalo iyo jawaabo
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi iyo aqoon
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: Baahiyaha kheyrka
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ: Qaado iftiinka
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: baraaruji awoodahaaga
Ꙭ: niyadeena
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: korodhso online academy
Ꙭ: Rajada nolosha
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎ @kaydbooks
☞︎︎︎@xikmadbadan
☞︎︎︎@HoygaShekoyinka
☞︎︎︎ qur'aanka iyo sayniska
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
Sheekha islaamka ibnu taymiya wuxuu yiri:
"Islaamka wuxuu ku dhisan yahay labo asal:
"In aanan caabudin ALLAAH ma'ahane,
Iyo in aan ku caabudno waxa uu sharciyeeyay, ku caabudimayno bidcooyinka" waxa anaga samaysanay.
[ منهاج السنة (1\481) ]
4 063
Islaam: waa ALLAAH oo towxiid la is kugu dhiibo iyo hogaansan ALLAAH loogu hogaansamo waryeelida, iyo ka fogaanshaha shirkiga iyo ehelkiisa.
Muslim: waa qofka ALLAAH towxiid isugu dhiibo ALLAAH war yeelida oogu hogaansamo kana fogaado shirkiga iyo ehelkiisa.
4 063
دار الإفتاء المصرية
Waxay fatwootay "maytada in la baryi karo sharci diidayna uusan jirin. Waxaan is waydiiyay sharcigee ayey sheegayaan ? Ma sharciga islaamka muslimiinta ? mise kii mushrikiinta gaalada ahaa?
Waxaan sharciga islaamka iyo muslimiinta ku ogaanay in qof aan ALLAAH ahayn la baryi karin qofkuu rabo ha ahaado malag iyo nabi awliyo saalixiin ilaah cid ma reebin aayadaha axaadiista arinkaas cadeeyayna aad ayey u fara badan yihiin, waxaa ka mid ah qowlka Alle ee ahaa:
(وأن المساجد لله فلا تدعوا مع الله أحدا)
4 063
دار الإفتاء المصرية
Been iyo baadil ayey caamadii u fatwoodeen waxayna dafireen axaadiista NABIGA scw ee ahayd
"Qubuurta masaajid ha ka dhiganina waan idinka reebayaa arinkaas".
Waxayna ku tilmaameen xadiithka NABIGA "hadal baadil ah aan la eegeynin xitaa".
Waxaa ku radiyay D: Badar Bina Cali Al-Cutaybi.👆sawirka.
4 063
🌻👉👉Aayad Iyo Tafsiirkeeda👈👈🍀
Tafsiirka qowlka Alle:
{وَلَهُۥ مَا فِی ٱلسَّمَـٰوَ ٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَلَهُ ٱلدِّینُ وَاصِبًاۚ أَفَغَیۡرَ ٱللَّهِ تَتَّقُونَ}
ALLAAH wuxuu leeyahay: ALLAAH waxaa u sugnaaday boqortooyada waxa ku jiro cirarka iyo dhulka, cid wax kula wadaagto ma laha arinkaas, ALLAAH asaga weeyaan kan abuuray, waana asaga kan arzaaqaayo, gacantiisa ayeyna ahaatay noloshooda iyo geeridooda.
{وَلَهُ ٱلدِّینُ وَاصِبًاۚ}
ALLAAH wuxuu leeyahay: Alle asaga ayey u sugnaatay war yeelida iyo baraxtirnaanta iyada oo joogta ahoo suganoo waajib ah.
{أَفَغَیۡرَ ٱللَّهِ تَتَّقُونَ}
ALLAAH wuxuu leeyahay: ma cid aan ALLAAH ahayn ayaad ka baqaysaan dadow, ood iska jiraysaan in ay idinka xoogaan nimcada ILAAH ee korkiina ahaatay u barax tiridiina cibaadada RABBIGIINA iyo u gaar yeelida war maqlida aad ALLAAH war maqashaan, mana lihidiin mid wax idin tara, oo Alle kasoo haray.
Suurada: An-naxli. Aayada: 52]
Tafsiirka: ibnu jariir ad-dabari.
4 063
🌻👉👉Aayad Iyo Tafsiirkeeda👈👈🍀
✍Tafsiirka qowlka Alle:
{وَقَالَ ٱللَّهُ لَا تَتَّخِذُوۤا۟ إِلَـٰهَیۡنِ ٱثۡنَیۡنِۖ إِنَّمَا هُوَ إِلَـٰهࣱ وَ ٰحِدࣱ}
ALLAAH wuxuu leeyahay: ALLAAH adoomihiisa wuxuu u yiri: ha ii samaynina mid wax ila wadaago dadow, hana caabudina labo la caabudayaal, maxaa yeelay idinka hadaad ila caabudaan qof kale waxaad ii yeesheen mid wax ila wadaaga, mid wax ila wadaagana ma lihi, wax kale ma'ahane isagu waa ILAAH mid ah iyo la caabude mid ah, kaasna waa aniga,
{فَإِيَّايَ فَارْهَبُونِ}
ALLAAH Wuxuu leeyahay: Aniga kaligey iska key jira oo ka baqa ciqaabteyda aan idinku ciqaabo caasintiina ani hadaad i caasisaan oo aad caabudaan cid aan ani ahayn, ama cibaadadiina aad i caabudeysaan ila wadaajisaan qof kale.
Suurada: An-naxli. Aayada: 51]
Tafsiirka: ibnu jariir ad-dabari.
4 063
Dumar🧕Shaydaan👹Wuxuu Kadin Ogyahay Marka Ay Gurigooda Ka Baxaan.
Dumar🧕 Waxay Ilaah U Dhawaan Badan Tahay, Marka Ay Gurigeeda Kudaha Aaga Sugan Tahay.
4 063
Aayada Qur'aan Qalbiga Qalbiga U Roon Oo Cod Macaan Lagu Aqrinaayo || Hizaac Al Balooshi.
https://youtu.be/t-Og0MPhUu8
4 063
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
Qofka Aan Dhihin Wuu Sareeyaa Carshiga Korkiisa Ayuu Ku Sugnaaday...👆
4 063
👨👦👦Dadka Dhaho "Inagaa Qoranayno ✍ Waxaan Isku Xukmin🔨 Leheen" Ma Haleelayaan Wadada Saxda Ah Baadida Looga Bixi Lahaa ?
4 063
Jaahilka Wuxuu Akhlaaqdiisa Ku Gaaraa Darajada Caalimka, Caalimka-na Wuxuu Akhlaaq Xumadiisa Ku Gaaraa Darajada Jaahilka, Balaayo Waxaa U Wayn Jahli Iyo Akhlaaq Xumo Oo Kulmo.
✍عبد العزيز الطّريفي
4 063
Waxaa Xumaan Iyo Ceeb Ka Hufan Allaha Xaaladaha Dooriyo, Mahad Iyo Amaan Badan-na Asaga Ayey U Sugnaatay Meel Uu Kuwii Gaaloobay Ee Awooda Badan Iyo Dhaqaalaha Iyo Daaraha Dhaadheer Lahaa Ay Kuleel U Dhimanayaan, Masaakiintii Ay Gumaysteen Dhaqaala Iyo Awood Lagu Sheego Ay Leheen Cirka U Irmaaniyay Rabbi Roobkana U Da'aayo.
سبحانك ربي أنت مغير الأحوال ولا حول لنا ولا قوة إلا بك، إلهي اشدد وطأتك عليهم واطمس على أموالهم حتى يرووا العذاب الأليم.
4 063
Soo ma aragtid imaamka muxamad binu muscab al-caabid in uu leeyahay:
"Ilaahow qofka sheega in aadan hadlin aakhirana aan lagu arkaynin kaasi wuxuu ku gaaloobay wajigaada, kuma yaqaano, waxaan qirayaa adi in aad ahaatay carshiga korkiisa cirirka todobada ah korkooda ma aha sida ay leeyihiin colka ilaahey ee zanaadiqada aha".
Hadalka oo ilaah loo diido iyo aragtida ilaahey aakhiro oo la diido ayaa imaamka agtiisa waxay tusisay mooganaan ilaah la moogyahay oo jaahil laga yahay qofka diidayana uusan ilaahey garanaynin iyo in uu ku gaaloobay jahliga uu jaahil ka yahay ilaah.
Sidee baanan u dhahaynin :
Mushriga caabuda cid aan ilaah ahayn ma yaqaano xaqiiqda islaamka iyo waxa anfiya ( diido) islaamnimada uu shirkiga ka mid yahay, maxaa yeelay hadii uu qalbigiisa ku sugnaan lahaa iimaankii wax ku oolka ahaa shirki ma sameeyeen mana caabudeen cid aan Allaah ahayn].
📗Munaadaratus-soomaaliy was-suudaaniy ( b 331 )
4 063
Wuxuu U Noolaaday Si' Uu U Dhinto
Yaraantiisa Wuxuu Ahaa Ciyaaryahan Ka Dib Wuxuu Galay Jaamacada Si'uu Gadaasheeda Shaqo U Helo Shaqadii Ayuu Helay Si'uu U Guursado, Wuu Guursaday Si'uu U Ilmo Dhalo, Wuu Ilma Dhalay, Si' Ay Ilmaha U Waynaadaan.. Way Waynaadeen, Ka Dib Wuu Dhintay! Wuu Dhintay Mana Xambaarin Hamiga Ah Ku Oogida Xaqqa Dhulka Korkiisa. Wuxuu Arkay Diinta Oo Lala Dagaalamaayo, Asagana Wuu Iska Aamusnaa, Wuxuu Arkay Dhaqan Xumada Oo Faafayso, Asna Wuu Aamusnaa, Wuxuu Arkay Go'doonka Oo Ku Adkaanaya Kuwa Xaqqa Ku Dhawaaqay, Asna Wuu Iska Aamusnaa.. Ka Dibna Wuu Dhintay! Wuu Noolaa Isagoo Mayt Ahoo Wanaagana Aan Wanaag U Qoonsanin, Xumahana Xumo Aan U Aqoonsanin!
Wuxuu Noolaaday Isagoo Mayt Ah, Nolosha Aynan Gaarin!
{ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ ٱسۡتَجِیبُوا۟ لِلَّهِ وَلِلرَّسُولِ إِذَا دَعَاكُمۡ لِمَا یُحۡیِیكُمۡۖ}
[سُورَةُ الأَنفَالِ: ٢٤]
D: Saami Caamiri
4 063
are you single 🙈😂
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
*✿❀ - ❀✿*
ꕥ: Buug soomaali PDF ah
ꕥ: ku baro afcarabiga qoralo
ꕥ: hoyga sheekoyinka
ꕥ:hoyg xikmadaha
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: culimada su'aashaada weydii
ꕥ: xikmado xul ah.
ꕥ: Somali scholarship
ꕥ:Axaadiista nebiga oo afsomali ah
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: ma_ogtahay_xaqiiqdaan
ꕥ: su'aalo guud(diini iyo maadi)
ꕥ: Xikmado badan
ꕥ: Buug somali maqal ah
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: Dhambaal
ꕥ: Dareenka dunida
ꕥ: Buugwalba ood u baahato
ꕥ: Xikmad iyo dhiirigelin
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: Xikmada wade
ꕥ: faafinta diinta islaamka
ꕥHoyga_Akhriska
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: Halxiraale
ꕥ: Noqo mufakir
ꕥ: Science iyo qur'aanka
ꕥ: Buuug dhagaysi ah
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: Su'aalo iyo jawaabo
ꕥ: siirada nebiga SCW
ꕥ: Oraahyo
ꕥ: Baro af English-ka
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: sheekoyin qosol iyo xikmad ah
ꕥ: cilmi nafsiga
ꕥ: Siyaasadda dunida
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: Sahanka nolosha
ꕥ: cilmi iyo aqoon
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: Iftiinshe
ꕥ: Baahiyaha kheyrka
ꕥ: Sheekooyin jacayl
ꕥ: Qaado iftiinka
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: ila qosol
ꕥ: oraahside
ꕥ: baraaruji awoodahaaga
ꕥ: niyadeena
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ: qoraal qaadasho mudan
ꕥ: korodhso online academy
ꕥ: Rajada nolosha
☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎☼︎
ꕥ:faafinta khayrka
ꕥ: arrimaha islaamka
ꕥ: Furaha nolosha
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎ @kaydbooks
☞︎︎︎@xikmadbadan
☞︎︎︎@HoygaShekoyinka
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo 🌷qoraalo farxad ku dheehantahat💫 dhiirigelin
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
Qaad Ku Qasaariyaan Kuu Keenaa Kalluun I Quudiyo Keen ? Haye !
Caqliga Nuucaas Ah Kuma Qiyaasin Wax Aan Ahayn Gumaysi Shaati Heshiis Loo Galiyay.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
