uz
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Anigu yaan ahay

Ko'proq ko'rsatish
4 064
Obunachilar
-624 soatlar
-347 kunlar
-12430 kunlar
Postlar arxiv
Repost from N/a
photo content
+5

Repost from N/a
photo content
+9

Repost from N/a
photo content
+9

Repost from N/a
photo content
+9

Dulmigii baa dulmi lagu daray sheekhii horaanbo dulmiga shan iyo toban 15 sano xarig dulmi ah lagu xukumay ayaa hadana waxaa
Dulmigii baa dulmi lagu daray sheekhii horaanbo dulmiga shan iyo toban 15 sano xarig dulmi ah lagu xukumay ayaa hadana waxaa xariga looga dhigay 40 sano ๐Ÿ˜ฅ 15 sano looma oga dambi uu ku xirnaa aan ahayn maxaa danmaarka ooga hortamid nabigana scw oogu gargaartay. Dulmiga wuu dhamaan goor dhaw iyo goor dambo.

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… akhristaha sharfanoow โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ โ•”โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•— KOOXDA KULMIS ๐Ÿ”†โœฟโ€ - โ€โœฟ๐Ÿ”† ๊™ฌ: QURAANKA IYO SAYNISKA ๊™ฌ: Buug soomaali PDF ah ๊™ฌ: ORAAHYO ๊™ฌ:hoyg xikmadaha ๊™ฌ: Xikmado badan ๊™ฌ: Somali motivational โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ:MUCJISOOYINKA QURAANKA ๊™ฌ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL ๊™ฌ: Somali scholarship ๊™ฌ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: DIINTEENA MACAAN ๊™ฌ: Xikmado badan ๊™ฌ: Buug somali maqal ah โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Dhambaal ๊™ฌ: Dareenka dunida ๊™ฌ: Buugwalba ood u baahato ๊™ฌ Xikmad iyo dhiirigelin โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Soyaalka nolosha ๊™ฌ: Hoyga sheekooyinka ๊™ฌHoyga_Akhriska โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Halxiraale ๊™ฌ: Noqo mufakir ๊™ฌ: QURAANKA IYO SAYNISKA ๊™ฌ: Buuug dhagaysi ah โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: siirada nebiga SCW ๊™ฌ: Oraahyo ๊™ฌ: Baro af English-ka ๊™ฌ: Su'aalo diini ah โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Xikmado xul ah ๊™ฌ: cilmi nafsiga ๊™ฌ: Siyaasadda dunida ๊™ฌ: DAYAXA DUNIDA โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Sahanka nolosha ๊™ฌ: cilmi daadiye ๊™ฌ BARO XADIISKAN ๊™ฌ: JAWAABTA CULIMADA โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Iftiinshe ๊™ฌ: QALINKA 24 ๊™ฌ: YAXYE SHARIIF HERSI ๊™ฌ: BARO TELEGRAMKA โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Jacayl qore ๊™ฌ: ila qosol ๊™ฌ: oraahside ๊™ฌ: Philosophy ๊™ฌ: niyadeena โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: qoraal qaadasho mudan ๊™ฌ: AQoon raadis ๊™ฌ: Rajada nolosha โœ…FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA ๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน ๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน โžก๏ธ Jacayl qore ๊™ฌ:faafinta khayrka ๊™ฌ: arrimaha islaamka ๊™ฌ: Furaha nolosha ๊™ฌ: dunida dahsoon โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis โ™ช Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ โžฆ SPONSORED BY โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽKAYD BOOKS โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ QURAANKA IYO SAYNISKA โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽDUNIDA DAHSOON โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽXIKMAD BADAN โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽHOYGA SHEEKOOYINKA โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ NASIIB 124 โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ– โ–ก - โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ–  โญ†Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwanโœ galiso. โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ– โ–ก - โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ–  ๐Ÿ„บ๐Ÿ„พ๐Ÿ„พ๐Ÿ…‡๐Ÿ„ณ๐Ÿ„ฐ ๐Ÿ…บ๏ธŽ๐Ÿ†„๏ธŽ๐Ÿ…ป๏ธŽ๐Ÿ…ผ๏ธŽ๐Ÿ…ธ๏ธŽ๐Ÿ†‚๏ธŽ

Dowlada soomaaliya si cad ayey oga hortimid xadiiska nabiga scw ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ: {ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ุงูŽ ู†ูŽุณู’ุชูŽุนููŠู†ู ุจูู…ูุดู’ุฑููƒู} [ุณู†ู† ุงุจู† ู…ุงุฌู‡ ูขูจูฃูข] ๐Ÿ“• Nabiga scw wuxuu yiri: "Inaga gaal ma kaalmaysano" Dowlada maxaa ku dhacay oo ay u kaalmaysatay gaal walbo cadaan iyo madow mid dhaw iyo mid dheer.

Xaaraantinimadka daadinta dhiiga muslmiinta. 5 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed NNKH: " Qofka dhaha Laa ilaaha illa-Allaah kana gaalooba wax walba oo Allaah sokodii la caabudo, dhiigiisa iyo xoolihiisaba in la taabto waa xaaraan xisaabtiisuna Alle ayay utaalaa." Muslim ๐Ÿ“•

Waxaan ayaa cibaada ah oo la iska ajirsiinaa maa ileedihiin soomaaliyey

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… akhristaha sharfanoow โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ โ•”โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•— KOOXDA KULMIS ๐Ÿ”†โœฟโ€ - โ€โœฟ๐Ÿ”† ๊™ฌ: QURAANKA IYO SAYNISKA ๊™ฌ: Buug soomaali PDF ah ๊™ฌ: ORAAHYO ๊™ฌ:hoyg xikmadaha ๊™ฌ: Xikmado badan ๊™ฌ: Somali motivational โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ:MUCJISOOYINKA QURAANKA ๊™ฌ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL ๊™ฌ: Somali scholarship ๊™ฌ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: DIINTEENA MACAAN ๊™ฌ: Xikmado badan ๊™ฌ: Buug somali maqal ah โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Dhambaal ๊™ฌ: Dareenka dunida ๊™ฌ: Buugwalba ood u baahato ๊™ฌ Xikmad iyo dhiirigelin โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Soyaalka nolosha ๊™ฌ: Hoyga sheekooyinka ๊™ฌHoyga_Akhriska โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Halxiraale ๊™ฌ: Noqo mufakir ๊™ฌ: QURAANKA IYO SAYNISKA ๊™ฌ: Buuug dhagaysi ah โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: siirada nebiga SCW ๊™ฌ: Oraahyo ๊™ฌ: Baro af English-ka ๊™ฌ: Su'aalo diini ah โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Xikmado xul ah ๊™ฌ: cilmi nafsiga ๊™ฌ: Siyaasadda dunida ๊™ฌ: DAYAXA DUNIDA โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Sahanka nolosha ๊™ฌ: cilmi daadiye ๊™ฌ BARO XADIISKAN ๊™ฌ: JAWAABTA CULIMADA โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Iftiinshe ๊™ฌ: QALINKA 24 ๊™ฌ: YAXYE SHARIIF HERSI ๊™ฌ: BARO TELEGRAMKA โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Jacayl qore ๊™ฌ: ila qosol ๊™ฌ: oraahside ๊™ฌ: Philosophy ๊™ฌ: niyadeena โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: qoraal qaadasho mudan ๊™ฌ: AQoon raadis ๊™ฌ: Rajada nolosha โœ…FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA ๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน ๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน โžก๏ธ Jacayl qore ๊™ฌ:faafinta khayrka ๊™ฌ: arrimaha islaamka ๊™ฌ: Furaha nolosha ๊™ฌ: dunida dahsoon โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis โ™ช Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ โžฆ SPONSORED BY โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽKAYD BOOKS โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ QURAANKA IYO SAYNISKA โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽDUNIDA DAHSOON โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽXIKMAD BADAN โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽHOYGA SHEEKOOYINKA โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ NASIIB 124 โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ– โ–ก - โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ–  โญ†Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwanโœ galiso. โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ– โ–ก - โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ–  ๐Ÿ„บ๐Ÿ„พ๐Ÿ„พ๐Ÿ…‡๐Ÿ„ณ๐Ÿ„ฐ ๐Ÿ…บ๏ธŽ๐Ÿ†„๏ธŽ๐Ÿ…ป๏ธŽ๐Ÿ…ผ๏ธŽ๐Ÿ…ธ๏ธŽ๐Ÿ†‚๏ธŽ

Gabadhaan ๐Ÿ‘†waa gabar faransiis wariyad ah waxay sheegtay in ay islaamtay xili uu faransiiska diinta islaamka dagaal kula jir
Gabadhaan ๐Ÿ‘†waa gabar faransiis wariyad ah waxay sheegtay in ay islaamtay xili uu faransiiska diinta islaamka dagaal kula jiro. Ilaahoo iftiinka iimaanka qalbogeeda ku shub kuna islaamka

Su'aasha kor ๐Ÿ‘†ku xusan jawaabteeda. Walaala is dilay ayaan nahay waxay colaad jirto dhawaan waan is fahmaynaa lkn gaal marna
Su'aasha kor ๐Ÿ‘†ku xusan jawaabteeda. Walaala is dilay ayaan nahay waxay colaad jirto dhawaan waan is fahmaynaa lkn gaal marna isuma dhawin waxaan mar walbo is waydiiyaa gaalkaan dalkayga muxuu ka haayaa waxaan dhab u gaaday in waxa dadkeena iska hor keenay gaalka yahay na dhaafiya gaalada waad arki doontaa inay soomaali midowdo lkn inta uu gaal joogo kala qaybsanaan iyo dagaal lagama bixi doono u fiirsada taas igana qora.

๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ๐˜† ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป-๐—ป๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜† ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜† ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ด ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐˜„ ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ถ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜† ๐—ณ๐—ถ๐—ธ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ณ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ต.

run iyo hubaal Qoys Faransiis ah oo qaatay Diinta Islaamka Aabe, hooyo iyo lix caruur ah ayaa buuq ka sameynaya baraha isgaarsiinta ee dalka Faransiiska kadib markii qoyskan ay qaateen diinta Islaamka Aabe_Kevin Wuu islaamay, gadrka ayuuna daystay wuxuuna magac ka dhigtay"fariid" hooyo_kristen Way islaamtay, xijaabka ayeyna xidhatay magaceedana wuxuu noqday "iinaas" Aabaha iyo hooyada ayaa si qoto dheer u galay diinta islaamka waxayna goโ€™aansadeen inay u dhaqan galiyaan caqiidada islaamka (siduu islaamku sheegay) waxayna ku heshiiyeen inay caruurtooda ku soo rogaan oo ay baraan dahaarada, iyo waysada, iyo oogidda salaada, iyo barashada luuqada carabiga iyo akhrinta quraanka kariimka . si sax ah, iyaga oo xaqiijinaayo in tani ay noqon doonto qaab nololeedkooda "xaalad kasta." Kadib markii Tv-ga Faransiiska laga daawaday warbixin muuqaal ah oo ku saabsan qoyskan, barnaamijkaas oo ahaa barnaamij caan ah oo markii hore loogu talagalay ka sheekaynta xaafadaha Yuhuudda, waxa uu markiiba isu beddelay filim Documentary ah oo ka hadlaya Islaamka qaybtiisii โ€‹โ€‹ugu horreysay isagoo soo bandhigay nolosha qoyskan. buuq iyo sawaxan ayaa ka dhacay baraha isgaadhsiinta, waxaana si lama filaan ah ku soo baxay dhaqan cusub oo Islaami ah, (dadweynaha Faransiiska) kaas oo u sugay in Islaamku fidayo oo uu weligii sii fidi doono. Dadweynihii ka soo qeyb galay ayaa la yaabay markii ay soo bandhigeen muuqaalo laga duubay haweeneyda u dhalatay Faransiiska ee Christine oo qaadatay diinta Islaamka iyo seygeeda Kevin, kadib markii ay noqdeen Fariid iyo iinaas. Iinaas way soo muuqatay iyada oo caruurteeda barayso waysada aqrinta iyo qoraalka carabiga iyo qur'aanka kariimka iyadoo kaalmaysanayso "qalimada ku dhawaaqo quraanka" caruurtii mid ayaa adimay midna wuu aqimay aabahana qoyska ayuu dujiyay Muuqaal ku guulaystay daawashada malaayiin oo laga daawaday qanaatka M6 e farnsiiska ah wuxuu kaloo ku guulaystay malaayiin daawasho oo baraha bulshada ah waxaa la falgalay uu saameeyay, tobanaan kun oo sheekadooda ka faallooday. Barnaamijku wuxuu dhaliyay dareen, sida lagu sheegay "goobaha Faransiiska", wuxuuna dhaliyay muran weyn iyo kala qaybsanaan, mid ka mid ah faaloodayaasha ayaa yiri "Ma danaynayo diinta ninka muhiimada waa in ninku markuu diinta islaamka laazimo, boorsadayda ma xadi doono.โ€ Faallooyinka ayaa u kala qaybsanayd taageere iyo mucaarid, dhiirro-galiye iyo jees-jeese, iyo mid cunsuri ah iyo mid dhexdhexaad ah, waxaana soo baxay faallooyinkii muslimiintii cusbayd ee qoyskan Islaamka oog horeeyay oo u duceeyey, kuna dhiirigelinaya inay sugnaadaan. Ilaahow xaqa ku sug oo u siyaadi cilmi iyo hanuun. Boga Cali Cbdi Risaaq cabdi fattaax Cilmi baare arrimaha muslimiinta cusub.

Ogaysiis muhiim ah caawa in shaa Allaah
Ogaysiis muhiim ah caawa in shaa Allaah

Ku biira Chanaalka ุงู„ุฅุฑุดุงุฏ telgram markuu masaxay ka dib waa la cusboonaysiiyay waa channelka Sheekh cabdi raxmaan garaad ku biira aqyaarya https://t.me/AlirshaadPro

ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุฃูˆู‘ู„ู‡ ูˆุขุฎุฑู‡ ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ ุนุฏู†ุง ู„ูƒู… ูˆุงู„ุนูˆุฏ ุฃุญู…ุฏ ๐ŸŒน๐ŸŒท๐Ÿ’

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… akhristaha sharfanoow โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ โ•”โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•— KOOXDA KULMIS ๐Ÿ”†โœฟโ€ - โ€โœฟ๐Ÿ”† ๊™ฌ: QURAANKA IYO SAYNISKA ๊™ฌ: Buug soomaali PDF ah ๊™ฌ: ORAAHYO ๊™ฌ:hoyg xikmadaha ๊™ฌ: Xikmado badan ๊™ฌ: Somali motivational โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ:MUCJISOOYINKA QURAANKA ๊™ฌ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL ๊™ฌ: Somali scholarship ๊™ฌ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: DIINTEENA MACAAN ๊™ฌ: Xikmado badan ๊™ฌ: Buug somali maqal ah โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Dhambaal ๊™ฌ: Dareenka dunida ๊™ฌ: Buugwalba ood u baahato ๊™ฌ Xikmad iyo dhiirigelin โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Soyaalka nolosha ๊™ฌ: Hoyga sheekooyinka ๊™ฌHoyga_Akhriska โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Halxiraale ๊™ฌ: Noqo mufakir ๊™ฌ: QURAANKA IYO SAYNISKA ๊™ฌ: Buuug dhagaysi ah โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: siirada nebiga SCW ๊™ฌ: Oraahyo ๊™ฌ: Baro af English-ka ๊™ฌ: Su'aalo diini ah โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Xikmado xul ah ๊™ฌ: cilmi nafsiga ๊™ฌ: Siyaasadda dunida ๊™ฌ: DAYAXA DUNIDA โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Sahanka nolosha ๊™ฌ: cilmi daadiye ๊™ฌ BARO XADIISKAN ๊™ฌ: JAWAABTA CULIMADA โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Iftiinshe ๊™ฌ: QALINKA 24 ๊™ฌ: YAXYE SHARIIF HERSI ๊™ฌ: BARO TELEGRAMKA โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: Jacayl qore ๊™ฌ: ila qosol ๊™ฌ: oraahside ๊™ฌ: Philosophy ๊™ฌ: niyadeena โ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผโ˜ผ ๊™ฌ: qoraal qaadasho mudan ๊™ฌ: AQoon raadis ๊™ฌ: Rajada nolosha โœ…FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA ๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน ๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน๐–ฆน โžก๏ธ Jacayl qore ๊™ฌ:faafinta khayrka ๊™ฌ: arrimaha islaamka ๊™ฌ: Furaha nolosha ๊™ฌ: dunida dahsoon โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟโ‚ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis โ™ช Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ โžฆ SPONSORED BY โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽKAYD BOOKS โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ QURAANKA IYO SAYNISKA โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽDUNIDA DAHSOON โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽXIKMAD BADAN โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽHOYGA SHEEKOOYINKA โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ NASIIB 124 โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ– โ–ก - โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ–  โญ†Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwanโœ galiso. โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ– โ–ก - โ– โ–กโ– โ–กโ– โ–กโ–  ๐Ÿ„บ๐Ÿ„พ๐Ÿ„พ๐Ÿ…‡๐Ÿ„ณ๐Ÿ„ฐ ๐Ÿ…บ๏ธŽ๐Ÿ†„๏ธŽ๐Ÿ…ป๏ธŽ๐Ÿ…ผ๏ธŽ๐Ÿ…ธ๏ธŽ๐Ÿ†‚๏ธŽ

๐–ข๐–บ๐–ฝ๐–บ๐–บ๐—…๐–บ๐–ฝ๐–บ ๐—‚๐—’๐—ˆ ๐–ฝ๐—‚๐—†๐—Ž๐—Š๐—‹๐–บ๐–บ๐–ฝ๐—‚๐—’๐–บ๐–ฝ๐–บ ๐—‹๐–พ๐–พ๐—‹-๐—€๐–บ๐—…๐–ป๐–พ๐–พ๐–ฝ๐—„๐–บ ๐—Œ๐—‚๐–ฟ๐—‚๐—‚๐–ผ๐–บ๐—‡ ๐—Ž ๐˜ฟ๐˜ผ๐˜ผ๐™’๐™Š