cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

KU DHIIRO ๐Ÿซต

"Hadii Aad Caado Ka Dhigato Inaad Ka Carooto Wax kasta Oo Ku Raali Gelin Waaya, Ogoow Abidkaa Nolosha Kuu Xasili Meeyso, YouTube ||www.youtube.com/@OGAALBULSHO

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
9 330
Obunachilar
+1724 soatlar
+177 kunlar
+12130 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
Abuu Hureyra Alle Haka Raali Noqde Wuxuu Dhihi Jiray, "Qalbigu Waa Boqor, Xubnahana Waa Ciidankisa, Haduu Boqorka Wanagsanado Ciidankisana Wey Wanagsananayan,  Haduu Boqorka Xumaadana Ciidankiisa Wey Xumanayaan. 'Qalbiga Wuxuu Sameeyn Ku Yeesha Nolosha Qofka Bin Aadamka,  Wuxuu Ku Fikirayo Qalbigana Xubnihiisa Laga Dareemaya,  Wuxuu Go"aansado Xubahiisa Fulinaayan, Jiheeya Jirka Waa Qalbiga. โค๏ธ Adoontii Rabbi โœ
Hammasini ko'rsatish...
โค 11๐Ÿ’ฏ 3
Photo unavailableShow in Telegram
"Qof Walbow Alla Taladada Saaro  Kuna Kalsoonow Rabigaa Kuna Qanac Wuxuu Kuu Dooro, Qalbi Alla Tala Saartay  Ma  Jabo, Mana Duloobo, Ma hoogo, Mana Cabsado, Taladaada Rabbi U Dhiibo Ku-Dhiiro ๐Ÿซต
Hammasini ko'rsatish...
โค 19๐Ÿ‘ 3
Photo unavailableShow in Telegram
Qisadii Ninkii 99 Qof Dilay Mise 100 Kaga Dhigay Caalimka, Sh Xuseen Cali https://youtu.be/KNLSDx3d8x4?si=S3eTZDT_N--eZy9u
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Dadka wax walba oo aad haysato ha u sheegin, dadka oo dhan ma niyad sama, dadka badankiisa xaasidnimo iyo masayr ayaa ku jira. Oraahyoโœ
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ’ฏ 10โค 2๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Walligaa Haka Cudur Daaran Wax sax Ah Oo Aad Sameysay, JOKER
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ’ฏ 10๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Waan Jeclaan Lahaa In aad Halkaanna Nagu Wehlisaan๐Ÿ‘‡ Www.youtube.com/@ogaalbulsho Subscribe ๐Ÿ‘
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 6โค 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Dadka wax walba aad haysato ha u sheegin, dadka oo dhan ma niyad sama, dadka badankiisa xaasidnimo iyo masayr ayaa ku jira. Ku-dhiiro ๐Ÿซต
Hammasini ko'rsatish...
โค 14๐Ÿ‘ 5๐Ÿ’ฏ 2
Photo unavailableShow in Telegram
Imam shafici Wuxuu Yidhi: dadka waxa ugu garaad badan ka adduunka ka taga intuusan ka tagin, qabrigiisa iftiimiya intuusan degin, Rabbigii raalligeliya intuusan la kulmin, waalidkii u ixsaan-fala intaysan ka tegin' U-Fiirso ๐Ÿซต
Hammasini ko'rsatish...
โค 36๐Ÿ‘ 3๐Ÿ‘Œ 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Si aadan u dhicin haku tiirinin dhabarkaaga qof bini'aadam ah. ๐Ÿซต Subscribe ๐Ÿ‘
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 23
๐Ÿ‘
๐Ÿ˜ฑ 1
๐Ÿ‘Ž
Photo unavailableShow in Telegram
7 sifo uu Allah kugu jeclaanayo๐Ÿฅนโ˜๐Ÿป๐Ÿค 1. ixsaan inaa  samayo  ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุญุณู†ูŠู†. ๐Ÿค๐ŸŒฟ              2. sifada labaad uu Allah kugu jeclaanayo waa towbah    ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ุชูˆุงุจูŠู† ๐Ÿคโ˜๐Ÿป๐Ÿฅบ 3. sifada sadaxaad waa dahaarada ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ   ุงู„ู…ุชุทู‡ุฑูŠู†๐Ÿค๐ŸŒฟ  4. sifada afaraad uu Allah kugu jeclaanayo waa Allah oo kacabsato  ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุชู‚ูŠู†  . ๐Ÿค๐ŸŒฟ 5. Sifada shanaad uu Allah kugu jeclaanayo waa sabarka            ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ      ุตุงุจุฑูŠู†  . ๐Ÿค๐Ÿฅบโ˜๐Ÿป 6. Sifada lixaad uu Allah kugu jeclaanayo waa cadaalad ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ู‚ุณุทูŠู† .๐Ÿค๐ŸŒฟ 7. sifada toddobaad uu Allah kugu jeclaanayo waa tawakalka ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุชูˆูƒู„ูŠู† inaa Allah talo  saaratoโ˜๐Ÿป๐Ÿค JOIN US ๐Ÿ‘
Hammasini ko'rsatish...
โค 29๐Ÿ‘ 4๐Ÿ’ฏ 1
๐Ÿ‘ 5
๐Ÿ˜ฑ
๐Ÿ‘Ž 1
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.