ar
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

الذهاب إلى القناة على Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

إظهار المزيد

📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام SAMEWADE ACADEMY

تُعد قناة SAMEWADE ACADEMY (@samewade) في القطاع اللغوي Somali لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 17 402 مشتركاً، محتلاً المرتبة 11 603 في فئة التعليم والمرتبة 489 في منطقة Somalia.

📊 مؤشرات الجمهور والحراك

منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 17 402 مشتركاً.

بحسب آخر البيانات بتاريخ 21 يونيو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -154، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -7، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.

  • حالة التحقق: غير موثّقة
  • معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 4.26‎%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 1.06‎% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
  • وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 742 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 185 مشاهدة.
  • التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 0.

📝 الوصف وسياسة المحتوى

يصف المؤلف القناة بأنها مساحة للتعبير عن الآراء الذاتية:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 22 يونيو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة التعليم.

17 402
المشتركون
-724 ساعات
-227 أيام
-15430 أيام
أرشيف المشاركات
Basic illustrator lesson3 Aas Aaska illustrator iyo barshada tools-ka waxay kaa caawinayan inaad projects ku dhistid Illustrator-ka Kala soco samewade ACADEMY 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/Hl57y8awZPY

Cashirkii 5aad ee Buuga English for everyone Cashirka Maanta oo ahaa Cashir aad u muhiim ah Halkan ka daawo 👇👇👇👇👇👇👇 https://youtu.be/mUBh3e7Nbzc

Maadaama aan buuga 1aaad qaybtiisa 1aad dhamaynay dhawan waxan qaadi doonaa Imtixaan buuga dhan ah si aan qaybta 2aad ugu gudubno. imtixanka waxan qaadi doona 1.02.2023 Insha Allah Malmaha ka dhiman maalinkii hal cutub waad sii muraajacayn kartaa Buuga 8 cutub uu ka koobanyahay imtixankana waxa inooga haray 10 maalin Cashirka Qaybtan Hoose ka daawo. 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=XWjRYczDwuE&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=2

العربية_بين_يديك pdf 01.pdf35.09 MB

Maanta waxan qadanay Youtube iyo sida dhaqsadaha ah aad ku hormarin kartid Channelkaga. Jimco Walba Insha Allah Waxan qadan d
Maanta waxan qadanay Youtube iyo sida dhaqsadaha ah aad ku hormarin kartid Channelkaga. Jimco Walba Insha Allah Waxan qadan doonaa Muuqalo Muhiim ah waxtarna leh Kuwas oo aan nafsad ahanteyda u arko inay dadka dawanayona waxbadan ay ka fa'iidi donan. Halkan ka daawo Muuqalka maanta https://www.youtube.com/watch?v=NRrOa6fJlII&t=10s

Roll-Up Banner aad u fudud ku baro 15 daqiiqo ka yar adigo u sameynaya Qaab Qurux badan iskuna day inaad sameysid. Si aad u sameysid isticmaal sawirada aan isticmalay waxana kuso dhigay muuqaalka qaybtiisa hoose ee link description Halkan ka daawo ka degso resources-ka https://youtu.be/zqWO2t-1EnI

8 Daqiiqo Ku Baro Sida Logo Fudud Loogu Sameeyo Illustrator 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=xMKUPCQmwcg

SAMEWADE ACADEMY Goob aad si joogta ah aad wax oga baran kartid Si maalinle ah Cashiro Taxane ah loo soo giliyo Koorsadii ugu
SAMEWADE ACADEMY Goob aad si joogta ah aad wax oga baran kartid Si maalinle ah Cashiro Taxane ah loo soo giliyo Koorsadii ugu danbeysay ee aan Channelka ka bilownay English For EveryOne Level-1 Halkan ka daawo Dhaman Cashirada aan ka qaadanay Koorsadas https://www.youtube.com/watch?v=gDFNkIi4pg0&list=PLqEi-k81OWaicbytYKogDRJRpQdp60lVK Sido kale hadad rabtid inaad Booqatid Youtube-keena Riix Linkigan ka tag qaybta Playlist-ga si aad u daawatid Cashirada iyago nidaamsan Mahadsanid 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/@SAMEWADEACADEMY/playlists Halkan ka daawo Cashirka Maanta👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 Talking about yourself | Sida Naftaada Looga Hadlo https://www.youtube.com/watch?v=O84O8RWefhE

Talking about yourself | Sida Naftaada Looga Hadlo #lesson5 Halkan ka daawo👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.c
Talking about yourself | Sida Naftaada Looga Hadlo #lesson5 Halkan ka daawo👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=O84O8RWefhE

Waxaa jira laba nooc ID CARD DESIGN horizontal & Vertical HALKAN KA DAAWO horizontal ID CARD DESIGN 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾�
Waxaa jira laba nooc ID CARD DESIGN horizontal & Vertical HALKAN KA DAAWO horizontal ID CARD DESIGN 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=PS2TyOPNFOA Vertical ID CARD DESIGN Ku baro sida Id Card loogu sameeyo Adobe Illustrator 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=F3_YJgRmUbk Sido kale Ku baro sida id Card Loogu Sameeyo Adobe Photoshop 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=WyZp-SuhXSA&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd