cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

OMAYA Exchange

Waxaan si deg deg ah idin kugu dhigi karnaa lacag broker FXPRIMUS iyo Everfx. Waxaad kaloo naga heli kartaan Adeegyada kala ah Perfect Money, Bitcoin iyo Skrill. Fadlan iska diiwaan gali Escrow geena FXPRIMUS https://bit.ly/3iRPl6X +252 61 127 30 30

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
1 738
Obunachilar
-124 soatlar
-37 kunlar
-1230 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐! Waxaan macaamiisheena Sharafta leh la socodsiineynaa in Xafiiskeena uu xiranyahay laga bilaabo maalinta ๐€๐ฑ๐š๐๐๐š ๐š๐ก ๐Ÿ๐Ÿ” ๐‰๐ฎ๐ง๐ž - ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐€๐ซ๐›๐š๐œ๐จ ๐Ÿ๐Ÿ— ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’. Waxaan dib u soo howlgali doonaa Inshallah maalinta ๐Š๐ก๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ก ๐Ÿ๐ŸŽ ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’ Ciid Wanaagsan OMAYA Exchange Team
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Ciid Wanaagsan! Ciid Wanaagsan dhamaan macaamiisheena sharafta leh. Allah hanaga aqbalo acmaasheena. Xafiiskeena wuu xirnaan doonaa inta lagu guda jiro Ciida, oo ka bilaabanaysa ๐€๐ซ๐›๐š๐œ๐š๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’. Waxaan dib shaqada ugu soo noqon doonaa Inshallah Sabti 13 April 2024. Ciid Wanaagsan OMAYA Exchange ***** Eid Mubarak! We wish you a joyous Eid! Please note, our office will be closed from ๐–๐ž๐๐ง๐ž๐ฌ๐๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐ญ๐ก ๐ญ๐จ ๐…๐ซ๐ข๐๐š๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ๐ญ๐ก ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’ for the holiday. We'll resume on Saturday 13th April 2024. Eid Mubarak, OMAYA Exchange Team
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Ramadaan Kariim Waxaan macaamiisheena sharafta leh ogeysiineynaa in xafiiskeena uu furnaan doono inta lagu guda jiro bisha Ramadaan, Maalin kasta ๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ๐ข๐ข ๐ŸŽ๐Ÿ—:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐€๐Œ ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐š๐ฅ๐š๐›๐ญ๐ข๐ข ๐Ÿ’:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ. Waxaan Allah ka baryayaa in uu naga aqbalo Acmaasheena Soonka. Ramadaan Mubaarak ***** Dear Clients, Wishing you a blessed Ramadan Mubarak. Please note, during Ramadan, our office hours will be ๐Ÿ—:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐€๐Œ ๐ญ๐จ ๐Ÿ’:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ ๐„๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ ๐๐š๐ฒ, operating at half capacity. For assistance, feel free to contact us at the details below. Ramadan Mubarak OMAYA Exchange Team
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
๐’๐ก๐š๐ช๐จ ๐๐š๐ง๐š๐š๐ง: ๐…๐จ๐ซ๐ž๐ฑ ๐“๐ซ๐š๐๐ž๐ซ /๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง ๐…๐จ๐ซ๐ž๐ฑ OMAYA Express Exchange, oo ah shirkad hormuud u ah Forex iyo Crypto Exchange ee Soomaaliya, waxay raadinaysaa qof firfircoon oo xirfad leh si uu ugu biiro shirkadeena. Shaqadan kuma saabsana Forex oo kaliya ee waa in sidoo kale la baro macaamiisheena sida looga shaqeysto Sarifka calamiga ah ee Suuqa Forex. Haddii aad wax ka taqaanid waxbarid, isla markaasna aad khibrad u leedahay Suuqa Forex ka, waxaad ka mid noqon kartaa Team ka shirkadeena. ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š: Waxbarashada: Waa in aad haysatid ugu yaraan Shahaado Dugsi Sare, amad Shahaado Jaamacadeed. Luqadda: in aad si fiican u taqaanid Qoraal, Akhris iyo Ku Hadal ba Af-Soomaaliga iyo sidoo kale in aad Aqoon wanaagsan u leedahay Af Ingiriisiga. Khibrada Sarifka calamiga ah: Waa in aad leedahay Waayo-aragnimada la muujin karo iyo fahamka suuqyada sarifka calamiga ah, iyo ganacsiga. Xirfad Waxbarid: Waa in aad leedahay Xirfad waxbarid (Macalinnimo) oo aad dad kale waxbari kartid.. Kalsooni: Waa in aad si kalsooni leh dad badan u hor istaagi kartid, una sharrix kartid Suuqa Forex iyo qaabka uu u shaqeeyo. Sidoo kale waa in aad leedahay Xirfad aad adiga isku wadi kartid, oo aad marba Mowduuc bari kartid, iyadoo aan cidina ku maamuleyn. ๐๐จ๐จ๐œ๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š: Nooca Shaqada: Shaqo Full time ah oo aad ka shaqeyn doontid Xafiiska OMAYA ee Muqdisho, Soomaaliya. Qaab ka waxbaridda: Waa in aad macaamiisheena bari kartid Forex si shakhsi ah, si Public ah, adiga oo cashirada ku daabici doono YouTube ka ama Website ka shirkadda. Sidoo kale waa in aad qaban kartid Webinars iyo Events Forex ah. ๐’๐ข๐๐š ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐œ๐จ๐๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐ข๐: Fadlan u soo dir CV oo qeexaysa khibradaada Forex iyo waxbarashada, oo ay la socoto shahaado kasta oo khuseyn karta shaqadan. Fadlan ku soo dir CV-gaaga [email protected] Xilliga Kama Dambaysta ee aad codsiga soo diri kartid: ๐Ÿ ๐…๐ž๐›. ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Sanad Wacan oo Cusub! Happy New Year 2024 from OMAYA Express Exchange Waxaan macaamiisheena sharafta leh ugu hambalyeyneynaa Sanadka Cusub ee 2024. Waxaan kaloon ogeysiineynaa dhamaan macaamiisheena in uu xafiiskeena xirnaan doono Maalinta ๐ˆ๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก ๐Ÿ ๐‰๐š๐ง๐ฎ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’, inagoo dib u furi doono ๐“๐š๐ฅ๐š๐š๐๐š๐๐š ๐Ÿ ๐‰๐š๐ง๐ฎ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’. Waxaan Allah ka baryeynaa in sanadkan soo socda uu noqdo sanad Barwaaqo! Mahadsanidiin OMAYA Express Exchange Team
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐๐ž๐ฐ ๐˜๐ž๐š๐ซ ๐Ÿ๐ซ๐จ๐ฆ OMAYA Express Exchange As the year ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’ approaches, all of us at ๐Ž๐Œ๐€๐˜๐€ ๐„๐ฑ๐ฉ๐ซ๐ž๐ฌ๐ฌ ๐„๐ฑ๐œ๐ก๐š๐ง๐ ๐ž extend our warmest wishes for a ๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐๐ž๐ฐ ๐˜๐ž๐š๐ซ! May this new chapter bring you prosperity, joy, and success. Please note that our office will be ๐œ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ž๐ ๐จ๐ง ๐‰๐š๐ง๐ฎ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿ๐ฌ๐ญ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’, for New Year's Day. We will resume our services and eagerly await to assist you starting ๐“๐ฎ๐ž๐ฌ๐๐š๐ฒ, ๐‰๐š๐ง๐ฎ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿ๐ง๐. Thank you for your continued trust in OMAYA Express Exchange. Here's to a fantastic year ahead! Warm regards, OMAYA Express Exchange Team
Hammasini ko'rsatish...
Please Join our WhatsApp Channel for News and Announcements
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Hammasini ko'rsatish...
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan ogeysiineynaa dhamaan Macaamiisheena sharfta leh in aan qiimo dhimis ku sameynay ๐”๐’๐ƒ๐“ (๐“๐‘๐‚๐Ÿ๐ŸŽ) lacagta aan ku sarifno, inaga oo hada ka dhignay qiimo jaban. ๐–๐ข๐ญ๐ก๐๐ซ๐š๐ฐ๐š๐ฅ ka waa ๐Ÿ%, halka ๐ƒ๐ž๐ฉ๐จ๐ฌ๐ข๐ญ ka uu is badalo hadba sidaan ku soo helno USDT, waxaana uu u dhaxeyn doonaa ๐Ÿ-๐Ÿ.๐Ÿ“%. Soo Dhawaada! OMAYA Express Exchange
Hammasini ko'rsatish...
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.