cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Albaani ²⁴™| قناةالألباني

Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊 °#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴° ■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM. SOO DHAWOOW WLLKA✌

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
12 660
Obunachilar
-524 soatlar
+127 kunlar
+330 kunlar
Post vaqtlarining boʻlagichi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Nashrni tahlil qilish
PostlarKo'rishlar
Ulashishlar
Ko'rish dinamikasi
01
Walaahinta ayaa hadal hayso ilaa shalay in Dowladda Kuwait ay 3 diyaaradood ugu deeqday shirkadda Duulimaadyada ee Yemen iyo labo motoor diyaaradeed oo cusub.. Si loo tayeeyo shirkadda duulimaadyada dalkaas laga leeyahay.. Soomaaliya shirkadeeda duulimaad waa lasoo noolaynaa sida loo lahaa wakhtiga weli wax ma suurtagelin, ugu yaraan farsamo tan ookale ah wax way ku heli lahaayeen si wax uun ay u bilaabaan . Inkastoo dad arimahaas indha indheeya waxay sheegayaan in howshaas qorshe iyo howl adag ayay ubaahantahay , dowladda soomaaliyana hada uma diyaarsano in qolo hantiilayaal ah loo xiro ayayna isugu soo biyo shubanaysa aakhirka.. @Binu_Abdiziiz ALBAANI
450Loading...
02
Labadaan nin ee sawirka idinkaga muuqda oo aan filayo inaad magacyadooda taqaanaan isku darka lacagta ay haystaan qiyaas ahaan waa 355Bilyan oo dolar, waa lacag u dhiganta miisaaniyada maaliyadeed ee Soomaaliya 355sano, waxey ka dhigan tahay iney 300 oo sano iyo ka badan ay Soomaalida oo dhan ay biili karaan. Hadana saas ay tahay kuma socdaan gaari bulletproof ah, ma xirtaan dhar qaali ah, isuma haystaan iney aduunyada kala haayaan, isuma arkaan laandheere cirka laga soo riday. Waxey u nool yihiin si fudud oo simple, xigmada ku jirta ayaa ah: muhiim ma aha inaad wax walba u iibsato si ay dadka kuu dhahaan lacag ayuu haystaa, ee waxaa muhiim ah inaad u fikirto sidii aad xoolo ku yeelan laheyd adiga oo caadi iska dhigaya. Labadaan nin horta qabiilkooda waa ayo? Koley inaan qaraabo nahay ayey ila tahay. @Binu_Abdiziiz ♡ ALBAANI
1901Loading...
03
Afar Gabdhood oo wax haysta intay wax isku darsadaan haku heshiiyan Wiil. Sheekh xasan Alwajidi ayaa yidhi “Afar Gabdhood oo wax haysta intay ayuuto isku darsadaan haku heshiiyaan hal wiil oo qurux badan Guurkiisa saas ayey liibaantu ku jirtaa" MARKAAWI 👊❤ @ALBAANICHANNEL252
3141Loading...
04
Ila sawiro : Nin dariskaada ah ayaa kugu qabsaday gurigaada gaarigaada iyo mid kamid ah caruurtaada asagoo xoog adeegsanaayo laakiin halkii lagaa rabay in aad is difaacdo aad ugu jawaabtay mmm okey ... waxaan diyaar u ahay in aan ka wada hadalno hantidayda taasoo ka dhigan qirashada in uu xaq u leeyahay qayb kamid ha hantidaadaas wada hadalku wuxuu dhex maraa dad wax isku haysto ! shay uu mid walba sheeganaayo ee ma ahan hanti aad adiga si 100% u leedahay aqbalida wada hadalkaasna waxay ka dhigantahay jab iyo khiyaano . Midaas waa xaalka maanta .
4170Loading...
05
Sawirkani waa ardaydii dhammaysay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) oo xiran dharkii hiddaha iyo dhaqanka markii ay qalinjebinayeen (1975). Safka kowaad ee ugu horreeya, qof labaad ee xiga bidixda waa Barafasoor Cabdalla Cumar Mansuur oo 31 jir ah. Barafasoor Cabdalla ayaa sannadkaas (1975) ka qalinjebiyay Kulliyaddii Waxbarashada Lafoole ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS). Ka gadaale, waxa uu bare ka noqday (1976) JUS. Labo sannadood ka dib qalinjebintiisa ayuu kabaha u sii illaday sii kororsashada tacliinta sare. 1977dii ayuu waxbarashada heerka labaad u aaday dalka Talyaaniga. Waxa uu takhasuskiisa u weeciyay dersidda cilmi-afeedka (linguistics) iyo dhaqanka, isaga oo 1980kii ka qalinjebiyay jaamacad ku taalla Roma, “La Sapienza”. #CabdallaCumarMansuur @BINU_ABDIZIIZ📍📜✏ CAWEYSIN WANAAGSAN
5100Loading...
06
https://chat.whatsapp.com/Jts7WN7CPTI7LxviTuh7vZ
4673Loading...
07
-Qur,aanka kariimka ah -Axthiis -Fiqi -siiro -Adkaarta -Tafsiir -xifdinta qur,aanka Ayaad ka helayaa hada ku soo biir gurubkan ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
4862Loading...
08
Hello Reer kismaayo iyo Baraawe Yaa halkaan ka joogo 👀🤔
5490Loading...
09
Guri walba waxaa laga helaa qofkaan 😂
6041Loading...
10
Muxuu yahay waxa aad ka goyn la'dahay naftaada ee aan dan kugu jirin 👇👇 Commentiga igu soo sheeg
5892Loading...
11
Heedhe Sahraay heedhe Ilbaxnimadu saas maaha Dhaqankaaga saydh maaha Soomaali diid maaha Dhulka oon ku sidi waayin Samadoo la koro maaha. Maxamed I Warsame (Hadraawi AHUN)
5543Loading...
12
BARNAAMIJKA QORMO✍ QORMADA 24 AAD KA fAA'IIDAYSIGA WAKHTIGA Wakhtigu inuu cajiib yahay kii caqli leh baa garan Wakhtigu waa shayga ugu muhiimsan noloshaada ee aan dib loo iibasan karin Wakhtigu wa waxa aan soo noqon wax kasta hadii aad samayso Wakhtigu waa cimriga qofka iyo raasamaalkiisa nolosha sababtoo ah malin kasta oo ku soo marta waxay kaa qaada qayb cimrigaaga ah waxayna kusii dhawaysaa xaga dhimashada Wakhtigu wa shayga lagu waydiin doono maalinta qiyaame adigoo Alle SWT hortaagan meeshaad ku bixisay Sidaa darteed wakhtigaaga ugu faa'iidayso wax ku anfacaya aakhiro iyo aduunba Adeecida iyo u dhawaansha Alle Wayne waa lagama maarmaan in aad ku bixiso wakhtigaaga si aad u gudato cibaadada Iyada oo Tani ka mid tahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee wakhtiga loo isticmaalo  "Waqtigu waa sida dahab oo kale, haddii aadan ogaanin, wuu tagaya"        Waqtigu waa hanti, haddii aad lumiso waad luntay Wakhtigu waa mid muhiimad wayn leh waayo soo noqon maayo lamana kaydin karo lamana badali karo lamana magdhabi karo Wakhtigaaga ku bixi meel kasta oo khayr ah oo Alle SWT raali ka yahay Wakhtigaaga gali meel kasta oo aad xirfad iyo aqoon ka helayso adigoo 1 ka dhigaya diinta Wakhtiga badankii ku bixi cibaado inta yar ee kuu hadhayna nolol maalmeedkaga raadso adigoo ka raadinaya meel xalaal ah Wakhtiga gali sidii aad labo nolol oogu guulaysan lahayd mida aad maanta nooshahay iyo mida xigi doonta Wehel malaha duniduye wadaygaagaa yacni sxbkaga ka yeel cibaado Warsan iyo mid murugo leh weeyo duniduye rabi wehelkaaga ya yeel Wakhtiga ku bixi sidii aad hadafkaaga aduunyo ku gaadhi lahayd adigoo hadafkaaga ka dhigaya aakhiro aduunyadan hadii aad guul gaadho iyo hadii aadan gaadhinba wa mid gaaban oo aad ka guuri doonto Hadii aad guuldaraysato mar ama labo aduunyada intaad joogto waxaa macquul ah marka 3 aad inaad guulaysato balse geerida ka dib guul ma jirto hadi aadan manta wakhtigaaga ku bixin. guuldarada dhabta ah waa Mida aakhiro guusha dhabta ahna waa mida aakhiro Wakhtigeena kuma dadaalo inta badan enagoo ah dad Islaam ah oo laa abuuray cibaado oo kaliya W'Q wllkiin👇 Mahamed garane✍
5131Loading...
13
Waxaa la leeyahay Robot ka shaqaynayay mid ka mid ah xafiisyada dowladda South Korea ayaa is dilay kadib markii shaqadu ku badatay. Wuxuu shaqada bilaabi jiray 9:00am wuxuuna ka bixi jiray 6:00pm makhribnimo. Ar anigaa ma joogti lee 🤣🤣🤣 Habeen wanaagsan
5070Loading...
14
"Hami sare Xoog u shaqayn, Diirad saarid Iyo naftaada oo aad ku hareeraysid dadka wanaagsan".
5861Loading...
15
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
6101Loading...
16
📍CEELCADE, GEDO-SOOMAALIYA Maxaa ka socda deegaanka ceelcade ee Gobolka Gedo waxaad u maleesaa in ay yihiin shacab looma ooyaan yacnii shacab dhiigooda ka raqiisan yahay biyaha lkn xaga allah wuu ka qaalisan yahay. Cid ka hadlayso malahan , bal xitaa cid fariin kasoo saarayso malahan😥, Waxaas xusid mudan in diyaaradaha keyna inay duqeymo ku dileen caruur dugsi quraanka dhigata dhiigooda iyo carada isku darsameen😥🔴 Lkn reer ceelcade waa looma ooyaan 😥😥, cid ka hadlayso malahan Waxaynu leenahay. " وعندالله تجتمع خصوم " @Binu_Abdiziiz
5951Loading...
17
Xiligaan maxaa dulmanaa oo delivery u ahaa kuwii warqadaha isku qori jiray 🤣👀📜 Fiidnimo wanaagsan
6841Loading...
18
Hadaad maqli jirtay ninkaad kabo ka tolanaysid kuwiisa ayaa la eegaa, waa tan ayadoo dhab ah. Ninkaan oo u dhashay dalka Nigeria ayaa keensaday farsamo cajiib ah, taas oo ah in uu labisto marka uu wareejinayo dharka ama dukaankiisa lugeeya. Wuxuuna yidhi "qofka dharka kaa iibsanaya wuxuu qiimeynayaa dharka aad xidhan tahay markaasna waxa uu kaa iibsan doonaa waxa aad hayso. Marka hore adigu labiso ka dib dadka wax ka iibi. Akhriste sidee u aragta fikrada ninkaan uu la yimid?.
7731Loading...
19
Robot-ka cusuboo ay soo wadaan Elon musk iyo Tesla ayaa la sheegay in xitaa caruurta lagu aamini karo oo ay sii heyn karaan marka waalidku mashquul noqdo! adiga maku aamini lahayd ilmahaaga robot-kan. Subax wanaagsan
7041Loading...
20
🍀يـقـول أحـد الفُقـراء : كُنـتُ أبـگي لأننـي أَمـشي بِـدون حـذاء .. ولـكنني توقـفت عَـن البـُكاء عنـدما رأيـت رَجـلاً بِـلا قَدمـين ..🥺 ✨"Mid ka mid ah dadka saboolka ah ayaa yiri: Waan ooyay sababtoo ah waxaan socday kabo la'aan.. Laakiin oohintii waan joojiyay markaan arkay nin aan cago lahayn.😧.🕊️ Caweys  wanaagsan saaxiibbayaal
7153Loading...
21
ASC Qabari, NAQERIZO Halkaan yaa baraawe ah oo ina jooga 👀🤔
7591Loading...
22
Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO} 📌 𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 ? CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno قال الله سبحانه " وَمَا خَلَقْتُ ٱلْجِنَّ وَٱلْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُون " inaat allah kacabsato waa cibaado inaat allah wax karajeyso waa cibaado Baryada allah waa cibaado Fahanka cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ" Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay . Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad __Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado __hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo Qofka muslimka ah shaqadaas waxa ay utahay cibaado kamida cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo baraaro aakhirana jano iyo raali ahaasho allah Shiikhul islaam 𝙄𝙗𝙣𝙪 𝙏𝙖𝙮𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝 Waxaa uu yiri : " إن في الدنيا جنة ، من لم يدخلها لن يدخل جنة الآخرة " " Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo " Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno insha allah 💖 @ismaildheere
1 0131Loading...
23
Ardayda galaysa Imtixaanka Qaranka 2-talo oo anfaci doonta ayaan siinayaa. Midda #1aad: farta iska qurxiya oo wax la aqrin karo oo qurxoon qora. Midda #2aad: jaawaabaha faah-faahiya oo waxbadan qora, buugga jawaabaha ee la idisiin doono hal-bog oo banaan haka taginina, xitaa hadaa garan wayso su’aasha wax lee ku buuxi macquul ah. Cabsida iyo walwalka badanna iska yareeya, jadwal wax akhris lee samaysta hurda fiicanna seexda khalaas.😊 Guul ayaan idiin rajaynayaa dhamaantiin. #Imtixaanka #qaranka #National #exam #F4 #ALBAANI JOIN US || @Albaanichannel252
8393Loading...
24
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
8471Loading...
25
Ninka idin muuqda sawirkaan ayuu bartiisa soo dhigay wuxuuna ku qoray qoraalkaan : "Sidaan ayuu dharkayga shaqada isu bedey mudo sanad gudihiisa .. waxaan ahaa shaqaale shirkad duulimaad u shaqeeya , kadibna waxaan u wareegay shaqaale delivery (shaqaalaha dalabyada dadka u geeya) ee shirkadda Amzon ilaa markii dambe aan noqday rinjiile . Wakhti aan fogayn waxaan ahaa nin sheegasho badan oo waxaan dhibsan jiray safarada diyaaradda ee habeenkii baxa waxaana u arkaayay inay dhib badantahay, laakiin maanta waa waxa aan ugu xiisaha badanyahay inaan dib ugu laabto.. Sidaan ayay noloshayda Mudo kooban isku bedeshey .. qof walbo haka mahadiyo xaaladiisa uu maanta joogo si kastay tahayba , waayo adiga ma ogid nicmada aad maanta haysato qiimaheeda iyo waxa ay tahay ilaa aad banaanka ka istaagto oo aad gebi ahaanbo waydo " Habeen wanaagsan @Albaanichannel252
8570Loading...
26
Nolashaada allah talo saaro Bari wlh waad yaabi natiijada iyo farxada aad heli doonto Anigaa arkay Alahu akbar (si kali ah allah u bari kadib sida qof ku hor fadhiyo oo kale wax oogu sheego). Kadib arag natiijada YAA RABI ALLOW NAA DANBI DHAAF❤️
9282Loading...
27
Laba ka mid ah culumada aan ogu jeclahay xaqiiqatan Sh.Mustafa xaaji ismacil harun Sh.Xuseen cali jabuuti Allow noo dhaw culumadeena sharafta badan ❤️
9302Loading...
28
-Ma ka faaiidaysatay maalinka carafo oo allah ma waydiistay muraadkaaga CAJIIB -Allah ayaan waydiistay arin wlh saaka unbaan helay war aad iga farxiyay oo ku saabsan arintaas -Alxamdulilaah wlh aad baan u farxay xaqiiqatan Allah farajkiisu dagdag badnaa alxamdulilaah Wlh blh tlh HADII AAD MURAAD LEEDAHAY KALIYA ALLAH MAD WAYDIISATID CAJIIB WLH DUCADA ALLAH LA BARYO WAA CAJIIB -Lacag kagamaba baahno -Wakhti Kagama baahno -meel kasta iyo xili kasta Qofka ogu bakhaylsan waa qofka ka bakhayla ducada iyo in uu allah wax waydiisto War hadu dhib ku haysto fursadan maad ka faiidaystid oo albaabkan ku furan mad ka faiidaystid xage laga haystaa -Biniaadmi miyaad wax waydiisanayaa wad ku duloobi lkn allah waydiiso wu ku siini adigo sharaf leh Cajiib cajiib cajiib cajiib
9150Loading...
29
Asc asxaabta kanaalka ciid wanaagsan.... Maanta halkee ku ciideesatay oo ku hilibeesatay 🐪🐐🐓🐬🍗 Teamka ugu badan waa arkeenaa i.a F/G magaaladaa hadaa ka tagay igu qaado yaah🤣🤣 💬💬💬💬👇👇👇 TELEGRAM | @Albaanichannel252
8320Loading...
30
Ciida Iyo Cad Wanaagsan Saaxiibayaal. 🏷 ABDINAASER_MOHAMMED🎙
8200Loading...
31
Mid akteyda fadhiyo wuxuu ileeyahay bisadaha maalinta ciid adxa lama arko?...😂🙈🐈 warkaas maxaaa ka jiro ○ @Binu_Abdiziiz @Albaanichannel252
7930Loading...
32
Neef Ari Beri loo qali Rabay Udxiyo Ayaa dabaqan iska soo tuuray Suu ufakado. Uga dambeyn waa la Badbadiyey ..😂😂 @Binu_Abdiziiz
7780Loading...
33
Allah ugu dhawaada qurbaan 🐪🐃🐐🍗🥩🥪 TELEGRAM | @Albaanichannel252
6950Loading...
34
🌸🫶كل عام وانتم بخير Ciid Mubarak
7600Loading...
35
𝗖𝗮𝗿𝗮𝗳𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗮𝗻𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗱𝘂𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝘀𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘂𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝗿𝗮𝗷𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝗱𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗵𝗶 𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘂𝗸𝘂𝘂 𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹𝗮𝘆𝗮
8581Loading...
36
Waxaa jiri doonto qiimo dhimis aad u wayn farxada ciida darteed 👇👇👇👇👇👇👇 @engmohamedqoslaaye
8730Loading...
37
Yaa allah nagu arsaaq annaga Oo dhalin yar ah booqashada gurigaaga 🤲🏻
7421Loading...
38
Waa maalin Rabigeena uu soo degayo samada kowaad oo weydiiso waxaa u baahan tahay 🤲🤲🤲🤲🤲 ○○○ JOINED US ○○○ @Albaanichannel252
6920Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Walaahinta ayaa hadal hayso ilaa shalay in Dowladda Kuwait ay 3 diyaaradood ugu deeqday shirkadda Duulimaadyada ee Yemen iyo labo motoor diyaaradeed oo cusub.. Si loo tayeeyo shirkadda duulimaadyada dalkaas laga leeyahay.. Soomaaliya shirkadeeda duulimaad waa lasoo noolaynaa sida loo lahaa wakhtiga weli wax ma suurtagelin, ugu yaraan farsamo tan ookale ah wax way ku heli lahaayeen si wax uun ay u bilaabaan . Inkastoo dad arimahaas indha indheeya waxay sheegayaan in howshaas qorshe iyo howl adag ayay ubaahantahay , dowladda soomaaliyana hada uma diyaarsano in qolo hantiilayaal ah loo xiro ayayna isugu soo biyo shubanaysa aakhirka.. @Binu_Abdiziiz ALBAANI
Hammasini ko'rsatish...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Labadaan nin ee sawirka idinkaga muuqda oo aan filayo inaad magacyadooda taqaanaan isku darka lacagta ay haystaan qiyaas ahaan waa 355Bilyan oo dolar, waa lacag u dhiganta miisaaniyada maaliyadeed ee Soomaaliya 355sano, waxey ka dhigan tahay iney 300 oo sano iyo ka badan ay Soomaalida oo dhan ay biili karaan. Hadana saas ay tahay kuma socdaan gaari bulletproof ah, ma xirtaan dhar qaali ah, isuma haystaan iney aduunyada kala haayaan, isuma arkaan laandheere cirka laga soo riday. Waxey u nool yihiin si fudud oo simple, xigmada ku jirta ayaa ah: muhiim ma aha inaad wax walba u iibsato si ay dadka kuu dhahaan lacag ayuu haystaa, ee waxaa muhiim ah inaad u fikirto sidii aad xoolo ku yeelan laheyd adiga oo caadi iska dhigaya. Labadaan nin horta qabiilkooda waa ayo? Koley inaan qaraabo nahay ayey ila tahay. @Binu_Abdiziiz ♡ ALBAANI
Hammasini ko'rsatish...
😁 5🤣 2👍 1😱 1
Photo unavailableShow in Telegram
Afar Gabdhood oo wax haysta intay wax isku darsadaan haku heshiiyan Wiil. Sheekh xasan Alwajidi ayaa yidhi “Afar Gabdhood oo wax haysta intay ayuuto isku darsadaan haku heshiiyaan hal wiil oo qurux badan Guurkiisa saas ayey liibaantu ku jirtaa" MARKAAWI 👊❤ @ALBAANICHANNEL252
Hammasini ko'rsatish...
🤣 11 5👍 2😁 1
Photo unavailableShow in Telegram
Ila sawiro : Nin dariskaada ah ayaa kugu qabsaday gurigaada gaarigaada iyo mid kamid ah caruurtaada asagoo xoog adeegsanaayo laakiin halkii lagaa rabay in aad is difaacdo aad ugu jawaabtay mmm okey ... waxaan diyaar u ahay in aan ka wada hadalno hantidayda taasoo ka dhigan qirashada in uu xaq u leeyahay qayb kamid ha hantidaadaas wada hadalku wuxuu dhex maraa dad wax isku haysto ! shay uu mid walba sheeganaayo ee ma ahan hanti aad adiga si 100% u leedahay aqbalida wada hadalkaasna waxay ka dhigantahay jab iyo khiyaano . Midaas waa xaalka maanta .
Hammasini ko'rsatish...
👍 8 3👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Sawirkani waa ardaydii dhammaysay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) oo xiran dharkii hiddaha iyo dhaqanka markii ay qalinjebinayeen (1975). Safka kowaad ee ugu horreeya, qof labaad ee xiga bidixda waa Barafasoor Cabdalla Cumar Mansuur oo 31 jir ah. Barafasoor Cabdalla ayaa sannadkaas (1975) ka qalinjebiyay Kulliyaddii Waxbarashada Lafoole ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS). Ka gadaale, waxa uu bare ka noqday (1976) JUS. Labo sannadood ka dib qalinjebintiisa ayuu kabaha u sii illaday sii kororsashada tacliinta sare. 1977dii ayuu waxbarashada heerka labaad u aaday dalka Talyaaniga. Waxa uu takhasuskiisa u weeciyay dersidda cilmi-afeedka (linguistics) iyo dhaqanka, isaga oo 1980kii ka qalinjebiyay jaamacad ku taalla Roma, “La Sapienza”. #CabdallaCumarMansuur @BINU_ABDIZIIZ📍📜✏ CAWEYSIN WANAAGSAN
Hammasini ko'rsatish...
👍 4 2🥰 1
Hammasini ko'rsatish...
مركز السنة لتحفيظ القرآن والعلوم الشريعة فرع الثاني

WhatsApp Group Invite

1
-Qur,aanka kariimka ah -Axthiis -Fiqi -siiro -Adkaarta -Tafsiir -xifdinta qur,aanka Ayaad ka helayaa hada ku soo biir gurubkan ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Hammasini ko'rsatish...
2
Hello Reer kismaayo iyo Baraawe Yaa halkaan ka joogo 👀🤔
Hammasini ko'rsatish...
8👍 2😱 1🤬 1
Photo unavailableShow in Telegram
Guri walba waxaa laga helaa qofkaan 😂
Hammasini ko'rsatish...
😁 8🤣 4😱 1🙈 1
Photo unavailableShow in Telegram
Muxuu yahay waxa aad ka goyn la'dahay naftaada ee aan dan kugu jirin 👇👇 Commentiga igu soo sheeg
Hammasini ko'rsatish...
👍 3 3🥰 1
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.