uz
Feedback
GABAYO

GABAYO

Kanalga Telegram’da o‘tish

Maanso iyo Murti Igala xiriir @aybakarr

Ko'proq ko'rsatish
6 139
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
+77 kun
+4930 kun

Ma'lumot yuklanmoqda...

Taglar buluti
Ma'lumot yo'q
Muammo bormi? Iltimos, sahifani yangilang yoki bizning qo'llab-quvvatlash boshqaruvchimizga murojaat qiling>.
Kirish va chiqish esdaliklari
---
---
---
---
---
---
Obunachilarni jalb qilish
Fevral '25
Fevral '25
+62
0 kanalda
Yanvar '25
+129
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '24
+132
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '24
+237
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '24
+159
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '24
+174
0 kanalda
Get PRO
Avgust '24
+184
0 kanalda
Get PRO
Iyul '24
+188
1 kanalda
Get PRO
Iyun '24
+164
1 kanalda
Get PRO
May '24
+111
0 kanalda
Get PRO
Aprel '24
+116
1 kanalda
Get PRO
Mart '24
+120
0 kanalda
Get PRO
Fevral '24
+179
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '24
+165
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '23
+161
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '23
+143
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '23
+197
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '23
+204
0 kanalda
Get PRO
Avgust '23
+251
0 kanalda
Get PRO
Iyul '23
+239
0 kanalda
Get PRO
Iyun '23
+194
0 kanalda
Get PRO
May '23
+184
0 kanalda
Get PRO
Aprel '23
+186
0 kanalda
Get PRO
Mart '23
+186
0 kanalda
Get PRO
Fevral '23
+154
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '23
+221
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '22
+193
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '22
+211
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '22
+237
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '22
+210
0 kanalda
Get PRO
Avgust '22
+181
0 kanalda
Get PRO
Iyul '22
+161
0 kanalda
Get PRO
Iyun '22
+156
0 kanalda
Get PRO
May '22
+121
0 kanalda
Get PRO
Aprel '22
+89
0 kanalda
Get PRO
Mart '22
+156
0 kanalda
Get PRO
Fevral '22
+85
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '22
+116
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '21
+111
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '21
+129
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '21
+158
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '21
+118
0 kanalda
Get PRO
Avgust '21
+153
0 kanalda
Get PRO
Iyul '21
+133
0 kanalda
Get PRO
Iyun '21
+1 001
0 kanalda
Sana
Obunachilarni jalb qilish
Esdaliklar
Kanallar
20 Fevral+3
19 Fevral+2
18 Fevral+5
17 Fevral+3
16 Fevral+1
15 Fevral+2
14 Fevral0
13 Fevral+4
12 Fevral+6
11 Fevral+3
10 Fevral+3
09 Fevral+3
08 Fevral+4
07 Fevral+4
06 Fevral+3
05 Fevral+2
04 Fevral+2
03 Fevral+9
02 Fevral+3
01 Fevral0
Kanal postlari
Nin gablamay, nin good cunay, nimay gooli ku abraartay Nin libaax ku gowdiidsadoo micida gaadhsiiyay Nin abeeso marada u gashoo miratay guudkiisa Guur kaa xumaadaa ka daran, geeri loo dhalay e.

2
-Dib maxaa idiin celinayee, hore idiin diiday -Mar uun maad ku dayataan khalqigan, libinta doonaaya ____ Af-qallooc
2 353
3
Dirham iyo diinaar waxa dunida maal daadsan Dadku nolosha wey dhisi karaan dahab la'aantiiye Tolow dunida sidey nogon laheed dumar la'aantood
2 614
4
· Marka horeba guur waa milgiyo, maaro kale waaye · haddaan lala mushaawirin tolkaa, adiga oo maal leh (maag leh). · oo lagama maarmee tashiga odayo, loo miirin · ninkii keligi maalootiyaa meel xun waw halise _______________ Cabadi gahayr
2 699
5
• Qumaneey quruumaa ku dumay, qaanta kaa maqane • Qubuuraha waxow galay dartaa, qoomam fara weyne • Ragbaa kuu qisaasane yaree, qurubka laabtaada _______________ Axmed sh jaamac
2 799
6
-Cammuudduba halkii laga guraa way ka godantaaye -Rabbiyoo gargaariyo naftoo, gudubta mooyaane -Gacan taagan lama buuxin karo goor iyo ayaane ____ Cabdulle Raage Taraawiil
2 785
7
-Adduunyadan sidii luqunta-diin laabatee hoyatay, -Goortii an laacaba haddii layga lalinaayo, -oo aanay lugi lug ii raacahayn ma anigaa laylyi. _ Gaariye
2 854
8
Hawo nimay fogaysaba, dan baa hoos u soo celin!
2 963
9
• Guuldarooyinkaa rimani marbay, geli shinkoodiiye • Gidhgidhahan istaamayi marbuu, gaadhi qarixiiye • Marbuu gaanka qaayibani nafluhu, googan kaligiise • Geedada balaadhani marbay, golongol dhuubnaane • Guryo dabaq ah kii lihi marbuu, geed dugaashaniye • Ninkii godob lahaan jiray marbay, goosan aanaduye ____ Kaadheeri
3 149
10
- Shinbir duulis badan oo dhulkii, dagi aqoon waayey - Kol unbuu libaax labadii daan, dalaq yidhaahdaaye - Inay edebtu shay door ah tahay, baan isaga daayey
3 074
11
- Hadduu aar hal dilo oo dhurwaa, hilib usoo doonto - Hungurina ka geyn waa kalyana, kuma hagaajaane - Huuhdooda unbaad maqliye, lay hor iman maayo ____ Xuseen Yogol Furre (Camanje)
3 040
12
-Waxaadan lahayn wiilkayoow laguma waynaado -Waxaad waayo maashaba nin laa weel isugu gaystay ___ Maxamed Cabdullaahi Gandaal
3 088
13
-Madi Carata maqasheeda koris minaw-san baa dhaanta -Mataan lidiqa laas miilo leh yaa mitimis dhaama -Marwo Camal xun maangaab ninkeed maqasha baa dhaanta -Xididkaan murwaad lagu ogeyn malihi baa dhaanta -Muslinnimo nimaan kuula socon muuminnimo khaas ah -Gaal maxasta kuu dhawra ood magansataa dhaanta _ ?
3 159
14
"Manfac xalay la cunay saaka waa laga muxtaadaa!" __ (laga muxtaajaa e) laga baahanyahay.
3 008
15
-Guuguulihiiyow haddaad, guga u ooyeyso -Ood mooddey keligaa inuu, gubayo jiilaalku -Abaar gaag ma reebaa dhacdiyo, gaatamoo kale e -Adigaaba lugu gaadayaa, gooshkan dabadiise -Gaagaabso oo aamus yaan, gaadh lagaa qabane
3 107
16
-Haddaan anigu odayoobay een, anafadii daayey -Ashahaado mooyeenna aan, eebo ridi waayey -Allaa igu og inaan aabbahaa, cidi u aareynin !
3 107
17
-Kugu xiiqay sidan kuu lahaa, xaaxiyey toose -Xag un labada daarood ku daran, hays xakabin meele!
3 063
18
"Shilkii dhacaba waayaha danbaa sheeko ka hadhaa!"
3 110
19
"Ninba wuxu dhitaystawgu jira dhiisha caanaha!"
3 365
20
AnimatedSticker.tgs
1