uz
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Ko'proq ko'rsatish
Mamlakat belgilanmaganToif belgilanmagan
339
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
+927 kunlar
+9930 kunlar
Postlar arxiv
Xildhibaan Ka tirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud Safarrada dibadda ee uu galo ay ku baxaan laca
Xildhibaan Ka tirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud Safarrada dibadda ee uu galo ay ku baxaan lacago boqolaal kun oo dolllar ah. Xildhibaan Abiib oo kamida h Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa eedeymo dhowr ah ujeediyay xukuumadda waqtigeedu dhamaaday ee Xasan Sheekh, isagoo ku eedeyay musuq iyo ku takrifal hanti. Baaritaan uu ku sameeyay qeyb kamid ah laamaha Dowladda Fedaraalka sida Baarlamaanka uu isagu kamid yahay iyo maxkamadaha, ayaa wuxuu sheegay inuu ku ogaaday iney ku takri falaan hantida ay ka helaan shisheeyaha caalamka. Wuxuu dhinaca kale eed ujeediyay gudooyimaha degmada Caabudwaaq ee maamulka la baxay Galmudug oo qeyb ka ah mamaulka goboleedyada Dowladda Fedaraalka, wuxuuna sheegay in dad qaxooti ah oo halkaas ku sugan ay usheegeen, in labaatan sano magacooda lagu cunayay lacago lacag qaadayay shisheeyaha.

Dowladda Uganda ayaa Soo Saartay Amar Lagu Xirayo Laba Warbaahin oo Caanka ah Gudaha Dalkaas. Taliyaha Ciidamada Uganda Janar
Dowladda Uganda ayaa Soo Saartay Amar Lagu Xirayo Laba Warbaahin oo Caanka ah Gudaha Dalkaas.   Taliyaha Ciidamada Uganda Janaraal Muhoosi, ayaa amar ku bixiyay in la xiro laba ka mid ah warbaahinada ugu waaweyn dalka, kuwaas oo kala ah Dhayli Monita iyo NTV Uganda, xilli ay sii xoogaysaneyso caburinta lagu hayo kooxaha mucaaradka ah.   Muhoozi ayaa qoraallo uu ku baahiyay bartiisa Internetka, wuxuu ku sheegay, inuusan rumaysnayn jiritaanka warbaahin xor ah oo ka hawlgasha gudaha Uganda, isaga oo sheegay in warbaahintu ay tahay inay ku shaqeyso hagidda dadka taageersan dowladda. Wuxuu intaas ku daray in labada warbaahin aysan dib u howlgali doonin ilaa uu isagu fasax siiyo.   Sababta rasmiga ah ee loo xiray labadan warbaahin ayuuna taliska ciidamada Yugaandha sheegin, hase yeeshee wargeyska Dhayli Monita ayaa ka warbixiyay in ciidamada millatarigu ay galeen xarumaha shirkadda Neeshoon Meedhiya Guruub ee magaalada Kampala, iyaga oo hor istaagay shaqaalaha inay galaan ama ka baxaan xarunta.

Waa Habeennimo Talaado ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 15-01-1448 oo ku beegan 29-06-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Mubaarak Cumar.

Ku Dhawaad 200 oo Qof ayaa Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Duqaymo ay Pakistaan Ka Fulisay Gudaha Afghaanistaan. Ugu yaraan 18
Ku Dhawaad 200 oo Qof ayaa Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Duqaymo ay Pakistaan Ka Fulisay Gudaha Afghaanistaan. Ugu yaraan 186 qof ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday duqeymo cusub oo ay diyaaradaha dagaalka Pakistan ka geysteen deegaanno ku yaalla gobollada Bariga Afghanistan ee Paktika, Kunar. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in dadka waxyeelladu gaartay ay ku jiraan haween iyo carruur, iyada oo sidoo kale la burburiyay guryo ay dad shacab ahi deganaayeen. Afhayeenka Dowladda Islaamiga ah ee Afghanistan, Dhabiixullaah Mujaahid, ayaa cambaareeyay weerarradaas, isaga oo sheegay in ciidamada Pakistan ay mar kale beegsadeen dad rayid ah, isla markaana lala beegsaday tacaddi arxan darro a oo ka dhan ah shacabka aan hubeysneyn. Dhankiisa, ku xigeenka afhayeenka dowladda, Xamdullaah Fitraat, ayaa sheegay in tirakoobka hordhaca ah uu muujinayo dhimashada 36 qof oo rayid ah, halka 163 kalena ay ku dhaawacmeen. Wuxuu intaas ku daray in saddex guri ay gebi ahaanba burbureen.

Ku Dhawaad 200 oo Qof oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Duqaymo ay Pakistaan Ka Fulisay Gudaha Afghaanistaan. Ugu yaraan 186
Ku Dhawaad 200 oo Qof oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Duqaymo ay Pakistaan Ka Fulisay Gudaha Afghaanistaan. Ugu yaraan 186 qof ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday duqeymo cusub oo ay diyaaradaha dagaalka Pakistan ka geysteen deegaanno ku yaalla gobollada Bariga Afghanistan ee Paktika, Kunar. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in dadka waxyeelladu gaartay ay ku jiraan haween iyo carruur, iyada oo sidoo kale la burburiyay guryo ay dad shacab ahi deganaayeen. Afhayeenka Dowladda Islaamiga ah ee Afghanistan, Dhabiixullaah Mujaahid, ayaa cambaareeyay weerarradaas, isaga oo sheegay in ciidamada Pakistan ay mar kale beegsadeen dad rayid ah, isla markaana lala beegsaday tacaddi arxan darro a oo ka dhan ah shacabka aan hubeysneyn. Dhankiisa, ku xigeenka afhayeenka dowladda, Xamdullaah Fitraat, ayaa sheegay in tirakoobka hordhaca ah uu muujinayo dhimashada 36 qof oo rayid ah, halka 163 kalena ay ku dhaawacmeen. Wuxuu intaas ku daray in saddex guri ay gebi ahaanba burbureen.

Ku Dhawaad 200 oo Qof oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Duqaymo ay Pakistaan Ka Fulisay Gudaha Afghaanistaan. Ugu yaraan 186 qof ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday duqeymo cusub oo ay diyaaradaha dagaalka Pakistan ka geysteen deegaanno ku yaalla gobollada Bariga Afghanistan ee Paktika, Kunar. Wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in dadka waxyeelladu gaartay ay ku jiraan haween iyo carruur, iyada oo sidoo kale la burburiyay guryo ay dad shacab ahi deganaayeen. Afhayeenka Dowladda Islaamiga ah ee Afghanistan, Dhabiixullaah Mujaahid, ayaa cambaareeyay weerarradaas, isaga oo sheegay in ciidamada Pakistan ay mar kale beegsadeen dad rayid ah, isla markaana lala beegsaday tacaddi arxan darro a oo ka dhan ah shacabka aan hubeysneyn. Dhankiisa, ku xigeenka afhayeenka dowladda, Xamdullaah Fitraat, ayaa sheegay in tirakoobka hordhaca ah uu muujinayo dhimashada 36 qof oo rayid ah, halka 163 kalena ay ku dhaawacmeen. Wuxuu intaas ku daray in saddex guri ay gebi ahaanba burbureen.

Maxaan Kala Soconnaa Dhibaatooyinka ay Muslimiinta Turkistaanta Bari Kala Kulmayaan Dowladda Shiinaha? Muxuuse Yahay Dowrka Muslimiinta Caalamka Kaga Aaaddan iney u Hiiliyaan Walaalahooda?[WARBIXIN]

Jamaacadda Ittixaadul-Pakistaan ayaa Qaaday Silsilado Hawgallo ah kuwaas oo khasaare lagu gaarsiiyay Askarta Pakistaan, Maamulka Yahuuda oo Duqaymo ka geestay Qaybo kamid ah Dalka Suuriya.Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.

Daawo: Bulshada Ku Nool Mid Kamid ah Dalalka Dhaca Koonfurta Qaaradda Ameerika oo Muujiyay Sida Yahuudda Looga Necebyahay Dunida.

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa mar kale si bahdilaad ka muuqato ku gaaray caasimadda dalka Itoobiya.

Daawo: Maamulka La Baxay Soomaaliland ayaa Dafiray in Qadiyadda Falastiin ay Tahay Mid Diineed oo Lagu Difaacayo Muqadasaadka Muslimiinta.

Kooxda Xuutiyiinta ee Yaman ayaa Gudaha Dalkaas Ka Gystay Boqolaal Xadgudub oo ay Kula Kaceen Dadka Shacabka ah.

10 Askari oo Katirsan Ciidanka Kenya ayaa Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weeraro ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka Fulisay Dhulka NFD ee ku Hoos Jira Gumeysiga Kenya.

Kooxda Xuutiyiinta ee Yaman ayaa Gudaha Dalkaas Ka Gystay Boqolaal Xadgudub oo ay Kula Kaceen Dadka Shacabka ah.