cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Kalkaal channel

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

Більше
Фінляндія1 122Мова не вказанаОсвіта25 044
Рекламні дописи
5 875
Підписники
-324 години
-237 днів
-7630 днів
Час активного постингу

Триває завантаження даних...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Аналітика публікацій
ДописиПерегляди
Поширення
Динаміка переглядів
01
Waakan hantaaticiisii . https://www.facebook.com/100064840779162/videos/3634269273495162/?app=fbl
1190Loading...
02
Waa maqane jooge ufiirso wajigiisa marwalba waa saas magacyadiisa waxaa kamida "marxuum" mamatalo deeganadisa kalsooniday kala noqdeen hadaladiisu waa kuwo shactiro ah sida "mayd baa baxsaday "waan soo noolaanay " ugu damabyn maantuu kadaray qof caafimaad qaba waxa uusan kuhadal buu layimid oo ah . " Waa in aan samaynaa Laami dheer oo Badda Dusheeda mara kaas oo isku xira dhamaan Gobollada Soomaalida ee Badda ku teedsan " muqdisha iyo afgooyaan lahayn wadooyin dunidana lama arag meelo laami bad laga dhiso
1280Loading...
03
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1664270224332676/ Dhalinyaradu waa cajiib qaabkay ukeeneen baa ah qaab cajiiba oo isleh kuna dheehantahay xirfad
1200Loading...
04
Dhalinyaradii jaamacaday dhameeyeen 16 sano kadib waxbarasho shaqay waayeen badankood askar bay noqdeen 2017...2022 oo dalku rajo yeeshay inkastoo aysan 100% ahayn una dhawayn hadana waa markii ugu horaysay oo yididiilo lahelo oo hogaanka usareeya oo aan tuug u ahayn wuxuu arko liqayo sida kan hada ciyaalkii xiligaas ciidanka noqday markuu kan yimid baabah buu kadhigay waxaa looshirqoolay argagixisadii waxaana laga dhigay gam raashinkii baa laga goostay oo suuqa madaw lagaystay ilaa maraykan qayliyo garaamkii cunada iyo yaanyadiina waa laga goostay waxaa labixiyay furimaha iyo tiradooda iyo hubkooda waxaana si sahlan usoo weeray argagixisadii oo naaraha kawaraabiaay si foolxuna udishay dhalinyaradii muuqaalana kaduubtay ayagoo madaxa xabad kala dhacaya . Rasaasti waa laga daayay iyo gurmadkii ilaa ay ciil qaarkood udhintan daawo videogaan halgamaagaan xabadihii kadhamaadeen saaxiibadiis lalaayay gurmad waayay noloshu ciil bay baday isma dhiibin fiiri qaabka iyo kalsoonida kamuuqata orodkiisii ugu dambeeyay kumanaan baa cayrsanaysa qoryo diirad leh haysta gadaal waxaa kajooga gaariyaal cabdi bile ah oo ciidankii laga furtay wiilkaas aan uducayno haduu dhintay maba noolee AHUN . https://www.facebook.com/100064840779162/videos/828506872549282/?app=fbl Xasan waa 70 jir da'daas raba inuu hanti booba kusameeyo cimri tagay oo ceeb lagu sagootiyay dhanka kale eeg cali mahdi oo dhacay hantidii umada kumanaana laayay ugu dambayn macalfan hotelka ugu dheer oo qabyo ah buu kadhintay muqdisho cabdulahi yusuf macalfan dad baa been kudooda hanti ma uu tabcan waa milyaneero caruurtiisu maanta akoonadaa ubuuxa xasan wadadaasuu qaadi doonaa . https://www.facebook.com/100064840779162/videos/828506872549282/?app=fbl
1770Loading...
05
Maamaulka SSC ceerigaabo inay qabsan doonaan bay u egtahay marka la eego calaacalka kadhacaya xildhibaanada somaliland iyo dhaarta kadhacaysa reer SSC madaxweynihii hore puntland karaash oo dhawr kilomitir ujirsaday ceerigaabo waxa uu abaabulaya inay qabsadaan magaaladaas maamulka ssc horaybaan usocokaynaa bay taaganyihiin gadaal uma socon doono calanka buluugaa baan akababan ceerigaabo. https://www.facebook.com/100064840779162/videos/492835389947185/
1760Loading...
06
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/770454828634100/?app=fbl Waxaa xabad lala dhacayaa dhalinyaro masaakiina ayadoo akoono lagu shubtay lacagihii shacabka ee canshuurta maamulka hada jooga magaalada gaalkacyo tan oo ah xad gudub daawo sida arxanka daran ee xabada looladhacaya iyo sidaan ucalaacalayaan baad ladulsaartay shacabka gaalkacyo oo amni xumo sicir barar maamul xumo hayso wali tunkaa looga taaganyahay
750Loading...
07
Ismaaciil omar geele oo baasaborkii kala laabtay xisbiga kulmiye dhamaantood muuse biixi kow kayahay kadib markii ay eedeeyeen dawlada jabuuti dhawr jeer kuna tilmaamen dawlad dagaalada kahurisa geeska africa kooxda kulmiye ma aaminsana somaliland jabuuti bay wada qaateen baasaboradeedii warkaan waxaa xaqiijisay oo baahisay dawlada jabuuti. Dhanka kale sharma boy oo hees karbaasha kugaraacay amxaarada kuwa jecel oo qiyamkii kalumay
900Loading...
08
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1377320359877728/?app=fbl Qisa xanuun badan walaashiis kukaliftay inuu dilo shirqoolkii uu dhigi jiray bay kusoo dhacday saaxiibkiis baana sooxera galiyay waa kucibra qaadasho
1050Loading...
09
Dadka somalia jooga whatsapka hakala xariiraan say u ogaadan qaabkay lacagta udirayaan kuwa itoobiya joogana toos ha ugu diraan
2180Loading...
10
kalyaha ayay ka socota Saxaradu😭😣🤲 Contact +251938393059 what’s app 50 dolar ama 5 dolar ama 200 dolar ama 2 dolar hadad udirto kuma khasaarine ogow waxwayn baad gaysatay aakhiro qofkii raba whatsap hakala xariiro fadlan aan caawino
3050Loading...
11
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid06Dtx5yGFyBGfLM1hydYGcMtzHZecwdAyrem1hC5XcbZMCcbg8sq7kk9vk9z41xN8l/ Magaalada korontadu qaali tahay laguna tunto xuquuqda shacabka ribana ladilsaartay waatee baad umalayn shacabkedana sida dameeraha loorarto ee aan isdifaacayn xuquuqdoona dhacsanayn lkn kufara dhuuban qabyaalada iyo qurunka
2320Loading...
12
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid0BkRncoQnjNFXDG3NUNiaPfPm7FXB2g2KSd886bfcgT3xVrCBMKgX3qyUHUmgP5TMl/?app=fbl Gaalkacyo iyo maamul xumada kajirta
620Loading...
13
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/400119456386268/?app=fbl Madaxweynihii dalka oo leh itoobiya ina dayn mayso bada way qaadanaysaa oo maad kadhicisi adaa lahu doortaye shacabku xataa waxaas kuma hadlaan itoobiyaanku ciyaar nooguma soo dagdagin kuwaan bay arkeen inay nootaliyaan
790Loading...
14
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1469973510286022/?app=fbl Naftu waa dhimanaysaa mee majirto
1300Loading...
15
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/472572358752392/?app=fbl Waa in calanka labadalaa bay leeyihiin reer somaliland si aan usoo laabano caasimadana laga dhigaa hargaysa soodaawo waa garnaqsi
1120Loading...
16
Bill Gates was invited by a high school to give a lecture. He arrived by helicopter, took the paper from the pocket where he had written eleven items. He read everything in less than 5 minutes, was applauded for more than 10 minutes non-stop, thanked him and left in his helicopter. What was written is very interesting, read: 1. Life isn't easy — get used to it. 2. The world is not concerned about your self-esteem. The world expects you to do something useful for it BEFORE you feel good about yourself. A former cleaning lady becomes a chef and fulfils her dream of having her own organic restaurant True story: A simple (but powerful) gesture of kindness from a CEO 3. You will not earn $20,000 a month once you leave school. You won't be vice president of a company with a car and phone available until you've managed to buy your own car and phone. 4. If you find your teacher rude, wait until you have a boss. He will not feel sorry for you. 5. Selling old newspapers or working while on vacation is not beneath your social standing. Your grandparents have a different word for it: they call it opportunity. 6. If you fail, it's not your parents' fault. So do not whine about your mistakes, learn from them. 7. Before you were born, your parents weren't as critical as they are now. They only got that way from paying your bills, washing your clothes and hearing you say they're "ridiculous." So before saving the planet for the next generation wanting to fix the mistakes of your parent's generation, try cleaning your own room. 8. Your school may have blurred the distinction between winners and losers, but life isn't like that. In some schools, you don't repeat more than a year and you have as many chances as you need to get it right. This looks like absolutely NOTHING in real life. If you step on the ball, you're fired… STREET!!! Do it right the first time! 9. Life is not divided into semesters. You won't always have summers off, and it's unlikely that other employees will help you with your tasks at the end of each term. 10. Television is NOT real life. In real life, people have to leave the bar or the club and go to work. 11. Be nice to the CDFs (those students that others think are assholes). There is a high probability that you will work FOR one of them.” Know these and know peace. I come in PEACE 😇 Copied
3510Loading...
17
Media files
2750Loading...
18
#Degdeg itoobiya ayaa sheegtay in wadahadaladu meel fiican marayaa kiiskii badana heshiiskiisii gabagaba yahay wakhti dhawna qalinka lagu duugayo sidoo wasiirka arimaha dibada turkiga ayaa sheegay in somalia waxwalba ogoshahay madaxdeedu september bishu markay tahayna lasoo gabagabaynayo kiiska kulan turkiga kadhici doona badii lagu faataxaysay muuqaalku waa kan hakan fidan fAfi muuqaalka si shacabku ubaraatugaan https://www.facebook.com/100064840779162/videos/8509479505747285/?app=fbl
1200Loading...
19
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/25893718686940817/ Videogaan hadaadan ku cibra qaadab maxaad ku cibra qaadan doontaa 😭
10Loading...
20
Imisaa wax kaaga xumaaday dib dhigasho?
3200Loading...
21
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/496101319605093/?app=fbl Sheekhaan AHUN waxa uu leeyahay bal daawo maba uu ogayn waxa dhacaya hada muqdisho addis baa looga talin doonaa oo maxaa diidaya waba taas badii ankara lagu saxiixayee sheekhu waa horaa dhintay waxa hada dhacaya ma ogayn lkn damiir la aanta kuwii dalka joogay 1999 buu ogaa bal daawo xogta uu bixinayo
2010Loading...
22
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1022425096073080/ Daawo mawduucyada muhiimkaa saad uhesho fikrado aad kuguulaysato tani waa sheekada wa aqris gabar fariida
2080Loading...
23
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/921669349649273/ Gabadhaas waalidkii dhalay baa tarbiyo fiican soo siiyay waa wax lagu faano
1250Loading...
24
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/3783720865219991/?app=fbl Mogadisho city of east africa what a view ?
110Loading...
25
Lahadli mayno itoobiya ilaa ay kalaabato heshiishkii MOU saanaa kadambaysay waa maxay dhexdhexaadinta meesha taal ? Badaydaad igu haysataa sow maaha oo mid falaago ah oo damiir laawe ah baa yiri waan kusiiyay 20 milyan hantidood hadaba imow aan ku arkee intaasaa kufilan. Dib uxasuuso kenya 20% bay qaadatay badeenu wayo waan wada hadal iyo maxkmad baan tagnay maxkamada waxaa keenay wadahadaladii badnaa oo kenya kadhigay inay xoolo kaba maqanyihiin. Badaas tagtay muuse iyo xasan baa isku haysta yaa qaadanaya lacagta ugu badan heshiiskana saxiixaya aniga iyo adiga keemudan inuu bixiyo.
5240Loading...
26
"Ayadoo ujeedaan dilnay wiilkeedii " dagaaladu qabiiladu waa musiibo https://www.facebook.com/100064840779162/videos/958823779313772/
4620Loading...
27
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1136703624286727/
670Loading...
28
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid0WroLxjf5Q4n4PeA1pYijsh3stYdf1zAcavUKvxuWhmHKJzKfEjV9K8qkTKsJ9ERTl/?app=fbl Mudug iyo dagaal beeleedyo xoogan xasana soo abaabulay
710Loading...
29
Waa ciise waxaa maanta kufuran dhawr furin oo xabad kaga socoto dhanka canfarta oo amxaaradu hubka siin iyo dhanka oromada oo abiy hubka siin . Xabada markuu ridayo wuxuu leeyahay somali baan ahay waxa looweerarayo waa inuu yahay cadaw marka laga eego dhanka canfarta iyo oromada waa cadawgooda ugu wayn waxayna rabaan inay tirtiraan maadaama uu somali yahay asna jilbuhuu aastay dhulkiisuu difaacan . Ciisuhu way yaaban yihiin markay maqleen isaaq leh amxaar baa somali iga xiga ismaaciil way tay hees jawaaba jabuuti kasoo qaadeen . Shalay cashar bay udhigeen canfartii .
5360Loading...
30
Somaliland dadka kasoo jeeda dad xikmad badan ahaayeen oo somalida laga qadariyo lkn hada dhamaan somalidii baa layaaban waxa kasocda umadii yaa kasiibay caqligii bay somali meelay joogto kuhayaan xikmadii way kaguurtay kii afka ksla qaada waxa uu leeyahay wax lagu yaqyaqsado waa madaxda utalisa kan ugu wayn iyo kan uyar dhanka shacabkii ayagiina cawligii baa laga siibay qaarkood qiyaas 80 jir iyo 20 lawaydiiyay yaa kuxiga amxaar iyo somali kujawaabay cay xun oo uu caayayo somaliga oo uu asagu yahay iyo faan uu kula dul dhacayo amxaarka oo aan isku cayno dhexdeenu amxaar baa tahay. Xorayn bay rabaan shacabkaas masaakiintaa ee indhihii biyihii kadhamaadeen nafaqa la aanta iyo busaarada kajirta awgeed ee aan waxba looqaban . Shilalka ugu badan baa kadhaca wadooyin xumo darteed maciishadu waa qaali lama goyn karo .
5190Loading...
31
Awdal oo boorama caasimad utahay dhaqdhaqaayo xoogleh baa kasocda waxay isu diyaarinayaan inay toos uhoos tagaan xamar ayago kabaxaya maamulkii dumay ee SNM oo umadii yaabtay waxay kukaceen "amxaar baa somali iiga dhaw " laascaano waxay kuhayeen hooyadii ama wiilkii calanka somalia qaata ama gacanta kuxirta si bahdilnimo ah baa jeelka hargaysa ee maandheera 2 sano loogu hayn jiray gunimadaas eega waxa falkaas samayn waa maaha shacabka ee kuwa SNM ee aan lahayn qiyamka boorama way soo socotaa ayadoo maamul ugaara dhisan . Dhalinyaradii somaliland shaqa la aan ,tahriib waa maamulka ugu tahriib badanyihiin dhalinyaradiisu maamulada dalka waayo kama jirto adeeg dawladeed waxaa lagu leeyahay cadawgaagu waa somalia intaasa kuu ah waxqabad taas kuseexo oo kudhimo . Xildhiban abiib baa sifiican ufaahfaahiyay oo yiri waxqbad bay shacabki uga dhigeen somali cay. Gabalkodii wuu dhacay dib uxasuuso 2017 waxaa laga sooyaacay somalilnd xiligii farmaajo wana marka kacdoonku bilawday kan hada jooga asaga dadkii kala fogayn
4810Loading...
32
Shiikh caana oo sheegay in xamar lagu matagayo ee ay iska dhaqayso asagoo uduur xulayay koox cabsanayd oo soo qaaday hees ay kusheegeen inay xamar cadaw utahay amxaarna walaalkood yahay waa dad cuqdadaysan oo maanka kajiran kuwa heestaas qaaday sameeyay waxaana kuugu daliila waxay umada lasoo hor istaageen https://www.facebook.com/100064840779162/videos/498284459335038/?app=fbl
3610Loading...
33
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1037067554413625/?app=fbl Itoobiya malihin xeelad iyo awood aan isaga dhicino sababtu waatan hadiise laxaliyo dhagahaan kagaraacaynaa inta kahoraysa daciif baan ahaan doonaa soodaawo
380Loading...
34
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1037067554413625/?app=fbl
10Loading...
35
Warbixintaas kore waa muhiim soo aqrista oo #subscribe gareeya #youtube keena asxaabta marhore nagu soobiirtay mahadsanidiin kuwa kale fadlan nasoo raaca saaxiibayaal lajoogiino waa noomuhiim
1540Loading...
36
http://youtube.com/post/Ugkx3A9bZbNZrE8B_gnL35UZuYy1k8qqf3zh?si=l8WAJ75izScnttGJ
10Loading...
37
Runtii waa warbixin aad umuhiima fadlan soo aqriso oo kusoo biir youtube keena waxaan u istaagnay dhisida wacyiga somaliga nool maanta
10Loading...
38
http://youtube.com/post/Ugkx3A9bZbNZrE8B_gnL35UZuYy1k8qqf3zh?si=LLJB8VJbSTLUZw6P
10Loading...
Показати все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waa maqane jooge ufiirso wajigiisa marwalba waa saas magacyadiisa waxaa kamida "marxuum" mamatalo deeganadisa kalsooniday kala noqdeen hadaladiisu waa kuwo shactiro ah sida "mayd baa baxsaday "waan soo noolaanay " ugu damabyn maantuu kadaray qof caafimaad qaba waxa uusan kuhadal buu layimid oo ah . " Waa in aan samaynaa Laami dheer oo Badda Dusheeda mara kaas oo isku xira dhamaan Gobollada Soomaalida ee Badda ku teedsan " muqdisha iyo afgooyaan lahayn wadooyin dunidana lama arag meelo laami bad laga dhiso
Показати все...
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1664270224332676/ Dhalinyaradu waa cajiib qaabkay ukeeneen baa ah qaab cajiiba oo isleh kuna dheehantahay xirfad
Показати все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Dhalinyaradii jaamacaday dhameeyeen 16 sano kadib waxbarasho shaqay waayeen badankood askar bay noqdeen 2017...2022 oo dalku rajo yeeshay inkastoo aysan 100% ahayn una dhawayn hadana waa markii ugu horaysay oo yididiilo lahelo oo hogaanka usareeya oo aan tuug u ahayn wuxuu arko liqayo sida kan hada ciyaalkii xiligaas ciidanka noqday markuu kan yimid baabah buu kadhigay waxaa looshirqoolay argagixisadii waxaana laga dhigay gam raashinkii baa laga goostay oo suuqa madaw lagaystay ilaa maraykan qayliyo garaamkii cunada iyo yaanyadiina waa laga goostay waxaa labixiyay furimaha iyo tiradooda iyo hubkooda waxaana si sahlan usoo weeray argagixisadii oo naaraha kawaraabiaay si foolxuna udishay dhalinyaradii muuqaalana kaduubtay ayagoo madaxa xabad kala dhacaya . Rasaasti waa laga daayay iyo gurmadkii ilaa ay ciil qaarkood udhintan daawo videogaan halgamaagaan xabadihii kadhamaadeen saaxiibadiis lalaayay gurmad waayay noloshu ciil bay baday isma dhiibin fiiri qaabka iyo kalsoonida kamuuqata orodkiisii ugu dambeeyay kumanaan baa cayrsanaysa qoryo diirad leh haysta gadaal waxaa kajooga gaariyaal cabdi bile ah oo ciidankii laga furtay wiilkaas aan uducayno haduu dhintay maba noolee AHUN . https://www.facebook.com/100064840779162/videos/828506872549282/?app=fbl Xasan waa 70 jir da'daas raba inuu hanti booba kusameeyo cimri tagay oo ceeb lagu sagootiyay dhanka kale eeg cali mahdi oo dhacay hantidii umada kumanaana laayay ugu dambayn macalfan hotelka ugu dheer oo qabyo ah buu kadhintay muqdisho cabdulahi yusuf macalfan dad baa been kudooda hanti ma uu tabcan waa milyaneero caruurtiisu maanta akoonadaa ubuuxa xasan wadadaasuu qaadi doonaa . https://www.facebook.com/100064840779162/videos/828506872549282/?app=fbl
Показати все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Maamaulka SSC ceerigaabo inay qabsan doonaan bay u egtahay marka la eego calaacalka kadhacaya xildhibaanada somaliland iyo dhaarta kadhacaysa reer SSC madaxweynihii hore puntland karaash oo dhawr kilomitir ujirsaday ceerigaabo waxa uu abaabulaya inay qabsadaan magaaladaas maamulka ssc horaybaan usocokaynaa bay taaganyihiin gadaal uma socon doono calanka buluugaa baan akababan ceerigaabo. https://www.facebook.com/100064840779162/videos/492835389947185/
Показати все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

https://www.facebook.com/100064840779162/videos/770454828634100/?app=fbl Waxaa xabad lala dhacayaa dhalinyaro masaakiina ayadoo akoono lagu shubtay lacagihii shacabka ee canshuurta maamulka hada jooga magaalada gaalkacyo tan oo ah xad gudub daawo sida arxanka daran ee xabada looladhacaya iyo sidaan ucalaacalayaan baad ladulsaartay shacabka gaalkacyo oo amni xumo sicir barar maamul xumo hayso wali tunkaa looga taaganyahay
Показати все...
Ismaaciil omar geele oo baasaborkii kala laabtay xisbiga kulmiye dhamaantood muuse biixi kow kayahay kadib markii ay eedeeyeen dawlada jabuuti dhawr jeer kuna tilmaamen dawlad dagaalada kahurisa geeska africa kooxda kulmiye ma aaminsana somaliland jabuuti bay wada qaateen baasaboradeedii warkaan waxaa xaqiijisay oo baahisay dawlada jabuuti. Dhanka kale sharma boy oo hees karbaasha kugaraacay amxaarada kuwa jecel oo qiyamkii kalumay
Показати все...
👍 1
https://www.facebook.com/100064840779162/videos/1377320359877728/?app=fbl Qisa xanuun badan walaashiis kukaliftay inuu dilo shirqoolkii uu dhigi jiray bay kusoo dhacday saaxiibkiis baana sooxera galiyay waa kucibra qaadasho
Показати все...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

Dadka somalia jooga whatsapka hakala xariiraan say u ogaadan qaabkay lacagta udirayaan kuwa itoobiya joogana toos ha ugu diraan
Показати все...
02:08
Відео недоступнеДивитись в Telegram
kalyaha ayay ka socota Saxaradu😭😣🤲 Contact +251938393059 what’s app 50 dolar ama 5 dolar ama 200 dolar ama 2 dolar hadad udirto kuma khasaarine ogow waxwayn baad gaysatay aakhiro qofkii raba whatsap hakala xariiro fadlan aan caawino
Показати все...
20.49 MB
1
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.