cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Kalkaal channel

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

Більше
Фінляндія1 039Мова не вказанаОсвіта22 967
Рекламні дописи
6 006
Підписники
-624 години
-457 днів
-20030 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Kuso biir Youtube keena soona daawo shaqsiyada cajiibkaahayd ee siyaad bare oo aan soogalinay https://youtu.be/rOHBe52C2gA
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Siyaad bare wadani buu ahaa shili kamaqadan somalia gurina kamadhisan maalin gurigiisa aan ugu tagnay waxaan layaabnay ..........soodaawo arimo cajiiba oo kaaqarsoona #subscribe dheh youtube keena https://youtu.be/rOHBe52C2gA
Показати все...
Показати все...
Ma akhriyi doonti dhiirigalinta ,dhabta ,xaqiiqda iyo kudhaca kujira sheekadaan waxay taabanaysaa uurkujirta caqabadaha kuhortaagan "Remember what we don't understand is that, Afterwards coffee gets old" sheekadu waa english kusaabsan noloshaada haah noloshaada hadaad doonto aad soo aqri waakan linkigu hana kasoo tagin adoon kubiirin kanaalkaas wax wayn bay soowadaan as they say us. https://t.me/aqon123
Показати все...
https://t.me/aqon123 English hadaad rabto inaad gawsaha kajabiso kaqayb gal kanaalkaan oo kubiir courses bay bixiyaan markii course dhamaato waxaa kaloo jira casharo muhiima oonlasoo galiyo boga .kubiir hada
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Показати все...
Ha Qoslin Haddii ad Aqriso! Hadda ka hor ayaa waxaa la sameeyay Magaalo cusub, si qurux badan ayaa loo dhisay, waxaase la isku khilaafay magacii loo bixin lahaa, laakiin markii dambe waxaa lagu heshiiyay inuu arrinteeda ka fariisto golaha magaalada, nin kastana uu warqad ku qoro magac, kaddibna la isku qaso warqadaha oo middii ay gacantu soo qabato wixii ka soo baxa laga dhigo magaca magaalada. Odayaasha deegaanka waxaa ku jiray oday Ciyaal Xaafo ah oo xanaaqsanaa, wuxuu warqaddiisii ku qoray erayga “calooshayda”. Markii waraaqaha la qasay oo lagu nasiibsaday tiisii ayaa la soo qabtay, sidaas baana magaaladii loogu bixiyay “Magaalada Calooshayda!”. Sanado badan kaddib ayaa magaalada waxaa soo booqday nin ganacsade weyn ah, suuqa ayuu yimid, wuxuu galay bacadle si uu shaar uga iibsado, ninkii bacadlaha joogay ayuu ku yiri “way badan tahay lacagta shaarka ee wax iga dhin”. Ninkii wuxuu ugu jawaabay: War haddii aad ku soo wareegto Calooshayda oo dhan, ma heleysid meeshaan meel ka raqiisan. Ninkii ganacsadaha ahaa si xanaaq leh ayuu uga soo baxay bacadlihii, isagoo is leh ‘ninku wuu kugu jeesjeesay’ Taksiilihii uu la socday ayuu waydiiyay, meesha uu ku yaallo bacadlaha ugu raqiisan magaalada, markaas buu taksiilihii yiri isagoo u tilmaamaya: Halkaas ayuu ku yaallaa, geeska ugu dambeeya ee Calooshayda. Ninkii ganacsadaha ahaa wuu xanaaqay, wuxuu tegay saldhigga booliska si uu uga dacwoodo arrintii uu ka carooday ee ninka bacadlaha iyo taksiilaha, markaas buu yiri “aniga nin ganacsade weyn ah baan ahay, halkee baan joogaa marka sidaas la ii galayo?”. Markaas buu askarigii yiri: Waxaad joogtaa xarunta booliska ee center-ka Calooshayda. Ganacsadihii aad ayuu u xanaaqay, kaddibna wuxuu go’aansaday inuu u dacwoodo duqa magaalada, markii uu soo galay xafiiskiisii ayuu yiri: aniga waxaan ahay ganacsade weyn, marti ayaan idin ahay … markii uu intaas marsiinaayo ayuu duqii magaalada la soo booday: Ahlan Wasahlan ganacsade, ku soo dhowow Calooshayda!! Ganacsadihii dhiiggii ayaa kacay, wuu sii xanaaqay, wuxuu go’aansaday inuu dacwadiisa ula tago boqoradda magaalada. Saacado kaddib waa loo oggolaaday inuu boqoradda la kulmo. Ganacsadihii wuxuu yiri: Macquul miyaa sidaan, ninka bacadlaha jooga, askariga iyo duqa magaaladaba inay igu jeesjeesaan, macquul miyaa sidaan Sharafey, boqorradda magaaladey in sidaas la ii galo anigoo marti idiin ah. Boqoraddii baa ugu jawaabtay maa caleesh … maa caleesh! Aan ku waydiiyo adiga markii kuugu horreysay ee aad Calooshayda soo gasho waaye miyaa!! Ganacsadihii naxdin, yaab amakaag, fajac, dhakafaar jooga ayaa Ku Dhacay. 😍 Fadlan kuso biir hadii aad qososhay youtube keena waakan linkigu https://youtu.be/PnCQzQANk1E
Показати все...
👍 2
#MASHA ALLAAH waa naafo araga iyo gacantaba la' hadana imtixaanka shadaadigaa ayuu ufadhiyaa daawo qaabka cajiibkaa ee shaqadu usoco guulayso waadba guulaysane .fadlan #subscribe saar markaad daawato youtube ka https://youtu.be/PnCQzQANk1E
Показати все...
👍 1
#MASHA ALLAAH waa naafo araga iyo gacantaba la' hadana imtixaanka shadaadigaa ayuu ufadhiyaa daawo qaabka cajiibkaa ee shaqadu usoco guulayso waadba guulaysane .fadlan #subscribe saar markaad daawato youtube ka https://youtu.be/PnCQzQANk1E
Показати все...
#wiil Aragga iyo gacantaba naafo ka ah oo galaya Imtixaanka shahadig puntland guulayso #subscribe

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ninka ku mashquula dhisidda jirkiisa, ee aan waqti galin in uu jeebkiisa dhiso, waxa uu ilaalo u noqon doonaa mid jeebkiisa dhisay. African proverb
Показати все...
3