CADOW TEACH
Відкрити в Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Показати більше3 288
Підписники
-424 години
-87 днів
-3930 день
Архів дописів
3 288
+2
Hadaad daneeyso barashada xirfada graphic design ka 2 bil ka dhiman sanadka cusub number kaan igala soo xariir 61 7376335
3 288
Waxaan fursad siinaya 10 qof oo waxaan siindoona xirfada video editing ka hadaad fursadaan raadineysay waa tanaa hadeer WhatsApp kaan igala soo hadal 61 7376335 maqribka way xirmeysaa yaan lagaa soo hormarin👍
3 288
Diiwaan galinta way socotaa kaliya waxaa harsan 5 qof war yaan lagaa tagin sanadka waa gabo gabo xirfad aad ku shaqeysato baro WhatsApp number kaan igala soo xariir 61 7376335 hadaad daneyso barashada xirfad
3 288
War caawa hadaad muuqaalkan dawaan weysaan aadna like saari weydaan ma aqaano waxa idin dhaafi doono linkiga hoose kasoo daawo
3 288
Asc waxaa si toos ubilaabmay diiwaangalinta dufcadii 4aad ee barashada xirfada video editing ka maxiiseyneysay inaad barato xirfadaan video editing ka ma weyened meel aad ka barato sido kle dufcadihii hore maku dhaafen hadeer yeysan ku dhaafin maxaa yeelay xirfaduhu waa furaha shaqooyinka oo idil run ahaantii sanadku waa gabogabo oo kaliya waxaa harsan 2bilood marka ka faa,ideyso oo xirfad cusub baro si,aad ula jaanqaado dunida maanta aadna unoqoto qof qiimo leh oo xirfad leh si,aad u hesho dhaqaale aad noloshaada ku maareyso waa inaad xirfado taqaana marka haddii aad daneeneyso barasha xirfadaani waxaad nagala soo xiriirtaa what's linkiga hoose iyo numberada halkaas kaaga muuqda mahadsanid
3 288
+2
UGU HOREYN ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH KA SOKE WAXAAN UMAHAD CELINAYAA 3K WALAALO EE YOUTUBE CHANNELKEENA TAAGEERAY YOUTUBEKAAS OO AAN KUSOO GUDBINO MUUQAALO KUSAABSAN VIDEO EDITING IYO SIDO KALE GRAPHIC DESIGN INTA KA HESHAY MUUQAALADEENA EE INA TAAGEERATAY WAXAAN LEEHAY MAHADSANIDIIN KUN IYO KOOW JEER
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
