ch
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

前往频道在 Telegram

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

显示更多
3 288
订阅者
-424 小时
-87
-3930
帖子存档
Xirfad baro

Hadaad daneeyso barashada xirfada graphic design ka 2 bil ka dhiman sanadka cusub number kaan igala soo xariir 61 7376335
+2
Hadaad daneeyso barashada xirfada graphic design ka 2 bil ka dhiman sanadka cusub number kaan igala soo xariir 61 7376335

Waxaan fursad siinaya 10 qof oo waxaan siindoona xirfada video editing ka hadaad fursadaan raadineysay waa tanaa hadeer WhatsApp kaan igala soo hadal 61 7376335 maqribka way xirmeysaa yaan lagaa soo hormarin👍

Diiwaan galinta way socotaa kaliya waxaa harsan 5 qof war yaan lagaa tagin sanadka waa gabo gabo xirfad aad ku shaqeysato bar
Diiwaan galinta way socotaa kaliya waxaa harsan 5 qof war yaan lagaa tagin sanadka waa gabo gabo xirfad aad ku shaqeysato baro WhatsApp number kaan igala soo xariir 61 7376335 hadaad daneyso barashada xirfad

War caawa hadaad muuqaalkan dawaan weysaan aadna like saari weydaan ma aqaano waxa idin dhaafi doono linkiga hoose kasoo daaw
War caawa hadaad muuqaalkan dawaan weysaan aadna like saari weydaan ma aqaano waxa idin dhaafi doono linkiga hoose kasoo daawo

photo content

photo content

Yaan lagaa buuxin

Hadaad rabto video editing course diiwaangalinta way socotaa

Asc waxaa si toos ubilaabmay diiwaangalinta dufcadii 4aad ee barashada xirfada video editing ka maxiiseyneysay inaad barato x
Asc waxaa si toos ubilaabmay diiwaangalinta dufcadii 4aad ee barashada xirfada video editing ka maxiiseyneysay inaad barato xirfadaan video editing ka ma weyened meel aad ka barato sido kle dufcadihii hore maku dhaafen hadeer yeysan ku dhaafin maxaa yeelay xirfaduhu waa furaha shaqooyinka oo idil run ahaantii sanadku waa gabogabo oo kaliya waxaa harsan 2bilood marka ka faa,ideyso oo xirfad cusub baro si,aad ula jaanqaado dunida maanta aadna unoqoto qof qiimo leh oo xirfad leh si,aad u hesho dhaqaale aad noloshaada ku maareyso waa inaad xirfado taqaana marka haddii aad daneeneyso barasha xirfadaani waxaad nagala soo xiriirtaa what's linkiga hoose iyo numberada halkaas kaaga muuqda mahadsanid

Muuqaalka waa diyaar linkiga hoose ka daawo
Muuqaalka waa diyaar linkiga hoose ka daawo

+4
Muuqaalada aan isticmaalay waa ku waan

Muuqaalka xiga maxan kasoo hadlaa codkaaga iyo dalabkaaga dhiibo
Anonymous voting

UGU HOREYN ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH KA SOKE WAXAAN UMAHAD CELINAYAA 3K WALAALO EE YOUTUBE CHANNELKEENA TAAGEERAY YOUTUBEKAAS
+2
UGU HOREYN ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH KA SOKE WAXAAN UMAHAD CELINAYAA 3K WALAALO EE YOUTUBE CHANNELKEENA TAAGEERAY YOUTUBEKAAS OO AAN KUSOO GUDBINO MUUQAALO KUSAABSAN VIDEO EDITING IYO SIDO KALE GRAPHIC DESIGN INTA KA HESHAY MUUQAALADEENA EE INA TAAGEERATAY WAXAAN LEEHAY MAHADSANIDIIN KUN IYO KOOW JEER