CADOW TEACH
Відкрити в Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Показати більше3 287
Підписники
Немає даних24 години
-67 днів
-3930 день
Архів дописів
3 290
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?
Koorsadaan waa Taadi.
Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo Xirfada Graphic Design ka.
Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-
1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM
Iyo kuwakale oo Badan
Qiimaha Koorsadaan waa $5
Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weyi
10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.
Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka
3 290
Markaad xirfad barato sidaan ayaad la kulmi doontaa maxaaad ka Lee dihiin xariifkaan logo ayuu rabaa free inaan ugu sameeyo markaan ka diiday fariintaan dheer isoo qoray anigana waxan ugu jawaabay ila arka maku saxanahay mise waan ku qaldanahay?
3 290
FADLAN Akhri qoraalkaas waxaa laga yaaba maanta inaad niorobi joogto balse fursadaas ka faa,ideysan karin hadaba waxaan kuu diyaarinay course video editing aad mobilkaaga gacanta ku baraneyso application ka capcut walibo muddoo 1 bil kaliya Number kaan igala soo xariir 61 7376335
3 290
Jaaniska wuu koobanyahay kaliya 20 qof qaadaneynaa 5 qof sidaan lagu haaya 15 qof kaliya ayaa harsan yaan lagaa buuxin
3 290
Course ka labaad diiwan galintiisa Mar hore bilaabatay wayna socotaa fadlan yaan lagaa buuxin inta aan qaadaneyno weykoobantahay haddii aad rabto xirfada inaad barato video editing ka waliba adigoo isticmaalaya mobilkaaga number kaan igala soo xariir 61 7376335 what's app
3 290
2024 waa dhamaad haddii aadan wali xirfad baran aad Bay u xuntahay balse wali waqtigu kaama tagin ka faa,ideyso fursadaan
3 290
Asc madooneysaa inaad xirfad barato maku dhaafay jaaniskii hore ee xirfada video editing ka waxaa mardhow inoo xirmayo course ka video editing ka dufcadii 1aad waxaana inoo bilaabmaya dufcadii labaad hadaba yaan lagaa buuxin dadka aan qaadaneyno wey xadidanyihiin
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
