es
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

Ir al canal en Telegram

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

Mostrar más
3 287
Suscriptores
Sin datos24 horas
-67 días
-3930 días
Archivo de publicaciones
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ? Koorsadaan waa Taadi. Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal C
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ? Koorsadaan waa Taadi. Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka. Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:- 1) Sameynta Logo 2) Sameynta Cv 3) Sameynta Id Card 4) Sameynta Invitation 5) Sameynta Shahaado 6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah. 7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM Iyo kuwakale oo Badan Qiimaha Koorsadaan waa $5 Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weyi 10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis. Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka

Mensaje de voz02:57

HALA CODEEYO
Anonymous voting

Labadaaan xirfadood midee baad jeclaan laheed inaad barato

Marka hore siduu lahaa ila arka 😐
Marka hore siduu lahaa ila arka 😐

Jaalayaal

Hadaan ku saxanahay like 👍 saara

photo content

Markaad xirfad barato sidaan ayaad la kulmi doontaa maxaaad ka Lee dihiin xariifkaan logo ayuu rabaa free inaan ugu sameeyo m
Markaad xirfad barato sidaan ayaad la kulmi doontaa maxaaad ka Lee dihiin xariifkaan logo ayuu rabaa free inaan ugu sameeyo markaan ka diiday fariintaan dheer isoo qoray anigana waxan ugu jawaabay ila arka maku saxanahay mise waan ku qaldanahay?

FADLAN Akhri qoraalkaas waxaa laga yaaba maanta inaad niorobi joogto balse fursadaas ka faa,ideysan karin hadaba waxaan kuu d
FADLAN Akhri qoraalkaas waxaa laga yaaba maanta inaad niorobi joogto balse fursadaas ka faa,ideysan karin hadaba waxaan kuu diyaarinay course video editing aad mobilkaaga gacanta ku baraneyso application ka capcut walibo muddoo 1 bil kaliya Number kaan igala soo xariir 61 7376335

Jaaniska wuu koobanyahay kaliya 20 qof qaadaneynaa 5 qof sidaan lagu haaya 15 qof kaliya ayaa harsan yaan lagaa buuxin

Course ka labaad diiwan galintiisa Mar hore bilaabatay wayna socotaa fadlan yaan lagaa buuxin inta aan qaadaneyno weykoobanta
Course ka labaad diiwan galintiisa Mar hore bilaabatay wayna socotaa fadlan yaan lagaa buuxin inta aan qaadaneyno weykoobantahay haddii aad rabto xirfada inaad barato video editing ka waliba adigoo isticmaalaya mobilkaaga number kaan igala soo xariir 61 7376335 what's app

Mensaje de voz00:01

Muuqaalka waan soo dhigay linkiga hoose ku dhufo

MASOO DHIGAA
Anonymous voting

Muuqaalkaan majiraa qof daneenayo
Muuqaalkaan majiraa qof daneenayo

2024 waa dhamaad haddii aadan wali xirfad baran aad Bay u xuntahay balse wali waqtigu kaama tagin ka faa,ideyso fursadaan

Asc madooneysaa inaad xirfad barato maku dhaafay jaaniskii hore ee xirfada video editing ka waxaa mardhow inoo xirmayo course
Asc madooneysaa inaad xirfad barato maku dhaafay jaaniskii hore ee xirfada video editing ka waxaa mardhow inoo xirmayo course ka video editing ka dufcadii 1aad waxaana inoo bilaabmaya dufcadii labaad hadaba yaan lagaa buuxin dadka aan qaadaneyno wey xadidanyihiin

CADOW TEACH - Estadísticas y analítica del canal de Telegram @cadowtech21