Ayanle Trader
Відкрити в Telegram
2 325
Підписники
-324 години
-127 днів
-2730 день
Архів дописів
2 325
𝙀𝙄𝘿 𝙒𝙖𝙣𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 Walalaha qaliga ❤💥
April ila December Wa 9 bilood Hadu alle ina Gaarsiyo Waxa ino balana Natiijo
Waxa heysata 9 bilood Waxa badalikarta ama Hormarin karta qofka aad Maanta Tahay Waxa Challenge kula jirta wa Naftada
Meshe ay Wax kumareyso La deal garey Ha boodin qofkale ha is barbardhigin hooskaga ina ka Cararto Marna dhici Meyso
Waxbdn Casharada daawo Si aad uhesho Fahan Waxbdn backtesting Samey si ay indhahaga Fursadaha live-ka uqabtan
Dadaalkaga iyo daalka aa daaleyso Maanta Wa nasiinadada Sanadaha So socdo Ku raaxeyso Shaqada adag Maanta heyso
@Ayanletrader ✍️
2 325
〽️ Muuqalkan Part 1 bu Noqon doona Marka Loo fiirsho qodobka ah Side ufakareysa Kahor Trade-ka oo ah qodob balaaran
📊 Bias Guud & Bias-ka Maalinta Midka Bisha dhaman Waad Master Gareyn Mar Hada Fahanto isku Xirashada Multiple Timeframes
Dawasho Wcn ✨️
2 325
✨️ Muuqal kadhigaya Profesional Trader
↪️ isku Xirka Suuqa Wa Sirta Helida Entry Cafimad leh
〽️ Suuqa dhaqaq walba usameyo Wax aad Sii ogeyd bay Noqon Mar hade isku Kaa Xiranyihin 4H 30min 5min
📊 Suuq 6 Trillion dhextaalo dabcan wuxu uqalma in Loo Fiirsado Kahor Entry
Berri Galab 16:30 Halkan kala Soco ✔️
2 325
✨️ Waxa Joogna dhamadka Sanadka 2025 Maxa Ku qabsoomay ?
📉 Waqtigu Wa invesment Wixi aad Galiso aye berri Miraheda Guraneysa
🔈 Codkan Maqalka ah Waxan kuxusaya Sirta kadambeysa inu qofka Noqdo Trader Sax ah
Dhageysi Wcn ❤
2 325
📊 Labo Jawaab oo Soo Koobeysa 𝙁𝙤𝙧𝙚𝙭 inu Xalaal yahy
📙 Marka kowad isweydi Sheyga qamaarka ah Waxbarasho iyo Academy miya Loo daba Fadhista ?
Simply Jawabtu Wa Maya
〽️ 𝙁𝙤𝙧𝙚𝙭 Wa Xirfad labarto Weliba Sanado Xita Naftada aya baraneysa Routine ba Yelaneysa waxbarashada kale aan somarnay Xita kunjeer way ka Saameyn bdn tahay
𝙦𝙖𝙢𝙖𝙖𝙧𝙠𝙖 Riskmanagement Miyu Le yahay is weydi ?
𝑺𝒊𝒎𝒑𝒍𝒚 Jawaabtu Wa Maya
✔️ 𝙊𝙜𝙤𝙬𝙨𝙚 Xaarantu Wa option qofka uu dooranayo ma aha wax Meel kudhagan Meelwalba aya Xaaranta kula Kulmi karta
📕 Arintan Wa jawabaha Niyadeyda ay isiisay Marka Cusba Wana Mesha an Shidaalka kahelay
☑️ Safarkan Forex Waxa ku dambeyn doona dadka bigger picture-ka Nolosha usawiran Tahay
2 325
𝙈𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙒𝙖𝙡𝙗𝙖 𝙈𝙖𝙖𝙝𝙖 𝙈𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙏𝙧𝙖𝙙𝙚 ⚠️
Qofka Marku bislaado oo Trader Qaangaar ah Noqdo Waxyabaha uu Xaqijiyo qodobkan aya kamid ah
📊 Suuqa Maalmo uu is diyaariyo ayu leyahy iyo Maalin Entry uu bixiyo is diyarintu waxa lagu qiyaasa 70 ila 80% Entry Suuqa wuxu bixiya 30%
📙 𝘾𝙖𝙨𝙝𝙖𝙧𝙠𝙖 Mesha kujiro Wa in 80% Suuqa Marku is diyarinayo Wa Marka larabo in Nafta Xakameyso Marka ugu bdn ee dadku Suuqa kudhintan Wa Markas
〽️ Wa ina Heysatid Checklist Kaso kushegaya in Lacag hebel Rules-ki aysan buuxin Waxad Si Fudud ku ogaan in aysan lacagtas Entry lehen Maalinka
💡 Waxa ugu Weyn loo Socdo wa Xasilooni Waxa laga Cararayo wa Xamaasada
✔️ 𝙞𝙣𝙩𝙚𝙧𝙢𝙚𝙙𝙞𝙖 Qofka Marku yahay Xamasada wuso mara Wana Meelaha uu qibrada kahelidoono Marku is Helo
📕 𝙒𝙖𝙭𝙗𝙖𝙧𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖 ugu Weyn Wa in aad baraneyso Sida ay Naftada Suuqa uga Falceliso Xiliyada Fursad Cad Jirin iyo xiliyada Entry jiro Side uga Faaideysan lehed
💰 ugu dambayn Dadaalka aad bixineysid Maanta iyo dulqaadkaga Waxad harsan Sanadaha So Socda
2 325
Maalgashiga ugu Weyn Wa Waqtiga 🌱
✨️ Sido kle ogow Waxa aad bixineysid Had iyo jeer Waxa kaweyn Waxad Kafaa,ideysid
🪄 Dhowr Sano Cimrigaga ah aad Camal Wngsn Fashay kwrn hada kuheleyso Jano aan dhamaneyn
🌍 Sidas okale Waxwalbo dunidan dhexdeda Yaala oo aad Guusheda Rabto Waqti ay Kaga baahantahay
📊 Marka Forex La joogo Boqolalka dollar ee Waxbarashada kubixineysid Waxa Kaweyn boqolalka kun aad Ka Sameyn doonti
✅️ Nolosha dhabta Wa Mida berri kusugeysa Nolosha maanta Wa diyaar Garowga Mida berri aad Ku Noolan doonto
✔️ Xaalad walba oo Maanta kujirtid Waxay dileysa ama Nooleynesa Noloshada berri
2 325
✨️ Muuqal Soo Koobaya Forex Jidka Saxan ay Tahay ina umarto Si Guul La Taabankaro ugaarto
💰 Retail Traders Hada Nahay 99% Go.aanka Waxa Ku Gaarna Chart isla Meshas Waxa Xidig ka ah Trend oo ah Furaha Fursad walba iyo Multiple Timeframes
〽️ Analaysing Hadu Kugu adagyahay iyo Hadi Entry point kugu adagyahay dhaman Waxay Kulaabaneysa Aqrinta Trend-ga iyo is Waafajinta Multiple Timeframes
📊 Entry Wuxu Fududada Marka Analysing Perfect Ku Noqoto Analysing Wuxu Fududada Marka aqrinta Trend iyo Multiple Timeframes Xooga Saarto
✨️ Macalinka Waxa ugu Weyn aad uga baahantahay wa inu kubaro Sida Chart-ga Cadkaga uga dhacsanlehed adna ugaari lehed isku Filnaasho
https://youtu.be/xmEkD-vhQBk?si=d2i6XDvmlXNFmcCm
2 325
✨️ Qofka aad Noqon doontid Wa qofka Aad Tahay Marka Kaliga aad Tahay qarsoodida Noloshada iyo Sida ufakartid Sida Ficil ahan ula dhaqantid Xirfada Sida alle u xustid iyo Sida u Sameysid Salaadaha Sunada ee qofna aan ku arkeyn
🟢 Waxa qofwalba uu Noqon doono Wa Waxa uu Private-kisa Sameeyo
Marke Forex Timaado ☀️ Si walba Academy fican ama Comunity fican uheysatid Marna qof Guuleysta Ma Noqoneysid Hadi Marka kaliga aad Tahay qof dayacan
Qofwalba Wuxu Natiijo ahan helidona Waxa uu Sameeyo Marku Kaligis yahay
isbuucWanagsan ba idin Leyahay 📊〽️
2 325
▶️ Wa Mawduuc Weyn oo aan aaminsanahay inu Cadeyn uyahy Why Suuqa uu Kugu adagyahay oo aad ugu Warersantahay Xita Adigo 4sano Kahor bilaaway ama Labo Sano kahor
〽️ Maxa adkeeya Suuqa ? Ma Tecknical ba Suuqa adkeeya Mise ?
🚷 Waxyabo Waaweyn oo Chart kabaxsan oo Filter ubahan aya Jiro Kuwaso Kaa Hor Taagan Guusha Suuqan
📞https://wa.me/2520685657685
2 325
☀️ Fa,idoyinka Suuqa Forex
Waxa Kamid eh inadan Ka Walwali donin Raadinta Shaqo
💰 Sido kle dhaqalaha ad Kaheleysid in usan ehen Mid Limit ah oo Tusaale Hadi bishan $1000 aad Sameysay bisha Xigta aad awood uledahay ina $2000 Sameynkarto
✅️ in Weliga aad Ka Shaqeysan doontid Suuqa Forex usan ehen Wax Xirmaya Sida Tukaamada iyo Xarumayasha kale ee Ganacsi
💰 Dhaqalaha Kaso Gala Suuqa in Adiga Kaliya aad ogtahay oo usan ehen Wax Publick ah Sida Mushaarka Shaqalayasha Lo ogyahy okale Taso ay Kusineyso in adan Noqon qof La qiyasikaro
✅️ in Maalintada aan Lagula Kontoroolin oo adiga Kaliya is Xukunto Taaso Ah Xoriyatu Nafsi
SI Guud in jeeb ahaan iyo Maskax ahaan aad Noqoto qof Xor ah Wa Raaxada Nolosha ee aad ubahantahay
✅️ Mid ogaada Lacag Sameynta Meelwalba aye Taala Lkn Xoriyatu Nafsi Meel walba Ma Taalo Hadi adigu aad Radineysid Lacag uun Suuqan Waka Tageysa Marwalba
Sido kale in Suuqan aad Si daacada ubarato u dulqaadato ujoogteyso Waxay kusiin doonan Sanado dahabi ah oo aan Hada Ku Muuqan
2 325
💡 isbuuc Wanagsan dhamantin
Muuqalkan Wa Falanqeyn anku Sameeye Lacagaha dollarka EURUSD GBPUSD USDCAD USDCHF Fursadaha isbuucan Laga Helikaro
💰 Falanqeymaha u daawo Si aad udhuuxdo hab Fikirkeyga iyo Suuqa Meelaha anka Fiirsho ee Ha udaawan hab Signal ah
〽️ isbuuc Walba Kaficnow isbuuci Ka Horeye
Waxa Tartan kula Jirtid Wa Naftada
📔 Waxbarashada Joogtada ah dadaalka Joogtada ah iyo dulqaadka aad bixineysid dhaman Waxay Kaadhigi doonan Trader Kuraxeysta Suuqa dhowrka Sano ee Sosocda
📞 https://wa.me/2520685657685
2 325
EID Mubaarak 🌙
🌟 Ciid Wanagsan baa Leyahay Walalaha halkan aku Saaxibnay
❤️ illahay Nabad Hanagu Gaarsiyo Ciidan Ciideda Kale
2 325
💫 Wa Muuqal Kooban aan uga hadlay Sida Larabo ina u Hormariso Falanqeyntada Suuqa
〽️ Lower Timeframe buuqisa Sida u Filter Gareyn Lehed Wa Midka kamida Casharada Muuqalka Kujira
⚠️ Lower Timeframe Sida 30min 15min 5min Waxay Marwalba Kutusayan Wax qurux bdn Taasne Wa qatarta Larabo ina iska ilaaliso
✨️ Wa Horu dhac Hada Fahanten Muuqalo kale baan Kasameyn
📞 https://wa.me/2520685657685
Galab Wanagsan dhamantin ❤
2 325
❤️ isbuuc Wanagsan
✅ Si uu qofka qabiir ugu Noqdo Xirfada urabo Wa inu La Noolada Xirfadas
📊 Analysing Jihada Guud ee Lacagta Wa Midka Sawirka 4H kaliya Kuqimeynesid
〽️ Analysing Malmaha Suuqa Furanyahy Wa Midka ugu fican habenki okale ba Lasameya 30min iyo 5min
📘 Muxu Kacawinaya ?
1. Waxad ogaaneysa Aragtidada inta jeer uu Suuqa kugu Raacay 〽️
2. Maalinwalba ineysan ehen Maalin Trade ⚠️
3. Maskaxdada ine Ku Mashqusho Waxbarasho 📕
✅ Seddexdas qodob iyo kabadan aya Kafaideysa
✅ Suuqan hadii aad qorshe dheer Kaledahay Wa Waajib ina tartiib usocoto oo adan iska Waalin
📞 https://wa.me/2520685657685
isbuuc qurxoon ba idin Rajeyn 〽️❤️
2 325
🗣 Qof Walbo dhalinyaro ah Fursada ugu Weyn uu Maanta Heysto Wa Forex
💡 Balse Fursada Dadko dhan Ma Wada Hantan ila inta uu illahay uqoray Moye
〽️ Hadi aad Suuqa Kujirto aadna Fahantay
Sido kle Marxalado adag Adigo Somaray aad Weli Sotagantahay Wa Nimco aysan dadka qar helin
📕 Wax ubaro Si aad Riyooyinkaga urumeyso Wax ubaro Si ay Nolol Fican uhelan ilmahaga Mustaqbalka Wax ubaro Si aad Magac Weyn uga Tagto dunidan
💥 ogowse Sunaha Nolosha aya ah in qofka uu Waqtiyo adag Somaro kahor Maalmaha dahabiga Adigu Ha Noqon qof hor carara Sunaha Nolosha oo quick Rich iska ilaali Xariif
🖐 Ugu dambeyn bilaha Soo aadan Waxbadan Wa is arkeyna Hadu alle idmo
Jimco kariim dhamantin 🌟
2 325
⚠️ Ogow ina Strategy Fican heysatid kaama dhigeyso Trader Guuleysta ah
💡 Sheyga Kaliya Guuleyste Kadhigidona Wa in Marka Loss Gasho aad Raadiso Qaladka Meshu Kajiro
Sababtu Wa Maxay ?
✅ Maxa Yeelay Guushu Wa qalad Hore Logalay oo La Saxay uun
☑ Sababta uqasartay Hadi aad barato Kadib Waxa heysata Sababta uguuleysan doontid Waqtiga Xiga
💥 Guusha Waxa Cagsiga ku ah adigo baran Guul arki Meysid
🗣 Wa Sababta qof Walbo Trader ah ugu yaran 4sano Logu qabto si uu Trader weyn unoqdo
〽️ intaso Sano Rules Ma baraneysid ee Waxa Maalin Walba baraneysa qalad aad gashay
🎯 Albaabka Guusha Laga Galo Wa in qaladka Wax Laga barto Sababto ah Guushu Wa qalad Lasaxay uun
isbuucWngsn dhamaantin ❤🖐
https://wa.me/2520685657685
2 325
Full Course 💡: Koriye Academy
📕 Sanadki Hore Casharadi baxay oo Laguso Koobay Hal Muuqal
🎯 Qofki anan Sanadki Hore Fursad uhelin Hada Youtube Ayu Ka daawan Kara
Maxan Kafa,idi Karna Muqaalkan ?
1. in Forex usan ubahnen Sa Sawirasho bdn oo Chart-ga ah
2. Mechanical Entry 〽️
in qofka Rules Qoran uu isticmalo Sida uu Fursada ulaso baxayo iyo Sidu Entry uqadanayo dhaman ay Yihin Wax qoran
3 Aqrinta Suuqa 〽️
Sida Suuqa Loo Aqriyo Trend Market Awoodaha Buyers-ka iyo Sellers-ka Sida Loo Kala Saaro
4. TimeFrames
Sida Timeframes-ka Waweyn iyo Kuwa Yarar La isku Waafajiyo ogowne furaha Suuqa Wa fahanka Timeframes kala duwan isku Xirashadoda
Waxyabo bdn oo Muhiima ba Kujira Muuqalka
Wa 2saac balse Qasab Maha ina Wada dhameyso Marba qeyb daawo qeybtaso Adiga Levelkaga Noqoneysa
Dhowr jeer oo aan Yaren ba Laga Raba ina daawato Si aad ufahanto Nuxurka qodob Walba ee Muuqalkas kujira
Link Muuqalka 👇
https://youtu.be/ZSxp9F-oSyA?si=LTK1X1Fj_xAOOPKS
https://wa.me/2520685657685 📞
2 325
Wa idin Salamaya dhamantin 🖐❤
Sanadkan Waxa iskugu imaaneyna Madalka Koriye Academy Hadu Alle idmo
Koriye Academy Wa Mesha anka Helay Forex Runtisa Dad bdna Wa Mesha eku ilooben Suuq La Sawirto
Last Two Year Hadi aad Lasocotay
Hadana Barashadada Suuqa Meelo Xasaasi ah Ay kumareyso Tani Wa Last Chapter Larabo ina kugarto Darajada Pro Trader-nimo
Rules-ka Suuqa ina Filter Lagu Darin Su,alo Kooban La is Weydiyo Si Trade Loo Fuliyo Runti Wa Wax ugaara Koriye qofwalbo Kamida Wula Socda
Academy-ga Wax short Term kudhisan kuma Jiran
Madama Waxwalbo Academy-ga Yaala Long Term ay kudhisanyihin dulqaad iyo dadaal aan dhamaad Lehen ba Laga Raba
Sida Suuqa La iskugu Xirto oo Setup Lodhisto & Entry Models iyo Sida Akoomada Probfirms-ka Loo Qorsheyo Lona Gudbiyo dhaman Waxay Kamid yihin Qorshaha Sanadkan
Sanad Wacadarahisa Wato baan Gali doona Hadu Alle Raali Kanoqdo
Hadi aad Tahay Team Koriye ama Sanadkan ad kuso bireysid React kumuji ❤
Link Academy
https://t.me/KoriyeAcademy
2 325
Wa idin Salamaya Walalaha ❤👐
isbuuc Wanagsan dhamantin
Wa Falanqeyn Kooban oo aan Kasameye Lacagta DXy Helida jihada DXY Waxay Kusineysa Helida 7da Lacagod ee Dollarka
https://wa.me/2520685657685
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
