ch
Feedback
Ayanle Trader

Ayanle Trader

前往频道在 Telegram
2 325
订阅者
-324 小时
-127
-2730
帖子存档
𝙀𝙄𝘿 𝙒𝙖𝙣𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 Walalaha qaliga ❤💥 April ila December Wa 9 bilood Hadu alle ina Gaarsiyo Waxa ino balana Natiijo Wax
𝙀𝙄𝘿 𝙒𝙖𝙣𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 Walalaha qaliga ❤💥 April ila December Wa 9 bilood Hadu alle ina Gaarsiyo Waxa ino balana Natiijo Waxa heysata 9 bilood Waxa badalikarta ama Hormarin karta qofka aad Maanta Tahay Waxa Challenge kula jirta wa Naftada Meshe ay Wax kumareyso La deal garey Ha boodin qofkale ha is barbardhigin hooskaga ina ka Cararto Marna dhici Meyso Waxbdn Casharada daawo Si aad uhesho Fahan Waxbdn backtesting Samey si ay indhahaga Fursadaha live-ka uqabtan Dadaalkaga iyo daalka aa daaleyso Maanta Wa nasiinadada Sanadaha So socdo Ku raaxeyso Shaqada adag Maanta heyso @Ayanletrader ✍️

〽️ Muuqalkan Part 1 bu Noqon doona Marka Loo fiirsho qodobka ah Side ufakareysa Kahor Trade-ka oo ah qodob balaaran 📊 Bias Guud & Bias-ka Maalinta Midka Bisha dhaman Waad Master Gareyn Mar Hada Fahanto isku Xirashada Multiple Timeframes Dawasho Wcn ✨️

✨️ Muuqal kadhigaya Profesional Trader ↪️ isku Xirka Suuqa Wa Sirta Helida Entry Cafimad leh 〽️ Suuqa dhaqaq walba usameyo Wa
✨️ Muuqal kadhigaya Profesional Trader ↪️ isku Xirka Suuqa Wa Sirta Helida Entry Cafimad leh 〽️ Suuqa dhaqaq walba usameyo Wax aad Sii ogeyd bay Noqon Mar hade isku Kaa Xiranyihin 4H 30min 5min 📊 Suuq 6 Trillion dhextaalo dabcan wuxu uqalma in Loo Fiirsado Kahor Entry Berri Galab 16:30 Halkan kala Soco ✔️

✨️ Waxa Joogna dhamadka Sanadka 2025 Maxa Ku qabsoomay ? 📉 Waqtigu Wa invesment Wixi aad Galiso aye berri Miraheda Guraneysa 🔈 Codkan Maqalka ah Waxan kuxusaya Sirta kadambeysa inu qofka Noqdo Trader Sax ah Dhageysi Wcn ❤

📊 Labo Jawaab oo Soo Koobeysa 𝙁𝙤𝙧𝙚𝙭 inu Xalaal yahy 📙 Marka kowad isweydi Sheyga qamaarka ah Waxbarasho iyo Academy mi
📊 Labo Jawaab oo Soo Koobeysa 𝙁𝙤𝙧𝙚𝙭 inu Xalaal yahy 📙 Marka kowad isweydi Sheyga qamaarka ah Waxbarasho iyo Academy miya Loo daba Fadhista ? Simply Jawabtu Wa Maya 〽️ 𝙁𝙤𝙧𝙚𝙭 Wa Xirfad labarto Weliba Sanado Xita Naftada aya baraneysa Routine ba Yelaneysa waxbarashada kale aan somarnay Xita kunjeer way ka Saameyn bdn tahay 𝙦𝙖𝙢𝙖𝙖𝙧𝙠𝙖 Riskmanagement Miyu Le yahay is weydi ? 𝑺𝒊𝒎𝒑𝒍𝒚 Jawaabtu Wa Maya ✔️ 𝙊𝙜𝙤𝙬𝙨𝙚 Xaarantu Wa option qofka uu dooranayo ma aha wax Meel kudhagan Meelwalba aya Xaaranta kula Kulmi karta 📕 Arintan Wa jawabaha Niyadeyda ay isiisay Marka Cusba Wana Mesha an Shidaalka kahelay ☑️ Safarkan Forex Waxa ku dambeyn doona dadka bigger picture-ka Nolosha usawiran Tahay

𝙈𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙒𝙖𝙡𝙗𝙖 𝙈𝙖𝙖𝙝𝙖 𝙈𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙏𝙧𝙖𝙙𝙚 ⚠️ Qofka Marku bislaado oo Trader Qaangaar ah Noqdo Waxyabaha uu X
𝙈𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙒𝙖𝙡𝙗𝙖 𝙈𝙖𝙖𝙝𝙖 𝙈𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙏𝙧𝙖𝙙𝙚 ⚠️ Qofka Marku bislaado oo Trader Qaangaar ah  Noqdo Waxyabaha uu Xaqijiyo qodobkan aya kamid ah 📊 Suuqa Maalmo uu is diyaariyo ayu leyahy iyo Maalin Entry uu bixiyo  is diyarintu waxa lagu qiyaasa 70 ila 80%  Entry Suuqa wuxu bixiya 30% 📙 𝘾𝙖𝙨𝙝𝙖𝙧𝙠𝙖 Mesha kujiro Wa in 80% Suuqa Marku is diyarinayo Wa Marka larabo in Nafta Xakameyso Marka ugu bdn ee dadku Suuqa kudhintan Wa Markas 〽️ Wa ina Heysatid Checklist Kaso kushegaya in Lacag hebel Rules-ki aysan buuxin Waxad Si Fudud ku ogaan in aysan lacagtas Entry lehen Maalinka 💡 Waxa ugu Weyn loo Socdo wa Xasilooni Waxa laga Cararayo wa Xamaasada ✔️ 𝙞𝙣𝙩𝙚𝙧𝙢𝙚𝙙𝙞𝙖 Qofka Marku yahay Xamasada wuso mara Wana Meelaha uu qibrada kahelidoono Marku is Helo 📕 𝙒𝙖𝙭𝙗𝙖𝙧𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖 ugu Weyn Wa in aad baraneyso Sida ay Naftada Suuqa uga Falceliso Xiliyada Fursad Cad Jirin iyo xiliyada Entry jiro Side uga Faaideysan lehed 💰 ugu dambayn Dadaalka aad bixineysid  Maanta iyo  dulqaadkaga Waxad harsan Sanadaha So Socda

Maalgashiga ugu Weyn Wa Waqtiga 🌱 ✨️ Sido kle ogow Waxa aad bixineysid Had iyo jeer Waxa kaweyn Waxad Kafaa,ideysid 🪄 Dhowr
Maalgashiga ugu Weyn Wa Waqtiga 🌱 ✨️ Sido kle ogow Waxa aad bixineysid Had iyo jeer Waxa kaweyn Waxad Kafaa,ideysid 🪄 Dhowr Sano Cimrigaga ah aad Camal Wngsn Fashay kwrn hada kuheleyso Jano aan dhamaneyn 🌍 Sidas okale Waxwalbo dunidan dhexdeda Yaala oo aad Guusheda Rabto Waqti ay Kaga baahantahay 📊 Marka Forex La joogo Boqolalka dollar ee Waxbarashada kubixineysid Waxa Kaweyn boqolalka kun aad Ka Sameyn doonti ✅️ Nolosha dhabta Wa Mida berri kusugeysa Nolosha maanta Wa diyaar Garowga Mida berri aad Ku Noolan doonto ✔️ Xaalad walba oo Maanta kujirtid Waxay dileysa ama Nooleynesa Noloshada berri

✨️ Muuqal Soo Koobaya Forex Jidka Saxan ay Tahay ina umarto Si Guul La Taabankaro ugaarto 💰 Retail Traders Hada Nahay 99% Go
✨️ Muuqal Soo Koobaya Forex Jidka Saxan ay Tahay ina umarto Si Guul La Taabankaro ugaarto 💰 Retail Traders Hada Nahay 99% Go.aanka Waxa Ku Gaarna Chart isla Meshas Waxa Xidig ka ah Trend oo ah Furaha Fursad walba iyo Multiple Timeframes 〽️ Analaysing Hadu Kugu adagyahay iyo Hadi Entry point kugu adagyahay dhaman Waxay Kulaabaneysa Aqrinta Trend-ga iyo is Waafajinta Multiple Timeframes 📊 Entry Wuxu Fududada Marka Analysing Perfect Ku Noqoto Analysing Wuxu Fududada Marka aqrinta Trend iyo Multiple Timeframes Xooga Saarto ✨️ Macalinka Waxa ugu Weyn aad uga baahantahay wa inu kubaro Sida Chart-ga Cadkaga uga dhacsanlehed adna ugaari lehed isku Filnaasho https://youtu.be/xmEkD-vhQBk?si=d2i6XDvmlXNFmcCm

✨️ Qofka aad Noqon doontid Wa qofka Aad Tahay Marka Kaliga aad Tahay qarsoodida Noloshada iyo Sida ufakartid Sida Ficil ahan
✨️ Qofka aad Noqon doontid Wa qofka Aad Tahay Marka Kaliga aad Tahay qarsoodida Noloshada iyo Sida ufakartid Sida Ficil ahan ula dhaqantid Xirfada Sida alle u xustid iyo  Sida u Sameysid Salaadaha Sunada ee qofna aan ku arkeyn 🟢 Waxa  qofwalba uu Noqon doono Wa Waxa uu Private-kisa Sameeyo Marke Forex Timaado ☀️ Si walba Academy fican ama Comunity fican uheysatid Marna qof Guuleysta Ma Noqoneysid Hadi Marka kaliga  aad Tahay  qof dayacan Qofwalba Wuxu Natiijo ahan helidona  Waxa uu Sameeyo Marku Kaligis yahay isbuucWanagsan ba idin Leyahay  📊〽️

▶️ Wa Mawduuc Weyn oo aan aaminsanahay inu Cadeyn uyahy Why Suuqa uu Kugu adagyahay oo aad ugu Warersantahay Xita Adigo 4sano Kahor bilaaway ama Labo Sano kahor 〽️ Maxa adkeeya Suuqa ? Ma Tecknical ba Suuqa adkeeya Mise ? 🚷 Waxyabo Waaweyn oo Chart kabaxsan oo Filter ubahan aya Jiro Kuwaso Kaa Hor Taagan Guusha Suuqan 📞https://wa.me/2520685657685

☀️ Fa,idoyinka Suuqa Forex Waxa Kamid eh inadan Ka Walwali donin Raadinta Shaqo 💰 Sido kle dhaqalaha ad Kaheleysid in usan e
☀️ Fa,idoyinka Suuqa Forex Waxa Kamid eh inadan Ka Walwali donin Raadinta Shaqo 💰 Sido kle  dhaqalaha ad Kaheleysid in usan ehen Mid Limit ah oo Tusaale Hadi bishan $1000 aad Sameysay bisha Xigta aad awood uledahay ina $2000 Sameynkarto ✅️ in Weliga aad Ka Shaqeysan doontid Suuqa Forex  usan ehen Wax Xirmaya Sida Tukaamada iyo Xarumayasha kale ee Ganacsi  💰 Dhaqalaha Kaso Gala Suuqa in Adiga Kaliya aad ogtahay oo usan ehen Wax Publick ah Sida Mushaarka Shaqalayasha Lo  ogyahy okale  Taso ay Kusineyso in adan Noqon qof La qiyasikaro ✅️ in Maalintada aan Lagula Kontoroolin oo adiga Kaliya is Xukunto Taaso Ah Xoriyatu Nafsi SI Guud in jeeb ahaan iyo Maskax ahaan aad  Noqoto qof Xor ah Wa Raaxada Nolosha ee aad ubahantahay ✅️ Mid ogaada Lacag Sameynta Meelwalba aye Taala Lkn Xoriyatu Nafsi Meel walba Ma Taalo Hadi adigu aad Radineysid Lacag uun Suuqan Waka Tageysa Marwalba Sido kale in Suuqan aad Si daacada ubarato u dulqaadato ujoogteyso Waxay kusiin doonan Sanado dahabi ah oo aan Hada Ku Muuqan

💡 isbuuc Wanagsan dhamantin Muuqalkan Wa Falanqeyn anku Sameeye Lacagaha dollarka EURUSD GBPUSD USDCAD USDCHF Fursadaha isbuucan Laga Helikaro 💰 Falanqeymaha u daawo Si aad udhuuxdo hab Fikirkeyga iyo Suuqa Meelaha anka Fiirsho ee Ha udaawan hab Signal ah 〽️ isbuuc Walba Kaficnow isbuuci Ka Horeye Waxa Tartan kula Jirtid Wa Naftada 📔 Waxbarashada Joogtada ah dadaalka Joogtada ah iyo dulqaadka aad bixineysid dhaman Waxay Kaadhigi doonan Trader Kuraxeysta Suuqa dhowrka Sano ee Sosocda 📞 https://wa.me/2520685657685

EID Mubaarak 🌙 🌟 Ciid Wanagsan baa Leyahay Walalaha halkan aku Saaxibnay ❤️ illahay Nabad Hanagu Gaarsiyo Ciidan Ciideda Ka
EID Mubaarak 🌙 🌟 Ciid Wanagsan baa Leyahay Walalaha halkan aku Saaxibnay ❤️ illahay Nabad Hanagu Gaarsiyo Ciidan Ciideda Kale

💫 Wa Muuqal Kooban aan uga hadlay Sida Larabo ina u Hormariso  Falanqeyntada Suuqa 〽️ Lower Timeframe buuqisa Sida u Filter Gareyn Lehed Wa Midka kamida Casharada Muuqalka Kujira ⚠️ Lower Timeframe Sida 30min 15min 5min Waxay Marwalba Kutusayan Wax qurux bdn Taasne Wa qatarta Larabo ina iska ilaaliso ✨️ Wa Horu dhac Hada Fahanten Muuqalo kale baan Kasameyn 📞 https://wa.me/2520685657685 Galab Wanagsan dhamantin ❤

❤️ isbuuc Wanagsan ✅ Si uu qofka qabiir ugu Noqdo Xirfada urabo Wa inu La Noolada Xirfadas 📊 Analysing Jihada Guud ee Lacagt
❤️ isbuuc Wanagsan ✅ Si uu qofka qabiir ugu Noqdo Xirfada urabo Wa inu La Noolada Xirfadas 📊 Analysing Jihada Guud ee Lacagta Wa Midka Sawirka 4H kaliya Kuqimeynesid 〽️ Analysing Malmaha Suuqa Furanyahy Wa Midka ugu fican habenki okale ba Lasameya 30min iyo 5min 📘 Muxu Kacawinaya ? 1. Waxad ogaaneysa Aragtidada inta jeer uu Suuqa kugu Raacay 〽️ 2. Maalinwalba ineysan ehen Maalin Trade ⚠️ 3. Maskaxdada ine Ku Mashqusho Waxbarasho 📕 ✅ Seddexdas qodob iyo kabadan aya Kafaideysa ✅ Suuqan hadii aad qorshe dheer Kaledahay Wa Waajib ina tartiib usocoto oo adan iska Waalin 📞 https://wa.me/2520685657685 isbuuc qurxoon ba idin Rajeyn 〽️❤️

🗣 Qof Walbo dhalinyaro ah Fursada ugu Weyn uu Maanta Heysto Wa Forex 💡 Balse Fursada Dadko dhan Ma Wada Hantan ila inta uu
🗣 Qof Walbo dhalinyaro ah Fursada ugu Weyn uu Maanta Heysto Wa Forex 💡 Balse Fursada Dadko dhan Ma Wada Hantan ila inta uu illahay uqoray Moye 〽️ Hadi aad Suuqa Kujirto aadna Fahantay Sido kle  Marxalado adag Adigo Somaray aad Weli Sotagantahay Wa Nimco aysan dadka qar helin 📕 Wax ubaro Si aad Riyooyinkaga urumeyso Wax ubaro Si ay Nolol Fican uhelan ilmahaga Mustaqbalka Wax ubaro Si aad Magac Weyn uga Tagto dunidan 💥 ogowse Sunaha Nolosha aya ah in qofka uu Waqtiyo adag Somaro kahor Maalmaha dahabiga Adigu Ha Noqon qof hor carara Sunaha Nolosha oo quick Rich iska ilaali Xariif 🖐 Ugu dambeyn bilaha Soo aadan Waxbadan Wa is arkeyna Hadu alle idmo Jimco kariim dhamantin 🌟

⚠️ Ogow ina Strategy Fican heysatid kaama dhigeyso Trader Guuleysta ah 💡 Sheyga Kaliya Guuleyste Kadhigidona Wa in Marka Los
⚠️ Ogow ina Strategy Fican heysatid kaama dhigeyso  Trader Guuleysta ah 💡 Sheyga Kaliya Guuleyste Kadhigidona Wa in Marka Loss Gasho aad Raadiso Qaladka Meshu Kajiro Sababtu Wa Maxay ? ✅ Maxa Yeelay Guushu Wa qalad Hore Logalay oo La Saxay uun ☑ Sababta uqasartay Hadi aad barato  Kadib Waxa heysata Sababta uguuleysan doontid Waqtiga Xiga 💥 Guusha Waxa Cagsiga ku ah adigo baran Guul arki Meysid 🗣 Wa Sababta qof Walbo Trader ah ugu yaran 4sano Logu qabto si uu Trader weyn unoqdo 〽️ intaso Sano Rules Ma baraneysid ee Waxa Maalin Walba baraneysa qalad aad gashay 🎯 Albaabka Guusha Laga Galo Wa in qaladka Wax Laga barto Sababto ah  Guushu Wa qalad Lasaxay uun isbuucWngsn dhamaantin ❤🖐 https://wa.me/2520685657685

Full Course 💡: Koriye Academy 📕 Sanadki Hore Casharadi baxay oo Laguso Koobay Hal Muuqal 🎯 Qofki anan Sanadki Hore Fursad
Full Course 💡: Koriye Academy 📕 Sanadki Hore Casharadi baxay oo Laguso Koobay Hal Muuqal 🎯 Qofki anan Sanadki Hore Fursad uhelin Hada Youtube Ayu Ka daawan Kara Maxan Kafa,idi Karna Muqaalkan ? 1. in Forex usan ubahnen Sa Sawirasho bdn oo Chart-ga ah 2. Mechanical Entry  〽️ in qofka Rules Qoran uu isticmalo Sida uu Fursada ulaso baxayo iyo Sidu Entry uqadanayo dhaman ay Yihin Wax qoran 3 Aqrinta Suuqa 〽️ Sida Suuqa Loo Aqriyo Trend Market Awoodaha Buyers-ka iyo Sellers-ka Sida Loo Kala Saaro 4. TimeFrames Sida Timeframes-ka Waweyn iyo Kuwa Yarar La isku Waafajiyo ogowne furaha Suuqa Wa fahanka Timeframes kala duwan isku Xirashadoda  Waxyabo bdn oo Muhiima ba Kujira Muuqalka Wa 2saac balse Qasab Maha ina Wada dhameyso Marba qeyb daawo qeybtaso Adiga Levelkaga Noqoneysa Dhowr jeer oo aan Yaren ba Laga Raba ina daawato Si aad ufahanto Nuxurka qodob Walba ee Muuqalkas kujira Link Muuqalka 👇 https://youtu.be/ZSxp9F-oSyA?si=LTK1X1Fj_xAOOPKS https://wa.me/2520685657685 📞

Wa idin Salamaya dhamantin 🖐❤ Sanadkan Waxa iskugu imaaneyna Madalka Koriye Academy Hadu Alle idmo Koriye Academy Wa Mesha a
Wa idin Salamaya dhamantin 🖐❤ Sanadkan Waxa iskugu imaaneyna Madalka Koriye Academy Hadu Alle idmo   Koriye Academy Wa Mesha anka Helay  Forex Runtisa  Dad bdna Wa Mesha eku ilooben Suuq La Sawirto Last Two Year Hadi aad Lasocotay Hadana Barashadada Suuqa  Meelo Xasaasi ah Ay kumareyso Tani Wa Last Chapter Larabo ina kugarto Darajada Pro Trader-nimo Rules-ka Suuqa ina Filter Lagu Darin Su,alo Kooban La is Weydiyo Si Trade Loo Fuliyo Runti Wa Wax ugaara Koriye qofwalbo Kamida Wula Socda Academy-ga Wax short Term kudhisan kuma Jiran Madama Waxwalbo Academy-ga Yaala  Long Term ay kudhisanyihin dulqaad iyo dadaal aan dhamaad Lehen ba Laga Raba Sida Suuqa La iskugu Xirto oo Setup Lodhisto & Entry Models iyo Sida Akoomada Probfirms-ka Loo Qorsheyo Lona Gudbiyo dhaman Waxay Kamid yihin Qorshaha Sanadkan Sanad Wacadarahisa Wato baan Gali doona Hadu Alle Raali Kanoqdo Hadi aad Tahay  Team Koriye ama Sanadkan ad kuso bireysid React kumuji  ❤ Link Academy https://t.me/KoriyeAcademy

Wa idin Salamaya Walalaha ❤👐 isbuuc Wanagsan dhamantin Wa Falanqeyn Kooban oo aan Kasameye Lacagta DXy Helida jihada DXY Waxay Kusineysa Helida 7da Lacagod ee Dollarka https://wa.me/2520685657685