cookie

ะœะธ ะฒะธะบะพั€ะธัั‚ะพะฒัƒั”ะผะพ ั„ะฐะนะปะธ cookie ะดะปั ะฟะพะบั€ะฐั‰ะตะฝะฝั ะฒะฐัˆะพะณะพ ะดะพัะฒั–ะดัƒ ะฟะตั€ะตะณะปัะดัƒ. ะะฐั‚ะธัะฝัƒะฒัˆะธ ยซะŸั€ะธะนะฝัั‚ะธ ะฒัะตยป, ะฒะธ ะฟะพะณะพะดะถัƒั”ั‚ะตัั ะฝะฐ ะฒะธะบะพั€ะธัั‚ะฐะฝะฝั ั„ะฐะนะปั–ะฒ cookie.

avatar

GARAADSO โœ๐Ÿผ.... ๐ŸŒบ ๐Ÿ“š

Kuso dhawaw gacmo furan Waxa so gudbinaa ๐ŸคXikmado ๐Ÿ–คMaahmaahyo ๐ŸคŽGabayo ๐ŸฉทErayo jacayl ๐Ÿ’œQisooyin ๐Ÿ’šSheekooyin ๐ŸฉตAxaathiista ๐ŸฉทDhiirogalin Mahadsanid creator:*okaja*โœ๏ธโค๏ธ. https://t.me/garaadso252 Booqo websitegeyga๐Ÿ‘ˆ๐Ÿ‘‡ https://www.qalinqore.com

ะ‘ั–ะปัŒัˆะต
ะ ะตะบะปะฐะผะฝั– ะดะพะฟะธัะธ
5 142
ะŸั–ะดะฟะธัะฝะธะบะธ
-224 ะณะพะดะธะฝะธ
+187 ะดะฝั–ะฒ
+6130 ะดะฝั–ะฒ

ะขั€ะธะฒะฐั” ะทะฐะฒะฐะฝั‚ะฐะถะตะฝะฝั ะดะฐะฝะธั…...

ะŸั€ะธั€ั–ัั‚ ะฟั–ะดะฟะธัะฝะธะบั–ะฒ

ะขั€ะธะฒะฐั” ะทะฐะฒะฐะฝั‚ะฐะถะตะฝะฝั ะดะฐะฝะธั…...

Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah รงhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... ๐Ÿ˜˜ Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. ๐Ÿ’–๐Ÿซฐ๐Ÿ˜ƒ @Zaxiibka_nolosha โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
โ€œDadkaย  naxariista ku habboon waa kuwa aan naxariista lahayn, inaad naxariista barto ayaa ka mid ah saamiga naxariista lafteedaโ€ ~Abdullahi dhaqane
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
๐Ÿ‘ 1
Repost fromย khayrwade team
ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะตะ”ะธะฒะธั‚ะธััŒ ะฒ Telegram
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ Ma jeclaan lahayd akhriska ma rabtaa madal lagu falan qeeyo Buugta ma rabtay in aad hesho Buug ingiriisi ah oo afkaaga hoyo lagu falanqaynayo fadlan groupkan whatsapp ku biir https://chat.whatsapp.com/Lj81R0UHmOqCcY9QLveBHM
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
KU BIIR HADDA
Repost fromย N/a
ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะตะ”ะธะฒะธั‚ะธััŒ ะฒ Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
ูŠู‚ูˆู„ ุงู„ุฑุณูˆู„ ๏ทบ : (ุฎูŠุฑ ุงู„ุฏุนุงุก ุฏุนุงุก #ูŠูˆู…_ุนุฑูุฉุŒ ูˆุฎูŠุฑ ู…ุง ู‚ู„ุช ุฃู†ุง ูˆุงู„ู†ุจูŠูˆู† ู…ู† ู‚ุจู„ูŠ: ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ุŒ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ).
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะตะ”ะธะฒะธั‚ะธััŒ ะฒ Telegram
Sawirka. Ciid wanagsan hada rabto in laguu sameeyo waxaad kala xirirtaa ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @Hiilsan_online
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
-ุชุฐูƒูŠู‘ุฑย  | ุงู„ุตูŽู„ุงู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุฑุณููˆู„๏ทบ . -ุชุฐูƒููŠุฑย  | ู‚ูุฑุงุกุฉ ุณููˆุฑุฉ ุงู„ูƒู‡ูŽู . -ุชุฐูƒูŠูŽุฑย  |ย  ุชูˆุฌูŽุฏ ุณุงุนูŒู‡ ุงุณูุชุฌุงุจู‡ . -ุชุฐูŽูƒูŠุฑ | ุงู„ุฏูุนุงุก ู„ู„ุฃู…ูˆูŽุงุช๐Ÿค๐Ÿค.
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
๐Ÿ‘ 2
.Faaidada #Sabarka ( #Qissa) Aabe ayaa waxaa ka geeriyootay Hooyadii reeka dhashay, waxaa eyna ka tagtay 5 gabdhood isla markaana aabuhu isagaa hooyo iyo aababa u ahaa. Gabdhihii ayaa waxaa soo doontay 4nin, aabihii wuxuu go'aansaday inuu u kala guuriyo gabdhaha sida ay ukala wenyihiin balse gabadhii ugu weyneed ee curudka reerka eheed ayaa diiday arinkaas, waxaa eyna tiri ma guursanayo aabahay oo waayeel ah holyadeyna dhimatay ilaa reerkan aan maamo ugu noqdo yacnii cidda anigaa u weyn waxaana waajib isaaran ah inaan aabahay meel ku ogaado. Gabdhihii kale ayaa loo guuriyay nimankii soo doontay halka gabadhii weyneyd ey ku hartay aabaheed oo u baahnaa xanaano iyo qof ogaada. Muddo ka dib aabihii waxaa soo wajahay xanuunkii geerida waxa uu bilaabay inuu isugu yeero gabdhihii kale oo niman qabaan inay ka yimaadaan reerahooda si uu ugu dardaarmo, odaygu waxaa uu ku dardaarmay sidatan " yaan la iibinin girigan ilaa walaashiin idinka weyn ey hesho meel ey u dhaxdo bimacnaa ey guursato" Aabihii markuu geeriyoday gabdhii wexey goaan ku gaareen inaanay hadalka dardaaranka aabuhu qaadan ee guriga ey iibsadaan iyagoo aanan dan iyo muraad toona ka lehen gabdhan walaashood oh oo aabaha dartii iyo ricaayada guriga u diiday iney guursato oo ka dhex baxdo reerka iyagoo aanan u aabo yeelin meesh ay walaashood ku hoyan doonto maadaama vurigan qof kale iibsanaayo iyaguna mid walbaahi gurigeeda aaddo kadib markii ay qaadato qeybtii dhaxal ahaan u soo gaartay. gabdhii dulmaneed ayaa wexey la xiriirtay ninkii guriga laga iibinaayay wexeyna ugu sheekeysay qisada iyada iyo reerkooda dhex martay wuxuuna ku yiri " korkaaga dhib ma ahaan doono insha Allah" Wxaa la iibiyay gurigii dhaxalkiina waa la qeybsaday balse xageey ku dambey doon taa miskiintii ilaahay mooyaanay cidkale u wehel ehen?. Muddi yar ka dib waxaa gabadhii soo wacay ninkii taajirka ahaa ee guriga iibsaday iyadoo awal ka dalbatay inuu wax guriga u daayo intey hoy ka heleyso, gabadhii markey aragtay wicitaanka ninka aad ayey u cabsatay iyadoo moodday in guriga la kicinayo wexey ku tiri" iga raalli noqo walal ii cudur daar wali ma helin meel aan hoy ka dhigto" Wuxuu ku yiri" dhib malahan aniga arinkaas kuuguma wicin lkn waxaan kuugu wacay inaan ku gudoonsiiyo sabarloogada guriga si aan meher kaaga dhigo, hadaad doontid waad aqbali kartaa inaan noqdo zowjkaaga, hadii aad doontidna gurigaaga waad isaga laaban kartaa labada xaaladba guriga adigaa iska leh adigaana xaq u leh" Gabadhii wey oysay wexeyna ogaatay in ilaahay uusan dayaceynin camalka muxsiniinta Wexey ka aqbashy gurkii wexena kula noolaatay ninkii taajirka ahaa nolol xayaati leh oo qurux badan #Nin_wanaagsan iyo #Gurigii_Aabeheed Qeyr walbaa oo aad sameyso ilaahay camalkaaga ma dayacayo, kawaran baarrinimada waalidka? Wanaaggu ma gaboobo Dambigana lama illoobo Deymuhuna ma dhintaan Sidaad u dhaqantidna waalaguula dhaqmayaa Qasab maahan inaad #share dhahdo lkn waa codso si walalkaa uu uga faaideysto Soo qor kalimidda kheyrka ah ee kuu fududo
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
Repost fromย N/a
ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะตะ”ะธะฒะธั‚ะธััŒ ะฒ Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
ะžะฑะตั€ั–ั‚ัŒ ั–ะฝัˆะธะน ั‚ะฐั€ะธั„

ะะฐ ะฒะฐัˆะพะผัƒ ั‚ะฐั€ะธั„ั– ะดะพัั‚ัƒะฟะฝะฐ ะฐะฝะฐะปั–ั‚ะธะบะฐ ั‚ั–ะปัŒะบะธ ะดะปั 5 ะบะฐะฝะฐะปั–ะฒ. ะฉะพะฑ ะพั‚ั€ะธะผะฐั‚ะธ ะฑั–ะปัŒัˆะต โ€” ะพะฑะตั€ั–ั‚ัŒ ั–ะฝัˆะธะน ั‚ะฐั€ะธั„.