cookie

МО вОкПрОстПвуєЌП файлО cookie Ўля пПкращеММя вашПгП ЎПсвіЎу перегляЎу. НатОсМувшО «ПрОйМятО все», вО пПгПЎжуєтеся Ма вОкПрОстаММя файлів cookie.

avatar

𝗛𝗌𝗿𝗺𝗮𝗿𝗶_𝗵𝗮𝗻𝗞𝗮𝗮𝗎𝗮 🖀✚🊋📚🔐🌍

𝗊𝗌𝗌 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗌𝘄 𝘄𝗹𝗹𝗞𝗮/𝘄𝗹𝘀𝗵𝗮 𝗀𝗶𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗌 𝗀𝗮𝗱𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻𝗌𝘄 Waxad mar waliba ka helaysaa channelkan talo iyo tusaale ku dhiirigaliya si'aad u gaadho hadafyadaada nololeed., ☑ Today reader tomorrow a leader 📚

Більше
РеклаЌМі ЎПпОсО
14 750
ПіЎпОсМОкО
+3024 гПЎОМО
+2227 ЎМів
+96330 ЎМів

ТрОває заваМтажеММя ЎаМОх...

ПрОріст піЎпОсМОків

ТрОває заваМтажеММя ЎаМОх...

Dabciyada ay dadku leeyihiini waxa uu u kala saaraa dadka 6 qaybood, ee adigu keebaad tahay saaxiib.? 🧐 1. Qof aan lahayn wax yool ah, ama hadaf uu ku dadaalo sidii uu u gaadhi lahaa, oo haddaad weydiiso oo aad tidhaadid maxaad doonaysaa oo kuu qorshaysan kugu jawaabaya garan maayo laakiin mar haddii aan noolahay igu filan. 😐 2. Qof garanaya wuxuu doonayo yoolka ama hadafka, laakiinse aan garanayn sidii uu ku gaadhi lahaa Yoolkaasi, helinna cid markaasi ku toosisa waddada saxda ah si uu u gaadho hadafka ama yoolka uu doonayo, qofkani kii aan yoolkaba lahayn waa uu ka liitaa. 🫀 3. Qof garanaya wuxuu doonayo, yoolka ama hadafka uu tiigsanayo, waddadii iyo qorshihiina garanaya, hase yeeshee aan naftiisa ku kalsoonayn in uu guul soo hoyn karana aan aaminsanayn, kani waa ka murug badan yahay labadii hore. 😞 4. Qof garanaya wuxuu doonayo, garanaya waddadii uu u mari lahaa naftiisa ku kalsoon in uu gaadhi karo yoolkaas ama hadafkaas, laakiin waxaa raad ku yeesha hadalka dadka oo qof kasta oo rayi u soo jeediya isaga oo hawshii ku jira wuu maqlaa, mid ku odhanaya sidan ayaa wanaagsanaan lahayd in aad samayso, qof kale oo hadana bedela isaga oo aan qorshihii uu waday ka gun gaadhin, dadka badankiisuna noocan ayey u badan yihiin, qofka noocan ahi wuu ka sii liitaa sadexdii nooc ee hore. 🥲 5. Qof wuxuu doonayo garanaya, waddadii uuu mari lahaana ay umuuqato, naftiisana ku kalsoon in uu guul soo hoyn karo, dadkuna aanay raadku yeelan oo ayna qorshihiisa waxba kabadeli karin, hasa yeeshee fikir ka wanaagsan uun ka qaata, laakiin qof kani guul kasta uu gaadho isaga ayaa dib u burburiya oo uhalleeya, hadduu dhaqaale badan abuuro meelaan haboonayn ayuu ku baabi'iyaa, markuu guusha ugu horaysa gaadhana wuu iscajabiyaa, ka dibna waa uu fashilmaa. 🀝 6. Qof garanaya waxa uu doonayo, waddadii uu umari lahaana u muuqato, naftiisana ku kalsoon iyo awoodda Ilaahay siiyey guul in uu gaadhi karana aaminsan, dadkana warkooda wixii ka anfaca ka qaata, yoolkiisana laga leexin karin, guusha uu gaadhana aysan caqabad ku noqon ee markuu hadafkiisa ama yoolkii uu doonayey gaadhaba midkale u qalab qaata, ilaahayna talo saarta. 👌 Guri in la dhiso oo boqcaddii laga dhisilahaa iyo qorshe sawireedkii lala yimaadaa waa lama huraan. Guusha noloshana joogtayn iyo in qorshe cad lala yimaada hagta. 💯 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
ППказатО все...
👍 8❀ 1
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @Manhadal @WADNOJACAYL Www.youtube.com/@ogaalbulsho
ППказатО все...
❀ 3
🫵 KU-DHIIRRO 🫵
😢 JACEYL 😢
💪XIGMAD SIDE💪
🀯 MASKAX MAAL 🀯
🥰 SHEKOOYIN 🥰
🫵HORMARI HANKA🫵
❀WADNO JCYL❀
🫠RIYOOYINKA🫠
💪ISBADALKA GUSHA💪
😊WAAYA ARAG😊
🀯MAAN HADAL🀯
💪WADOYINKA GUSHA💪
😍WEHEL CAASHAQ😍
🀌HAGAHA NOLOSHA🀌
🫵 HANKAAGA 🫵
🀯AQOON KORDHIYE🀯
😍HOYGA FARXADA😍
💪DHIIRISO💪
🗂MAD'XAFKA🗂
🀯MUFAKIR🀯
🫚SOYAALKA🫚
😍HAYAANKA😍
💪DHAWAR ADEYG💪
💪DHIIRIYE💪
✊HADAFKA NLSH✊
🫱CILMIYE🫲
🫵 U-FIIRSO 🫵
🫠DAACAD CALI🫠
📚 SOM PDF 📚
📞BEST IMAGES📞
✍QORMOYIN✍
👍MADAALIYE👍
🫵NAGU SOO BIIR🫵
Amarkaga ku bilow allah ,allahna ku dhamee ❀
ППказатО все...
🥰 7❀ 1
‏°•☁⇣‏ ‏‏رََؚّنا وَلا تُحَمِّلنا ما لا طاقَةَ لَنا ؚِهِ.. 🌞🎀
ППказатО все...
👍 4
Talooyinkan ayaa loo turjumay afaf badan, kuwaas oo soo jiitay indhaha caalamka. Waxaana laga dhigay warqado lagu dhejiyo gidaarrada iyo albaabada. ⚡ (The Paradoxical Commandments/ Dardaarannadii is burinayay) 1. Dadku si saxa caqligooda uma isticmaalaan oo waxay daneeyaan arrimahooda gaarka ah, si kastaba ha ahaatee, jeclow iyaga. 🫰 2. Haddii aad wanaag samayso, dadku waxay kugu eedayn doonaan inaad leedahay dano gaar ah oo qarsoon. Si kastaba ha ahaatee, wa inaad wanaag samaysaa. ❀ 3. Haddii aad guulaysato, waxaad heli doontaa saaxiibbo been abuur ah iyo cadaw dhab ah. waar si kastaba ha ahaate, wa inaad guulaysataa. 👌 4. Wanaagga aad maanta samayso, barriba waa la illaawi doonaa. Wanaag uun samee. 🀍 5. Daacadnimada iyo deel qaaf la’aantu waxay kaa dhigayaan mid aad ugu nugul dhaleecaynta dadka. Daacad ahow, oo furfurnow xaalad kastaba. 🀗 6. Waxaa lagayaabaa ragga iyo dumarka caqliga fiican ku fakara, inay joojin karaan ragg iyo dumar garaad yar. Fikrado waawayn lahow markasta. 🀝 7. Dadku waxay jecelyihiin kuwa taagta daran, balse waxay raacaan kuwa islawaynida badan. U dedaal markasta kuwa taagta daran. 😊 8. Wixii aad sanaddo ku bixisay dhismihiisa inaad dhisto, waxa laga yaabaa inuu maalin kaa dumo. Si kastaba ha ahaatee dhis. 😐 9. Dadku waxay u baahan yihiin gargaar/caawimaad, laakiin waxaa lagayaabaa inay ku maagaan/ku weeraraanba adoo caawinaya. Si kastaba ha ahaatee caawi. 😃 10. Haddii aad waxa adduunka ugu fiican siiso dadka qaar, cay ayay kuu quudhayaan. Si kastaba ha ahaatee, sii waxa ugu wanaagsan ee aad haysato. 💯 - Dr. Kent Keith ✍ ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
ППказатО все...
👍 16❀ 4👏 2
ЀПтП МеЎПступМеДОвОтОсь в Telegram
"Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha" Mar kasta oo aad fasho dambi, ku dheh naftaada: mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan. " Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay xaqa kuwa addeecaya, ❀
Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah; waxa uu kaa doonayaa in aad u soo laabato xaggiisa.! 💜✚📿😊
╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
ППказатО все...
❀ 8👍 2
ЀПтП МеЎПступМеДОвОтОсь в Telegram
"Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha" Mar kasta oo aad fasho dambi, ku dheh naftaada : mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan. " Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay xaqa kuwa addeecaya,
Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambi dhaaf badane sababta oo ah; waxa uu kaa doonayaa in aad u soo laabato xaggiisa.! 🀍✚📿🥲
╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
ППказатО все...
❀ 8
00:10
ВіЎеП МеЎПступМеДОвОтОсь в Telegram
Si aad adiguna unoqoto.! 🀍✚🫰 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
ППказатО все...
👍 3
00:22
ВіЎеП МеЎПступМеДОвОтОсь в Telegram
Si aad adiguna unoqoto.! 🀍✚🫰 ╭┈────────────── ╰┈➀ - Zaxiibka nolosha 👀
ППказатО все...
ЀПтП МеЎПступМеДОвОтОсь в Telegram
Jacaylka aan ku qaba maha mid waqtiyaysan, waxn ku siiyay qalbigayga, Waxn ku hibeeyay naftayda ,waxn diyar u ahay inan dhib io dheefba kula maro . Hal shardi lkn , waliga ha I khiyamin si aanu u jabin qal biga ku qasbaya inan ku raco 🥰 ~CIILTIRA 🥰
ППказатО все...
❀ 17