uk
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

Відкрити в Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

Показати більше
1 674
Підписники
Немає даних24 години
-47 днів
-2130 днів
Архів дописів
Weli Cryptocurrency Lacag maka sameysey ?
Anonymous voting

Ma isleedahay Coin shalay Soo baxay ayaa manata maraya $71 Taas micanaheedu waxay tahay Nink beri lawareegi doona Aqalka ugu
Ma isleedahay Coin shalay Soo baxay ayaa manata maraya $71 Taas micanaheedu waxay tahay Nink beri lawareegi doona Aqalka ugu sareeya ee looga taliyo mareykanka Donal Trump Crypto Currency Jiho cusub ayuu uyeli doona Mucjiso ayuu noqdey coinkiiss Shalay soo baxay Yaan lamoogan mar kasta suuqaas waa wajiya badanyahay qaraabo 😃

Ugu danbeyn Solana ayaa jabisey Qiimihii ugu sareyey ay gaartey ebid ayada oo hada mareysa $270
Ugu danbeyn Solana ayaa jabisey Qiimihii ugu sareyey ay gaartey ebid ayada oo hada mareysa $270

Raiisul wasaaraha Malaysia: “Bitcoin waxay dib qaabayn ku samaynaysaa dhawaalaha adduunka, Malaysiyana kama hari karto”.
Raiisul wasaaraha Malaysia: “Bitcoin waxay dib qaabayn ku samaynaysaa dhawaalaha adduunka, Malaysiyana kama hari karto”.

XRP On the moon
XRP On the moon

20 bishan waxaan ka dhiman 4 beri Lkn suqii ayaaba laga dareema In saan san Khayraysan soo socato
20 bishan waxaan ka dhiman 4 beri Lkn suqii ayaaba laga dareema In saan san Khayraysan soo socato

Taariikh cusub awooda Suuqa Cryptocurrency hadii aad heysan laheyd 1 Bitcoin Maanta waxaa jeebkaaga Ku jiri laheyd $102,000 H
Taariikh cusub awooda Suuqa Cryptocurrency hadii aad heysan laheyd 1 Bitcoin Maanta waxaa jeebkaaga Ku jiri laheyd $102,000 Hadii ay Ku dhaaftay fursada bitcoin yeeysan Ku dhaafin jaanisyada kale EE Maalin walba Ka soo baxay Suuqaan Mustaqbalka halka Technology yada U guureysa haka harin oo noqon qof marwalbaa isbadalada dhaca Ka war haaya Subax wanaagsan 🫖

Maanta oo jumca ah BTC waxay garaaceysa $99k +
Maanta oo jumca ah BTC waxay garaaceysa $99k +

BTC $98,000
BTC $98,000

🔔 $97k up Waxaa la rajyna manata inay gaarto $100k oo ah score cusub oo sanaad taarikh noqon doona
🔔 $97k up Waxaa la rajyna manata inay gaarto $100k oo ah score cusub oo sanaad taarikh noqon doona

Bitcoin $94,000 End of this year $100k
Bitcoin $94,000 End of this year $100k

Haddii Jarmalku aysan iibin lahayn 50,000-kii xabbo ee Bitcoin-ka ahaa, faa’iidadoodu maanta waxay gaari lahayd $1.7 bilyan.
Haddii Jarmalku aysan iibin lahayn 50,000-kii xabbo ee Bitcoin-ka ahaa, faa’iidadoodu maanta waxay gaari lahayd $1.7 bilyan. Waxay ka tageen iyagoo ku iibiyay xilli qiimuhu ahaa $54,000, taasoo hadda ka dhigtay inay ka shallaayaan go’aankaas.

Maxay uga dhigantahay Dadka Ku xeel dheer Arimaha Cryptocurrancy imaanshaha Trump
Maxay uga dhigantahay Dadka Ku xeel dheer Arimaha Cryptocurrancy imaanshaha Trump

Sida aad lawada socotaan waxaa abaare galabta 3:00 PM suuqa lagu soo fasaxay token kii aan wayadan danbe Wada sugeyney Lkn Wa
Sida aad lawada socotaan waxaa abaare galabta 3:00 PM suuqa lagu soo fasaxay token kii aan wayadan danbe Wada sugeyney Lkn Waxaw kahoos marey filashadi laga filayay 1000% taas oo ka dhigan inaw hamastar wayn doono Iibsadyaal.badan oon ibsada  maadama dadka Coinkaas rajada kalaha ay Filan waaa ku noqotey Qiimaha aw kuso galay suuqa 😭

Haddi aad hamastar komabat kuxiratay Tonkeeper Eeg waa kuso Claim.gareye Wallertkaage tonkeeper
Haddi aad hamastar komabat kuxiratay Tonkeeper Eeg waa kuso Claim.gareye Wallertkaage tonkeeper

Cilad maka haysata Helitanka Ton Coin oo si aad suuqa Cryptada ugu gasho
Anonymous voting

Hadi aad dooneyso inaad hada hesho lacag free ah fadlan Linkigan raac oo hada qaado kudhawaad $10 👇👇 https://t.me/tonxpools_bot/start?startapp=upid5233062845

Hamaster Dhibatadan Makala.kulantay adoo dadaaly
Hamaster Dhibatadan Makala.kulantay adoo dadaaly

Waxaa cawa soo idlaaday gabi ahaanba Gamekii hamaster season 01 . Soo firi sidow yahay oo.raac cawa inaw sidaan kuyahay 👇👇
Waxaa cawa soo idlaaday gabi ahaanba Gamekii hamaster season 01 . Soo firi sidow yahay oo.raac cawa inaw sidaan kuyahay 👇👇 https://t.me/hamster_kombat_Bot/start?startapp=kentId5233062845