Smart Crypto
رفتن به کانال در Telegram
Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world
نمایش بیشتر1 674
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-47 روز
-2130 روز
آرشیو پست ها
1 674
Ma isleedahay Coin shalay Soo baxay ayaa manata maraya $71
Taas micanaheedu waxay tahay Nink beri lawareegi doona Aqalka ugu sareeya ee looga taliyo mareykanka Donal Trump Crypto Currency Jiho cusub ayuu uyeli doona
Mucjiso ayuu noqdey coinkiiss Shalay soo baxay
Yaan lamoogan mar kasta suuqaas waa wajiya badanyahay qaraabo 😃
1 674
Ugu danbeyn Solana ayaa jabisey Qiimihii ugu sareyey ay gaartey ebid ayada oo hada mareysa $270
1 674
Raiisul wasaaraha Malaysia: “Bitcoin waxay dib qaabayn ku samaynaysaa dhawaalaha adduunka, Malaysiyana kama hari karto”.
1 674
20 bishan waxaan ka dhiman 4 beri Lkn suqii ayaaba laga dareema In saan san Khayraysan soo socato
1 674
Taariikh cusub awooda Suuqa Cryptocurrency hadii aad heysan laheyd 1 Bitcoin Maanta waxaa jeebkaaga Ku jiri laheyd $102,000
Hadii ay Ku dhaaftay fursada bitcoin yeeysan Ku dhaafin jaanisyada kale EE Maalin walba Ka soo baxay Suuqaan
Mustaqbalka halka Technology yada U guureysa haka harin oo noqon qof marwalbaa isbadalada dhaca Ka war haaya
Subax wanaagsan 🫖
1 674
🔔 $97k up
Waxaa la rajyna manata inay gaarto $100k oo ah score cusub oo sanaad taarikh noqon doona
1 674
Haddii Jarmalku aysan iibin lahayn 50,000-kii xabbo ee Bitcoin-ka ahaa, faa’iidadoodu maanta waxay gaari lahayd $1.7 bilyan. Waxay ka tageen iyagoo ku iibiyay xilli qiimuhu ahaa $54,000, taasoo hadda ka dhigtay inay ka shallaayaan go’aankaas.
1 674
Sida aad lawada socotaan waxaa abaare galabta 3:00 PM suuqa lagu soo fasaxay token kii aan wayadan danbe Wada sugeyney
Lkn Waxaw kahoos marey filashadi laga filayay 1000% taas oo ka dhigan inaw hamastar wayn doono Iibsadyaal.badan oon ibsada maadama dadka Coinkaas rajada kalaha ay Filan waaa ku noqotey Qiimaha aw kuso galay suuqa 😭
1 674
Haddi aad hamastar komabat kuxiratay Tonkeeper Eeg waa kuso Claim.gareye Wallertkaage tonkeeper
1 674
Cilad maka haysata Helitanka Ton Coin oo si aad suuqa Cryptada ugu gasho
1 674
Hadi aad dooneyso inaad hada hesho lacag free ah fadlan Linkigan raac oo hada qaado kudhawaad $10 👇👇
https://t.me/tonxpools_bot/start?startapp=upid5233062845
1 674
Waxaa cawa soo idlaaday gabi ahaanba Gamekii hamaster season 01 .
Soo firi sidow yahay oo.raac cawa inaw sidaan kuyahay 👇👇
https://t.me/hamster_kombat_Bot/start?startapp=kentId5233062845
