cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Salmaan Maadow

Channelka rasmiga ee Salmaan Maadow

Більше
Рекламні дописи
2 898
Підписники
+124 години
+117 днів
+330 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Maalin khayr badan “caashuuraa”🥰
Показати все...
13
Repost from Afoogy
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝗛𝗮 𝗶𝗹𝗼𝗼𝘄𝗶𝗻 Fadliga uu leeyahay soonka maalinta Caashuuraa waxaa lagu dhaafi ama laga cafinayaa dunuubta sanadkii hore aa gashay, sida ku cad Saxiixu Al-Muslim xadiith laga wariyay Rasuulka Sallahu calayhi wasallam. 🟢 Maalinta caashuura waxay ku beegantahay Talaadada 16July waxa wanaagsan ina maalinta ka horayso 15 July aa soomto ama maalinta ka danbaysa 17 July. Ha iloowin inaa ka faaidaysato.🥰
Показати все...
👍 16
78_TmMngmnt.00_02_24_15.Still009.png2.59 MB
78_TmMngmnt.00_04_12_22.Still010.png2.51 MB
Insha'Allah waxaa inoo balan ah berito iyo fadhi cusub saacada 1:07PM 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐡𝐮𝐫 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 waqtiga geeska afrika. 📌 Waxaan soo dhigi channelkayna Youtube: @salmaanmaadow
Показати все...
👍 6 3
Sanad cusub oo hijri ayaa ino bilaabday
Показати все...
👍 2
Repost from Afoogy
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝗔𝗳𝗼𝗼𝗴𝘆 waxa ay idinkugu hambalyeynaysaa Dhalashada Sanadka Cusub ee 𝐇𝐢𝐣𝐫𝐢𝐠𝐚 𝟏𝟒𝟒𝟔🎊 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 sanadkaan kiisa kale ha nagu gaarsiiyo caafimaad, nabad iyo baraare.
Показати все...
13
Repost from Afoogy
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Hadii aa tahay ardayda sanadkaani dhameeyay dugsiga sare 2023 - 2024, si aan xasuus gaar ah ugu reebno farxadaadi 🎉 , hadaan afoogy nahay waxaan ku faraxsanahay inaan ku siinno qiimo dhimis 20% ah mid kasta oo ka mid ah koorsooyinkeena iyo diploomooyinka bixino.🎊😊 ⌛ Qiimo dhimista waxay socon laga bilaa 1 July ilaa 4 july . ☎️ Nagala soo xariir WhatsApp : +252619898954
Показати все...
Показати все...
Sida loo qabto shaqo yar si aad u xaqiijiso wax badan

Fadhigaani waxaan ku falanqaynayna habka ugu wanaagsan aa ku maarayn karto howlahaadi diiradane ku saari kartid. Tusmada Fadhiga: 00:00 Hordhac 01:09 Tusmada Fadhiga 01:33 Afoogy 02:18 Diirada 05:03 Sharaxa 4geesoodka 05:37 Qaanada#1 06:50 Qaanada #2 08:10 Qaanada #3 09:03 Qaanada #4 09:48 Gabagabo 10:28 Iswaydiinta Fadhiga Fadhiyo hore aa ku xusany fadhigaani: Sababaha Dirac saaritaanka ino diidan:

https://youtu.be/Yyzz-E4Iowg?si=wo7paP81XOV0NyO_

Xusuuta & ilowga:

https://youtu.be/3vipTI1gdzg?si=r_T_RZqZeR0Xe0ha

Waxyar ama halwax samee:

https://youtu.be/8y_YGcrPw3g?si=vRaHV_HiqxV5M32W

Ku maare howlahaadi:

https://youtu.be/ooFyB1FDC_c?si=2Dw6UzidbQtVQ5Vb

Reference: -------------------------------------- Waa ku mahadsantahay La socodkaadi. sidoo kale waxaa igala socon kartaa 🎯 Safxadayda Afoogy:

https://afoogy.com/members/salmaan-maadow

📚 Koorsooyinka Afoogy:

https://afoogy.com/afoogy-courses/

Accoutiyadeeda baraha bulshaada 🟢 [email protected] 🔵

https://www.tiktok.com/@salmaanmaadow

🟤

https://telegram.me/salmaanmaadow

🟠

https://www.facebook.com/salmaan.maadow

🟣

https://www.instagram.com/salmaan.maadow/

🟡

https://www.behance.net/salmaan_maadow

Mahadsanidiin 🥰

Fadhigayna maanta waxaan ku falanqaynayn Maaraynta diirad saarida. Fadhiga oo dhamaystiran linkiya hoose ka daawo.
Показати все...
4
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.