cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Sirtaguusha 1

𝐀𝐪𝐫𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐪𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐱𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐚, 𝐚𝐰𝐨𝐨𝐝𝐧𝐚 𝐮 𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐰𝐚𝐱 𝐰𝐞𝐞𝐥𝐞𝐞𝐲𝐨 , 𝐟𝐚𝐡𝐦𝐨, 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞𝐲𝐨, 𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐧𝐚 𝐠𝐨’𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐱 𝐚𝐡 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐨, Nasoo raac oo hel faham bdn@sirtaguusha1

Більше
Фінляндія491Мова не вказанаОсвіта12 595
Рекламні дописи
12 931
Підписники
-924 години
+1687 днів
+76030 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Waa balanqaadki alle in culeys waliba uu kadambeeyo fudayd. Haday maanta kaa xuntay beri ayay kuuwanagsaan doonta . Maanta hadad faqiir tahay berito wax aad noqonysa taajir. Maanta hadad xanuunsayso bari waad caafimaadi doonta i.a. Maanta hadad dhibaateysantay ilahay aya bari kaa dulqaadaya. Adigu hanoqon mid quusta,way imaan doonaa balanqaadki Allaah kaliya wakhti yar bay ubaahantay dhaman riyooyinkagaagu way rumoobayaan shayna masoo daaho,ilahay aya waxkasta udooray wakhtiga uukuhaboonyahay,ee haquusan adigu. Waxlagayaaba inuu alle shaykaa dib dhigo balse taabadelkeeda khayr adiga kuugu jiro hakarhasan wax kadib dhaca waayo ma ogid waxa kuuron👍
Показати все...
👍 7
-Somalia -Somaliland -Butland -Jubaland -Kenya -Ethiopia -Yurub -America -Wadamada carabta -Asia -Africa Meel walba oo aad JOOGTO -KU BARO QUR,AANKA KARIIMKA AH ADIGA OO GURIGAAGA JOOGO AMA GOBTAADA SHAQO
Показати все...
3
Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah çhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... 😘 Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. 💖🫰😃 @Zaxiibka_nolosha ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Показати все...
👍 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Subax wacan idil ahaantiinba sxbayal🙏 𝗛𝗮 𝘂𝗺𝘂𝗿𝘂𝗴𝗼𝗼𝗻 𝘀𝘅𝗯 𝗾𝗼𝗳 𝗮𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗻𝗮𝘆𝗻 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮𝗴𝗮 𝘄𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗶𝗻𝗱𝗵𝗼𝗼𝗹𝘂𝗵𝘂𝗯𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗺𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗺𝗮𝗾𝗶𝗶𝗺𝗮𝘆𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼. 𝗢𝗴𝘀𝗼𝗼𝗻𝗼𝘄 𝗾𝗼𝗳𝗻𝗮 𝗺𝗮𝗹𝗶𝗶𝘁𝗼 𝗯𝗮𝗹𝘀𝗲 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮 𝗾𝗼𝗳 𝗮𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗻𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗹𝗸𝘂 𝗸𝘂𝗳𝗶𝗰𝗮𝗻𝗮𝘆 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗮𝘆 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗱 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗮𝗱 𝗹𝗮𝘀𝗵𝗼𝘄𝗿𝘁𝗼 𝗼𝗼𝗱 𝗴𝗮𝗿𝗮𝘁𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗱 𝗸𝘂𝗳𝗶𝗶𝗰𝗮𝗻𝘁𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝗶 𝗸𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝘄𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗮𝗮𝗻𝗳𝗶𝗰𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝘆𝗲. 𝗜𝘀𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹 𝘀𝗮𝗺𝗲 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗮𝘆𝗶𝗻 𝗳𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗸𝘂𝘀𝗮𝗺𝗻𝗮𝘆𝘀𝗻𝗼. 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗻.𝗿𝗶𝘆𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮𝗮𝗴𝘂 𝘄𝗮𝘆 𝗿𝘂𝗺𝗼𝗼𝗯𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗱 𝗸𝘂𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗮𝗹𝗹𝗲 𝗸𝗮𝗰𝗮𝗯𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗿𝗮𝘁𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂𝗴 𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝗲𝘆 𝗲𝗲 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂𝗴𝘂 𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮𝘆. 𝗦𝗮𝗺𝗶𝗿 𝗼𝗼 𝗱𝘂𝗹𝗾𝗮𝗮𝗱 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗼 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂𝗴𝗮 𝗴𝘂𝗱𝘂𝗯𝘁𝗼 xiliyada 𝗮𝗱𝗮𝗴 𝗶𝘆𝗼 𝘅𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗱𝗮𝗴𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗻𝗮𝗯𝗮 𝗵𝗮𝗸𝗮𝘄𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗿𝗶𝗻 𝘁𝗮𝗴𝘁𝗮𝗱𝗶𝗶 𝘀𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗶 𝗯𝗮𝗹𝘀𝗲 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝘆𝘀𝗮𝘁𝗼 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝘁𝗮𝗮𝘀𝗮𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗞𝘂𝗾𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗹𝗹𝗲 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮𝗳𝗮𝗷𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗳𝗮𝗿𝘅𝘀𝗮𝗻𝘁𝗮𝘆 𝗼𝗼𝗱 𝗵𝗲𝘀𝗵𝗮𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗱 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝘆,𝗢𝗴𝘀𝗼𝗼𝗻𝗼𝘄 𝗾𝗮𝘆𝗿𝗸𝗮 𝗠𝗮𝘆 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗻𝗮𝗯𝗮 𝗵𝗮 𝗵𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱𝗻𝗮𝗾𝗮 𝗿𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗱 𝘅𝘂𝘀𝘁𝗼.
Показати все...
5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Cilmi-nafsigu waxa u leeyahay; "Dadku marka ay inoo sheegan dhibaato haysta waxan siina talo aad qurux badan, balse waxa la yaab leh adiga talada quruxda badan bixinayaa, dhibaatoyinka ku haysta uma hayso talo aad ku xalin lahayd!" Ma ku raacsan tahay?
Показати все...
17👍 3
Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO} 📌 𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 ? CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno قال الله سبحانه " وَمَا خَلَقْتُ ٱلْجِنَّ وَٱلْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُون " inaat allah kacabsato waa cibaado inaat allah wax karajeyso waa cibaado Baryada allah waa cibaado Fahanka cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ" Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay . Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad __Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado __hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo Qofka muslimka ah shaqadaas waxa ay utahay cibaado kamida cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo baraaro aakhirana jano iyo raali ahaasho allah Shiikhul islaam 𝙄𝙗𝙣𝙪 𝙏𝙖𝙮𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝 Waxaa uu yiri : " إن في الدنيا جنة ، من لم يدخلها لن يدخل جنة الآخرة " " Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo " Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno insha allah 💖 @ismaildheere
Показати все...
7👍 1
Repost from N/a
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Показати все...
👍 1💔 1
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗻𝗼𝘄 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️
🍃اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيد ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آل مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيد.🍃
Показати все...
17
Asc axbaaabii jumca wanaagsan
Показати все...
11
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝐍𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐠𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐦𝐚𝐬𝐞𝐞𝐫 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧. 𝐖𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐝𝐚𝐦𝐜𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐮𝐮 𝐥𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐨 𝐠𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡 𝐤𝐚𝐥𝐞. 𝐖𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐟𝐢𝐤𝐢𝐫𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐝𝐮𝐮 𝐮𝐠𝐮 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐢 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚. 𝐊𝐚𝐝𝐢𝐛𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐭𝐢𝐦𝐢𝐝 𝐱𝐚𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚, 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐚𝐲𝐧𝐚 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐨𝐨 𝐟𝐢𝐤𝐢𝐫𝐚𝐲𝐨 𝐨𝐨 𝐦𝐮𝐫𝐮𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐧𝐚 𝐭𝐢𝐫𝐢: 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐥𝐚 𝐟𝐢𝐤𝐢𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚? 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐬𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢: 𝐆𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐬𝐨 𝐛𝐨𝐪𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐛𝐚𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐚𝐦𝐚𝐫 𝐤𝐮 𝐛𝐢𝐱𝐚𝐲𝐚𝐲, 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐲𝐚𝐫 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐥𝐚𝐛𝐨 𝐱𝐚𝐚𝐬 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲, 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐡𝐚𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐨𝐨𝐲𝐨. 𝐀𝐧𝐢𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐨 𝐠𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐛𝐨 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐚𝐚? 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐬𝐞𝐲 𝐤𝐮 𝐭𝐢𝐫𝐢: 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐢𝐛 𝐦𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐡𝐢𝐢𝐝𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐨🤣🤣🤣 𝐆𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐥𝐚𝐲𝐝𝐢𝐧 𝐨𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚 𝐤𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝𝐞𝐞𝐧 𝐈𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐱𝐚𝐚𝐣𝐢𝐠𝐢𝐢𝐧𝐚 𝐮𝐠𝐮𝐮𝐮𝐫𝐢𝐬𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐧𝐮𝐮𝐮 𝐬𝐡𝐢𝐡𝐢𝐢𝐝𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐢𝐬𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐭𝐨 ?
Показати все...
👍 6😁 6💔 3
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.