uk
Feedback
Abdirahman Nuur Abukar

Abdirahman Nuur Abukar

Відкрити в Telegram

Director Office of Information & Media Relations, Himilo Qaran Party

Показати більше
4 161
Підписники
Немає даних24 години
+167 днів
+5530 днів

Триває завантаження даних...

Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
лют '25
лютий '25
+53
в 0 каналах
січень '25
+114
в 0 каналах
Get PRO
грудень '24
+160
в 0 каналах
Get PRO
листопад '24
+224
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '24
+187
в 0 каналах
Get PRO
вересень '24
+171
в 0 каналах
Get PRO
серпень '24
+214
в 0 каналах
Get PRO
липень '24
+65
в 0 каналах
Get PRO
червень '24
+48
в 0 каналах
Get PRO
травень '24
+6
в 0 каналах
Get PRO
квітень '24
+50
в 0 каналах
Get PRO
березень '24
+1 964
в 0 каналах
Get PRO
лютий '24
+1 618
в 1 каналах
Дата
Залучення підписників
Згадування
Канали
14 лютого+2
13 лютого+4
12 лютого+1
11 лютого+12
10 лютого+4
09 лютого+3
08 лютого+2
07 лютого+7
06 лютого+2
05 лютого+4
04 лютого+3
03 лютого+2
02 лютого+5
01 лютого+2
Дописи каналу
photo content

2
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan uga tacsiyeynayaa umadda Soomaaliyeed, si gaar ah caruurtii, qoyskii iyo guu
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan uga tacsiyeynayaa umadda Soomaaliyeed, si gaar ah caruurtii, qoyskii iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Allah ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Alle ha u raxmadee, Madaxwayne Siilaanyo, wuxuu leeyahay taariikh wanaagsan oo uu ugu soo adeegay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed. Waxaan Alle uga baryaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo.
1
3
Xisbiga Himilo Qaran wuxuu ku bogaadinayaa tallaabada Dastuuriga ah ee uu qaaday Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed
Xisbiga Himilo Qaran wuxuu ku bogaadinayaa tallaabada Dastuuriga ah ee uu qaaday Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ee ku aadan magacaabista Guddiga Madaxabannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland. https://t.me/HimiloQ
3 386
4
Hadii sharcigga aad ku tumaneysaan, danta Qaranka aad boobeysaan, sidee ayaa la idinkugu aamini karaa doorasho Qof & Cod ah ?
Hadii sharcigga aad ku tumaneysaan, danta Qaranka aad boobeysaan, sidee ayaa la idinkugu aamini karaa doorasho Qof & Cod ah ?
3 087
5
Немає тексту...
2 737
6
Wadanka aad joogo xiligan meeqo saac ayee u tahay !
Wadanka aad joogo xiligan meeqo saac ayee u tahay !
99
7
Madaxda Qaranku waa inay la yimaadaan aragtidii la isugu wadi lahaa shacabka loogana gudbi lahaa isu adeegsiga awoodda dowlad+1
Madaxda Qaranku waa inay la yimaadaan aragtidii la isugu wadi lahaa shacabka loogana gudbi lahaa isu adeegsiga awoodda dowladeed.
3 237
8
Немає тексту...
3 627
9
Qofka qaldan gacanta qabo, Xigtada ha xigsan :- Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi waxaa ka taagan khilaaf u dhaxeeya
Qofka qaldan gacanta qabo, Xigtada ha xigsan :- Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi waxaa ka taagan khilaaf u dhaxeeya safiir Jabriil Ibrahim Abdulle iyo Qunsulka Guud ee safaarada Maxamed Cabdi Aadan (Xoosh). Labada Masuul mid waxay qaraabo yihiin madaxweyne Xasan Sheekh waana safiir Jabriil, midna waa qunsulka Ugaas Xoosh. Xasan Sheekh ayaa si lama filan ah ula saftay safiirka ay qaraabada dhow yihiin ee Jabriil, waxaana uu go'aansaday inuu badalo qunsulka. Xasan Sheekh soo labada Masuul Madaxweyne uma ahan ama xigtada xaq ku leh nidaamka dowladnimada .
2 343
10
Natiijada la sii ogyahay ee ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay ka soo baxdo f+1
Natiijada la sii ogyahay ee ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay ka soo baxdo fadhiga Labada Aqal ee loo ballansan yahay maalinta Sabtida ah 30ka Maarso 2024, waa mid sii cadayneysa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud uusan danaynaynin wada jirka iyo midnimada umadda Soomaaliyeed, oo uu kashaqaynayo oo kaliya dano u gaar ah.
2 691
11
https://t.me/sharifshahmed
3 872
12
Qof bukaan ah oo xaalada deg deg ah ayaa salaada saaran oo u baahan Dhiiga B+, Fadlan qeyb ka noqo badbaadinta naftiisa si ga
Qof bukaan ah oo xaalada deg deg ah ayaa salaada saaran oo u baahan Dhiiga B+, Fadlan qeyb ka noqo badbaadinta naftiisa si gaarsii fariintan dadka kale. Kala xiriir 06122290617 Share ku garab istaag si deg deg loo helo qof dhiiga u shuba.
7 936
13
Maleyshiyaad Khawaarij ah oo ku dhuumaaleysanayay gobolka Jubbada hoose ayaa ciidanka Qaranku adduunka ka qariyey waxaana nol+9
Maleyshiyaad Khawaarij ah oo ku dhuumaaleysanayay gobolka Jubbada hoose ayaa ciidanka Qaranku adduunka ka qariyey waxaana nolosha lagu qabtay qaar kale.
8 520
14
Maxkamadda G/Banaadir ayaa muddeysay Dacwadda ka dhanka ah Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan inuu xaaskiisa
Maxkamadda G/Banaadir ayaa muddeysay Dacwadda ka dhanka ah Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan inuu xaaskiisa oo uur leh uu ku gubay Muqdisho. Xukun nocee ah ayee maxakmada ku fulin dontaa ayaa is leedahay.
6 321
15
Sawirkan fariin nocee ah ayuu dirayaa ?
Sawirkan fariin nocee ah ayuu dirayaa ?
5 253
16
Arooska gabdhahaa soomaaliyeed hamigooda yahay ayaa ka dhacaya todobaadkan ka dhacay dalka Hindiya. Muddo 5 beri ahna soconay
Arooska gabdhahaa soomaaliyeed hamigooda yahay ayaa ka dhacaya todobaadkan ka dhacay dalka Hindiya. Muddo 5 beri ahna soconaya aroos ay ku bixi doonto 100 milyan oo dollar. Waxaa isku guursanaya wiil uu dhalay nin ka qaarada Aasiya ugu taajiran iyo gabar uu dhalay nin ka labaad ee Hindiya ugu taajirsan. Aroos kaan ayaa waxaa ku casuman mulkiilaha Facebook, Bill Gates, Hillary Clinton, fanaanad Rihanna (aroos ka ayay ka heesaysaa waxay qaadanaysaa 8 milyan oo dollar), Ivanka Trump, madaxa shirkadda Google, madaxa shirkadda Disney, Amitabh Bachchan iyo dad kale oo dunida caan ka ah. Dad kaan ayaa lagu keeni doonaa diyaarado khaas ah waxaana la dajin doona huteello 5 star ah. Sidoo kale waxaa loo yeeray 12 ka cunno kariye ee adduun ka ugu sarreeya.
5 185
17
Waxa ugu horeeya aad ku sameen laheed nala wagaad.
Waxa ugu horeeya aad ku sameen laheed nala wagaad.
5 207
18
Subax wanaagsan, Hadii ilaahay kugu daray kuwa cafimaad qabka ku soo toosay, ku xamdi ilaahay.
Subax wanaagsan, Hadii ilaahay kugu daray kuwa cafimaad qabka ku soo toosay, ku xamdi ilaahay.
7 749
19
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga. Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Madas
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga. Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Madasha Diblomaasiyadda Antalya ayaa sidoo kale, wuxuu uu kulamo muhiim la yeelan doonaa ah hoggaanka dalka Turkiga.
6 947
20
Intee jeclaan laheed ?
Intee jeclaan laheed ?
2