cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Abdirahman Nuur Abukar

Abdirahman Nuur Abukar is a Somali Investigative journalist who is currently living in Nederland.

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
3 381
المشتركون
-124 ساعات
-127 أيام
-2930 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailableShow in Telegram
Qofka qaldan gacanta qabo, Xigtada ha xigsan :- Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi waxaa ka taagan khilaaf u dhaxeeya safiir Jabriil Ibrahim Abdulle iyo Qunsulka Guud ee safaarada Maxamed Cabdi Aadan (Xoosh). Labada Masuul mid waxay qaraabo yihiin madaxweyne Xasan Sheekh waana safiir Jabriil, midna waa qunsulka Ugaas Xoosh. Xasan Sheekh ayaa si lama filan ah ula saftay safiirka ay qaraabada dhow yihiin ee Jabriil, waxaana uu go'aansaday inuu badalo qunsulka. Xasan Sheekh soo labada Masuul Madaxweyne uma ahan ama xigtada xaq ku leh nidaamka dowladnimada .
إظهار الكل...
👍 19
Natiijada la sii ogyahay ee ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay ka soo baxdo fadhiga Labada Aqal ee loo ballansan yahay maalinta Sabtida ah 30ka Maarso 2024, waa mid sii cadayneysa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud uusan danaynaynin wada jirka iyo midnimada umadda Soomaaliyeed, oo uu kashaqaynayo oo kaliya dano u gaar ah.
إظهار الكل...
👍 19🤣 14👎 2
إظهار الكل...
Sharif Sheikh Ahmed

Telegram-ka rasmiga ah ee Madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed. The Oficial Telegram of 7th President of the Federal Republic of Somalia H.E Sharif Sheikh Ahmed.

😁 13
Photo unavailableShow in Telegram
Qof bukaan ah oo xaalada deg deg ah ayaa salaada saaran oo u baahan Dhiiga B+, Fadlan qeyb ka noqo badbaadinta naftiisa si gaarsii fariintan dadka kale. Kala xiriir 06122290617 Share ku garab istaag si deg deg loo helo qof dhiiga u shuba.
إظهار الكل...
😢 33👍 14😭 5 3
Maleyshiyaad Khawaarij ah oo ku dhuumaaleysanayay gobolka Jubbada hoose ayaa ciidanka Qaranku adduunka ka qariyey waxaana nolosha lagu qabtay qaar kale.
إظهار الكل...
👍 70👏 11👎 5 3🥰 3
Photo unavailableShow in Telegram
Maxkamadda G/Banaadir ayaa muddeysay Dacwadda ka dhanka ah Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan inuu xaaskiisa oo uur leh uu ku gubay Muqdisho. Xukun nocee ah ayee maxakmada ku fulin dontaa ayaa is leedahay.
إظهار الكل...
🔥 24👍 3👏 2 1
Photo unavailableShow in Telegram
Sawirkan fariin nocee ah ayuu dirayaa ?
إظهار الكل...
40👍 6👎 4😁 3
Photo unavailableShow in Telegram
Arooska gabdhahaa soomaaliyeed hamigooda yahay ayaa ka dhacaya todobaadkan ka dhacay dalka Hindiya. Muddo 5 beri ahna soconaya aroos ay ku bixi doonto 100 milyan oo dollar. Waxaa isku guursanaya wiil uu dhalay nin ka qaarada Aasiya ugu taajiran iyo gabar uu dhalay nin ka labaad ee Hindiya ugu taajirsan. Aroos kaan ayaa waxaa ku casuman mulkiilaha Facebook, Bill Gates, Hillary Clinton, fanaanad Rihanna (aroos ka ayay ka heesaysaa waxay qaadanaysaa 8 milyan oo dollar), Ivanka Trump, madaxa shirkadda Google, madaxa shirkadda Disney, Amitabh Bachchan iyo dad kale oo dunida caan ka ah. Dad kaan ayaa lagu keeni doonaa diyaarado khaas ah waxaana la dajin doona huteello 5 star ah. Sidoo kale waxaa loo yeeray 12 ka cunno kariye ee adduun ka ugu sarreeya.
إظهار الكل...
23😁 13👍 7🤣 2👎 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxa ugu horeeya aad ku sameen laheed nala wagaad.
إظهار الكل...
👍 21
Photo unavailableShow in Telegram
Subax wanaagsan, Hadii ilaahay kugu daray kuwa cafimaad qabka ku soo toosay, ku xamdi ilaahay.
إظهار الكل...
👍 75 29👏 3
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.