cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

LAYLINTA RUUXDA✨️ 🧠

𝙌𝙤𝙛𝙠𝙞𝙞 𝙩𝙖𝙖𝙧𝙞𝙞𝙠𝙝𝙙𝙖 𝙖𝙠𝙝𝙧𝙞𝙮𝙖, 𝙦𝙖𝙡𝙗𝙞𝙜𝙞𝙞𝙨𝙖 𝙦𝙪𝙪𝙨 𝙢𝙖𝙜𝙖𝙡𝙖𝙮𝙨𝙤, 𝙬𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙖𝙧𝙠𝙖𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙞𝙨𝙗𝙖𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙖𝙙𝙪𝙪𝙣𝙠𝙖, 𝙪𝙢𝙖𝙙 𝙩𝙖𝙗𝙖𝙧𝙙𝙖𝙧𝙣𝙖𝙮𝙙 𝙞𝙣𝙚𝙮 𝙭𝙤𝙤𝙜𝙖𝙮𝙨𝙖𝙣𝙖𝙮𝙨𝙤, 𝙢𝙞𝙙 𝙭𝙤𝙤𝙜𝙖𝙣𝙖

Більше
Рекламні дописи
3 325
Підписники
Немає даних24 години
-117 днів
-1930 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waanda Ibliis waxay ay tahay in uu ubixiyey Sheyga Magac Uusan lahayn Degid daraadeed... Geedii La dhihi Jirey [Geeda Macsida] wuxu ka dhigay [Geeda Waaritaanaka] " Inuu ku Dago Abaheen Aadam C.W. Sida si lamida ah Ay udhaqaman Ibliisyada Hada joogaana .... Waxay ubixiyeen :- •Beentii ..... prank •Dhaqan .....update •Halistii ..... Challenge •Caydina ......emotinal damege •Astur La'aantii ..... Fashion •Xumaantii ..... ilabaxnimo •Zinadi ...... Saaxibtinimo Yaanan la idin ku dagin Magac Bedelida Si kasta oo magac loo bedelo xaarantu waa xaaran marnaba noqon meyso xalaal✋️ WQ// Macehtt abu-umair|| @M4chett
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Buugaagta khaanadaha ku yaal waa makhluuqa carrab la' oo kuwa aan garanayn si ay u qeexaan iyaga, la hadlaya akhristayaasha. Bogga ay ku qoran tahay indhihii akhristayaasha ma aha khad ku qoran warqad, laakiin waa afafka quluubta ku dhex wareegaya eray la maqli karo, qorayaashiisu waxay ku hadlayeen dhegaheenna qarniyo badan.
Kutubtu maaha waraaqo bakhtiyey, ee waa maskax ku nool khaanadaha.. 📚 🧡
WQ: Ustaad Machett
Показати все...
"Hadaan Guga Ku kordha.. Gobow moye Ku Tarin.. Garaad iyo Wayo arag.. Ileen wax ma dhaatin geed" •muhiimadu waa wakhtigaga Ka faa'iideyso.👍
Показати все...
❤‍🔥 4 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Akhyaarta su'aasha In si wacan looga jawaabo ayaan filayaa..!?
Показати все...
2
وَأُفوضُ أَمـــــــــــــرِى إِلَى الله
Показати все...
😭 1
Cishqiga Alle waxaan u waayay halbeeg aan ku cabiro waana jacaylka dhabta ah ee waaraya وَأَلْقَيْتُ عَلَيْكَ مَحَبَّةً مِّنِّى Muusoow dushaada waxa aan yeelay kalgacayl xaggayga ka ahaaday Jacaylkaasi waa mid dhab ah waana ka waaraya ilaahay ha inagu arsaaqo jacaylkiisa Subax wanaagsan saaxiibayaal
Показати все...
2
وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَكَ مِنَ الْأُولَى Dambaysada ayaa kaaga khayr badan horeysada
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
قال رسول الله ﷺ ( لَقِيتُ إِبْرَاهِيمَ لَيْلَةَ أُسْرِيَ بِي، فَقَالَ : يَا مُحَمَّدُ، أَقْرِئْ أُمَّتَكَ مِنِّي السَّلَامَ، وَأَخْبِرْهُمْ أَنَّ الْجَنَّةَ طَيِّبَةُ التُّرْبَةِ عَذْبَةُ الْمَاءِ، وَأَنَّهَا قِيعَانٌ ، وَأَنَّ غِرَاسَهَا : سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ )) صحيح الترمذي📚) Wuxuu yidhi rasulkuﷺ: waxaan lakulmay habenkii la idheelmiyay nabi ibraahim wuxuu igu yidhi Mohamedow umadaada igu salaan waxaadna u sheegtaa janadu iney tahay meel ciid wanaagsan biyo macaan caro siman,waxaana lagu beertaa Subxaana allh walxamdu lilaah walaa ilaaha ilaa allhu walaahu akbar) Casarkiinu ha idiin samaado saaxiibayaal
Показати все...
4
‏قَالَ قَدْ أُوتِيتَ سُؤْلَكَ يَا مُوسَىٰ Muusoow dhab ahaantii waa lagu siiyay waydiintaadii Eeboow noo rumee riyooyinkayaga noogana War hay sidaad ooga War haysay muuse  ammintii uu ka qarsoomay indhaha dadka laakiin adigu aad ogayd يارب هذه الإستجابة وكل من يقرأ
Показати все...
2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Kasoo qaad in qof saaxiibkaa oo taajir ah ku dhaho wax-kasta free baad utahay waxaad rabto iweydiiso..? Ama ka warran haduu ku dhaho madax-weyne xor baad utahay dalka samee waxaad rabto kalsooni intee le'eg ayad dareemi lehyd...? Hadaba kawarran hadii Abuuraha Caalamkan Eebe Wayne ku leeyahay:
وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِي عَنِّي فَإِنِّي قَرِيبٌۖ  ﴿١٨٦﴾ البقرة.
Markay ku warsadaan addoomadayda Nabiyow anigu waan dhawahay. {186} albaqrah. Maxay tahay sababta aad ugu kalsoonan la'dahey abuuraha isagoo ku leh Wan kuu dhawahey marka aad iibaahato kaliya ibaro Wan ku ajiibi..🤲 Haddad si fiican ugu fiirsato hadalkaa ilaahey kalsooni intee le'eg ayaad dareemi..!? WQ// Ustaad Machett
Показати все...
2
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.