cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Aisha Bintu Ahmed ❤✨

"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌❤ Waxa aasaasnay channelkan 23.july.2021 WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed

Більше
Рекламні дописи
14 029
Підписники
+1024 години
+377 днів
+27230 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Maku baraarug santahay codka gudaha ee qofka la hadlaa in uu ka qaato qaybta ugu weyn ee nolosheena? Codka gudaha kasoo baxaa waa mid aanay kula maqlayn cidna illaa addiga iyo illaahay mooyee, waa codka qofka liidnimadiisa iyo iinhihiisa oo dhan tusiya, khaasatan dadka negative-ka u fekera halis daran buu ku hayaa haddii ayna ku baraarug sanayn oo canaan badan iyo kalsooni daro ba'an ayuu mar walba uga waramaa, codkanu waa cod ay badanka ku loolamaan caqliga iyo qalbigu waana is diidooyin ay labadaasu ku dagaal galaan mar kalana waxaabad moodaysaa qof kula socda siduu marwalba kuugu waramayo ee kuula sheekaysanayo. Haddaba khatarta codka gudaheena ka imaadaa wuxuu u baahanyahay ku baraarug-sanaan iyo awoodd aad iskaga celiso oo mar kasta oo uu ku canaanto amma kutusiyo meelaha aad ka jilcantay aad iskaga celiso. Ugu danbayn aan ku celiyee dadka Negative-ka u fekera hadaad tahay caddawga ugu weyn ee aad leedahay waa codkaa gudaha, ee aad ugu baraarugsanaw walaw aanu cidnaba u wacnayn oo in lagu wada baraarugsanaado fiicantay.
Показати все...
11👍 1
Gabdhuhu Wey Guursan Karaan Nin Nolol Qurux bdn Galinaya lkn Nin Gabadh Jecel gabadh Kle ma qaadn karo👌 #xaqiiqa
Показати все...
Nin Hduu Tago Uu Kuso Laabto Waa Nin ku Jecel, Gabadh Hdy kaa tagto Ay Kuso Laabato Nin Kaa Fcn Bay Weysy, Nimanku Hdy Wx Jecelyihiin Ma Socon Karaan Wxuu Jecelyhy Wa Inuu Helaa, Amaa Gabadha Nin Kaa Fcn Hdy Hesho Wey Kaa Raceysa Xitaa Hdy Ku Jeceshahy👌 #xaqiiqa
Показати все...
💯 6🤔 2👍 1
Waxaan jeclahay jacayl aan xitaa geeridda uga cabsado ❤🥺🥲
Показати все...
🥰 8👍 3
Repost from Dhiiragaliye
🎶Dhageysi Buugga waxaad tahay Saxaabiyad 👉Qeybta 1aad 👉Qeybta 2aad 👉Qeybta 3aad 👉Qeybta 4aad 👉Qeybta 5aad 👉Qeybta 6aad 👉Qeybta 7aad 👉Qeybta 8aad 👉Qeybta 9aad 👉Qeybta 10aad 👉Qeybta 11aad 👉Qeybta 12aad 👉Qeybta 13aad 👉Qeybta 14aad 👉Qeybta 15aad 👉Qeybta 16aad 👉Qeybta 17aad 👉Qeybta 18aad 👉Qeybta 19aad 👉Qeybta 20aad 👉Qeybta 21aad 👉Qeybta 22aad 👉Qeybta 23aad 👉Qeybta 24aad 👉Qeybta 25aad 👉Qeybta 26aad 👉Qeybta 27aad 👉Qeybta 28aad 👉Qeybta 29aad Ramadaankii hore ayaan duubay, buugga inta uusan soo bixin😊
Показати все...
🥰 3 2
Muuqaal Muhiim ah 👉https://youtu.be/P788D_WlE2A
Показати все...
👏 2
Quraan joogta inaa leedahay isku day maalmahaga ❤️ wardi "Qur'aanka waa barako waa shifa" "Quraanku waa sheyga kaliya aan ku hilmameynin aduna iyo aqiro " Alle hanaga dhigo ehelka quraan 🥺
Показати все...
👍 16🥰 7 6
Tacsida qofka iyo sawirkiisa kala reeba oo alle ka cabsada.! Aniga markaa dhinto ma doonay ama ma rabo sawir aan leeyahay amaa qof la galay in la rajeeyo lagu soo dul qoro tacsideyda . Inta sawir leeyahay wareejin laheed isoo duceey oo alle ibary inuu inaxriisto walal.
Показати все...
💔 16👍 5 3
3