uk
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

Відкрити в Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

Показати більше
4 547
Підписники
-124 години
-277 днів
-14430 день
Архів дописів
Nin Xaakim Ah ayaa waxa la weydiiyay maxa ugu yaab badnaa wax aad aragtay?, wax uu ku jawaabey; ma arag wax ka qurux badan qo
Nin Xaakim Ah ayaa waxa la weydiiyay maxa ugu yaab badnaa wax aad aragtay?, wax uu ku jawaabey; ma arag wax ka qurux badan qof arkaya dhammaan ceebahaga oo hadana wali i jecel iguna kalson."🥺❤️           #Subax wngzn🦋

Duqa difaac caadi ah ayuu kaa xiranaa ilgaar ahna waa laguugu waardiyeynaa ileen laga yaabee adigana baroobeey inaad isdhahdo
Duqa difaac caadi ah ayuu kaa xiranaa ilgaar ahna waa laguugu waardiyeynaa ileen laga yaabee adigana baroobeey inaad isdhahdo. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wiilka soqiyaasa bal ma JESTOOLE miseBaAKAAL reply 😂😂

Jestoole ayaa waxaa lagu yiri aad baad ucod macaan tahy ee kaalay salaada cishaha naga bixi Wuu aqbalay wuuna tujiyey  dadkii ayaa kala dhamaan waayey ala jestole cod macaan ayaad leedahay, Kulahaa hadaan wayso qabi lahaa ayaa ka sii darnaan laheed😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

Jumca Mubaarak #جمعة_مباركةجمعة_مباركة Salliga Nabiga (Scw) Faa’iidooyinka laga helo waxaa ka mid ah in laguu Danbi dhaafo, i
Jumca Mubaarak #جمعة_مباركةجمعة_مباركة Salliga Nabiga (Scw) Faa’iidooyinka laga helo waxaa ka mid ah in laguu Danbi dhaafo, in wixii aad ilaahay waydiisatay lagu siiyo, in murugada lagaa qaado, in ilaahay kugu saliyo(naxariisto) iyo in malaa’gtuna kugu saliso( Alla kuu baryaan)… Haye aan ku Sallino xabiibkeenii ﷺ Jumca wanaagsan akhyaareey “ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallin (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan” Suurada Al-ahzaab (aayada 56) ﴿ ﷽ ﴾﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ﴾ قال رسول الله ﷺ : أَكثِروا الصَّلاةَ عليَّ يوم الجمعةِ وليلةَ الجمعة فمن صلَّى عليَّ صلاةً صلَّى اللَّهُ عليْهِ عشرًا ." Nabigu swc wuxuu yiri “ Badiya Salliga maalinta jimce iyo habeenkeeda, Qofkii igu saliya aniga (nabiga ah) hal Salli wuxuu ilaahay ku saliyaa toban (10) jeer ( salliga Alle waa naxariis) Saliga badi wllkyw ama wlshyy❤️❤️

Dhib maanta igu dhacay waxaan taleefankayga password uga dhigayay cod sirta ah laakiin EEY ii dhawaa ayaa hortayda ka qayliyey wuuna cararay.😭😂😂😭 Hadda waxaan raadinayaa EEYga si aan u furo taleefankayga.😭😭😂😂😂

I finally realized that if you give people more value than they deserve they will hate and resent you...😢 Ugu dambayntii wax
I finally realized that if you give people more value than they deserve they will hate and resent you...😢 Ugu dambayntii waxaan gartay in haddii aad dadka siiso qiimo ka badan inta ay mudan yihiin inay ku neci doonaan oo ay ku xanaaqi doonaan...😢     zubax wngsan ☀️ fns kaygu waaa fmly kayga👨‍👧‍👧

Thnks mai fmly sidaa igarabtaa gan tihiin I.n 1k nobalana❤️❤️

           👇👇👇 📲 Telegram: https://t.me/BandhigaNolosha ❀✍ Si wada jir ah ayaan wax uga barannaa nolosha ✍❀ ❀━┅•▣┅━❀🌹🍃❀━┅•▣┅━❀ Wax badan noloshaada bedeli doona ayaa ka haleysaa kanaalka insha allah join me Nagu soo biir🥺💟🌏🤩🌹 https://t.me/BandhigaNolosha

Gabdhaheena waa cajiib,  mid ayey uqorayaan ''Habeen wanaagsan waan seexanayaa hurdaa iheyso by'' midkalena waxaa loo qoraa ''caawa hurdo wey iga soo dhici la'dahay''. 😂😂😂😂😂 Hllow gabdho😂

SHEEKO NA DHEX MARTAY ANIGA IO XASKAYGA:::----- priyanka ::  xaaji Bakaalow nin ka daris ka kaaa fican..😢😔 Bakaal ::  xaajiyo secaml mxuu igaga fcn yahayna isheeg..😉🥹 priyanka ::  masaa jid intuu dhisay buu ugu magac daray xaskiisa oo dhimatay😂😁😂 Bakaal :: xaajiyo is daji lacagtii aan masaajid ku dhisi lahaa waan hayaa lkn adigaa wili dhiman mxaa sameyaa😢😂😂😂   •maxaa kafahan tay shekada reply...¿     

▪︎Team gacan tiina is maala io Teamdhafar is tijaabiya...¿
▪︎Team gacan tiina is maala io Teamdhafar is tijaabiya...¿

لقد مررتُ بأصعب اللحظات بمفردي بينما ظن الجميع أنني بخير. 🙁 Waxaan Soo maray Keligeyga waqtiyadii ugu adkaa markii ay moodee
لقد مررتُ بأصعب اللحظات بمفردي بينما ظن الجميع أنني بخير. 🙁 Waxaan Soo maray Keligeyga waqtiyadii ugu adkaa markii ay moodeen dhammaan inaan fiicanahay lkn aan daree mayor cidlo. 😢😭 ▪︎single nimada waa xanuun😢🥹💔

s͟h͟e͟e͟k͟o͟ n͟a͟d͟h͟e͟x͟ m͟a͟r͟t͟a͟y͟ A͟n͟i͟g͟a͟ i͟o͟ i͟y͟a͟d͟a͟ 𝐅arxiyo fiska :: Hadaan ogaan lahaa inaad sidaan dhan aad faqiir u tahay Bakaalow kuma bar teen kumana so gursadeen..🙈😭😢😁 𝐌.𝐁𝐚𝐤𝐚𝐚𝐥 :: Maan kaaga io maskax daada xagee bay jirtay mar kaan kudhihi jiray aduun ka dhan adaan kaa haysataa.😂😂😂 Faraxal ka hala dhex badaasho😂

"🌹Ubax waa la isku hadi yeen karaa, balse jaceyl laguma heli karo ubaxa" zubax wngsan💥