🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Відкрити в Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Показати більше4 545
Підписники
Немає даних24 години
-227 днів
-14030 день
Архів дописів
Hadii aaad shukaan sato 2 gabdhood oo gaagaban ma ahan qayaano 🤗🤗
Sabab too ah qaacidada xisaabta ah
0.5 +0.5 = 1 😂😂😂😂
is kusoo noqod wanagsan mai fmly👨👧👦 waa inii xis nee manoo xiisteen ❤️🥹
is kusoo noqod wanagsan mai fmly👨👧👦 waa inii xis nee manoo xiisteen ❤️🥹
M.Bakaak:: aniga mid iga qor sxp dunida wax jcl ladhaho majiro ee maslaxad wax ladhahaa jirta.💔😢
X.jestoole:: sidee yacni zxp ifahan sii.😳😢
M.Bakaal:: zxp dumarku si kastooy ku jcl yihiin markay maslaxa dooda ka ad kaan meel kale bay ka tagay saa.😢😭💔
X.jestoole:: zxp uma malay naayo inay qoftaydu sidaas cml ay tahay. 🫂❤️🥹
M.Bakaal:: wakhti is ka sug zxp bil ama labo bilood ama sanad wakhti gaa wax walba caday nayee.😢💔
@Bakaal18
Xiriirka bilaa aaminaada ah waa sida talafoon📱 bilaa intarneet ah?...
Bal maxaa Ku fali lahayd talafoon bilaa intarneet🤔?...
My brother kaliya waxaad Ku ciyaari lahayd game😂😂
Xigasho:Saajac ✍
Calafkaba hadan saxiib la ahaan lahaa waxan ka codsan lahaa adiga in oo iga kaa dhigo xaskayga oo ii rumayso riyadayda waayo noloshayda kuma haboona naf aan adiga ahayn...❤️🥹
@Bakaal18
Waloow aan jacayl dhistoo..❤️🥹😢
.Dhigaa dumar aan is baranay.👩❤️💋👨😢🥹
.Dharaar qura kuma hil maamin.🥹💔
.Kal soonidii kama dhoofin..😢🫂🥹🥹
.Dhayihii wili waa kuxi sa qaban.😢💔
.Kal gacayl aan iga dhamanayn adigu ciyaar ha umalaynin.❤️😭🥹
💔🥹
Aan damaashad nee
Taashka aroos ka so xiro 😂😂
Only gabar walba fariinta
Aragta😂😂😂😂
😂
ilaahaw Eidaan cusub
Single mother ha ii weyn
Oo sidata lacag badan😭😂😂😂
Aamiin idhaha gabdho😭😂😂
😂
Miyan ku shegay in kahelida iyo jacaylka farqi udhaxeeyo..❤️🥹🥹
Hadad ubax ka hesho wad soo gosanaysa Hadadse jeclaato wad waraabinaysa malinwlaba🥹🥀🌹❤️
Priyaan sanganiyaa..❤️🌹🥹
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
