cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

Degelkaan waxaan kugu soo gudbin doonaa qoraallo maalinle ah sida ; Xikmado | dhiira-gelin | iyo mawduucyada la xiriira nolosha, iyo dhammaan mawduucyada aan u aragno kuwo faa'iido leh . ²6/1/²⁰23 ╭══💜═══ღ❦ღ══╮ 👉 @xikmado_dahson ╰══ღ❦ღ═══💜══╯

Більше
Рекламні дописи
2 767
Підписники
+124 години
+197 днів
+4230 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah çhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... 😘 Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. 💖🫰😃 @Zaxiibka_nolosha ╭┈────────────── ╰┈➤ - Zaxiibka nolosha 👤
Показати все...
Si kasto admigu isu dagalan misna isu qabsadaa marnaba ma dhamado waxay isu ahayeen xumamta la isku hayana waxa ka wayn wanagii shalay si kastaba ha ahaate hayno uwada ducayyno ardayda examka dawlada galaysa ilahay haw fudaydiyo Aamiin ta uraciya Subax wngsn Zuldamada ✍️✨️
Показати все...
Si kasto admigu isu dagalan misna isu qabsadaa marnaba ma dhamado waxay isu ahayeen xumamta la isku hayana waxa ka wayn wanagii shalay si kastaba ha ahaate hayno uwada ducayyno ardayda examka dawlada galaysa ilahay haw dudaydiyo Aamiin ta uraciya Subax wngsn Zuldamada ✍️✨️
Показати все...
Repost from N/a
Фото недоступнеДивитись в Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Показати все...
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗻𝗼𝘄 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Hadii aan dhibaatada ihaysata kuu sheego waxay kuula muuqanaysaa waxyar,sababtoo ah dhibaatada ihaysata inteedii badnayd kelmedo aan ku cabiro waan waayey.😭💔
Показати все...
😱 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waddooyinkayga oo dhami xagaagay iiso kaxeeyen ,xitaa hadii aan maro wadaddadii aan kugu ilaawi lahaa... Zaki .🩶
Показати все...
🥰 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Kani waa Eli Thompson. Waxa uu ku dhashay san la'aan wuxuun u nool yahay side kale oo kuma qabo sanla,aan wax dhibaata ah Awooda rabi waxwalba kawayn
Показати все...
2
Aduun wa laba ceshe in taad ku mash quuli layd waxan Dani kugu jirin ku mashquul sidad u hormarin lahayd mashruuçyada bari iyo horumaar koda Wakhti kalo qurux bdn 🫡 Zuldamada ✍️
Показати все...
2
Sida qufulku uusan u furi karin, fure kaste, ayuusan qalbiguna u furan karin, qofkasta Duhur San
Показати все...
3🥰 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Dunidani wey dhamaan doonta farxadeeda iyo murugadeeda intaba. Da'duna wey dhamaaneysa dheeranteda iyo gaabnideda intaba. Qof walibana wuxuu la kulmi dona Allihisa. Markaasa hanti iyo caruur toona dad anfacynin ilaa ruuxi alle ula yimaada qalbi wanaagsan mooye...🙏🥰 Yaa rabi allow naga mid yeel kuwa quluubta wanaagsan kula yimaada...🥰🤲🤲 Telegram : @xikmado_dahsoon
Показати все...
1
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.