cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

RAJADA HORUMARKA

Chanelkan waxaad ka faaiidi doontaa waxbarasho tayo leh only welcome

Більше
Рекламні дописи
1 213
Підписники
-124 години
+17 днів
+230 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Subaxnimadu Waa Saad Alle Uu Nasiiyee Samo iyo wanaag badan Salaad iyo Adkaar badan Ku Saldhiga wanag badan Saadirkaa Raxmaanana Sacabada Usara qaada Sacaadiyo Sareediyo Wanaag uun ku Sama,Fala❤️🥹 SUBAXNIMO WANAGSAN ASXBTA
Показати все...
3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Marka aanad ila joogin, qeyb qalbigayga ka mid ah ayaa maqan,💔🥹😔
Показати все...
1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
"Ma jiro qof daciif ah, laakiin waxaa jira qof aan naftiisa garanaynin waxa ay ku wngsan tahay,.
Показати все...
3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Jacaylka❤️ dhabta ah waa midka aan lahayn kalatag balse leh iskuduubni iyo wada jir
Показати все...
1
Ducada maanta waa aqbal ku dadaala , gaar ahaan saacadaha danbe ee galabta i.a ...
Показати все...
ادعية يوم عرفة -2.pdf1.87 MB
Фото недоступнеДивитись в Telegram
✨"Qof kasta oo ku yidhi: maalin, “Aniga garabkaaga ah, ha werwerin”  wakhtigaas ayuu ku dhadhan siiyay amaan ,"-- wax kale oo runtu tahay  in maalin uun aad cidlo noqon doonto  oo aaney cidina dhinacga joogin, waadna welweli doontaa.,"!!!!! ✨        
Показати все...
3
Waa goormeh waqtiga ducada malinta carafo? Waa salada subax laga bilaabo ilaa maqribka Khaas ahaan duhurka laga bilaabo ilaa maqribka Xooga saar oo ku dadaal ■ see u duceysana ? ■ maxana ka bilaabaa ? ■ maxana dhahaa ? Waxa ku siinayaa dariiqooyin diirada saar dariqoyinkas waayo waa sababta ducooyinkada lagaaga aqbali doono Insha'Allah ● intaa wali ducada bilaabin  waxaa 10 jeer dhaheysaa سبحان الله waxa hadana 10 jeer dhaheysaa الحمد لله ka bacdi waxa 10 jeer dhaheysaa الله اكبر (Wuxuu yidhi Anas ibnu malig Allaha ka rali noqde  waxa u timid nabiga ﷺ umu saleym waxeyna tirih : Rasuulikii illahayow waxa i bartaa kalimooyin aa ku duceysto Wuxuu yirih nabiga ﷺ : waxaa ku tasbiixsata Allah10 jeer waxana ku xamdisaa 10 jeer waxana ku takbirsata 10 jeer  kadib waxa weydisata waxa u bahantahay Waxa uu Allah dhahaya : waan sameyay waan sameyay ) " عن أنس بن مالك قال: جاءت أم سليم إلى النبي صلى الله عليه وسلم، فقالت: يا رسول الله، علمني كلمات أدعو بهن قال: " تسبحين الله عشرا، وتحمدينه عشرا، وتكبرينه عشرا ، ثم سلي حاجتك، فإنه يقول: قد فعلت، قد فعلت " ● waxa dhahdaa : أللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد ■ Markuu maqalay nabiga ﷺ nin dhahayo ducadan wax uu dhahay nabiga waxa uu Allah ku weydistay magacisa kan ugu weyn magacas oo haduu wax ku weydisto la sinayo haduu ku duceystana laga aqbalyo ducadisa . «سمع النبي ﷺ رجلا يقول: اللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: لقد سأل الله باسمه الأعظم الذي إذا سئل به أعطى وإذا دعي به أجاب» ● ka bacdi ku duceyso wax walbo aa doneysid iyo wax walbo aa rajeeneysid ● isku day markaa dhameyso duco walbo inaa dhahdid يا حي يا قيوم ▪︎ tusale Allahayow ii danbi dhaaf يا حي يا قيو waa fahamtay rajeynayaa . ● waxaa allaha wax ku weydiisata magacyayadiis kuwa Ugu fiican Yacnii waxa dhaheysaa : يارحمن ارحمني، يا رزاق أرزقني ، يا عفو اعفو عني ● ku waasi waxee ahayen qaar ka mid ah asbaabaha ducda lagu aqbalo ■ ma aqano waxa ku duceysto ama waxaa ka baqaaya ina hilmamo qaar ka mid ah waxa ku duceysanlahaa ? ● dhib malahan warqat ayaa ku qoron kartaa waxa dhihi laheed hada rabtit xata wax ku qoron karata mobelkada ■ taasi waxee ahayeen asbabooyinka ducada lagu aqbalo waxena kulmisa adunyada iyo aakhirabo Fg: Xasuusi walalahaga kale iyo axbaabtada W\Q: YAASIR MUQTAAR
Показати все...
2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Dhab weyee caashaqeygu🩷 Daacad baan ahee ❤️‍🩹 Si wanaagsan ii dhegeyso .🤍 Dookheygaa ku raacee dulli Ha imoodin.💝
Показати все...
2
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.