cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Jowharadi qalbiga❤☘💡🥀

Qora 🖋dhiragalin ✅ereyo jeceyl ❤⛓gabayo hal abuur🖤urahyo wacan Dajiyaha wadnaha io qalbi deeqa weyo manku daweya ⛓🖇❤

Більше
Рекламні дописи
6 356
Підписники
+1424 години
+717 днів
+38530 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ninka Wanaagsani Maaha Nin Taajir Ah Ama Qurux Badan. Waa Nin Yaqaan Qiimaha Xaskiisa❤️🫂
Показати все...
5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Jacaylku Waa Nolol Aad Ubalaaran Oo Una Baahan Dhowrid Iyo Ilaalin Axdiga Iyo Balantuna waa Waxyabaha Jacaylku Inuu Cimri Dheerado Sababa Ama Inuu Cimri Gaabto Hadii la Ilaaliyo Balamaha jacaylku wuxuu Noqdaa Mid Raago Hadise Balamaha la Ilaalin waayo Jacaylku waa Ku Baaba,aa Qiyaamada Iyo Is daba Marinta🥹🫀💔/❤️🫂🥹
Показати все...
10
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Показати все...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waxa Nolosha Dhadhanka Uyeela waa Jacaylka inta badan Qofka wax Jecel Waa Qof Nugul Naxariis badan Dareenkisana Uu Ku Maqan Yahay Qof Kale Murug Iyo Farxadna U Siman wayo Qofkan wadna Heli Kartaa wadna wayn kartaa🥹🙈❤️🫂
Показати все...
👍 5 5😢 2🥰 1🫡 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Murugta iyo Farxadaba Waa wax Jiro aduunka dushiisa Adigo Hada Faraxsanaa ayad Murugoon kartaa Adigoo Murug santana Wad Farxi kartaa Lakiin Ayaysan Kula Dheeranin Taladaada alle Udhiibo khayrna Malayso🥹😔
Показати все...
😢 7 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Noloshu waa Galinba Cayn Nashaadku Haduu lumana Nasiib Xumo weeye duni Nalkii Rajadee Shidnaa Neecowdii Uu Lahaa Nusqaan Ku Timaado iyo Naruuradu way Luntaa Marnana Wayaha Aduun🥹❤️
Показати все...
5👍 3🥰 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Masuulkayga Noloshiyo Mudanahan Jeclaayoww❤️Adigaa Imaamuusayy Marwadaada Iga Yeelay💞Muhashada Jacaylkaaga Miyirkiyo Xiskaba Gaaray🌎🫀Adigaa Macan Meershayy Maankyga Qaadsiiyayy Waxaa Tahay suldaan Muuqleh 🥹🫀❤️Waxaa Tahay Garaadow Garashada Qof Qiimaysan🫶💍❤️ Qunyar Socod Asluub Ficn Walidkii Ku Abaabshaa Diinta Kugu Adimayoo❤️🥹Admigiyo aduunko dhan 🫀🫶Anaa Adiga kaa Doortay❤️🫶
Показати все...
10🥰 1🙈 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Jamashadu Cudoona Cashaqu haboona Markay labada is Calmaday Wanaag Ku Cimaamadaan❤️🫂🫀
Показати все...
10👍 4🥰 2
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Показати все...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Adaa Mudanow qalbiga Mulkiyoo Naftayda adaa Musbaax unoqdo Adaa Maamuusan mabluuqa Dhaman🥹Adaa Muxubada Jacaylka i Miray Naftayda Ku Maaxday Malin Qura ❤️Sidii Mayal Da,ay adaa Imirtoo Adaa Maskaxdayda Maasheeyayy Jacaylka Sidii roob Soo Mirtow Igu Maaxday🫀❤️🫂
Показати все...
17👍 1🥰 1