252 CRYPTO
Відкрити в Telegram
DAILLY CRYPTO NEWS EDUCATIONAL CONTENT VIP CRYPTO INVESTMENT AND TRADING
Показати більше778
Підписники
Немає даних24 години
-27 днів
-1230 днів
Архів дописів
778
BITCOIN WALLETS AAN 7-10 AAN WAX DHAQDHAQAAQA SAMEYN AYAA HADA DHAQDHAQAAQ SAMENYO AYAGO AY MACQUUL TAHAY IN AY SELL GAREENYAN BITCOINTODA
BITCOIN 110K DIB MA UGU NOQON KARYA SANADKAN
778
💠 FIRST BITCOINER DOG • $ALASKA
ySDVFEK1iLBjpyLVJnsFQrCUGXcbaRwqihr8iA3pump
➕ Mint: 🤍 | 🧊 Freeze: 🤍
🌊 LP: 100% Burnt 🤍
🕒 Age: 22m
💰 MC: $291.9K • 🔝 $339.1K
💧 Liq: $50.8K (201 SOL)
📈 Vol: 1h: $507.6K
📈 Price: 1h: 362%🔼
🦅 Dex: Paid❌ Ads❌
⚡ Scans: 58
👥 Hodls: 2,536 • Top: 3.4%
🔫 Snipers: 28 • 79.3% 🚨
🎯 First 20: 0 Fresh
🛠🐟🐟🐟🐟🍤🍤🍤🐟🐟
🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟
🛠️ Dev: 45 SOL | 0% $ALASKA
┣ Sniped: 6.7% 🤍 | Sold: 6.7% 🔴
┗ Airdrop: 0% 🤍
📊 Chart | Soul | Bulx | Phtn | Troj | Bonk | Mtro | Bana | Pepe | Stb | Shrk778
DHAMAAN SUUQA CRYPTAHA AYAA WADA GUDUUD HALKA HOOS UDHACA UGU YAR EE 10-KA COIN EE UGU DHAQAALAHA BADAN SUUQU UUYAHAY 3.8%
Mala is oran karaa Bitcointu 70k ayey dib ugu noqonaysaa
778
💠 Strategic Muffin Reserve • $SMR
9PVkVZx93ZJLZhBV4rw2kxRYcmvkVL6YstXzkR3xpump
🚨 High Holder | High Top Ten | Dev Sniped 79% | Abnormal Vol
➕ Mint: 🤍 | 🧊 Freeze: 🤍
🌊 LP: 100% Burnt 🤍
🕒 Age: 19m
💰 MC: $1.4M • 🔝 $1.6M
💧 Liq: $120.8K (422 SOL)
📈 Vol: 1h: $1.7M
📈 Price: 1h: 2.2K%🔼
🦅 Dex: Paid❌ Ads❌
⚡ Scans: 95 | 🔗 X
👥 Hodls: 1,033 • Top: 72.3% ⚠️
┗ High: 65.3%
🔫 Snipers: 2 • 79.3% 🚨
🎯 First 20: 0 Fresh
🛠🐟🐟🐳🐟🐟🍤🐟🐳🐟
🍤🐟🐳🐳🍤🐟🐟🐟🐳🍤
🛠️ Dev: 551 SOL | 0% $SMR
┣ Sniped: 79.3% 🚨 | Sold: 10.7% 🔴
┗ Airdrop: 0% 🤍
📊 Chart | Soul | Bulx | Phtn | Troj | Bonk | Mtro | Bana | Pepe | Stb | Shrk778
COINKA UGU DHAQAAQA FIICAN ILA HADA WAAKAN
1.4M BUU MARYAA INUU ILAA SI FCN USII DHAQAAQO MACQUUL AH LKN MARWALBA ENTRYGA SAXDA MEEL HORE AYAA FIICAN 100K ILAA 250K
778
TUCKER carlson ayaa zoom ku wareystay Sam bankman Isagoo xabsiga kujiro
Sam ayaa wajahayo 25 sano oo xabsi ah arin laxariirta Exchange-giisi FTX ee suuqa kabaxay
memecoin aa markiiba laga sameeyey kuwaas oo kor ukac aan caadi aheyn sameyey
memecoinsku Waa meesha ugu fudud ee lacag waali ah laga sameyo
778
Bitcoin Ayaa soo taabatay 92k maanta iyada oo wali Cabirka Shacuurta uu sheegayo cabsi badan oo ku aadan cryptocurrencyga
778
BOTSKA UGU FIICAN MEMECOINSKA EE LAGU TRADE GAREEYO
1. NEO BULLX
2. TROJAN https://t.me/odysseus_trojanbot?start=r-ciidu
3. AXIOM PRO https://axiom.trade/@malicry
4. NOVA https://t.me/TradeonNovaBot?start=r-VX5TWS
ANI AHAAN QOFKA LACAG YAR KU TRADE GAREENYO WAXAA UFIICAN TROJAN
778
Ethereum waa maxay
Ethereum waa blockchain awooda inuu dhiso shabakad oo si ammaan ah u fulisa oo xaqiijisa application code loo yaqaano smart contracts.Dib aan unoqono waxaa laga yaba inaad isweydiinayso maxay Bitcoin iyo Ethereum ku kala duwanyihiin? Marka la soo koobo, Bitcoin waa lacag baahsan oo ku shaqeysa shabakad isku xiran,technology-yadan waxay u ogolaanaysaa wax kala iibsiga inay u dhacaan si hufan , taaas oo ka dhigayso hadii qof uu transaction ( wax kala iibso ) sameeyo qof kasta oo shabakada kamid ah ayaa ogaanayo transaction-kaas. habkaan ayaa la dhahaa decentralized Uma baahnid bangi ama hay'ad maaliyadeed si ay u dhacdo ama aad usamayso transaction-ka. Ethereum, saldhiggeeduna waa in la fuliyo qandaraasyada casriga ah( smart contracts) . Haddaba waa maxay Smart contracts?Aan ku bilowno aduunku hada wa mid dad ama shirkado gaar ahi maamulaan (centralization) taas oo la micna hadii aad internet-ka aad wax uga baahato waa inaa marta qolo saddexaad ( 3rd party) . Ethereum, barnaamij-bixiyeyaashu waxay abuurayaan hab smart contract ah oo lagu fuliyo barnaamijka ,tusaale ahaaan hada marka aad raacdo gawaarida ubberka ama dhaweeyaha markii meesha aad ubaahneyd aad tagto lacagta waxaad siinaysaa darawalka gaariga taas macnaheedu waa in habkaasi uusan aheyn smart contract , hadii uberku lagu dhisi lahaa smart contract marka meesha aad u baahneyd aa tagto si iskeed ah ayaad lacagta ubxin laheyd lacagta iyada oo aan lacag dheeri qofna kaa qaadin ama waxkle lagugu dalicin adiga oo isticmaalayo “ ether’’ habkaan ayaa ah mid raqiisa kana kalsooni badan. habkaan aysan cidna maamulin waxa looyaqaan ( decentralized) Shabakadda Ethereum waxay isticmaashaa "Ether" si ay u suurtageliso transaction-deeda Marka aan rabno inaa Ethereum la xiriirino Cryptocurrency waxaan laxiriinaynaa "Ether" coin kaas oo hada qiimo ahaan ah wax kabadan 1,000 dollar .Haddii qof kuu sheego inuu maalgashaday Ethereum, waxay ka dhigan tahay inuu iibsadey Ether. Faaiidooyinka uu leeyahay Ethereum waa lagu dhisi karo barnaamijyo iskood ismaamulo (decentralized applications ) adiga oo isticmaalayo Solidity scripting language( waa hab kamid ah hababka coding-ka looqoro ) iyo Ethereum Virtual Machine Waxyaabaha loo isticmaalo Ethereum Decentralized Finance (DeFi) Defi waa barnaamijyo maaliyadeed lagu dul diso shabakada blockchain. waxay uga duwan tahay habkii maaliyadeed ee horey ujiri jiray waa inay tahay mid furan lana programin kro iyadan oo aan loobaahneen bank dhexe ama awood dhexe ,iyada oo usahlayso dadka wax soosaarayaasha ah ama developerska ah in ay bixiyaan hab cusub oo lacag bxineed ah sida maalgashi (investing), amaahin (lending) , iyo ganacsi (trading). yada oo la isticmaalayo smart contracts iyo nidaamyada baahsan (distributed systems) waxay macaamiishu si fudud udhisi karaan barnaamihyo lacag bixineed oo adag (decentralized financial applications) .Tusaalayaasha Defi :Aave UniSwap MakerDAO 2. Non-Fungible Tokens (NFTs): Nft-yadu waa ciwaan aan si gaara uga hadli doono inshallah qormaadaas ayaad ku ogaan doontaa waxy yihiin Ethereum gas : markii la joogo Ethereum blockchain gasku wuxuu noqonayaa waa kharashka muhiimka ee loo baahanyahay si uu udhaco transaction kaadu shabakada dhexdeeda , dadka miners-ka ah ayaa hadba cayimo inta uu noqonayo qiimaha gasku iyada oo lagu saleenayo baahida markaa jirto .
778
Hadii aadan wali Booqan Bogeena Ama website keena Waxan ila hada Soo galin ilaa Dhowr iyo Toban qormo oo aan uga hadalnay Suuqa Cryptda QoFkasta Oo suuqaas mustaqbal kalehna uu ubaahanyahay inuu ogaado
1. waa maxay Crypto Currency
https://aheytrading.com/waa-maxay-cryptocurrency/
2. Waa maxay Bitcoin iyo sida ay ushaqeyso
https://aheytrading.com/bitcoin/
3.Ethereum iyo Qaabka uu ushaqeyo
https://aheytrading.com/ethereum/
4. Farqiga Udhaxeeyo Stable Coins Iyo Altcoins
https://aheytrading.com/waa-maxay-farqiga-udhaxeeyo-stable-coin-iyo-altcoins/
5. Qodobo muhiim ah oo aad ubaahantahay inaad ogaato kahor inta aadan maalgashan suuq Cryptada
https://aheytrading.com/4-qodob-muhiim-ah-kahor-inta-aadan-maalgashan-crypt-da/
6. Nft market iyo meelaha laga maalgashto
https://aheytrading.com/nft-waa-maxay/
7. Dogecoin
https://aheytrading.com/doge-coin/
8. Farqiga udhaxeeyo Centralized exchange Iyo Decentralized exchange
https://aheytrading.com/waa-maxay-centralized-iyo-decentrtalized-crypto-exchange/
9. 10 Crypto Oo xaaran ah Maalgashigoodo
https://aheytrading.com/5-crypto-oo-maalgashi-u-baahan-kahor-dhamaadka-sanadka-2022/
10. 10 Crypto aad inaa maalgashato ubaahantahay kahor dhamaadka Sanadka 2022
part1: https://aheytrading.com/5-crypto-oo-maalgashi-u-baahan-kahor-dhamaadka-sanadka-2022/
part 2: https://aheytrading.com/qaybtii-2aad-5-crypto-oo-maalgashi-u-baahan-kahor-dhamaadka-sanadka-2022/
11. Dollor Cost Average ( Habka ugu fudud ee suuqa loo maalgashto)
https://aheytrading.com/dca-habka-ugu-fiican-ee-suuqa-cryptada-loo-maalgashto/
12. Crypto Wallet
https://aheytrading.com/waa-maxay-crypto-wallet/
InshallaH Dhawaan Waxa Kusoo dari doona Suuqa Forex trading Analysis asbuucle ah Iyo Xog kasta uu qoFku ubahanyhay inuu ka Ogaado
Sida Courses ama Cashro Free ah
1. Smart Money Course
2. Price action Course
Sidoo kle Foroum meel su'aalaha Muhiimka isku weydiino iskuna aqoon weydaarsano
Booqo :
https://aheytrading.com/
