ch
Feedback
252 CRYPTO

252 CRYPTO

前往频道在 Telegram

DAILLY CRYPTO NEWS EDUCATIONAL CONTENT VIP CRYPTO INVESTMENT AND TRADING

显示更多
778
订阅者
无数据24 小时
-27 天
-1230 天
帖子存档
Trader kasta iyo qof kasta waa jecelyahay marka uu arko Suuqa oo wada cagaarah
Trader kasta iyo qof kasta waa jecelyahay marka uu arko Suuqa oo wada cagaarah

BITCOIN WALLETS AAN 7-10 AAN WAX DHAQDHAQAAQA SAMEYN AYAA HADA DHAQDHAQAAQ SAMENYO AYAGO AY MACQUUL TAHAY IN AY SELL GAREENYA
BITCOIN WALLETS AAN 7-10 AAN WAX DHAQDHAQAAQA SAMEYN AYAA HADA DHAQDHAQAAQ SAMENYO AYAGO AY MACQUUL TAHAY IN AY SELL GAREENYAN BITCOINTODA BITCOIN 110K DIB MA UGU NOQON KARYA SANADKAN

130k MARKET CAP TO 600K MARKET CAP 4X TOOSAA AH

💠 ‎FIRST BITCOINER DOG • $ALASKA ySDVFEK1iLBjpyLVJnsFQrCUGXcbaRwqihr8iA3pump ➕ Mint: 🤍 | 🧊 Freeze: 🤍 🌊 LP: 100% Burnt 🤍
💠 ‎FIRST BITCOINER DOG$ALASKA ySDVFEK1iLBjpyLVJnsFQrCUGXcbaRwqihr8iA3pump ➕ Mint: 🤍 | 🧊 Freeze: 🤍 🌊 LP: 100% Burnt 🤍 🕒 Age: 22m 💰 MC: $291.9K • 🔝 $339.1K 💧 Liq: $50.8K (201 SOL) 📈 Vol: 1h: $507.6K 📈 Price: 1h: 362%🔼 🦅 Dex: Paid❌ Ads❌ ⚡ Scans: 58 👥 Hodls: 2,536 • Top: 3.4% 🔫 Snipers: 28 • 79.3% 🚨 🎯 First 20: 0 Fresh 🛠🐟🐟🐟🐟🍤🍤🍤🐟🐟 🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟 🛠️ Dev: 45 SOL | 0% $ALASKA ┣ Sniped: 6.7% 🤍 | Sold: 6.7% 🔴 ┗ Airdrop: 0% 🤍 📊 Chart | Soul | Bulx | Phtn | Troj | Bonk | Mtro | Bana | Pepe | Stb | Shrk

ALASKA malaga yaaba runnerka asbuuca inuu noqdo 50k mc ayaan kasoo raacney

DHAMAAN SUUQA CRYPTAHA AYAA WADA GUDUUD HALKA HOOS UDHACA UGU YAR EE 10-KA COIN EE UGU DHAQAALAHA BADAN SUUQU UUYAHAY 3.8% Ma
DHAMAAN SUUQA CRYPTAHA AYAA WADA GUDUUD HALKA HOOS UDHACA UGU YAR EE 10-KA COIN EE UGU DHAQAALAHA BADAN SUUQU UUYAHAY 3.8% Mala is oran karaa Bitcointu 70k ayey dib ugu noqonaysaa

photo content

CRYPTO SUMMIT CAAWA MAXAA LAGA FILI KARAA ?

💠 ‎Strategic Muffin Reserve • $SMR 9PVkVZx93ZJLZhBV4rw2kxRYcmvkVL6YstXzkR3xpump 🚨 High Holder | High Top Ten | Dev Sniped 7
💠 ‎Strategic Muffin Reserve$SMR 9PVkVZx93ZJLZhBV4rw2kxRYcmvkVL6YstXzkR3xpump 🚨 High Holder | High Top Ten | Dev Sniped 79% | Abnormal Vol ➕ Mint: 🤍 | 🧊 Freeze: 🤍 🌊 LP: 100% Burnt 🤍 🕒 Age: 19m 💰 MC: $1.4M • 🔝 $1.6M 💧 Liq: $120.8K (422 SOL) 📈 Vol: 1h: $1.7M 📈 Price: 1h: 2.2K%🔼 🦅 Dex: Paid❌ Ads❌ ⚡ Scans: 95 | 🔗 X 👥 Hodls: 1,033 • Top: 72.3% ⚠️ ┗ High: 65.3% 🔫 Snipers: 2 • 79.3% 🚨 🎯 First 20: 0 Fresh 🛠🐟🐟🐳🐟🐟🍤🐟🐳🐟 🍤🐟🐳🐳🍤🐟🐟🐟🐳🍤 🛠️ Dev: 551 SOL | 0% $SMR ┣ Sniped: 79.3% 🚨 | Sold: 10.7% 🔴 ┗ Airdrop: 0% 🤍 📊 Chart | Soul | Bulx | Phtn | Troj | Bonk | Mtro | Bana | Pepe | Stb | Shrk

COINKA UGU DHAQAAQA FIICAN ILA HADA WAAKAN 1.4M BUU MARYAA INUU ILAA SI FCN USII DHAQAAQO MACQUUL AH LKN MARWALBA ENTRYGA SAXDA MEEL HORE AYAA FIICAN 100K ILAA 250K

TUCKER carlson ayaa zoom ku wareystay Sam bankman Isagoo xabsiga kujiro Sam ayaa wajahayo 25 sano oo xabsi ah arin laxariirta
TUCKER carlson ayaa zoom ku wareystay Sam bankman Isagoo xabsiga kujiro Sam ayaa wajahayo 25 sano oo xabsi ah arin laxariirta Exchange-giisi FTX ee suuqa kabaxay memecoin aa markiiba laga sameeyey kuwaas oo kor ukac aan caadi aheyn sameyey memecoinsku Waa meesha ugu fudud ee lacag waali ah laga sameyo

Bitcoin Ayaa soo taabatay 92k maanta iyada oo wali Cabirka Shacuurta uu sheegayo cabsi badan oo ku aadan cryptocurrencyga
Bitcoin Ayaa soo taabatay 92k maanta iyada oo wali Cabirka Shacuurta uu sheegayo cabsi badan oo ku aadan cryptocurrencyga

sidee memecoin lacag uga sameeya?
sidee memecoin lacag uga sameeya?

BOTSKA UGU FIICAN MEMECOINSKA EE LAGU TRADE GAREEYO 1. NEO BULLX 2. TROJAN https://t.me/odysseus_trojanbot?start=r-ciidu 3. AXIOM PRO https://axiom.trade/@malicry 4. NOVA https://t.me/TradeonNovaBot?start=r-VX5TWS ANI AHAAN QOFKA LACAG YAR KU TRADE GAREENYO WAXAA UFIICAN TROJAN

Ethereum waa maxay Ethereum waa blockchain awooda inuu dhiso shabakad oo si ammaan ah u fulisa oo xaqiijisa application code loo yaqaano smart contracts.Dib aan unoqono waxaa laga yaba inaad isweydiinayso maxay Bitcoin iyo Ethereum ku kala duwanyihiin? Marka la soo koobo, Bitcoin waa lacag baahsan oo ku shaqeysa shabakad isku xiran,technology-yadan waxay u ogolaanaysaa wax kala iibsiga inay u dhacaan si hufan , taaas oo ka dhigayso hadii qof uu transaction ( wax kala iibso ) sameeyo qof kasta oo shabakada kamid ah ayaa ogaanayo transaction-kaas. habkaan ayaa la dhahaa decentralized Uma baahnid bangi ama hay'ad maaliyadeed si ay u dhacdo ama aad usamayso transaction-ka. Ethereum, saldhiggeeduna waa in la fuliyo qandaraasyada casriga ah( smart contracts) . Haddaba waa maxay Smart contracts?Aan ku bilowno aduunku hada wa mid dad ama shirkado gaar ahi maamulaan (centralization) taas oo la micna hadii aad internet-ka aad wax uga baahato waa inaa marta qolo saddexaad ( 3rd party) . Ethereum, barnaamij-bixiyeyaashu waxay abuurayaan hab smart contract ah oo lagu fuliyo barnaamijka ,tusaale ahaaan hada marka aad raacdo gawaarida ubberka ama dhaweeyaha markii meesha aad ubaahneyd aad tagto lacagta waxaad siinaysaa darawalka gaariga taas macnaheedu waa in habkaasi uusan aheyn smart contract , hadii uberku lagu dhisi lahaa smart contract marka meesha aad u baahneyd aa tagto si iskeed ah ayaad lacagta ubxin laheyd lacagta iyada oo aan lacag dheeri qofna kaa qaadin ama waxkle lagugu dalicin adiga oo isticmaalayo “ ether’’ habkaan ayaa ah mid raqiisa kana kalsooni badan. habkaan aysan cidna maamulin waxa looyaqaan ( decentralized) Shabakadda Ethereum waxay isticmaashaa "Ether" si ay u suurtageliso transaction-deeda Marka aan rabno inaa Ethereum la xiriirino Cryptocurrency waxaan laxiriinaynaa "Ether" coin kaas oo hada qiimo ahaan ah wax kabadan 1,000 dollar .Haddii qof kuu sheego inuu maalgashaday Ethereum, waxay ka dhigan tahay inuu iibsadey Ether. Faaiidooyinka uu leeyahay Ethereum waa lagu dhisi karo barnaamijyo iskood ismaamulo (decentralized applications ) adiga oo isticmaalayo Solidity scripting language( waa hab kamid ah hababka coding-ka looqoro ) iyo Ethereum Virtual Machine Waxyaabaha loo isticmaalo Ethereum  Decentralized Finance (DeFi)   Defi waa barnaamijyo maaliyadeed lagu dul diso shabakada blockchain. waxay uga duwan tahay habkii maaliyadeed ee horey ujiri jiray waa inay tahay mid furan lana programin kro iyadan oo aan loobaahneen bank dhexe ama awood dhexe ,iyada oo usahlayso dadka wax soosaarayaasha ah ama developerska ah in ay bixiyaan hab cusub oo lacag bxineed ah sida maalgashi (investing), amaahin (lending) , iyo ganacsi (trading). yada oo la isticmaalayo smart contracts iyo nidaamyada baahsan (distributed systems) waxay macaamiishu si fudud udhisi karaan barnaamihyo lacag bixineed oo adag (decentralized financial applications) .Tusaalayaasha Defi :Aave UniSwap MakerDAO 2.  Non-Fungible Tokens (NFTs): Nft-yadu waa ciwaan aan si gaara uga hadli doono inshallah qormaadaas ayaad ku ogaan doontaa waxy yihiin Ethereum gas : markii la joogo Ethereum blockchain gasku wuxuu noqonayaa waa kharashka muhiimka ee loo baahanyahay si uu udhaco transaction kaadu shabakada dhexdeeda , dadka miners-ka ah ayaa hadba cayimo inta uu noqonayo qiimaha gasku iyada oo lagu saleenayo baahida markaa jirto .

Repost from AHEY CRYPTO
The Ethereum Merge is finally here. Cryptada Indhaha halagu hayo 👽👽
The Ethereum Merge is finally here. Cryptada Indhaha halagu hayo 👽👽

Hadii aadan wali Booqan Bogeena Ama website keena Waxan ila hada Soo galin ilaa Dhowr iyo Toban qormo oo aan uga hadalnay Suuqa Cryptda QoFkasta Oo suuqaas mustaqbal kalehna uu ubaahanyahay inuu ogaado 1. waa maxay Crypto Currency https://aheytrading.com/waa-maxay-cryptocurrency/ 2. Waa maxay Bitcoin iyo sida ay ushaqeyso https://aheytrading.com/bitcoin/ 3.Ethereum iyo Qaabka uu ushaqeyo https://aheytrading.com/ethereum/ 4. Farqiga Udhaxeeyo Stable Coins Iyo Altcoins https://aheytrading.com/waa-maxay-farqiga-udhaxeeyo-stable-coin-iyo-altcoins/ 5. Qodobo muhiim ah oo aad ubaahantahay inaad ogaato kahor inta aadan maalgashan suuq Cryptada https://aheytrading.com/4-qodob-muhiim-ah-kahor-inta-aadan-maalgashan-crypt-da/ 6. Nft market iyo meelaha laga maalgashto https://aheytrading.com/nft-waa-maxay/ 7. Dogecoin https://aheytrading.com/doge-coin/ 8. Farqiga udhaxeeyo Centralized exchange Iyo Decentralized exchange https://aheytrading.com/waa-maxay-centralized-iyo-decentrtalized-crypto-exchange/ 9. 10 Crypto Oo xaaran ah Maalgashigoodo https://aheytrading.com/5-crypto-oo-maalgashi-u-baahan-kahor-dhamaadka-sanadka-2022/ 10. 10 Crypto aad inaa maalgashato ubaahantahay kahor dhamaadka Sanadka 2022 part1: https://aheytrading.com/5-crypto-oo-maalgashi-u-baahan-kahor-dhamaadka-sanadka-2022/ part 2: https://aheytrading.com/qaybtii-2aad-5-crypto-oo-maalgashi-u-baahan-kahor-dhamaadka-sanadka-2022/ 11. Dollor Cost Average ( Habka ugu fudud ee suuqa loo maalgashto) https://aheytrading.com/dca-habka-ugu-fiican-ee-suuqa-cryptada-loo-maalgashto/ 12. Crypto Wallet https://aheytrading.com/waa-maxay-crypto-wallet/ InshallaH Dhawaan Waxa Kusoo dari doona Suuqa Forex trading Analysis asbuucle ah Iyo Xog kasta uu qoFku ubahanyhay inuu ka Ogaado Sida Courses ama Cashro Free ah 1. Smart Money Course 2. Price action Course Sidoo kle Foroum meel su'aalaha Muhiimka isku weydiino iskuna aqoon weydaarsano Booqo : https://aheytrading.com/