ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
4 040
المشتركون
-624 ساعات
-337 أيام
-12530 أيام
أرشيف المشاركات
sticker.webp0.10 KB

Dardaaran muslimiinta loo dardaarmaayo in ay docada badiyaan bisha ramadaan gudaheeda Dadka kale #gaarsiiya si ay ooga faaidaystaan.

MUXAADARO AXKAAMTA SOONKA SH.XASAAN XÙSAYN Walaal qaali ka faaidayso aad bay kuu anfici doontaa inshaa'Allaah. Sheekha waxa uu kaga hadlaayaa muxaadarada gudaheeda qaybahaan soo socdo 1-fadliga faaidada soonka Iyo dardaaran qiimo badan 2-Noocyada soonka 3-Xukunka soonka 4-darajada uu soonka kaga jiro diinta 5-Xukunka qofka soonka ka tago asagoo kari karo 6-Cida soonka uu ku waajibo 7-Arkaanta tiirarka uu ku taagan yahay soonka 8-Waxyaabaha soonka jabiyo 9-waxyaabaha soonka aan jabinin oo ay dadka qaar u haystaan inuu soonka jabiyo 10-dadka rukhasada leh ee ramadaanka iska afuri karo 11-Aadaabta soonka 12-Su'aalooyin la waydiinaayo sheekha adna waad faaidi doontaa hadii Allaah idmo. Waa qodobo aad iyo aad u faaido badan. Dadka kale #gaarsiiya si ay ooga faaidaystaan.

sticker.webp0.10 KB

Suufiyada xaalkooda waa sidaan waxaa diin lagaaga dhigaayaa wax aan diin ahayn

sticker.webp0.05 KB

Imaamu shaafici Suufinimada waxaa lagu asaasay wahsi
Imaamu shaafici Suufinimada waxaa lagu asaasay wahsi

sticker.webp0.05 KB

قال الإمام الشافعي رحمه الله: أسس التصوف على الكسل
قال الإمام الشافعي رحمه الله: أسس التصوف على الكسل

sticker.webp0.08 KB

Imaamu shaafici alle ha u naxariistee wuxuu yiri : Hadii aad kitaabkayga ku aragtaan wax ka hor imaanaayo sunada nabiga, qaat
Imaamu shaafici alle ha u naxariistee wuxuu yiri : Hadii aad kitaabkayga ku aragtaan wax ka hor imaanaayo sunada nabiga, qaata sunaha nabiga kana taga waxa aan dhahay. Imaamka waxa uu diidaayaa taqliidka iska raacida aan loo meel dayin. Ilaa intee ayaad ka fogaataa indha la'aanta wax leeska raaco ?.

sticker.webp0.10 KB

قال الشافعي رحمه الله: إذا وجدتم في كتابي خلاف سنة رسول الله صلى الله عليه وسلم فقولوا بسنة رسول الله ودعوا ما قلت.
قال الشافعي رحمه الله: إذا وجدتم في كتابي خلاف سنة رسول الله صلى الله عليه وسلم فقولوا بسنة رسول الله ودعوا ما قلت.

Wax badan baa la idinku yiri saraakiisha shaaribada waaween leh oo aad tiraahdiin way tukadaan ama islaam weeye muslimiin ma
Wax badan baa la idinku yiri saraakiisha shaaribada waaween leh oo aad tiraahdiin way tukadaan ama islaam weeye muslimiin ma ahan waana ilma yahuudeed kuligood Sh.Maxamad buqolsoon abuu ramla

‏أكثروا الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم والدعاء برفع الوباء عن المسلمين وإهلاك أصناف الكافرين - من بعد العصر إلى غروب الشمس- شيخ حسان حسين

sticker.webp0.08 KB

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Birito waa maalin isniin ah waa maalinta Allaah loo bandhigaayo acmaasha adoomaha saas darteed walaalka muslimka ahoow hadaad muslim kale col tihiin la heshii walaalkaa inta aan camalkaada Allaah loo gaynin idinka oo col ah ka dibna Allaah uu dhahaa labadaan camal kooda u celiya ilaa ay ka heshiiyaan. Sidoo kale maalinta isniinta waa maalintii nabiga ﷺ la dhalay wuu soomi jiray nabiga wuxuuna dhihi jiray waa maalinta lay dhalay waa maalin Allaah loo bandhigo acmaasha adoomaha waxaan jeclahay in acmaashayda loo bandhigo Allaah anoo sooman.

sticker.webp0.08 KB

Badiya saliga nabiga ﷺ habeenka jimcaha أكثرو من الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في ليلة الجمعة

sticker.webp0.08 KB