Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
3 821
Підписники
-324 години
-237 днів
-7230 день
Архів дописів
3 820
Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر ''
Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw:
"Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib "
ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ".
📕(كتاب تاريخ دمشق)
Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay."
📕(Kitaabka taariikhda dimashq)
3 820
Qaarigii Sudays la odhan jiray wuxuu yiri "Waxa kasocda gaza waa fidno , waa inaan madaxdeena iyo culimadeena warkooda maqal naa ducada aan badinaa"
Ninkaas mar hore baan umada uga dignay dadka qaarbaa nala yaabanaa oo nalahaa war culimada ka fuq. 🤸♀️
Xigasho
Muslimka gaalka kaliya wax kama dhibeen ee waxaa gaalka nooga daran kuwa muslim Nala sheegto qadiyadaha muslimiinta dhinac kale u roga.
3 820
Weerar dhanka Internetka ah oo lagu qaaday Qalabkii difaaca gantaalada [QubatuXadiid] ee Israa’iil ayaa sababtay inuu dib uduqeeyo xaafado kamid ah talaabiib.
Wuxuu Qaylinayaa iyadoo wax gantaalo ay ay san hadawa ku jirin marka gantaaladu yimaadaana wuu aamusayaa marna magaaladuu dib uduqaynayaa.
#Xigasho
3 820
Kanaalka 13 Cibraaniga:
Hadalada warbaahinta ee Ra'iisul Wasaare Netanyahu, Wasiirka Ciidanka Gallant, iyo Wasiir Gantz waa xog eber ah.
Sababtoo ah asal ahaan ma garanayaan halka weeraradu ka yimaadaan, mana garanayaan waxa iyaga ku dhaca 🙂
Ninka dhoofka ku yimidee geeridu dhibeysaa.
3 820
Yahuudii oo calaacal bilowday
Wargayska Cibraaniga ah ee “Israa’iilul-yowm” waxa ay ka soo xigaty sarkaal sirdoon oo ka tirsan ciidanka “Israa’iil”:
-Xamaas wax badan ayay naga ogyihiin, way yaqaanaan sida aanu u shaqayno,sidoo kalena waxa ay haystaan xog ururin sirdoon oo sax ah,runtii caqligoodu si fiican buu u shaqeeyaa.
Waxaan u maleynay in khatarta ugu weyn ee aan la kulmi doono Marinka Gaza ay tahay aaladaha qarxa, laakiin waxaa noo soo baxday in khatartu ay tahay gantaalada lidka taangiyada.
Taangiyada ayaa u ahaa aabaha ugu weyn ee ay isku fooqaarinaayeen asagiina waxey arkeen isaga oo daqiiqad daqiiqad loo gubaayo.
اللهم عجل عقوبتهم وأرنا فيهم عجائب قدرتك
3 820
#Muudeey
Ra'iisal wazaare wadan dhan oo u sujuudaayo farjiga wadaad qaawan oo sida hooyadii u dhashay ah.
إن هم إلا كالأنعام بل هم أضل
3 820
" Damiirku haduu Qalalo
Haduu dufan Raadis yahey
Daliilka hortiisa yaal
Waxaa kaga beegan Daah "
- Hadraawi
3 820
Caawa gaza waxaa kasocda duqaymo xidhiidh ah oo ay qayb katahay kiimadii white phosphorus.
Ilaahow labo cadaab ha isugu darin.
Xigasho
Rabbi Aamiin 🤲
3 820
Istaar bakis starbucks waa sharkad laga leeyahay mareekanka waxeyna Faraceedana waa 35.000 sodon iyo shan kun oo 86 sideetan iyo lix wadan daafaha aduunka ku kala yaalo. Sharkadaan waxey taageertay gumaadka yahuudu ku wado muslimiinta reer filistiin saas darteed inta badan muslimiinta aduunka ayaa qaadacay waxa ay soo saarto.
Madaakhilada Iyo jeesjeeskooda
Labadaan shaqsi ee muuqaalka ku wada hadlaayo #shamsi iyo #Faaris oo ka mid ah jadiidiyada madaakhilada reer galbeedka gaalada u adeego kana shaqeeyo majara habaabinta muslimiinta aan war u heynin xaalkooda ayaa ku jeesjeesay muslimiinta qaadacaada ay qaadaceen waxa ay soo saarto sharkadaan dhiig miiratada ah waxuu leeyahay #shamsi " waan jeclahay istaar bakis" .
3 820
إنا لله وإنا إليه راجعون
Yahuuda oo xasuuqday qoysas dhan oo kasoo qaxay duqeymaha yahuudu ka wado waqooyga Gaza.
Waa Galab Jumco Ee Ku Saliya Nabiga Scw Una Duceeya Walaalaha Gumaad Arxan Darada Ku Socdo.
3 820
Gumeysiga Yahuuda Ayaa Burburiyay Xaafad Dhan Oo Ku Taalay Mukhayyamka Jabaliya Tirada Hor-dhaca Ah Ayaa Lagu Qiyaasay Afar Boqol Oo Shuhado Iyo Dhaawacyo Isugu Jiro.
Gaalka Tolkiisa Oo Dhan Ayaa U Saftay Lkn Muslimka Ghazza Tolwaay Ayuu Noqday.
Allow Reer Gaza U Noqo Gargaare Iyo Hiiliye.
3 820
Repost from منار الأمة
[ النرويجي النرويجي!!! ]
أين المسلمين؟! أين الرجال؟!
أصارت دماء المسلمين ماءً؟!
إنا لله وإنا إليه راجعون في هذا الخذلان.
#أمة_واحدة
#طوفان_الأقصى
3 820
Ra'iisal wazaaraha gumaado maatada ee ingiriiska Ayaa shaqada ka eryay kaaliyaha dowlada sababtuna waa in kaaliyaha dowlada bool bariisto ku baaqay in xabada laga joojiyo Ghaza hada waa [baaq] kaliya ayaa shaqada looga joojiyay. Umadaha gaalada midowday waxey u modoobeen daadinta dhiiga barimageydada muslimiinta mana jiro madax muslim sheegto oo xitaa eray ku baaqay in dilka laga daayo reer Ghaza.
3 820
2006 Markii maxaakiimtii laga adkaaday wadamada Galbeedkuna go'aansadeen in ay ciidamo afrikaan ah Soomaaliya u soo diraan
kama ayna dalbanin Sudan iyo Masar Marooko iyo Chad Algeriya iyo Senegal Muritaaniya iyo Mali Nayjer iyo Burkina faso sababtoo ah waa dad muslimiin ah xiriir walaaltinimo ayaa ka dhaxeeyo soomaalida sida in ay u naxariistaan shacabkaas dhiban .
Galbeedku wuxuu ciidamo ka dalbaday wadamo Muslimiintu ku yar yihiin sida
Burundi : 90% waa kiristan Catholik ah
Uganda : 82% waa kiristan Roman Catholic ah
iyo wadamo colaad xun kala dhaxaso sida itoobiya iyo kenya oo markii dambe amisom lagu daray , maalin dhow waa kii wasiir dowlada kamid ah lahaa wadamada dariska ah ee soomaaliya ciidamada ka joogaan ma rabaan dalku in uu nabad noqdo .
Cumar inshaar Warkaan Waa Runtiis.
3 820
Tirada Yahuudu Ka Dhimatay Ayaa Kor U Kacday.
Tirada Kaga Dhamaty Yahuudu Waxey Kor Usii Dhaafeysaa 1538 Kun Shan Boqol Sodon Iyo Sideed.
Allaa Ku Mahadsan Waxa Gaaray Yahuuda Waxaan Alle Ka Rajeyneynaa Malaayiin Iyaga Ka Mid Baqtigooda In Uu Inoogu Laab Qaboojiyo Dhulalka Muslimiinta Ay Xooga Ku Heystaanno Uu Ka Saaro Iyaga Oo Dulleysan.
