ch
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

前往频道在 Telegram

Anigu yaan ahay

显示更多
4 073
订阅者
-524 小时
-387
-12230
帖子存档
Gumeysiga Yahuuda Ayaa Burburiyay Xaafad Dhan Oo Ku Taalay Mukhayyamka Jabaliya Tirada Hor-dhaca Ah Ayaa Lagu Qiyaasay Afar Boqol Oo Shuhado Iyo Dhaawacyo Isugu Jiro. Gaalka Tolkiisa Oo Dhan Ayaa U Saftay Lkn Muslimka Ghazza Tolwaay Ayuu Noqday. Allow Reer Gaza U Noqo Gargaare Iyo Hiiliye.

[ النرويجي النرويجي!!! ] أين المسلمين؟! أين الرجال؟! أصارت دماء المسلمين ماءً؟! إنا لله وإنا إليه راجعون في هذا الخذلان. #أمة
[ النرويجي النرويجي!!! ] أين المسلمين؟! أين الرجال؟! أصارت دماء المسلمين ماءً؟! إنا لله وإنا إليه راجعون في هذا الخذلان. #أمة_واحدة #طوفان_الأقصى

Ra'iisal wazaaraha gumaado maatada ee ingiriiska Ayaa shaqada ka eryay kaaliyaha dowlada sababtuna waa in kaaliyaha dowlada bool bariisto ku baaqay in xabada laga joojiyo Ghaza hada waa [baaq] kaliya ayaa shaqada looga joojiyay. Umadaha gaalada midowday waxey u modoobeen daadinta dhiiga barimageydada muslimiinta mana jiro madax muslim sheegto oo xitaa eray ku baaqay in dilka laga daayo reer Ghaza.

sticker.webp0.09 KB

2006 Markii maxaakiimtii laga adkaaday wadamada Galbeedkuna go'aansadeen in ay ciidamo afrikaan ah Soomaaliya u soo diraan kama ayna dalbanin Sudan iyo Masar Marooko iyo Chad Algeriya iyo Senegal Muritaaniya iyo Mali Nayjer iyo Burkina faso sababtoo ah waa dad muslimiin ah xiriir walaaltinimo ayaa ka dhaxeeyo soomaalida sida in ay u naxariistaan shacabkaas dhiban . Galbeedku wuxuu ciidamo ka dalbaday wadamo Muslimiintu ku yar yihiin sida Burundi : 90% waa kiristan Catholik ah Uganda : 82% waa kiristan Roman Catholic ah iyo wadamo colaad xun kala dhaxaso sida itoobiya iyo kenya oo markii dambe amisom lagu daray , maalin dhow waa kii wasiir dowlada kamid ah lahaa wadamada dariska ah ee soomaaliya ciidamada ka joogaan ma rabaan dalku in uu nabad noqdo . Cumar inshaar Warkaan Waa Runtiis.

Tirada Yahuudu Ka Dhimatay Ayaa Kor U Kacday. Tirada Kaga Dhamaty Yahuudu Waxey Kor Usii Dhaafeysaa 1538 Kun Shan Boqol Sodon
Tirada Yahuudu Ka Dhimatay Ayaa Kor U Kacday. Tirada Kaga Dhamaty Yahuudu Waxey Kor Usii Dhaafeysaa 1538 Kun Shan Boqol Sodon Iyo Sideed. Allaa Ku Mahadsan Waxa Gaaray Yahuuda Waxaan Alle Ka Rajeyneynaa Malaayiin Iyaga Ka Mid Baqtigooda In Uu Inoogu Laab Qaboojiyo Dhulalka Muslimiinta Ay Xooga Ku Heystaanno Uu Ka Saaro Iyaga Oo Dulleysan.

Ciidan Badan Iyo Saanado Badan Hub Culus Oo Wax Gumaado Guul Laguma Gaaro. Af-hayeenka Millatariga Yahuuda Wuxuu Qirayaa Ciidamada Yahuudu In Aysan Xoog Ku Gali Karin Gaza. Wuxuu Yiri: "Dhaqdhaqaaqa Dhulka Ah Waa Mid Adag Wuxuuna Xambaarsan Yahay Halisyo Ciidamadeena Soo Gaari Kara". Fulayo Caruurta Iyo Dumarka Un Duqeeyo Weeyaan.

Dagaalka gudaha ee Israel waxa uu bilaabmi doonaa maalinta uu istaago dagaalka #Al-Aqsa, balse waxay bilaabeen eedayn iyo is afgaranwaa hadda, Netanyahu ayaa iska fogeeyay fashilka dhanka amniga ah, wuxuuna ku eedeeyay sirdoonka iyo Shin Bet inay mas’uul ka yihiin. Gantz ayaa weeraray oo uu ka dalbaday inuu ka noqdo eedeymaha oo uu ku dhawaaqo mas'uuliyadda, sidaas darteed Netanyahu wuu ka soo noqday oo lagu qasbay, sida ay tidhi. Fashil dhanka amaanka ah sababtoo ah lama ogaysiin xog horudhac ah oo ku saabsan ujeedka Xamaas, dagaalka #Al-Aqsa_Dadka waxa uu horseedi doonaa dagaal gudaha ah oo #Israa'iil iyo colaado u horseedi kara burburka dawladnimo, kuwaas ma aha dhalanteed, laakiin U soo noqo odhaahdii madaxda Israa'iil ee ku saabsanayd habaarkii siddeedaad ee siddeedaad iyo waxsii sheegyadii dhammaadka ee ay ka hadlayeen rubuc qarniga, iyo taariikhda, waxaa jiray dagaallo khariidado beddela, tani waa tan. mid ka mid ah. Axmed Mansuur #Qaza_waxay iska caabisay #Gaza #Xasuuq_Gaza Tarjamada Waa Google

‏الحرب الداخلية في إسرائيل سوف تبدأ في اليوم الذي ستتوقف فيه معركة ⁧ #طوفان_الأقصى ⁩ لكنهم بدؤوا مرحلة اللوم والخلاف الآن فقد
‏الحرب الداخلية في إسرائيل سوف تبدأ في اليوم الذي ستتوقف فيه معركة ⁧ #طوفان_الأقصى ⁩ لكنهم بدؤوا مرحلة اللوم والخلاف الآن فقد تنصل نتنياهو من الفشل الأمني واتهم الاستخبارات والشاباك بالمسؤولية،فهاجمه وزير دفاعه غانتس وطالبه بالتراجع عن اتهاماته وإعلان تحمل المسؤولية فرضخ نتنياهو واضطر كما قالت صحيفة "معاريف " الاسرائيلية لحذف التغريدة التي اتهم فيها قادة المنظومة الأمنية بأنهم سبب الفشل الأمني لعدم إبلاغه بمعلومات مُسبقة حول نوايا حماس،معركة ⁧ #طوفان_الأقصى ⁩ ستؤدي إلى حرب داخلية في ⁧ #إسرائيل ⁩ وصراعات قد تقود لتفكيك الدولة،هذه ليست أوهام ولكن ارجعوا إلى تصريحات قادة اسرائيل حول لعنة العقد الثامن ونبوءات النهاية التي يتحدثون عنها منذ ربع قرن، وإلى التاريخ فهناك حروب تغير الخرائط وهذه واحدة منها. احمد منصور .⁧ #غزه_تقاوم ⁩ ⁦ #Gaza ⁩ ⁦ #Gaza_Genocide ⁩

ماذا يقصد أبو عبيدة الناطق باسم كتائب القسام، "بلعنة العقد الثامن"؟ "لعنة العَقد الثامن" التي ورَدت على لسان أبي عبيدة -سدده الله- في بيانه الأخير، يُراد بها: ما يعتقده اليهود -استناداً إلى نصوص توراتية- من أنهم لا تستمر لهم دولة قدر ثمانين سنة، ثم تنهار، فالعقد الواحد يُقدّر بعشر سنوات، والعقد الثامن يعني كمال الثمانين عاماً، فنصوص التوراة عندهم تقول إن اليهود على مدار تاريخهم قامت لهم دولتان فقط، كل واحدة منهما انهارت عند نهاية العقد الثامن، هما مملكة داود وسليمان، ومملكة الحشمونائيم. وقد صرَّح كثيرون من قادة الكيان الصهيوني بذلك، منهم ايهود باراك وبن غوريون، وحتى نتنياهو -كما جاء في بعض تصريحاته- يتمنى أن يصل ب"إسرائيل" إلى تمام المائة. مع معركة طوفان الأقصى ولعنة "العقد الثامن".. "إسرائيل" تستشعر الهزيمة والزوال منقول من د. تكروري

Gumeystaha Yahuuda Caruurta Gaza Wuu Laayay.👆

شهداء أطفال قبل قليل في قصف الاحتلال الإسرائيلي على مخيم النصيرات 🇵🇸

Fikirka Liito Ee Laga Dhaadhiciyay Ciidamada Carbeed Iyo Shucuubtooda Iyo Wadamada Kale Ee Muslimka Ah Laga Dhaadhiciyay Waa Waxa Lagu Sheego #Wadaniyada. Wadaniyadu Waa Cudurka Muslimiinta Kala Geeyay, Waa Cudurka Yareeyay Isu Damqashada Muslimiinta Dhaxdooda Ah, Waa Cudurka Yareeyay Gacaltooyadii Muslimiinta Isu Qabeen Iyo Ka Fogaanshaha Gaalada Iyo Naceybkooda, Muslimiinta Hadey Doonayaan Sharaf Cizzi Midnimo Shareecada Oo Sareyso Ha Tuuraano Baqtiga Wadaniyada (Waxa Aan Ku Magacaawno Soomaalinimada), Hadii Kale Shirqoolka Gaalka Oo Noo Dhigay Ayaa Maalin Walba Muslimka Lagu Leyn Doonaa Damqashana Ma Jiri Doonto.

Muuqaal Ku tusinaayo qeyb ka mid ah burburka yahuudu ka wado Gaza Diyaarad nuuceeda lagu qiyaasay B52 Oo halki mar rideyso Gantaalo 30-40 ayaa duqeysay guryo dabaqyo ah iyo dhismayaal dhulka ayeyna ku dartay. رب سلم رب سلم

Meir Mazuz : waa mid kamid ah axbaarta yuhuuda kanaalka 7aad ee israaiil ayuu u sheegay hadalkaan " Haddii aan la tacaamulayn
Meir Mazuz : waa mid kamid ah axbaarta yuhuuda kanaalka 7aad ee israaiil ayuu u sheegay hadalkaan " Haddii aan la tacaamulayno banii aadam waxaan ogolaan lahayn samafalka caadiga ah in Qaza la geeyo laakiin waxaan la tacaamulaynaa xoolo aanan banii aadam ahayn " Midaas waa caqliyadooda ayaga iyo siyaasiyiinta galbeedka sahaayinada caabudo . Cumar Inshar Naxariis laawayaasha Nuucaas Ah Ayey Reer Gaza Xabsi Oogu Xiran yihiin Isgaarsiin Ma Leh Internetna Ma Leh. رب سلم رب سلم رب سلم

"Ciidankan Carbeed ee aad arkaysaan ma loo sameynin inay difaacaan Islaamka iyo Muslimiinta, balse waa aasaasay in ay idin dilaan, hal xabbadna kuma ridi doonaan Sahyuuniyadda." Qoraa Sayid Qutb 1966kii. Kuwa Soomaalida Waa La Mid Fikirka Liito Ee Laga dhaadhiciyay kuwa carbeed ayaa kuwaanna laga dhaadhiciyay.

Israa'iil Oo Duqeysay #Masar Iyo Ciidanka Masar Oo Wax Dareen Ah Iyo War Lahayn! Israa'iil oo duqeysay #Lubnaan iyo ciidanka Lubnaan wax macno ah iyo war midna ma hayo! Israa'iil oo duqeysay #Suuriya,ciidanka Suuriyana caqli iyo cilmi midna malaha oo xor bay u yihiin inay dadkooda laayaan! Ciidanka Urdunna waxay haystaan ​​hub ka soo galaya dhulkooda oo ay indhaha ku hayaan si ay u taageeraan Israa’iil, wax macno ah iyo warna ma jiro! Ciidanka #Sucuudiga ayaa hawada u furan indhihiisa hortooda si ay u taageeraan Israel, mana jirto wax dareen ah ama war ah! Natiijadu waxay tahay: #Gaza_Kibirka waa la duqeeyay oo la baabi'iyay khiyaanada iyo tacabka ay wadaan taliyayaasha Sahyuuniyadda ee gacanta ku haya ciidamadaas. In la rido dawladaha gacanta ku haya ciidamadaas, loogana faa’iidaysto inay u adeegaan cadawga ummadda iyo cabudhinta shacabkeeda, waa waajib si ummadda loo xoreeyo, falastiinna loo xoreeyo. Cabdul-laahi Al-Ghaamidi Turjumida waa Google

Xalay Ilaa Iyo hada duqeyn ayaa ku socoto qaza yahuuduna wali waxey isku dayayaan in ay galaan qaza.

Yahuudu Si Aan Loo Arag Loona Maqal Waxa Ay Kula Kaceyso Muslimiinta Reer Qaza Waxey Ka Jartay Internetka Iyo Isgaarsiinada Oo Dhan Wax War Ah Looma Haayo Hada Sida Xaalka Yahay. Allow U Gargaar Dumaneyaasha Qaza Ee Yahuudu Gumaadeyso Allow Yahuud Naga Ciwaab Daran Oo Ku Habsatay.

Repost from Kooxda Kulmis
Channels ka telegramka ee soomaalida. Waakuwan channelska u caan san ee soomaalida uguna wax tarka badan                ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗                     KOOXDA KULMIS 1⃣          🔆✿❀ - ❀✿🔆  Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ:   Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ:  Hoyga sheekooyinka Ꙭ:    Meegaar:Kayd music Ꙭ:  Kayd books ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:  Noqo mufakir Ꙭ:  Kayd books Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: ibraahin geedi ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin Ꙭ: Wahelka qalbiga ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_Akhriska Ꙭ : Su'aalo diini ah Ꙭ:Wahelka qalbiga ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Akaasi  Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo   ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ:  Dood cilmiyeed Ꙭ:  Sheekooyin jacayl Ꙭ:  Meegaar Ꙭ: Faa'ido 24 ➡️ Erayo jacayl ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼   ● Oraahyo Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: WAAYO ARAG Ꙭ:  Liibaanta aakhiro chanel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo english to somaali Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ:  JAWAABTA CULIMADA Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmad side Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: Faalo jacayl    Ꙭ:                                              Ꙭ: Ꙭ:Wehelka bulshada Ꙭ :FAALO JACAYL Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ:  Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada nolosha   Ꙭ:  FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹                      Ꙭ:Hadafkeenna 11 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka   Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida  dahsoon Ꙭ         ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝       ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan:  @kooxda_kulmis ♪          Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY     ☞︎      ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA     ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON      ☞︎︎︎XIKMAD BADAN      ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA       ☞︎︎︎  NASIIB 124     ➡️   Kayd books ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 👇👇 Hadii aad rabto barashada daawooyinka kuliyada Alfurqan online school waxay kuu haysaa fasalo cusub oo pharmacyga ah . Hadii aad rabto la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎