Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
3 824
Підписники
-524 години
-257 днів
-6830 день
Архів дописів
3 824
Repost from كنز الفوائد
👉Waxan Ogeysiineynaa Dadweynaha Kudhaqan #Ceelasha_Biyaha:in Labilaabayo Kitaabki Labaad ee Silsiladii:(كتب العقائِد المُسندَة)،..........👇
👈٢:(كتاب الإيمان لابن أبي شيبة).
👉Mudarriska:#Sh_C_Raxman_Garaad.
👉Goobta:#Masjidka_Abuu_bakar(dhooqeeye)
👉Goorta:Habeenka Axadda ilaa Arbacada Nagu Soo Aaddan.(#Maqribka_Kadib).
3 824
🔴Sh Bakar Abuu zayd Mar Uu Ka Hadlaayay Iskuulada Ajaanibta Mudnaanta Meesha Ay Siiyaan Wuxuu Yiri:
🔻1 - Mudnaanta waxaa la siinayaa dalalka ay ka jiraan faqriga iyo jahliga; maadaama labadan arrimood ay fursad u yihiin faafida kufriga, gaar ahaan karistaameynta. Sidaas darteed, waxay xoogga saareen hawlahooda Afrika. Cadowga Ilaah kuwa caabuda macatabka, ayaa gaadhay yoolkooda, waxaana arrintan muujinaya qaar ka mid ah dadka Afrikaanka ah oo leh: 'Markii Macatableyda imaanaayeen wadamadeena, waxay heysteen Injiilka ( Baaybal ) anaguna waxaan haysanay dhul. Maanta anagu waxaan haysanaa Injiilka, iyaguna waxay haystaan dhulka.'"
📔المدارس العالمية الأجنبية الاستعمارية تاريخها ومخاطرها ( ص 30 )
👉Falastiin fursadii Afrika horaan ay ka arkeen ayay hada ka arkeen saas darteed waxay bilaabeen in ay suntooda dilaaga ah faafiyaan.
3 824
DAAWO: Diyaaro ayaa warqadahaan ku daadiyay Gaza, iyagoo shacabka Falastiin ee xasuuqu ku socdo ugu baaqaya inay diinta Kirishtaanka qaataan. Lama oga in warqadaha ay daadiyeen diyaaradaha Yuhuuda iyo inay daadiyeen kuwa reer galbeedka, sida Maraykanka iyo Ingiriiska, kuwaas oo qayb ka ah dagaalka iyagoo dhanka sirdoonka ka gacan siinaya Yuhuuda.
FG: Yuhuudu ma ogola in diintooda la soo galo, sababtoo ah waxay aaminsanyihiin in Yuhuudnimada loo dhasho balse aan la soo gelin. Qofka ay Yuhuudnimada u aqoonsanayaan waa inuu aabihiis ama awoowihiis Yuhuud soo ahaan jiray. Sidaas daraadeed waxay u badantahay in warqadahaan ay diyaaradaha reer galbeedku daadiyeen.
3 824
Repost from كنز الفوائد
👈نعلن لجميع الرّاغبين في طلب العلم #ببدإ قراءة لامية العجم للطّغرائيّ.
#لفضيلة_الشيخ_عبد_الرحمن_غراد.
أعانه الله وأبقاه الله بالسلامة،
👈المكان :مسجد أبوبكر الصديق في حيّ_:(Dhooqeeye).عيلشا.
👈الوقت: بعد الظهر مباشرة.
👈بداية وقت الدّرس، في يوم السبت المقابل،إن شاءالله تعالى.
👈التّاريخ:١٢/٥/ ١٤٤٦هجري،
👈الموافق:١٦/١١/٢٠٢٤ميلادي.
3 824
Repost from Salah Muse Hassan
عن أنس بن مالك رضي الله عنه قال : قال رسولُ اللهِ - صلَّى اللهُ عليهِ وسلَّم - : من صلى عَلَيَّ صلاةً ؛ صلى اللهُ عليه عشْرًا، وحُطَّتْ عنه عَشْرُ خطيئاتٍ، ورُفِعَتْ له عَشْرُ درجاتٍ.
أخرجه النسائي (1297)، وابن حبان (904)، والضياء في ((الأحاديث المختارة)) (1568)
🌹اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🌺
3 824
In Aad Hordada Ka Soo Kacdo Adoo Caafimaad Qaba Ruuxda Aan Lagaa Xayuubinin Allana Uu Kuu Ogolaaday In Aad Xusto Waa Nimcad Weyn Oo Aan La Hubin Ma Sii Haysa Doontaa Sadaxdooda Mise Waad Waaye Doontaa, Sidaas Ayuu Nabiga Noo Sunneeyay marka Horada Laga Soo Kaco In Aan Dhahnaa:
الحمدُ للهِ الذي عافانِى في جَسَدِي، ورَدَّ عَلَيَّ رُوحِي، وأَذِنَ لي بذِكْرِه.
أخرجه الترمذي (٣٤٠١) واللفظ له، والنسائي في ((السنن الكبرى)) (١٠٧٠٢)
3 824
قال شيخ الإسلام ابن تيمية:
إن قبر النبي ﷺ أفضل قبر على وجه الأرض؛ وقد نهى عن اتخاذه عيداً؛ فقبر غيره أولى بالنهي كائنا من كان.
[ اقتضاء الصراط المستقيم ]
Sheikh Al-Islam Ibn Taymiyyah wuxuu yiri:
"Qabrigga Nebiga ﷺ waa qabrigga ugu fadliga badan dhulka korkiis; wuxuuna reebay in laga dhigto ciid; qabrigga qof kale ayaa ka mudnaan badan reebida in ciid laga dhigto."
[ اقتضاء الصراط المستقيم ]
FG: Hadiiba Nabigeena Scw Diiday Qabrigiisa In Laga Dhigto Meel la Isugu Yimaado Maxay Kuwa Ku Andacooda In Ay Nabiga Scw Jecel Yihiin Qubuuraha U Dhiseen Si La Isugu Yimaado?.
👉Waan Ku Jeclahay Warkaadana Ma Maqlo Qofka Aad Ku Dhahdo Durbo Wuxuu Ogaanaayaa In Aad Neceb Tahay Oo Been U Sheegayso.
3 824
Waxaan daba_galay kiis weyn oo ceeb ah oo ka dhacay Norway, kaas oo ku saabsan kufsiga dhakhtar dumar ah oo kufsaday boqolaal haween ah, oo ay ku jiraan dhallinyaro qaan gaarka u soo dhaw, intii lagu guda jiray baaritaanno caafimaad oo caadi ah.
Sida laga soo xigtay warbaahinta Norway, dhakhtarku wuxuu ka faa'iideysanayay xaaladda bukaannada isagoo feydaayo jirka haweenka wuuna u daliigaayay, wuxuuna ku andacoonayay in baaritaanno loo baahan yahay in la sameeyo meelo xasaasi ah.
Wuxuu isticmaalaayay qalab si uu u kiciyo haweenka ka dibna uu u kufsado, wuxuuna sawiray qaar ka mid ah dhacdooyinka iyada oo aan oggolaansho laga helin haweeneyda.
Kiisaska qaarkood, wuxuu ka dalbaday haweeneyda in lagu samayso baaritaan ku saabsan xubinta taranka lagana sawiro gudaha, waxayna hawshu ku dhammaatay galmo buuxda, iyadoo saas tahay haweeneydu waxay sii waday xiriirka dhakhtarka.
Faahfaahinta kiisaska kale waa mid murugo leh oo ceeb leh, mana ahan wax si faahfaahsan looga hadli karo.
Musiibadaan ayaa la shaaciyay laba sano ka hor, baaritaannada ayaa bilaabmay, laakiin maxkamadda Norway ayaa bilaabay in la maxkamadeeyo dhakhtarka todobaadkii la soo dhaafay, waxaana loo haystaa eedeymo kufsi 87 haween ah oo keliya, iyadoo tirada guud ee kiisaska kala duwan ay tahay 200. Eedeymaha waxaa lagu sheegay in xeer ilaalintu rabto inay ka fogaato isku dhufashada maxkamadda si weyn.
Wakiilada xeer ilaalinta ayaa sheegay: in dhammaan kiisaska kufsiga ay la xiriiraan in haweenka lagu rido xaalad daciifnimo, taasoo aanay awoodin inay naftooda difaacaan.
Dhakhtarku (oo lumiyay rukhsaddiisa caafimaad) wuxuu qiray saddex kiis oo kufsi ah oo uu ku sameeyay galmo qasab ah iyo laba kiis oo uu isticmaalay qalab u eg shiir baabi'iye si uu u kufsado haweenka. Wuxuu sidoo kale qiray inuu ka faa'iidaystay jagadiisa si uu u gaaro 35 haween kale muddo 18 sano ah.
#Xigasho waxaan turjumada soomaliga aheyn
https://www.dagbladet.no/nyheter/tar-krisegrep-etter-historisk-tiltale/81958849
3 824
👉#Reer-galbeedka Waa Kuwa Oogu Andacooshada Badan Ilaalinta #XuquuqdaDumarka Bal Aqri Dhilaygaa Dhaqtarka 👆 Isku Sheegay Waxa Uu Sameeyay Iyo Sida Looga Leexday in badan.
3 824
Gabadhaas👆 Waa Soomaali, Ma Fahmi Kartaan Waxa Aan U Iri Waa Soomaali ?🤔.
Soomaalidii Hore Gaalka In ay Salaamaan Iska Daayee Weelka Uu Gaalka Wax Ku Cuno Ayay Dhaqi Jireen.
Gabadhaas👆 Rag Baa La Dhalay Hooyaa Tarbiyeysay Natiijada Quruxda Badan Waa Taas.
Allaw Dhawr Dhib Iyo Dhagarbo Ka Ilaali.
3 824
Gabadhaas👆 Waa Soomaali, Ma Fahmi Kartaan Waxa Aan U Iri Waa Soomaali ?🤔.
Soomaalidii Hore Gaalka In ay Salaamaan Iska Daayee Weelka Uu Gaalka Wax Ku Cuno Ayay Dhaqi Jireen.
Gabadhaas👆 Rag Baa La Dhalay Hooyaa Tarbiyeysay Natiijada Quruxda Badan Waa Taas.
Allaw Dhawr Dhib Iyo Dhagarbo Ka Ilaali.
3 824
Repost from Baraarug
👉Muslimadda Tiraahda: Maya, Xumaanta Zamankan Xargaha goosatay:Waa Mujaahidad Sharaf badan☝️
3 824
Sheikh Al-Islam wuxuu yidhi:
"Allah Subxaanahu wa Tacaalaa wuxuu ku waajibiyay ninku in uu ka gadoodo qoyskiisa oo uu ka ilaaliyo waxyaabaha xun.
Haddii uu ka aamuso doorintaas, wuxuu noqonayaa 'dayuus', waana kan ku jira xaadiithka [dayuus ma galo jannada].
Dayuuska waa kan ka soo horjeedo gadoodaha.
Gadoodka uu Allah jecel yahay waa gadoodka ka dhasha shaki.
Haddii ninku uusan ka gadoodin falalka xun, taasi waxay noqoneysaa dayuusnimo.
Si kastaba ha ahaatee, gadoodka qoyskiisa ayaa ka waajibsan gadoodka dadka kale."
#Jaamicul-Masaa'il
3 824
Waano ku sabsan Taqwada Alle sh ismacil Fanax
https://youtube.com/watch?v=2TqdjFKzUOc&si=NeX5a_9Wh_IMeE11
3 824
منظومة (جُهد المقل) في وصف خاتم الرسل ﷺ ( صفة النبي صلى الله عليه وسلم - إنشاد المنظومة) (كورال)(1080P_HD)
3 824
#Xuska_Alle
Aduunka Inta Nolosha Ay U Dhadhan Badan Tahay Waa Waqtiyada Aad Alle Xusayso.
