fa
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

رفتن به کانال در Telegram

Anigu yaan ahay

نمایش بیشتر
4 079
مشترکین
-724 ساعت
-387 روز
-11930 روز
آرشیو پست ها
Repost from Baraarug
👉Muslimadda Tiraahda: Maya, Xumaanta Zamankan Xargaha goosatay:Waa Mujaahidad Sharaf badan☝️

Sheikh Al-Islam wuxuu yidhi: "Allah Subxaanahu wa Tacaalaa wuxuu ku waajibiyay ninku in uu ka gadoodo qoyskiisa oo uu ka ilaaliyo waxyaabaha xun. Haddii uu ka aamuso doorintaas, wuxuu noqonayaa 'dayuus', waana kan ku jira xaadiithka [dayuus ma galo jannada]. Dayuuska waa kan ka soo horjeedo gadoodaha. Gadoodka uu Allah jecel yahay waa gadoodka ka dhasha shaki. Haddii ninku uusan ka gadoodin falalka xun, taasi waxay noqoneysaa dayuusnimo. Si kastaba ha ahaatee, gadoodka qoyskiisa ayaa ka waajibsan gadoodka dadka kale." #Jaamicul-Masaa'il

Waano ku sabsan Taqwada Alle sh ismacil Fanax https://youtube.com/watch?v=2TqdjFKzUOc&si=NeX5a_9Wh_IMeE11

منظومة (جُهد المقل) في وصف خاتم الرسل ﷺ ( صفة النبي صلى الله عليه وسلم - إنشاد المنظومة) (كورال)(1080P_HD)

sticker.webp0.09 KB

#Xuska_Alle Aduunka Inta Nolosha Ay U Dhadhan Badan Tahay Waa Waqtiyada Aad Alle Xusayso.

sticker.webp0.03 KB

Rag Hadaad Colaad Leedihiin Ciidanse U Waydo Hadbo Waxaad Ku Ciil Bixi Kartaa Kuu Cawa Aduun Ah. Sayid Muxammad Cabdule Xasan

sticker.webp0.03 KB

🖥 Waxaan Daawaday Muuqaal Uu Leeyahay Wadaadka Masaariga Ah Ee Maxamad Raslaan Wuxuu Cinwaan Ooga Dhigay Aragtiyo Ku Saabsan "Buuga Dagaalka" Uu Qoray Bob Wudward. 🤔Waxaan Islahaa Boqoradii Iyo Madaxdii Iyaga Sababtooda Diinka Ay U Marin Habaabiyeen Ayuu Xaqiiqda Ka Ogaaday Marka Ay Yar Tahay Wuxuu Fahmay Daba-dhilifnimada Iyo Nacamlaynta Xukaamta Wadamada Muslimiinta 👉Lkn Marka Aan Dhamaystay Waxaan Ogaaday Tiisii Un In Uu Ku Socdo. Waxaan aad Ooga Yaabay In Buuga Uu Kasoo Qaatay Qisas Iyo Sheekooyin Ku Saabsanaa Baaydin (Madax-Waynaha Maraykanka) Iyo Beenta Uu Ka Sheegay Saxafiga Boob Wudward Muqaawamada Falastiiniyiinta, Isaga Oo Been Ku Tilmaamay Wuward Waxa Uu Ka Sheegay Boqorada Iyo Madaxda Carabta. Wuxuuna Yiri: Hadii Waxa Uu Ka Sheegay Xukaamta Carabta Ay Run Tahay Sidaa Si Lamid Ah Waa In Run Loo Arkaa Waxa Uu Ka Sheegay Muqaawamada Falastiin". Warka Aan Soo Gaabiyee Ujeedka Dhan Uu Ka lahaa Kalimada Waa In Uu Ka Difaaco Xukaamta Carabta Khiyaanada Muslimiinta Ay Ku Sameeyeen Ee Uu Saxafiga Sheegay. 👉Hadaan Dhahno Xitaa Waa Been Waxa Uu Sheegay Saxafiga Wudward Waxaan Daah Saarneen Khiyaanadooda Iyo Dhagarta Muslimiinta Ay Ku Haayaan Bal Waa Iyaga Kuwa Ilaaliyo Yahuuda Ee Muslimiinta Madaxa Dhulka Galiyay.

كتاب الحرب
كتاب الحرب

👉Shucuubta Muslimiinta Ah Xilliyadaan Madaxdooda Waxay Ka Haystaa Laba✌️Daran Mid Dooro! 👉In Shareeco Islaam Magaceeda Wax Sheego La Idinka Waayo , Dhaqan Xumo , Aqlaaq Xumo, Gaalnimo, Fisqi, Munkar Oo Dhan Agtiina Caadi Ka Noqdaan, Dadnimo Iyo Damiirba Meel Aad Iska Dhigtaan, Gaalada Lala Saaxiibo Walaa' Iyo Baraa' La Waayo, Aduunka Meesha Uu U Socdo Aad U Socotaan, Nabad Maqaar Saar Ahna Aad Ku Noolaataan. 👉Oo Ahayn Dhib, Rafaad, Qax, Nabad la'aan, Dalka Oo Burbura, Dhaqaalaha Oo Baaba'a, Bahalnimo, Cadaw Kasta Oo Dhaqan Xun Oo La Idin Keeno, Gumaysi Aan Dhamaad Leheen, In Aad Ku Noolaataan. 👉Shucuubta Way Wareereen Ma Shareeco  Oo Intaas Dhibaato Wadato, Mise Raacida Nidaamka Galbeedka Oo Xoogaay Dhal-dhalaal Wadato Lkn La Alle Lagu Ilaawo ?.

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo. Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah . Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag. Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Geedbaa Looga Maahmaahay "Godiney Ima Goyseene Gibilkey Baa Kugu Jiro" 🤔

Dawlada Marooko ayaa u ogolaatay markab hub culus u wada Yuhuuda inuu ku soo xirto dekedda Tanger Med ee waqooyiga wadanka. M
Dawlada Marooko ayaa u ogolaatay markab hub culus u wada Yuhuuda inuu ku soo xirto dekedda Tanger Med ee waqooyiga wadanka. Markabkaan oo lagu magacaabo Maersk Denver ayaa ka soo shiraacday Maraykanka wuxuuna dekedda ugu soo xirtay si uu shidaal uga qaato. Arinta yaabka leh ayaa ah in markabkaan ay wadamo dhawr ah u diideen inuu dekedahooda ku soo xirto kadib markii la ogaaday inuu wado hub lagu xasuuqi doono shacabka Gaza. Shacabka Marooko ayaa dhigay banaanbaxyo looga soo horjeedo markabkaas ku soo xiranaya dakadooda, balse dawlada ayaanan arinkaas dheg jalaq u siinin, markabkana u ogolaatay inuu dekeda soo galo, halkaasna shidaal ka qaaro. Dhawaan ayay ahayd markii maraakiib hub iyo qalab kale u wada Yuhuuda loo ogolaaday inay ku soo xirtaan dekedaha wadamada Masar iyo Turkiga. FG: Sawirku waa markabka hubka u wada Yuhuuda ee ku sugan Tanger Med ee wadanka Marooko. #xigasho

💥 Walaalayaal Qanaatkaan waa midkii hore kii kadanbeeye ee mudo biloyiin ka,hor lasameeye waa laxadfay (habadha ayaa lagasaa
💥 Walaalayaal Qanaatkaan waa midkii hore kii kadanbeeye ee mudo biloyiin ka,hor lasameeye waa laxadfay (habadha ayaa lagasaaray) Qofkii u baahan duruusta & muxaadaradka Shekh xassan Xuseen Xafidahullah wuxu kaheli karaa Qanaadkaan Kuso Dhawada Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah Ee Daarul Xadiith. Kusoo Casuma Walaalaha Kale Si Ay Uga Faa’iidaystaan Idinkuna Ajar Uga Heshaan👇🏾👇🏾 https://t.me/Daarulxadiith1 https://t.me/Daarul_Xadiith www.daarulxadiith.com Email: daarulxadiith@gmail.com

Qof Haduu Alle Araga Iyo Caqliga Tiro Wax Ma Fahmo Caalim Ha Ismoodee. Ila Arka Sh Cabdi Raxmaan Garaad Maxaa Ka Qaldan Xadii
Qof Haduu Alle Araga Iyo Caqliga Tiro Wax Ma Fahmo Caalim Ha Ismoodee. Ila Arka Sh Cabdi Raxmaan Garaad Maxaa Ka Qaldan Xadiitha Waa Sida Uu U Sheegay أخوَفُ ما أخافُ على أمَّتي الأئمَّةَ المُضِلِّينَ. قال كعبٌ: فقلتُ: واللَّهِ ما أخافُ على هذِه الأمَّةِ غيرَهُم الراوي: عمر بن الخطاب • أبو نعيم، حلية الأولياء (٦/٤٥) • غريب من حديث كعب تفرد به صفوان Lkn Isaga Dhibta Haysato Waa In Uu Waligii Maqlaayay الأئمةُ المضلون Tan Kalana Waligii Uusan Maqal Sida Ka Muuqato Marka Tii Yaqaanay Ay Ahaan Wayday Ayuu La Soo Booday #Icraabaa Khaldan Wax Hubsada Hadii Kale.......

Madaxda Muslimiinta Maanta Hor Joogo, Musiibada Wayn Waa Iyaga, Ma Jiro Go'aan Shucuubtooda Raali Galiya Ay Qaadan Karaan, Si Cadna Uma Sheegan Karaan In Dhanqanka Galbeedka Ay Qaateen , Raalina Ku Yihiin , Xirfada Kaliya Ay Yaqaanaan Waa Marin Habaabinta Shucuubtooda Iyo Ka Shaqaynta Si Dadban Danaha Asyaadooda Galbeedka, Ilaa Ay Shucuubta Badankooda U Fahmeen Erayga (Siyaasad) Eray Ku Suntan Been, Khiyaano , iyo Maslaxad Shaqsiyadeed , Aan Ka Tarjumeenin Maamulida Arimah Dalka Iyo Dadka, Kala Socod Siinta Arimaha Gudaha Iyo Dibada Iyo Qorshaynteeda.

sticker.webp0.03 KB

👉Xadiithka Duruqdiisu badantahay Ayuu Hal-daraf iskaga dhagay Asagoon hubsan darafka kale,dariiqada Sh.c/raxman maray Waxay
👉Xadiithka Duruqdiisu badantahay Ayuu Hal-daraf iskaga dhagay Asagoon hubsan darafka kale,dariiqada Sh.c/raxman maray Waxay kasugantahay Tirmidi,Abuu Nuceym iyo Culimo bdn… 👉Dariiqa1aad: waxaa laga dhigay:مفعول به. 👈الأئمّةَ المضلّين… 👈المضلّين؛هي نعتٌ منصوب مِن الأئمة…. 👉Dariiqa2aad: Waxaa 👉lamarsiiyay mubtadaha oo waa lagoday. 👈الأئمةُ المضلّون:وليس فيهما خطأ…!