uk
Feedback
Cilmi Faafiye📖📚 با حث

Cilmi Faafiye📖📚 با حث

Відкрити в Telegram

waxaad Halkaan kaheli Doontaa wax yaabo badan oo aad kaafaa'idi Doonto insha Allah. wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir @Abdinaziromar

Показати більше
5 748
Підписники
-424 години
-317 днів
-9730 день
Архів дописів
Tababaraha xulka qaranka Senegal, Pape Thiaw, ayaa cashar lama illaawaan ah oo dhinaca caqiidada iyo iimaanka ah u dhigay wariye isku dayay inuu su'aal ka keeno nolosha ruuxiga ah ee ciyaartoyda xulka. Isagoo ka jawaabayay dhaleeceyn ku aadanayd sababta ay ciyaartoydu ugu dhiiradeen inay u baxaan gudashada salaadda Jimcaha xilli ay jireen dabaylo aad u xooggan. Thiaw wuxuu si geesinnimo leh u sheegay in cabsida ay u qabaan Allah, oo ah kan dabaysha abuuray, ay ka weyn tahay cabsi kasta oo kale. Wuxuu dunida xasuusiyay in kasta oo ay u joogaan tartanka kubbadda cagta, haddana hadafka koowaad ee bini-aadamka loo abuuray uu yahay cibaadada Eebbe, taasna aysan marnaba ka tanaasuli doonin. Jawaabta tababaraha oo si weyn ugu baahday baraha bulshada ayaa ahayd mid cad oo aan gabasho lahayn, isagoo caddeeyay in xataa haddii ay maanta ciyaarayaan kama dambaysta (Final-ka) Koobka Adduunka, ay u bixi lahaayeen salaadda Jimcaha xataa haddii ay taasi ku kacayso inay waayaan koobka. Hadalkiisan oo ahaa "Ha nagala hadlina shicaa'irta diinteena" wuxuu tusaale u yahay sida loogu faano aqoonsiga Islaanimada iyo inaan marnaba lagu gorgortamin mabaadi'da diinta. Geesinnimada Pape Thiaw waxay dhiirigelin u noqotay dad badan, isagoo muujiyay in guusha dhabta ah ay tahay ku xirnaanta abuuraha ee aysan ahayn oo kaliya guulaha garoonka dhexdiisa lagu gaaro.

Al-xamdulillah" waxaa loola jeedaa: *Allaah subxaanahu watacaalaa ayaa mahad oo dhan iska leh* dhamaan nimcooyinkiisa iyo nimcadiisa, haddaynu ogaano iyo hadii kaleba. - *Al-xamdulillah" waxaa loola jeedaa ammaan qurux badan oo lagu muujiyo qanacsanaanta iyo jacaylka. - *Liil-Laah” waxa ay ka dhigan tahay in mahad oo dhan ay iska leedahay Eebbe oo keliya, illeen isaga ayaa kheyr oo dhan ah. "Al-xamdulillah" waxaa la yiri: - Farxad iyo guul. - bogsiin ama badbaado. - Xataa waqtiyada masiibada, oo macnaheedu yahay dulqaad iyo qanacsanaan. Waa kelmad ka tarjumaysa *aamin, qanacsanaan, iyo mahadnaq*.

Waligaa ma sameysay 5 taan cibaado mid kamid ah. 💁 1. Aqrinta suuratul ikhlaas 10 jeer maalintii. Waxey sabab u noqotaa in uu Illahay swt qasri kaaga dhiso jannada. 2. Akhrinta suratul kahfi jimce kasta. Waxey sabab u noqotaa in uu Illahay swt ku siiyo nuur inta u dhaxeyso labada jimce. 3. Akhrinta suuratul kaafiruun hurdada ka hor Waxey sabab u noqotaa in uu Illahay swt kaa badbaadiyo shirkiga iyo kufriga. 4. Xifdiga 10 ka ayadood ee ugu horeeya suuratul kahfi. Waxey sabab u noqotaa in uu Illahay swt kaa bad baadiyo fitnada masiixu dajaal. 5. akhrinta ayaatul kursi salaad kasta kadib. Nabiga(scw) wuxuu yiri qofka akhriya salaad kasta gadasheed kadib isaga iyo jannada waxaa un dhaxeya geerida. ✨ ~ Soo qor akhriste magac magacayada Alle kamid ah. ❤️

sticker.webp0.53 KB

sticker.webp0.71 KB

sticker.webp0.64 KB

sticker.webp0.48 KB

sticker.webp0.14 KB

🥀🥀🥀🥀 Hadaad Dooneyso In Aad Dareento Degenaansho Qalbi ah Iyo Naxariis tasbiixda Iyo Taxmiida Ku Dadaal 📿🥀🧡

قناة خاصة بالدروس العلمية والصوتيات باللغة العربية القناة العامة: https://t.me/Drmohamedsh https://t.me/Durus1444

اللَّهُمَّ فى العام الهجرى الجديد اجْعَلْهُ عَامًا لَا يَضِيقُ لَنَا فِيهِ صَدْرٌ، وَلَا يَخِيبُ لَنَا فِيهِ أَمْرٌ، وَلَا يُ
اللَّهُمَّ فى العام الهجرى الجديد اجْعَلْهُ عَامًا لَا يَضِيقُ لَنَا فِيهِ صَدْرٌ، وَلَا يَخِيبُ لَنَا فِيهِ أَمْرٌ، وَلَا يُرَدُّ لَنَا فِيهِ دُعَاءٌ Rabbiyow kayeel sanadkaan hijriga cusub sanad aynaan laabteenu Cariiri noqon arimaheenane aynaan hungoobin, ducadeenane midaan lasoo celin yaa Rabbi.

اللَّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِي أَيَّامِنَا القَادِمَةِ، وَاجْعَلْ أَيَّامَنَا كُلَّهَا خَيْرٌ، وَارْزُقْنَا مِنْ حَيْثُ لَا نَحْتَسِبُ

الصرف الميسر https://t.me/diiwani/964 البلاغة الميسرة https://t.me/diiwani/968 أصول الفقه الميسر https://t.me/diiwani/969 الفرائض الميسر https://t.me/diiwani/970 النحو الميسر https://t.me/diiwani/974 الإملاء الميسر https://t.me/diiwani/979 القواعد الفقهية https://t.me/diiwani/980 الميسر في أحكام الصوم https://t.me/diiwani/981

photo content

photo content

﴿وَالْبَاقِيَاتُ الصَّالِحَاتُ خَيْرٌ عِندَ رَبِّكَ ثَوَابًا وَخَيْرٌ مَّرَدًّا﴾. «سُبْحَانَ اللهِ ، وَالحَمْدُ للهِ ، وَلَا إلَهَ إلَّا اللهُ ، وَاللهُ أكْبَرُ ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إلَّا بِاللهِ».

عن أنس بن مالك رضي الله عنه ، أن النبي ﷺ قال : "وَالَّذِي نَفْسِي بِيَدِهِ لَا يُؤْمِنُ عَبْدٌ حَتَّى يُحِبَّ لِأخِيهِ مَا يُحِبُّ لِنَفْسِهِ مِنَ الخَيْرِ". [مسند الإمام أحمد].

﴿أَفَحَسِبْتُمْ أَنَّمَا خَلَقْنَاكُمْ عَبَثًا وَأَنَّكُمْ إِلَيْنَا لَا تُرْجَعُونَ﴾. «اللَّهُمَّ أصْلِحْ لَنَا دِينَنَا الَّذِي هُوَ عِصْمَةُ أمْرِنَا ، وَأصْلِحْ لَنَا دُنْيَانَا الَّتِي فِيهَا مَعَاشُنَا ، وَأصْلِحْ لَنَا آخِرَتَنَا الَّتِي إلَيْهَا مَعَادُنَا ، وَاجْعَلِ الحَيَاةَ زِيَادَةً لَنَا فِي كُلِّ خَيْرٍ ، وَاجْعَلِ المَوْتَ رَاحَةً لَنَا مِنْ كُلِّ شَرٍّ».

عن أبي هريرة رضي الله عنه ، أن النبي ﷺ قال : "إذَا مَاتَ الإنْسَانُ انْقَطَعَ عَنْهُ عَمَلُهُ إلَّا مِنْ ثَلَاثٍ : إلَّا مِنْ صَدَقَةٍ جَارِيَةٍ ، أوْ عِلْمٍ يُنْتَفَعُ بِهِ ، أوْ وَلَدٍ صَالِحٍ يَدْعُو لَهُ". [مسند الإمام أحمد].