Cilmi Faafiye📖📚 با حث
الذهاب إلى القناة على Telegram
waxaad Halkaan kaheli Doontaa wax yaabo badan oo aad kaafaa'idi Doonto insha Allah. wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir @Abdinaziromar
إظهار المزيد5 739
المشتركون
+324 ساعات
+87 أيام
-6230 أيام
أرشيف المشاركات
WAA QASAARAY QOFKA SALADA SUBAX TUKAN
1=wuxuu waa-yay sababtii ugu waynayd ee jannada uu ku gali-lahaa Rasuulkaﷺ wuxu yirii qofka Tukada labada qab qabow jannada ayuu galay oo waa salaada subax iyo salaada casar
2=wuxuu waay-yay sababtii ugu waynayd ee uu Naarta uga bad baadi-lahaa Rasuulkuﷺwuxuu yiri Naarta gali-maayo qof tukaday marka ay cadceedu soo baxayso iyo marka ay dhacayso salaada subax iyo salaada casar
3=wuxuu waay-yay ilaalintii allahﷻRasuulkaﷺwuxuu yiri qofka tukada salaada subax wuxuu ku jiraa maganta allah
4= wuxuu waa-yay ajarkii qiyaamu laylka Rasuulkaﷺqofka salaada subx jamaaco ku tukada waxaa loo qoraa inuu salaad u taagnaa habeenka dhamaantii qofka salaada cishe jamaaco ku tukada waxaa loo qoraa inuu salaad u taagnaa habeenka kala barkii
5=waxuu waay-yay La kulanka Malaaigta inay ku daraan liiskooda Rasuulkaﷺwuxuu yiri waxa isku kiin badalaya Malaaigta maalintii iyo ta habeenkii waxay is badalayaan salaada subax allah ayaa waydiinaya asaga oo uga cilmi badan maxaa kaga timaadeen adoomahay Malaaiigti waxay oranayaan waxaanu u tagnay iyaga oo Tukanaya waxa ka nimi iyaga oo Tukanaya Allahﷻwuxuu waydiinayaa maxay I waydiisanayeen asaga oo uga cilmi badan waxay oranayaan waxay ku waydiisanaayeen dhanbi dhaaf Allah markhaati ka ahaada waan u danbi dhaafaye
6=wuxuu waayaya nuurkii wajiga iyo iftiinkii malinta qiyaame Rasuullka wuxuu yiriﷺ ugu bushaare kuwa u lugeynaya Masaajida xiliga madawga ah inay leeyihiin Nuur dhamays tiran maalinta qiyaame.
7=waxa u waayaya ajarka iyo abaal marinta ka wayn aduunka iyo waxa dhexyaal Rasuulkaﷺwuxuu yiri labada ragcadood ee salaada subax ka horeeya waxay ka khayr badan tiyihiin adduunka iyo wax yaa-laha dhex yaal hadii sunihii sidaa yahay maxaad u malayn faral kii?
8=waxa uu waayaya khayraad-kaas iyo abaal-marinadaa .. Rasuulkaﷺwuxuu yiri haday garan lahaayeen salaada Subx iyo mida Cishe way iman-lahaayeen walow haba soo gurguurtaane
Hamse M Elmi
Hadaad milkin laheydeen sanduuqda raxmada Alle , dadka ayaad udiidi laheedeen maxaa yeelay waxaad kabaqeysaan wax bixinta ,
Insaankuna waa mid bakheyl ah
﴿ قُل لَّوْ أَنتُمْ تَمْلِكُونَ خَزَائِنَ رَحْمَةِ رَبِّي إِذًا لَّأَمْسَكْتُمْ خَشْيَةَ الْإِنفَاقِ ۚ وَكَانَ الْإِنسَانُ قَتُورًا﴾
Bina-aadam Rabiyow hanoo baahin aamiin yaarabi
Repost from Cilmi Faafiye📖📚 با حث
Kitaabka_Adaa_dawaa_مختصر_الداء_والدواء_Casharka_20_aad_┇Sh_Dr_Maxamed.mp335.37 MB
Repost from Cilmi Faafiye📖📚 با حث
Kitaabka_Adaa_dawaa_مختصر_الداء_والدواء_Casharka_18_aad_┇_Sh_Dr.mp335.02 MB
Repost from Cilmi Faafiye📖📚 با حث
Kitaabka_Adaa_dawaa_مختصر_الداء_والدواء_Casharka_12_aad_┇_Sh_Dr.m4a42.04 MB
