uk
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Відкрити в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 17 401 підписників, посідаючи 11 593 місце в категорії Освіта та 488 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 17 401 підписників.

За останніми даними від 22 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -157, а за останні 24 години на -3, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 4.30%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 1.11% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 749 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 194 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 0.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 23 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Освіта.

17 401
Підписники
-324 години
-227 днів
-15730 день
Архів дописів
Isbuucan Waxaa bilawanaya ENGLISH LEVEL 2 Waana Cashiro taxane ah wuxuu leyahay Application kaa Caawinaya Pronunciation-ka (D
Isbuucan Waxaa bilawanaya ENGLISH LEVEL 2 Waana Cashiro taxane ah wuxuu leyahay Application kaa Caawinaya Pronunciation-ka (Dhawaaqa) Halkan ka daawo Qaabka Loola soo dego https://youtu.be/rg5RMDaJfr0 Hore Waxan uso qadanay ENGLISH LEVEL 1, hadi adan ka imid ahayn Ardayda qatay Levelkas Halkan ka daawo https://www.youtube.com/c/SAMEWADEACADEMY/playlists Ka mid noqo ardayda si joogtada ah ugu Xeran #samewadeacademy waxan malin walbo si joogto ah uso gilina Cashiro Taxane Ah

Jumca Mubarak Shalay iyo Maanta waxan qadanay Cashir kamida Cashirada Tools-ka Waana Toolka loogu isticmaalka badanyahay (TYPE TOOL AMA TEXT TOOL). TYPE TOOL. intena badan sidan moodayno wuu ka balaranyahay wana midka loogu adeegsiga badanyahay Design walbo iyo shaqo kasto aan qabanayno waa laga maarman. Barashadiisa Waa qayb dhan oo si gaar ah loo barto waxan loo yaqaan TYPOGRAPHY, balse anaga waan soo koobnay wiliba inta ugu muhiimsan aan si faafahsan oga hadalnay. Type Tool part one: Waxan ku qadanay sida loo badalo (Font-Name, Font-Style, Font-Size, Font-Color, path) Type Tool Part 2: Waxan ku qadanay Align (Right, Center, Left) Justify (Right, Center, Left) Pragraph And Character Halkan Kala soco Cashirada https://youtu.be/Pq1srVv3lv4

ENGLISH LEVEL TWO (INTERMADIATE LAVEL) Dadkeenii Inta badan iyagoo School iyo jamacad dhameyay hadana waxa ku adag ku hadalka
ENGLISH LEVEL TWO (INTERMADIATE LAVEL) Dadkeenii Inta badan iyagoo School iyo jamacad dhameyay hadana waxa ku adag ku hadalka English-ka Taso Shuruud layskaga Dhigo Xiliga aad Shaqo Doonka tahay, Waxayna u badan yihiin kuwa luqada aqriskeda yaqana Balse micnihii anan fhmeynin ama anan ku hadli kari dadka noocas ah waxa loo yaqaan Heerka Dhexe(INTERMADIATE LEVEL). #samewade_Academy Waxay Bilawaysa Intermadiate Level Kaliya waxad ku Baranaysaa Wada Sheekeysi (INTERMADIATE CONVERSATION), Mana arki doontid wax grammar ama tenses ah inta aad ku jirtid Levelkan Kaliya Speaking aa si aad ah lagaga dhisi doonaa Insha Allah, Sido kale waxa lagu siin doonaa Application kaa caawinaya pronunciation (Dhawaaqa Jumlada), Dhmaan waxa lagugu Bari Donaa Si bilaash ah. waxayna koorasada bilawanaysa Isbuuca fooda inagu soo hayo Hore waxan u qadanay oo aan uso dhameynay heerka 1aad (Level One Beginner). kala soco #SAMEWADEACADEMY https://www.youtube.com/watch?v=fJw_2deeukU&t=7s

Warbixin Kooban Oo muhiim kuu ah #SAMEWADE_ACADEMY Xirfad inaad lahatid waa wax aad u muhiim ah casrigan la joogo waxa jiro xirfado waqti kooban aad ku baran kartid kuna shaqaysan kartid ama aad cid ugu shaqayn kartid Sida Graphic Design iyo Motion Graphic. Inta badan waxa adag inaad heshid cashiro taxane ah oo min bilow ilaa dhamaad aad ka baran kartid, Hadii aad heshidna waa lacag Koorsooyiinkas. #SAMEWADE_ACADEMY Hore waxay cashiradas ku bixin jireen qaab lacag ah Mudo 2 sano ah, Balse Hada waa bilaash (Free), U jeedkuna waa inay ka fa'iideystan Arday aad u badan oo jecel barashada Xirfadaas Balse Anan Awoodin Qarashaadkaas Faraha Badan. Waxan U sameynay Channel ay si public ah ay ogala socon karaan Dhamaan koorsooyiinka aan bixino oo kala ah barashada Graphic Design, Barashada Luuqada Carabiga, Barashada Englishka iyo kuwa cusub aan kuso kordhin doono Insha Allah. Hada waxa ku texan Channelkaas oo cashirada ka fa'iideysta in ku dhow 1,600 qof (kun iyo lex boqol qof) waxa laga yabaa inaad mar uun aragtay linkiga Channelka Balse aad u heli weysay Fursad aad ku furtid ama aad ku booqatid Balse Cashirada wey socdan malin walbana Cashir Cusub aa lasoo giliyaa Waqtigana wuu Socdaa Marka aan ka fa'iideysano Fursadaha Qaaliga ee ina soo maraya. Mahad Sanidiin. waa kan linkiga Guud ee channelka Koorsooyiinka ka fiiriya Qaybaha Playlist-ga https://www.youtube.com/c/SAMEWADEACADEMY/playlists

Cashiradii Taxana ahaa ee barashada luuqada Carabiga oo dib u bilawday waxan maraynaa Buuga 1aad Alcarabiyah Bayna Yadeyk Cutubkiisii 5aad La socod wanagsan.