cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

🌻Furaha nolosha| مفتاح الحياة🦋

Halkaan waa telegramka rasmiga ee FURAHA_NOLOSHA. Halkaan ka heleysaa muuqaalo iyo sawiro dhiirigelin ah arimaha jaceylka. Aqoon kororsi. Qisooyin iwm. ᵒʷⁿᵉʳ| 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐬𝐚𝐚𝐣𝐢𝐝 シ︎ 9k>>10k

Більше
Рекламні дописи
9 973
Підписники
+2124 години
+557 днів
+12830 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
“Inta aan dhalay iyo inta aan arkay ba hablaha ayaa waxbarashada ku fiican, iyaga dugsi sarre ka baxa oo Jaamacad gaadha hore na u sii socda” Sheekh Mustafe.
Gabdhaha inay xagga noga ficanyihin shaki iigama jiro aniga
Показати все...
🥰 14
Qofkii sadex ilmood u saqiiraan janaduu galayaa وقَال رَسولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم: " مِنْ مَآتَ لَهُ ثلاثَةٌ مَن الْوَلَدِ لَمْ يَبْلُغُوا الحِنْثَ كَانَ حِجَابًا مِنْ النَّارِ  اَوْدَخَلَ اَلْجَنَّةَ Nabigi wuxuu yidhi nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha haatee Qofkii ay sadex ilmood u saqiiran oon qaan gaadhin naarta ayay xijaab uga noqon hayaan ama ama janaduu galayaa (Waa bishaaro aad u wayne haloo sabro markii uu ilaahay awlaada kaa qaado) Subax wanaagsan Jamaacatul khayr
Показати все...
8
Nin dhalinyaro ah ayaa awoowgiis waydiiyay, Awoowe sideebaad waagii hore ugu noolaydeen nolol bilaa technology ah? computer la,aan, diyaarado la,aan, mobile la,aan baabuur la,aan, TV la,aan iyo internet la,aan ah⁉️ Awoowgii ayaa ku jawaabay: sida jiilkiina maanta uu u noolyahay, ducu la,aan, xishood la,aan waxbarasho necayb naxariis la,aan bani aadantinimadii oo sii dhimanaysa, daacadnimo la,aan dabeecad xumo iyo xushmad la,aan ayaan ayaan ugu noolayn anaguna nolosha aad ka hadashay .😁 Awoowgii oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri, wiilkaygiiyow anagu hadaan nahay dadkii hore noloshanadu waxay ahayd mid dabiici ah oo bilaa buuq ah. ma aanan haysan waxyaabaha dadka hada ay ku madadaashan sida: gaymanka ciyaaraha iyo filimada, balse waxaan lahayn saxiibo dhab ah oo an waqti qurxoon wada qaadano. waxaan booqan jirnay asaxaabteena anagon wicin oo aan ogaysiin hadana way ku farxi jireen waxay haystaana waan la wadaagi jirnay. wiilkaygiiyow anagu waxaan ahayn jiil barakaysan oo aad ugaraad badnaa, waxaanan ahayn jiilkii ugu dambeeyay ee waalidkood dhagaysta. Halka maanta nalagu qasbay inaan noqono jiilkii ugu horeeyay ee caruurtooda dhagaysta. jiilkeena maanta kuma wada xukmin karno inuu yahay aslanba mid xun hadana wax ayaa ka jira waxa uu sheegay oo isuma dhawa jiilkan technologadu madax martay iyo jiilashii ka horeeyay. maxay kula tahay adiga⁉️ Xigasho!!!
Показати все...
😢 8 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Показати все...
Gunta Nolosha☀️ |قاع الحياة

"Hadalkaaga Yaraada Caqligaaga Batay"🤏

Фото недоступнеДивитись в Telegram
HAL XARAF AYUU QALDAY WAXA KU DHACAY YAAB😮😴🤔 DHIBAATADAAS KA WARAN BAL 🤣🤣 Yaa inoo fasiraayo carabigaas 😅🤣 💬
Показати все...
😁 7
Фото недоступнеДивитись в Telegram
ixsaanka ama wanaaga  ninkaagu kuu sameeyo ha qarinin hana xaqirin  waayo cadaab ayaa lagu mutaa Wuxuu yidhi nabigu n.n.k.h Waxaan arkay naarta waxaa ugu badnaa dumar way ka gaaloobayaan nabi allow ma ilaahay bay ka gaaloobayaan? Ayaa nabiga la way diiyay Nabigu wuxuu yiri Ragooday ka galoobayan ixsaankana way ka gaaloobayaan midood hadaad wanaajiso mudo dheer oo ay (hal)malin wax kugu aragto (yacnii khalad)  waxay odhan waligayba wanaag kaama arag ibnu cabaas ayaa wariyay Kitaabka  Bukhari
Показати все...
9👌 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
WIIL 🙋 Waxa uu ku yidhi maxaad iiga masayrsataa? Ma waxaad ka baqaysaa inaan naag kale u tago ama kaa raaco?! GABADH👩 Waxay ugu jawaabtay, iyadoo dhoola cadeynaysa: "Maya, taasi maskaxdayda kuma jirto." Waxay u sii raacisay: b) Naag aniga oo kale ah weligeed ku jeclaan mayso. INTAAN YAR GABDHAHA OO DHAN WAA DALIILSADAAN SHEEKHOW🥰. t) Naag aniga oo kale ah kuma danayn doonto adiga. WAA RUNTEEN WAY SAXAN TAHAY CAJIIB👍 j) Naag ila mid ahina kuma roonaan doonto. ISTAAFURLAH YAA RABBI TOWBAH 🤲🤲. x) Ma heli doontid qalbi sidaan camal kuu jacayl. AKHIIYOOW SHEEKADAAN WAA مسلسل ما في الحلقة.
DARDAARAN YAR. Aboowe cade Adiga ayeey kugu socoto bro qofta intaas rasaas kugu Soo fardhisay iska xali sasabo qof jirtaa waaye.
Sister, Adigane maseerka badi Si laguu sasabo In badan oo badan. Xigasho Omar Baashi
Показати все...
😁 6
Waa xadiis nabiga ka sugan n.n.k.h Qofka dumarka ahi uma banaana in ay safarto bilaa maxram (iyadooyna jirin duruuf dhab ahi) islaamahan wada boorsada yari ilaahay haka baqaan
Показати все...
3
Buuga: NAFTAYDAAY IMAQAL Qora: zahra bint ciisa Page:76 pages Size:406 KB 😊❤️
Показати все...
NAFTAYDAAY IMAQAL (1).PDF4.07 KB
8
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.