cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Kalimaat zahra🥰🤍🖤

"mararka qaar qalbiyadena waxa buuxiya ilmo,halka uu wujigenuna yahay mid dhoolacadenaya💔.....🥲" June-2-2022 🥀🌹🦋"

Більше
Рекламні дописи
2 523
Підписники
+124 години
+157 днів
+1130 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
✨عن جابر بن عبد الله رضي الله عنه قال : "بايعت رسول الله صلى الله عليه وسلم على إقامة الصلاة، وايتاء الزكاة ،والنصح لكل مسلم" متفق عليه. Jabin aya so warinayo alle haka rakı noqde wuxu dhahay: Waxan heshiis lagalay rasuulka (scw) heshiis kaso ah inan salada oogo,sakadana bixiyo,una nasteexeyo qofkasto muslim ah" ❤️heshiiskas nafsadada lagal❤️ @kalimaatzahra
Показати все...
🥰 4
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Rasuulkeenu ﷺ wuxuu yidhi: Markaad maqashaan aqiinka usocda xagaa iyo salaada iyadoo dushiina ay tahay daganaan hana degdegina , waxaad kasoo gaadhaan tukada inta idin dhaaftayna dhamaystirta. Bukhaari iyo Muslim ayaa wariyay. الدال على الخير كفاعله🌻
Показати все...
6
Фото недоступнеДивитись в Telegram
✨xaqiiqda dunidan ku sugan aya ah in hadad ka fogato dacada alle aad wayn doonto waxwalba oo aad haysatid😟 "فأعرض عن من تولى عن دكرنآ ولم يرد إلى حياة الدنيا" "Kajeeso nabi allow kii kajeesta anaga xuskena/dikrigeena midkaso aan doonay illa nolol aduunyo oo kaliyata maahe" Yarab😭😢😓 @kalimaatzahra
Показати все...
😢 5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ ❍━━━ 📍✦ 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 ✦📍 ━━━❍     ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ↪️ @xikmadosomali ↪️ @same_wade_team ↪️ @wadnojacayl ↪️ @kaahanolosha ↪️ @ARMAAN_FILMIS ♧Guddoomiyaha kooxda♧ @PROFESSOR_ARMAAN
Показати все...
📍𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗮𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 📍

📍𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗙𝗨𝗥 𝗔𝗤𝗥𝗜𝗦𝗧𝗘📍
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Illaaheey u laabo xitaa  hadaa dambawday  1000 Mar 🌿 Inntay towbada furantay u laabo ilaaheey❤️ Allah waa aqbalaa adoonkiisa  markuu u soo laabto  adoonka .🌿❤️✨
Показати все...
5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Illaaheey u laabo xitaa  hadaa dambawday  1000 Mar Inntay towbada furantay u laabo ilaaheey❤️ Allah waa aqbalaa adoonkiisa  markuu u soo laabto  adoonka .🌿❤️✨
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ ❍━━━ 📍✦ 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 ✦📍 ━━━❍     ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ↪️ @xikmadosomali ↪️ @same_wade_team ↪️ @wadnojacayl ↪️ @kaahanolosha ↪️ @ARMAAN_FILMIS ♧Guddoomiyaha kooxda♧ @PROFESSOR_ARMAAN
Показати все...
📍𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗙𝗨𝗥 𝗔𝗤𝗥𝗜𝗦𝗧𝗘📍
Buuga: NAFTAYDAAY IMAQAL Qora: zahra bint ciisa Page:76 pages Size:406 KB 😊❤️
Показати все...
NAFTAYDAAY IMAQAL (1).PDF4.07 KB
🥰 3 1
Sidee ayaa u horumarin karaa dulqaad aan ku akhriyo buugaagta? 1. Ha akhriyin buug! Yacni ha ku bilaabin akhriskaaga buug weyn. 2. Akhri buug dhummuc yar oo ugu yaraan ka kooban boqol bog , adiga oo ka akhrinaya hal bog . 3. Bogaa si wacan u fahan, dib u akhri, hoosta ka xariiq erayadda cusub iyo weedhaha anfaca leh; si qoto dheerna u fallanqee. 4. Waxa aad ka heshay aqoon. Waxa horumarey erayadda iyo naxwaha. Waxa bilaabmatey caado weyn. 5. Same ujeedo aad ku abuureysid khulaaso wanaagsan iyo tixraac waxa aad akhriyaysid. Ka samayso xasuus qor gaaban bogga aad akhriday. 6. Toddobaadkii maalin kasta akhri hal bog oo kaliya , kana samee qoraal kooban(summarize it) 7. Dabadeed, Toddobaadka labaad, halkii maalinta hal bog aad akhriyi jirtay ka dhig laba bog; Toddobaadka xigana saddex bog ka dhig, sidaa uun usii waad .... 8. Marka aad bil waday, waxa aad awood u yeelatey in aad buugii akhriskiisa dhammayso. Hadda waxa aad heshay hal buug aqoontii. Waad ku bogaadin kartaa naftaada. Waxa aad samaysay isbeddal, waxana horumarisay shakhsiyadaadii. 9. Ilaasho khulaasadaa yar ee aad buugga ka samaysatay, una hayso xasuus ahaan. 10. Soo qaado buug kale, hadda waxa aad ku bilaabeysaa akhriska , inaad saddex bog akhridid maalintii. 11. Samayso diwaanka buugta ugu wanaagsan ee aad rabto inaad akhridid, ka aad akhridid ama dhammaystirto akhriskiisa, saar calaammad sax ah. 12. Maalinta aad sidaa u maamushid akhriskaaga, waxa aad ahaan doontaa mid gaadha guullo waaweyn . Bal kawarran, marka aad sannad nidaamkaa ku wadid? Bal ka warran, marka aad 10 sanno akhriskaa wadid, sida ay u horumareyso shaqsiyadaadu? Bal, aynnu aragno sida uu dulqaadkaagu yahay! W/Q: Maxamed Haybe Axmed Xigasho Qalin iyo Qormo
Показати все...
🥰 6 1
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.