uk
Feedback

Не попадись на ботовода! Telemetrio знаходить і позначає такі канали мітками 👉 Хочеш бачити мітку, оформляй підписку

P4P Trading Floor 📊

P4P Trading Floor 📊

Відкрити в Telegram

P4P Trading Floor 📊 Trade kasta aan qaato halkan ayaad ka la socotaa — natiijo, casharro, iyo webinars. 📲 p4ptrading.com/start 👤 Mentor: @Nadiif4x

Показати більше
2 534
Підписники
+424 години
+127 днів
-430 днів

Завантажуємо дані

Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
лист '26
листопад '26
+26
в 0 каналах
жовтень '26
+362
в 0 каналах
Get PRO
вересень '260
в 0 каналах
Get PRO
серпень '260
в 0 каналах
Get PRO
липень '260
в 0 каналах
Get PRO
червень '260
в 0 каналах
Get PRO
травень '260
в 0 каналах
Get PRO
квітень '260
в 0 каналах
Get PRO
березень '260
в 0 каналах
Get PRO
лютий '260
в 0 каналах
Get PRO
січень '260
в 0 каналах
Get PRO
грудень '250
в 0 каналах
Get PRO
листопад '250
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '250
в 0 каналах
Get PRO
вересень '250
в 0 каналах
Get PRO
серпень '250
в 0 каналах
Get PRO
липень '250
в 0 каналах
Get PRO
червень '250
в 0 каналах
Get PRO
травень '25
+56
в 0 каналах
Get PRO
квітень '25
+43
в 0 каналах
Get PRO
березень '25
+61
в 0 каналах
Get PRO
лютий '25
+67
в 0 каналах
Get PRO
січень '25
+103
в 0 каналах
Get PRO
грудень '24
+53
в 0 каналах
Get PRO
листопад '24
+87
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '24
+52
в 0 каналах
Get PRO
вересень '24
+82
в 0 каналах
Get PRO
серпень '24
+86
в 0 каналах
Get PRO
липень '24
+145
в 0 каналах
Get PRO
червень '24
+111
в 0 каналах
Get PRO
травень '24
+72
в 0 каналах
Get PRO
квітень '24
+92
в 0 каналах
Get PRO
березень '24
+103
в 0 каналах
Get PRO
лютий '24
+994
в 0 каналах
Get PRO
січень '240
в 0 каналах
Get PRO
грудень '230
в 0 каналах
Get PRO
листопад '230
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '230
в 0 каналах
Get PRO
вересень '230
в 0 каналах
Get PRO
серпень '230
в 0 каналах
Get PRO
липень '230
в 0 каналах
Get PRO
червень '230
в 0 каналах
Get PRO
травень '23
+1
в 0 каналах
Get PRO
квітень '23
+5
в 0 каналах
Get PRO
березень '23
+3
в 0 каналах
Get PRO
лютий '23
+7
в 0 каналах
Get PRO
січень '23
+14
в 0 каналах
Get PRO
грудень '22
+4
в 0 каналах
Get PRO
листопад '22
+110
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '22
+19
в 0 каналах
Get PRO
вересень '22
+19
в 0 каналах
Get PRO
серпень '22
+20
в 0 каналах
Get PRO
липень '22
+8
в 0 каналах
Get PRO
червень '22
+12
в 0 каналах
Get PRO
травень '22
+99
в 0 каналах
Get PRO
квітень '22
+5
в 0 каналах
Get PRO
березень '22
+3
в 0 каналах
Get PRO
лютий '220
в 0 каналах
Get PRO
січень '220
в 0 каналах
Get PRO
грудень '210
в 0 каналах
Get PRO
листопад '210
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '210
в 0 каналах
Get PRO
вересень '210
в 0 каналах
Get PRO
серпень '210
в 0 каналах
Get PRO
липень '21
+594
в 0 каналах
Get PRO
червень '210
в 0 каналах
Get PRO
травень '21
+151
в 0 каналах
Дата
Залучення підписників
Згадування
Канали
06 листопада+3
05 листопада+5
04 листопада+12
03 листопада+4
02 листопада+2
01 листопада0
Дописи каналу
2
waa inoo buuxsamay listku isla xalayba waxan ogaysiinayaa teamka isdiiwangaliyay seminarka in wakhtiga aan ilaalino waa 6pm, insha allah, goobtana waa ASSOD hotel, sidoo kale listka in aad isku qorto ayaa kugu filan, marka aad soo gaadho goobta kaliya teamka albaabka waxaad tusaysa emailkaaga listka ayaa lagaa eegayaa kabacdi waa lagu sii daynayaa.
302
3
Немає тексту...
304
4
👆Aad bay kuraastu u xadidanyihiin insha allah waxaan rajaynayaa in aad ka faaidaysataan cidii imaan karta.
342
5
📌️️️️️️ OGAYSIIS! asc sxbayaal intii hargeisa joogta ee soo haleeli karta aad baan idinkula talinayaa in aad ka soo qaybgash
📌️️️️️️ OGAYSIIS! asc sxbayaal intii hargeisa joogta ee soo haleeli karta aad baan idinkula talinayaa in aad ka soo qaybgashaan eventkan hargeisa ka dhici doona wax badan ayaan ku wadaagi doonaa. Hargeisa - Hotel Assod - 01-November - 6pm Saacada bariga africa marka ay tahay. hore iska diiwaangali si uusan kaaga xirmin numberka aan ku talo gali doono waa XADIDAN yahay, F.g qofkii qof kale keeni kara ama group asxbtiisa ah waa wax fiican waan dhiiri galinaynaa, kaliya formka uun iyagana ha isku qoraan. Waxa xusid mudan inta listka ka diiwaangashan ayaa eventka ka qayb gali doonta. Halkan isku list garee 👉🏾https://forms.gle/8qk9jFj76eFts8y29
338
6
Asc magacaygu waa MUSAB NADIIF. Muddo 7 sano ah trader. 3 dii sano ee u dambaysay live trading ka samaynayay P4P Trading Floo
Asc magacaygu waa MUSAB NADIIF. Muddo 7 sano ah trader. 3 dii sano ee u dambaysay live trading ka samaynayay P4P Trading Floor! Profitable na ahaa mudadaas. waxaan halkan idinku tusiyay in account yar $200 ku jirto aad ka samayn karto lacag aad dhowr challenges ku iibsato. sidoo kale waxaan halkan idinku tusiyay in aad paasi karto mudo kooban iyo in aad lacag ka samayn karto intaba. Ma jecli sxbayaal in aan social media soo dhigo "lacagtan ayaan sameeyey mudo ka yar intan..." iyo sheekada forex traders in ka mid ah. lkn waxaan jecelahay in aan teamkayga tusiyo in suuqan shaqo yahay, shaqo la'aantana aad kaga bixi karto, si dhab ka hadal ah oo teamkayga aan wada trade garayno maalin kasta. Sanadka waxa ka hadhay 6 - 7 week. Hadii aad rabto in aad process dhab ah oo suuqan aad ka shaqaysato barato oo aad nala trade garayso waxa aan qaadan doonaa sanadka batchkii u dambeeyey bishan inta ka horaysa 5-November. waliba discount 50% isna xiligaas ku egyahay. Nagala soo xiriir @whatsapp
344
7
🗒️ Weely Report (Oct 26 - 30) Total R wiigan: +2R ✅ Bishan Oct ilaa hada: +24.7R✅ Trade kasta live ayaan ku qaadanay teamka
🗒️ Weely Report (Oct 26 - 30) Total R wiigan: +2R ✅ Bishan Oct ilaa hada: +24.7R✅ Trade kasta live ayaan ku qaadanay teamka P4P Trading Floor
326
8
Немає тексту...
531
9
GOLD +2R London Session: 1 trade +2R TP ✅️️ Trade kasta si live ah ayaan u wada qaadanay teamka P4P Trading Floor+1
GOLD +2R London Session: 1 trade +2R TP ✅️️ Trade kasta si live ah ayaan u wada qaadanay teamka P4P Trading Floor
519
10
GOLD +0R (Breakeven day) London: 2 Trades 2 losses -2R Newyork: 1 Trade +2R Net: +0R Trade kasta live ayaan ku qaadanay teamk
GOLD +0R (Breakeven day) London: 2 Trades 2 losses -2R Newyork: 1 Trade +2R Net: +0R Trade kasta live ayaan ku qaadanay teamka P4P Trading Floor
513
11
2 Funded Accounts wiigan natiijadooda halkan kala socda!
2 Funded Accounts wiigan natiijadooda halkan kala socda!
518
12
wiigii u dambeeyey Acc. 1 Phase 2✅ Acc. 2 Phase 1✅ Acc. 2 Phase 2✅+1
wiigii u dambeeyey Acc. 1 Phase 2✅ Acc. 2 Phase 1✅ Acc. 2 Phase 2✅
479
13
🗒️ Weely Report (Oct 19 - 23) Total R wiigan: +8R ✅ Bishan Oct ilaa hada: +22.7R✅ Trade kasta live ayaan ku qaadanay teamka
🗒️ Weely Report (Oct 19 - 23) Total R wiigan: +8R ✅ Bishan Oct ilaa hada: +22.7R✅ Trade kasta live ayaan ku qaadanay teamka P4P Trading Floor
511
14
Немає тексту...
1
15
https://youtu.be/sY1PNwQDMK0
810
16
waxa xusid mudan halka withdrawalka ugu horeeya ee 21ka cisho ah way yara dheertahay hadaad ka sugi karto waa ok, hadii kale labadan mid ka dhigo: 1. bedelo oo ka dhigo 2% ondemand (markaad rabto ayaad la bixi karta shurudahana buuxiyo) waxa shuruud ku xidhan optionkan in 40% faadidadu ka badan maalintii, almacne 2% haduu yahay $200 oo accountku yahay 10k, waa in aadan faaidadan ku samayn hal maalin ama laba cisho ee aad ku samayso 3 cisho ugu yaraan marka lasoo koobo waa sidaas kabacdi withdraw waad samayn karta, aniga shakhsiyan optionkan 21 la sugayo waa igala fudud yahay. 2. optionka labaad waa waa 3 winning days: oo macnaheedu yahay saddex cisho ugu yaraan oo faaido aad samayso le'eg 1%, lkn shardigu optionkan waa payoutka waxay ku siinayaan 60%, halka ondemand+40% consistency ku siinayaan 90% si marka loo eego waa isku mid, optionkan lkn inyar ayuu igala kakan yahay.
762
17
OGAYSIIS! Asc Qofkii challenge account qaadanaya shirkada Fundednext waxa ay ku jirta discount 20% ah qofkii hore uga qaadan+2
OGAYSIIS! Asc Qofkii challenge account qaadanaya shirkada Fundednext waxa ay ku jirta discount 20% ah qofkii hore uga qaadan ku cusub, qofkii hore uga qaatay 15%, ONLY 18 Saacadood ayaa ka hadhay! ----- 🔗 REGISTER ON FUNDEDNEXT https://fundednext.com/?fpr=NDX
640
18
Before and After!+1
Before and After!
815
19
1 trade +2R Acc 1 +3%+1
1 trade +2R Acc 1 +3%
810
20
3 trade laba loss ah oo min 3.5% ah account baa ku gubtay, kii kalena trade 1:2 ah ayaa BE ku soo celiyay. maanta ayaan accountkaas dib u cusboonaysiiyay. challengesku sidaan muuqaalka ku sheegay ma aha in aadan gubayn oo inaan gubayo qaar kale oo soo socda waan hubaa waa game la ciyaarayo oo ah ROI, maxaa cost ama kharash accountyada iga galay maxaase iiga soo laabtay, 1 trade oo account kayga wayn aan ku qaatay ayaa 4.5k igu soo celiyay kaas lkn ma aha ujeedada challengeka waxaan rabaa in aan dhamaantiin idin tuso in lacag yar loo bedeli karo lacag badan, anigoo talaabo talaabo idinla socodsiinaya. 12 week ayaa ka hadhay sanadka, quarterkii 4 aad ee u dambeeyey aya ala galay, aan isku aragno november aakhirdeeda iyo natiijada aan sameeyo.
643